NIGHT ROUTINE IYO SHAQADA HABENKII

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 40

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 6 місяців тому +1

    Masha allaha xabibti shukran allaha ku xafiido aamiin yarbi ♥️ 💯 🤲 🙏

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 6 місяців тому +2

    Abaayo muniiro gabar youtube hami kaleh ayaan ahay igu caawi ineey asxabtada iso boqdan 😢

  • @barni5847
    @barni5847 6 місяців тому +3

    Walalo munira nooso sheeg sidaad iskugu cilajtay suratu baqra jazkalahu kharyran

    • @sumayaahmed5264
      @sumayaahmed5264 6 місяців тому

      Abayo marka aqrineso niyeeso kadib biyo kotuf kadib cab inshallah

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 6 місяців тому

    Eye cream Retinol waa cajiib anaa isticmaala

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 6 місяців тому

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my rajo 😊

  • @user-vv8kf7yu2s
    @user-vv8kf7yu2s 6 місяців тому

    Abyo muniro waxa noso galisa wax calosha kaliya lagu jaro macayilni lkn xulus yar leyahay igu cawi hda iga rontahy abyo 🥰

  • @Nasra_Abdirahin1
    @Nasra_Abdirahin1 6 місяців тому

    Anaa marsado Cream indhaha masha Allah waaye wuu iga jaray mad madowgii indhaha

  • @user-ic9kv2ke9x
    @user-ic9kv2ke9x 6 місяців тому

    Masha allaah xbbti hooyo waa hooyo shaqo ilmaha alaha dhaafo

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 6 місяців тому

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 6 місяців тому

    masha allah munira cade allah kufududeyo qurxe ❤❤❤❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 6 місяців тому

    Asc abaayo munira waan idin salaamay walaasheey munira iyo ilmaha adeerka aan u a hay dhamaan walaasheey munira Mahad sanid video yaasha quruxda badan ee aad Nala qeebsato marwalba ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa shaqo fiican ayaad heysaa keep going hooray u soco walaasheey munira Mahad sanid markale abaayo munira

  • @faxiyoismanmaxamed8775
    @faxiyoismanmaxamed8775 6 місяців тому

    Masha allaah allaah kuxafidoo

  • @luulkulmiye7138
    @luulkulmiye7138 6 місяців тому

    Abayo muniro Allaha idin xifdiyo adi familkaga😊

  • @sumayocabdinuur7229
    @sumayocabdinuur7229 6 місяців тому

    Mash allh allh kuu barakeyo xppti ❤️

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 6 місяців тому

    Wcs abaayo muniiro❤❤❤🎉

  • @user-bw9te7tb1b
    @user-bw9te7tb1b 6 місяців тому

    Masha Allah mami Allah idin xafido ❤❤❤

  • @mariampark7178
    @mariampark7178 6 місяців тому

    Masha allah

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu96 6 місяців тому

    Maashaa allaah abaayo allaah haku xafido❤❤❤

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 6 місяців тому

    Mashallah abayo muniira ❤❤❤

  • @ommsct2341
    @ommsct2341 6 місяців тому +1

    ❤❤❤😊😊

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 місяців тому

    Manshaallah shaqo guri ma dhamato😊

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 6 місяців тому

    Shugran abaayo muniiro

  • @abdibasid7161
    @abdibasid7161 6 місяців тому +1

    Abay Muniira Waan Ku Salamey Lkn Mar Mar Topic Yada Aad Ka Hadleyso iska ilaali Wax Dan Ah Kuuguma Jirto

    • @shukriya4240
      @shukriya4240 6 місяців тому

      Topic kle maba ka hadlin

  • @ikranabdulahi2758
    @ikranabdulahi2758 6 місяців тому

    mash allah abyo ❤❤❤

  • @nutritionbabyandprotein3827
    @nutritionbabyandprotein3827 6 місяців тому

    Aaaamiin aaamiin aaamiin xbbt🤲🤲🤲

  • @yurubyusuf3226
    @yurubyusuf3226 6 місяців тому

    Masha allah ❤❤

  • @Exlacme
    @Exlacme 6 місяців тому

    Asc sis Hoover ka magaciisa I sheg? Thanks

  • @ommsct2341
    @ommsct2341 6 місяців тому +1

    ❤❤🎉🎉😅😅

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 6 місяців тому

    Mashallah ❤❤❤

  • @fam3573
    @fam3573 6 місяців тому

    Ilmaha 6 of 7 bil baa lagu bilaaba cadaygaa walalo

  • @leylajeylaani7961
    @leylajeylaani7961 6 місяців тому

    ASC abaayo muniro mcnto hurud luqada englishka maxaa lagu dhahaa

    • @dekaabdi2244
      @dekaabdi2244 6 місяців тому

      Hurud English waxa lagu dhaha turmeric

  • @itsmygoal9321
    @itsmygoal9321 6 місяців тому

    wlahi wiilkeyga isla egyihiin amiir waa isku mid cadayga 😂 saas ugu dhib qaba

  • @user-ds5cz4jo4d
    @user-ds5cz4jo4d 6 місяців тому

    khalka ilkaha waxmayelayo miya qali

  • @CaashoSh-eu7ct
    @CaashoSh-eu7ct 6 місяців тому

    M.a

  • @wardaladan425
    @wardaladan425 6 місяців тому

    Adna yariisey wajiga nin camal bey uga eegtahay

    • @fam3573
      @fam3573 6 місяців тому

      😂😂😂😂😂

  • @hodanmohamedlifestyle
    @hodanmohamedlifestyle 6 місяців тому

    Maansha allaah❤❤❤