VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 17.10.2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024
  • Ururrada bulshada rayidka ah ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa baaq nabadeed u diray, beelo dhawaan ku dagaallamay degmada Tana River oo ka mid ah deegaanada xadka la leh magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari.
    Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo shalay khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy, ayaa ku dhawaaqay xirmo lacageed oo gaareysa 425 oo milyan oo dollar oo ay Washington ugu talagashay gargaarka dhanka milatariga ee Kiyiv.

КОМЕНТАРІ • 3

  • @CabdullahiMaxamed-pt4sx
    @CabdullahiMaxamed-pt4sx 47 хвилин тому +2

    Azc.VOA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u 57 хвилин тому +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk corona feeruuso kale Amey tahay sheekadu lk otisam waa cudur jiro lkn corono waa mashruuca wixi jiro ilaahaa og ilaahey fasadkiina hanaga badbaadiyo

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 13 хвилин тому

    MUQDISHO WAA NAARTA CADDUUNKA.