'BAR TILMAAMAYDSI | BARA-KICINTA SHACABKA DAM DAMISKA' XAMAR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лип 2024
  • ''MUSUQ XARGA GOOSTAY IYO BOOBKA HANTIDA QARAN'' • 'BAR TILMAAMAYDSI | BA...
    India’s Prime Minister Narendra Modi has arrived in Moscow for a two-day visit, his first since Russia sent troops into Ukraine - an action that has complicated the relationship between the longtime partners and pushed Russia closer to India’s rival, China.
    Modi was set to have dinner with Russian President Vladimir Putin on Monday, followed by talks at the Kremlin on Tuesday. www.aljazeera.com/news/2024/7... .
    Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
    In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
    With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
    U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
    HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
    UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
    The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
    However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 76

  • @BMC-mq2jw
    @BMC-mq2jw 23 дні тому +6

    Waa nasiib daro iyo guul daro Somalia usoo hoyatay , runtii dhulkeena hooyo cadow baa heysta Allaah ka qabta

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 23 дні тому +3

    Allahayoow Nasteexo iyo nabad ummadda Somaliyeed

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 23 дні тому +2

    😢😢😢😢 inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun.

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v 23 дні тому +1

    Ilaahey Soomaali umaqan yaa rabi❤❤😂

  • @SaMo-ln8ih
    @SaMo-ln8ih 23 дні тому

    Mashaallah, ninkaan la waraysanayo he got the point Allaha xifdiyo!!!

  • @user-dp9cd3ze7w
    @user-dp9cd3ze7w 23 дні тому

    Miskiin baa misko lafuula leh
    Maahmaah ayaan kaa faaiday Wll❤
    Masaakiinta Xaqooda Allahaa Daahiriyo😢😢😢

  • @sahramashaallah2294
    @sahramashaallah2294 23 дні тому +1

    Hadan dhuka dowlada laga bixin see loo dhisaa wadanka ❤

    • @ajm13131
      @ajm13131 22 дні тому

      Ma kuwa laga iibiyey ayaad ka mid tahay libaaxow

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 23 дні тому

    Dr mohamud iyo Abdixafid jizaakumu Allah kheyr ❤❤❤❤. Bi idni Allah kariim Allaha xaqa ha kerno. Masaakintana ha u gargaaro.

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 23 дні тому +1

    WAA CEEB NIN SIYAASI SHEEGANAAYA INUU SIYAASAD KARAADINAYO BEESHIISI DHUL AY HORE UBOOBTAY

  • @saraxlaboodosman5362
    @saraxlaboodosman5362 23 дні тому

    maa shaa allaah waa nin maskax fayoow . xasan baahane allaah ha duleeyo

  • @AhmedJameekaan
    @AhmedJameekaan 23 дні тому

    🎉

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 23 дні тому

    RABBIYOW ADIGAA XOGA-OGAAL AH ,ALLAHOW CADOWGA DIINTA ISLAAMKA IYO EHELKEEDA WAAD ARAGTAA ,RABBIYOW MEELAYSAN WAXBA KAFILANAYNIN UGA IMOW

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 23 дні тому

    ❤❤❤❤❤

  • @marianwarsame1010
    @marianwarsame1010 23 дні тому

    Waa dhul qaran walaal

    • @sadia3718
      @sadia3718 23 дні тому

      Ma ku farax santahay in shacab masaakiina laga saaro si niman madax iyo ganacsato ay goobo ganacsi iyo guryo kadhistaan

  • @ahmedhussein7804
    @ahmedhussein7804 23 дні тому

    ASC ABDIXAFIID DR WUU SAXASANAYAHAY HADAL QIIMO LEH AYUU KU HADALEY

  • @osmanahmedsudi3291
    @osmanahmedsudi3291 23 дні тому

    Kkkkkk jilaal ayaa haya Xasan sheekh

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 23 дні тому +1

    Dowlad mahan DADKA DOWLAD WAXAA LAGU YAQANA MARKI WADAN SOKABSANAAYO HOWSHA UGU SOO HOREYSA OO LAGA RABO INEY QABATO WAA INEY SHACABKA TOOSISO WAXBARASHADA CAAFIMAADKA OO BILAASH AH DHAQAALAHA BEERAHA MAHANE INEY DHULOOW KUWAALATO IYO HOOYOYIN KA OOHIYAAN DHAC DIL MUSUQMAASUQ WAXAAN DHIHI KARNAA DOWLAD MAAHA WAA DAD HOWL KALE LAHAA KINKAARTII MASAAKIINTA WEY IDINKU SOO SOCOTA HADADNAN KAJOOGIN ARINKAAS

