masha allah waa nin dhaliyaro ah oo xaqiiqdii oo aad u dedaalay maxa yeelay wuxu noosoo bandhigay mawduuc aad u muhiim ah waana Waqtiga oo ah waxa u qaalisan ee alle inasiiyey wuxuu si fiican oo waliba aad u faah-faahsan u sharay waqtiga waa loobaahan yahay dhalinyaro isxilqaanta oo ummadooda wax usoo kordhisa kana dhiidhida waqtiga faraha nabadan ee ay ku liminayan wax aan maco badan u samyanyn aadbad u mahad santahay haka daalin inad arimahan oo kale kala hadasho bulshada kolay lama waayayo dad dhanka xun wax ka eega lkn inta sida togan u fikirtaahi way soo dhawaynaysa
waqtiga wa wax nolashu ku dhisantahey alle swt wuxuu na weydiindoonaa waxa aan sec kasta meesha an ku bixiney rurtii ibliis ayaa ku dhaartey in dadka wadada uu u fariisanayo si uu u dhumiyo ayna u sa meeyan uu jecelyahey alle hana bad baaadshee taas waxaa halis u ah dadka dhaha waqtigaa dileynaaa.
maasha Allah ayuub waxyaabo aan ubaahnaa cid iga caawisa ayaan kaa helay markaan ku daawanayo buuga iyo qalinkaa gacanta ku diyaarsadaa waan rajaynayaa inaa dhaqan galiyo insha Allah N jazakallah khayr walaal
Dunno if you guys cares but if you're stoned like me during the covid times you can watch pretty much all of the new movies on InstaFlixxer. Have been watching with my girlfriend these days xD

+Dr Abdulhamid abdilahi Mahadsanid inbaddan Dr. Abdulhamid, waana kufaraxsanahay in aad meesha nagu soo booqatay..
asalamu caleykum walal qer badan ilah haku siyo adun iyo aqiro
zxb aad baan kuugu baahnahaya ee igala soo xidhiidh akhrisyahan @gmail,com
Dr Abdulhamid Abdilahi i
wadmahadsantahay
waqtiga wa wax nolashu ku dhisantahey alle swt wuxuu na weydiindoonaa waxa aan sec kasta meesha an ku bixiney rurtii ibliis ayaa ku dhaartey in dadka wadada uu u fariisanayo si uu u dhumiyo ayna u sa meeyan uu jecelyahey alle hana bad baaadshee taas waxaa halis u ah dadka dhaha waqtigaa dileynaaa.
یاأخی الکریمۃ شکرا جزیلاعلی تفاصیلےالقیمۃ خاصۃ البرنامج(الوقت) 👌👍😘🥰❤
Walaalkey mahadsanid allah kaa ajar siiyo wanaaga aad nogu deqday .
Allah janada hakugu bishaareeyo wlle qaali u have changed my life
Macha Allah aad iyo aad ayan uga faiday Allaha ku barakeeyo inchaAllah Ayub Yusuf
maasha alah aad aya uga faa'ideestay wana kugu hambalyeena ayuub sida wacan ee aad u daashay anaga noga faa'idesay
masha allaah
maan sha Allah waa mawduuc aad u muhiim ah bulshadeena soomaaliyeed wax utari doona
Mashaa allaah ayub yusuf sakiin Ilaahay hakubarakeeyo waqtigu waa muhim in lailaashado daqiiqd walb Thanks wll
Shukran wll
Baaraka allahu
maasha Allah ayuub waxyaabo aan ubaahnaa cid iga caawisa ayaan kaa helay markaan ku daawanayo buuga iyo qalinkaa gacanta ku diyaarsadaa waan rajaynayaa inaa dhaqan galiyo insha Allah N jazakallah khayr walaal
haa wll kudadaal wad laqabsanee
aad baad u mahadsantahay wax fiican ayaad noo sheegtay ee kuwi ku dadaala waqtigooda Alle ha naga dhigo.
jasaakumullahu khayr wll wx badan bd noo faaideysey ilaahy miisaanka xasanaadka hkuugu daro
Masha allh Waaad mhdsnthy wallky allh ku siyadiyo cilmigaga
Mahadsanid wllky ilaahay haku barakeeyo
ما شاء الله جزاك الله خير alle qayr badan haku siiyo
1.waqtiga wa noloshaada
2.waxyaabaha waqtiga dila imad iskadayso sida s.media iyo dib dhiga howshada muhimka ah qabashadeeda
3.naftaada xisaabi oo jadwal usamayso waqtiga.
mahadsanid walalo
asc ayuub jisaakalahu qayr alah kaa abaal mariyo waanada aad nawaanisay masha alah
in sha allah mahad snd masuul waanana ka faa idi doonaa waayo fidiyoowgaan wax badan igu saabsan baan ku arkee ilaaheey ajir hakaa siiyo wanaagaada
aad iyo aad baan kaaga mahad celinayaa mawducan muhimka ah aad noo soo gudbisay illahay hakaa abaal mariyo
masha allah wll waad mahad santahay allaha kudhowro
jasakalahu khery waxbadan ayaankafaiday fidiyga
Mahadsanid a
wll qayr badan ayaan ku raneena waxan jecla ina ila wadagtid magaca buuga aad qortay guul wacan
Aad Baad umahad santahay wll waxaad ka hadashay mawduuc aad umihiima Thanks....