  • @CabdiQays1
    @CabdiQays1 23 дні тому

    Puntland kahadal dabdamiska is kadaa😮

  • @salaadohiraabe3575
    @salaadohiraabe3575 23 дні тому

    Rabyow dawlad qayr badan noo keen oo cadaalad ah oo kitaabkaaga nagu xukunta

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 23 дні тому

    Reer daahir tiro badanaa naga xishooda

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 23 дні тому

    Nin shalay isaga kufikir ahaa walaalkiis oo xasuuqaya ummadda soomaaliyeed ayaa maanta naxariis nooga sheekeynaya shalay muxuu walaalkiis uga celin waayey dhiiga uu kufarxalanaayey

  • @Salugla
    @Salugla 23 дні тому

    Dhul Qaran, Qaranku saw dadka maahan
    Shacabku Hadii ay dawlada ku kalsoonaan lahaayeen iyagaa banayn lahaa dhismaha Dawlada laakiin Kalsooni ayaan jirin

  • @Gacanlibax
    @Gacanlibax 23 дні тому +1

    Hasan muu qalka guud ayaa somaliya daakhilka waa shisheeye macnaa rabitanka cadawga somaliyeed ayaa ka dhex shaqaysa naya asaga iyo Waxan somaliba u madaxa dhamaantood

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 23 дні тому

    Adeer waxaan waa dhiiqo, Ha ku dhiiqoobim please, iskaba daa BSTV uma fiicna

  • @user-ky1dc1ci8t
    @user-ky1dc1ci8t 23 дні тому

    As
    Please and please
    Ma ficna war xun faafifiska
    cidna lama bara kicin ee
    maamul dawladnimo iyo kala dambayn in la soo celiyo walalow miyaan kulligayn u baahnayn iska dhaaf plz nacaybka ciddi aan mj ahayn

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 23 дні тому

    Dowlada ayadaa iisaneyso dadka maskiinta ah waa la barakiciyey dowlada ay dad ganaacsato ah ayaa laga iibiyey

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 23 дні тому

    DADKAA AABAYAALKOOD WAA 90KII KUWII SOOMAALIDII 90KII XAMAR KABARAKICIYEY WAXAY AHEEYD UL LOOGU DARO XAMARNA LAGA MUSAAFIRIYO

  • @cartanyusuf21
    @cartanyusuf21 23 дні тому

    Qaranka wuxuu raba insurance bad aasiya hantida dadwaynaha marka ay rubato meel ninkan aad waraysanayso waa mooryaan dowlidnimada ka soo gorneda waxasa kalo hanoo keenin caxfiid

  • @FaadumoIbraahimmaxamad
    @FaadumoIbraahimmaxamad 23 дні тому

    Adaa difaaca dowlada ka sheekee wariy

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd 23 дні тому

    Inna daahir aweys muure iyo cabdullahi ciise dhulkaaan siyaad barre, took inna daahir aweys

  • @abdiahmed9716
    @abdiahmed9716 23 дні тому

    Xasan xaraash waa gun
    Aabihi umada waxow yiri
    Nin baahan gob, ma aha
    Xasan waa gun

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 23 дні тому

    Shacabku iyagaa la kalasafta siyaasiyiinta hadii shacabku fahmilahaayeen ninka u roon wadanka iyo shacabka waa ayqeeylin lahaayeen mudaaharaadi lahaayeen laakiin markeey qabiil wax ku eegaan iyagaa ku dhibaatoonaya ee shalay xasan shiiq markuu mucaarad ka ahaa aaweey habrihii iyo odayaashii maraan buraayeey maa maanta ka qabtaan shacabka labarakicinaayo

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 23 дні тому

    Xataa Qofka waxaa jira waxyaalo celiya sida Diinta Iimaanka dadnimada sharafka Damiirka Xishoodka wadaniyadda iyo Soomaalinimada intaas oo dhan midna kuma jirto kamana muuqato

  • @user-hk3ve4rh7x
    @user-hk3ve4rh7x 23 дні тому

    Asc walalkey waxas ayuu kuhadlayaa intuu xeraciidan degay uu ogyahay in shacab loogu adeegayo cidna kama ogolaaneyno xoog inlagu dego meelkasta oo qaran qarankana waxaan leeyahay yeeysan idiinka noqon daneysi gaar ahaan

  • @CabdulqadirCadani-vr7yd
    @CabdulqadirCadani-vr7yd 23 дні тому

    Danta guud diid waadaciifnimo dega deegaanka shacabka

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 23 дні тому

    XASSAN SHEKH MAANTA AYUU CADAALAD SAMEEY. WELIBO GURYAHA O XOG KUHAYSTA HABARGIDIR HALOOGASAARO AGOONTII DAAROD ISMAICL

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 23 дні тому

    Kii eelka dhigay miyaa
    Boogo noo dhayaya !!!?

  • @fe8445
    @fe8445 23 дні тому

    Maan sugno wax yar oon aragno bal waxay dawladu dhulka ku samayso. Maxaan waxaan weli la gaarin uga hordhacaynaa.

  • @seynoonosman-ze2cg
    @seynoonosman-ze2cg 23 дні тому

    Sorry waxa idinku dhacay lakin 30sano ka hor saan lee masakiin oga xoogteen walaalayaalo iska baxa cawaadka joojiya

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 23 дні тому

    Darawiish bakahoraysay oo wayday abaal

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 23 дні тому

    Yaab dhulkii dawlada shacab ayaa degan dawladu xagee ku shaqaynee dib udeji xagee banaan oo ladejinaa balcad ilaa afgooye shacab ayaa iskaleh soomaaliyeey runta isuma sheegtaan dawlada mucaarada unbaad taqaanaan

  • @ruqiyomohammedsiyad6367
    @ruqiyomohammedsiyad6367 23 дні тому

    Ninkan iyo lacg aruursi madaxweyne la mid ah abid ma arkin goormoow gaaray heerkaas waa Nin aad u xun

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 23 дні тому

    Property rights markaa akhriso!!
    Government Property or private it has no different, dhulkii dadka shacabka laga heystay see loo
    Soo celinayaa !!? Dowlad dhulkediiba xoog lagu heysto !!?

  • @salaadohiraabe3575
    @salaadohiraabe3575 23 дні тому +1

    Alow yaa naga wado dawlada baas

  • @faataxohagi1911
    @faataxohagi1911 23 дні тому

    XAFIID SHARAFTA HA ISKA QAADIN JOOG. DHULKA DOWLADAN KUHAB SANA ANIGA ISKA LEH.SURAGAL MAHA.

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 23 дні тому

    😂😂😂 XASSAN SH WAXAA SOO FARA XUMEYAY OO SIR KA HAYA IMARAD IYO YAHUUD WAA LASOO KUFSADAY DALKA WAA BURBURUNAA XASSAN SHEIKH WALAAHI BILAHI TALAHI TAAS OGADA

  • @mohamedsodalabshiir
    @mohamedsodalabshiir 23 дні тому

    dhulka damdamiska ma hal qabiil baa dagan mise dad isku dhaf ah wayoo qabiil qaran ma noqdo balse hadii eey ad masakiin ah yihiin aan lacag u aruurino hana la baneeyo dhulka doowlada oo yaan la siyaasadeen arin walba

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 23 дні тому

    Alow xaqa na waa faji waa iska qiyaamihii

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 23 дні тому

    Dhulka dowlada ayaa leh cidey doonto ayey siin kartaa

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 23 дні тому

    Shicibka isaga dhisa hadi eeydonayan magalo madax inaa labadalin madaxweynaha intii sanoyin badan hadu socelinaya cidamadisa melaha eeydagan yihin sida guriga hooyoyinka tiyatarka gobaha basinka isbitalada shicibka weysahlanane iney iskod uga kacaan melaha eey dowlada laheed sida xananada xolo mid dad sida kulejka wax layab leh gala laladirira cidii lashaqeysato oo hadana dalki dad mujaco mishari uguqeybinaya aaqir basaboradodi kutalsha kina dad maleh