MACHA ALLAH WLL KHER ALLAHA KU SIIYO IN BDN
shukran walal guleyso waligaa
masha Allah walal waa barnmij aad ufican barakala
mnsha allaah wll waa mahadsn thy wakhti gaga aanohur tay jasa kalaa hu khayr
Waarah
waad mahadsanthy walaal qaali ah ayub Yusuf sakin
jazaaka llaah ayuub arin muhiim ah baad ka hadashay
ماشاء الله. الله يحفطك يا اسدادي
Aqliga alle hakuu siyaadiyo wll wax garab alle haku sharfo brother
sxb wa mahadsn tahay Allah cilmigaga hakusiyadiyo insha Allah
Mashaa Allah wll ayuub. Aadbaad umahadsanty
ماشاء الله جزاك الله خير
mahadsanid Waan kugu racay intaas oo dhan 👍👍
masha alaaah walal ilaaah haku xifdiyo
man sha Allah
Maansha Allah ayuub yusuf sikin alle raali hakaanoqdo waxaad noo faa, idaysay waxyaabo badane
shukran walal
jazakallah wll alle hakaa abaal mariyo
جزا ك الله خير
manshaAllah ilahy hakudhawro walal
Nin Wanaagsan baad tahay Jazakalah
Dunno if you guys cares but if you're stoned like me during the covid times you can watch pretty much all of the new movies on InstaFlixxer. Have been watching with my girlfriend these days xD
@Lian Ian Yea, have been watching on InstaFlixxer for months myself :)
@Lian Ian yea, been watching on instaflixxer for months myself :D
@Lian Ian yea, have been watching on instaflixxer for since december myself :D
#xilka bulshada adoo kale ayaa
Maamulikara barakalah
masha allaah shukran wll
jazakal allah walal
masha allh jazakalaaho wll wlh arin muhima kahadashay
Masha alaha waan kafafiada walalake
Asc ayub yusuf waat kumahat San tahay mar walba wanaga.-wacyi galinta baraka llah
Masha alllh jasakalah khayr ayuub yusuf
mahadsanid sxb ayuub waxaad noo ssoo bandhigat barnaamij qurux baan
mundane ayuub mahadsanid in badan
bravo sxp waa ii dagsanyahay waqtiga
masha alh walalken allaha garadka kusiyadiyo
mashalah walal waa mahadsathy ilaheey hakaa abaal mariyo
Shukran Shukran
Mazha Allah ilaHay haku xiftiyo
جزاك الله
Walal jazaka Allahu khety
Thanks sxb
walaal qof runsheegaadtahay Allekhayrhakusiiyo
Mahadsnid balse ayuub walaal talow maxaa kugu dhacy alle haku xifdiyo wan ku darsnay barnaamijydii
Masha Allah
manshallah walalo jzk
mashaa allaah waakigrad wanaagsan
aad umahdsanthy ayuub dhiragalintada bro jazaka allah
Tsnki wlla qaali waada mahad santahay
mansha Allah ayub Yusuf sakin adaa kutageraa cimri sheer allaha kusiyo boshada wax wanagsana uhesaa sii wad hana gadalin mansha Allah walal
suleqo ahmed
Waa run
Jasakalaa macalin
yuusuf masha allah qofayaa alaabka kuu soo garaacaayo hadana ku soo wacaayo
asc alle hakuxifdiyo
ayub wall ilaah haku siiyo qeyr Masha Allah wall
+Mohamed Abdulqadir mahadsanid walal sidoo kale adigana Alle haku dhowro..
t
Ayub Yusuf Sakiin sac
ayuub aad iyo aad ayaad u mahadsantahaylakin waxaan telefankaaga haday suura galthat inshaa allaah
jazakallah walal
Nasteha Abdisalaam Masha allha
mansh allh wll
Mahad Zandi wll lkn buugaad qortay magacii xageensa ka heli karaaa
Waaa cajiib vidio
Lkn waxn rabaa marka uusoo dhawyey imtixaanku mxan samynkaraa
Masha allah keep going
Wcs waraxmadullahi wa baragatu
Mnsha allah
Thanks bro
Asc mahatsnit ayub Br
Insha alah
Jazakallah
thanks bro contou your adea
Mahasanid walal
Ayuub iisheeg
waxaan ahay qof niya jabay xaga nolasha waaxaan ku dadaley inan horu mar gaadho balse weli ma gaadhin lakiin maaha inan qoosto
mnsh Allah yuuzuf
mash ala
wax mahadsantahay
Asc walaalayaal macalinkaan numbarkiisa isoo dira
mansha allah
Telefon iyo caajis i wareeriye mana shaqeeyo tala igu isii
Sxb ilaaheey dartiis kuu jeclahay
masha allah sxp
Sidaan kuqaybaa laba maado ooiskumar lagalayo
man sha alh
Ialhy hakudhowro waxaathy shaqsiga badaly noloshyda allha cisig
Waxan ka mid ahaa kuwo ku ciyara waqtigiisa dhalin yaranimaduna warby kulumisaa
thanks
Aas nada umahadsnthy ysf wa marnaamij muhiim ah
Walalmahadsanid
ayuub aad iyo aad ayaad u mahadsanthay si khaasa telefan kaga igu soo qor