  • @kafia252
    @kafia252 23 дні тому

    Ninkaan rer ahaan buu uhadlaayaa masidaas ow ku Raba in uu dalka is ku sharaxo

  • @Jshshshsv
    @Jshshshsv 23 дні тому

    C xafidow ninka aad warsanayso asagaa al shabaab ah suaashii kama jawaabin adiguse wali ma arag adigoo waraysaya muxaafdka dowladda war bahasha biya iskagadar

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 23 дні тому

      ALSHABAAB MEEL HAWGA DHICIN , SHAKHSIGAAN QABYAALADDA MEESHA LATAAGAN AYAAD RAG MABDA' KU DAGAALAMAYA KU SIMAYSAA

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 23 дні тому

    Dadkaan myqdisho joogo dhul kama dhergaan maalin walba dhul Lee la isku heystaa walaahi gabar ka timid 3 bari ka hor waxay ii sheegtay family is qabay xitaa in ay dhul isku heystaan waxaan waa masiibo ilaahey xal ha keeno

  • @osmanabokar5356
    @osmanabokar5356 23 дні тому

    Janaral sheegoow waad hilmaantey

  • @calim8311
    @calim8311 23 дні тому

    Somaliya waa dowlad diid, maxaan uleeyahay sidaa ,dowladi m,siyad allaha unaxaristee oo xoog ku mamuleysay wadanka, ka sokow dowlad umadda raali katahay madhalan. ma soomalida ayaan dowlad rabin mise dowladi loo baahnaa ayaan weli la helin.? maxaa qaldan wax waaba qaldanyihiine!!

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 23 дні тому

    Dadka noocaas ah miyaa
    Fikirkooda nagu casheysiineysaa
    Cabdixaafid !! Talin jirin haddaa
    Maqasho waa nin boos waayey !!

  • @user-wj4xn2nu7n
    @user-wj4xn2nu7n 23 дні тому

    Dawladu haadi aay ubaahatay dhulka waxay ahayd in dadka dibudajin loo sameeyoaabka masaakintaa.

  • @AhmedAli-nw3ge
    @AhmedAli-nw3ge 23 дні тому

    waa cashar ay Israaiil ka barteen, kuwa xukunka haaya ha la yaabina, shacabka sacabka ay tumayaan ha ku bedelaano indhaha iney u gaduudiyaan, dawladii maxamed siyaad ayaa iska kiciseen kuwaan waa ka dhib yar yihiin, hal maalin ayay u baahan yihiin, hana sugi waayine waqti dhaw waa arkeysaan.

  • @khadijamohamed9201
    @khadijamohamed9201 23 дні тому

    dadka in ay is xilqaamaan oo ay ka guuraan aa fiican. badal looma heli karo dhulka dad baa leh dowlada masiin karto ee dadkaan waxay kayimideen gobolada ha u guuraan oo lacag ha u balan qaadaan

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 23 дні тому +1

    Abdi xafid xuman baad markasta dowlada u raadisa ee ma’qabyaalad bay kaa tahay?

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 23 дні тому

    QABUURA FAQI WIXIU KU DARAY IN HABER GIDIR GURYAHOODII LA BUR BURAY. MW. HASAN SH. NACEEB HABAR GIDIR UQABO WAA XAD DHAAF.

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 23 дні тому +1

    Cabdixafiid ninka aad wareysaneyso waa argagixiso adigana waxaa tahay argagaxiso kalkaal

  • @gare12
    @gare12 23 дні тому

    san weeynoow isku dir miyaad dharka usoo dhigatay quuso HAWIYE MAR DAMBE ISMADAGAALAYO DOWLADNA WUU DHISAYAA

    • @John-mu3vy
      @John-mu3vy 23 дні тому

      GARE12 nin San weeyn iyo gus weeyn ba ka digtoonow hahahah

    • @saja9892
      @saja9892 23 дні тому

      Saab weynow maxaad 34 sano u dhergi ladahay ilaa xabaalihii mamooryaan baa dawlad noqda xishood hadaad aqoon lahayd waad xiskoon lahayd

  • @abdulkadirsaneey736
    @abdulkadirsaneey736 23 дні тому

    Cabdi xafiidow dad xaqdaro dhul ku dagan iyo daalim dhul somaali ka dhexeeya oo loogu adeegi lahaa ayaad difaacaysaa qaxooti hadey yiheen hadagaan meelaha qaxootiga

  • @adanadan1926
    @adanadan1926 23 дні тому

    Beenta jooji Hataageni tuugada kuhabsatey Danta guud