😂😂😂❤❤ runtan kugu jecelahay wan iska qoslaa fartaga reer waqooyiga kugu daartay 😂😂 . Germany waa lo kediya waa doqmo isma oga . Iyada gardaranayd ya ug sheekee weliba uso guur iga tag waa runta Ma nafiso inza marti im joogto waba naag qayrkaya u guur
Hoogtay ma naag single ah aa ninkaaga loo amaana😂😅. Naa Caaliya mid UA-camr ah baa nin qaaday oo la soo qarxin rabaa tollow ma adigaa ? caruusad baad u eeg tahay😂😅
Kkkk ka daa Deutschland oo dhan maha kkk waa gobol shaqada ku yar tahay sharci wayn dadka lama siiyo waa camal la,aan meelaha kale shaqo iyo wax barasho II kaalay mar aad ragtid ❤😂😂😂
Anigu waaban yaaba qof qofkale ku madhquulsan Aniga caruurtayda, shaqadayda iyo guriga shaqadiisa ayaaba iga badan 😂 saxiibayal bal iisheega halka waqti ka hesheen 😂 Marka ugu horeysa in ay ninkeeda ka waranto ayaaba qalad weyn ah in ay u soo guurtana waaba qalad labaad Somalidu waa ilaalo bilaa lacag ah waxaad mooda in ay FBI da u wada shaqeeyan 😂
Walah miskina it means don't trust anyone... me too I never feel comfortable someone even guests how I leave Single mother with my husband... so many women they've no shame
Akhas waxaasi guur maahan ee saqa jaanimo saaxiibadaa nin keedu waa dumaashigaa ee naagtu damiir xumaa uuuuuf
Caaliyo farxad iyo qosal miiran baatahay ❤alle haku xafido
ASC Aliya. Love your content. Keep going sis. I'm a new subscriber. Glad to be❤
Naag saxiib malehe in too da badan
Maasha allah caliya gacmahaaga wanba jeclahay allahuma baarik
Asc mashaallaah mama caliya dhamanten inta kudawado wan kujecelnahay mashaallaah wad quruxbadan tahay waxa tahay buskud iyo shukulato ok
Masha Alaha waa sax qaali ilaha ha ku xafido qaali
Caaliya I love your story horey u soco sister
Naag lama soo dhawaysto😂
Masha alaah khuruxeey Sheekadaadaa ka helaa iyo khosolkaada khuruxda badan
Allah amiiin ma eesho ❤❤
Alia abaayo madaxaaga asturo waa iga waano waadna ku mahadsantahay khisooyinka aad nooga shegeysid.
Asc caaliya shariif. You are amazing
Adoo raali madaxa masar iskaga xir yaan lagaa cawrin Mashallah 🥰
Mama caliyo allaha kuxifdiyo adiga iyo ciyalkadq quruxbadan mashaallaah mama caliyo
NAG ninkada loguma shekeeyo wsnagisa WA laga qada waxa LA dhaha ninkeyga WA ninxun wanagisa ninkada WA LA qarsada
Naag dhiman bay ahayd oo shakhsiyad xun
bismilaah layab tani sheko wadhaftee mugoo wafatahanty kolkabey iyaduna imanka lagaqadu waba laga qaadaye waxey rabto sameysay Wales habaryarey adiga io melkale gabar ankadawado maclin waitihiine tii ilasaxiibto markanguursado wainaa wajikale ulasobaxa inshaallh ilen laisaminimayee😊
😂😂😂❤❤ runtan kugu jecelahay wan iska qoslaa fartaga reer waqooyiga kugu daartay 😂😂 .
Germany waa lo kediya waa doqmo isma oga .
Iyada gardaranayd ya ug sheekee weliba uso guur iga tag waa runta Ma nafiso inza marti im joogto waba naag qayrkaya u guur
Subxanallah Subxanallah Subxanallah dumarow qiimihina garta
Ha subxanallah❤
Caliya please shelada si wanagsan u xidho raalina iga ahow qari timaha
Waan uqorey walaasha Ilaahey tii hadalka san waxku qaadato haka dhigo inshallah
Welcome back caliya waba ku radinay fresh xan❤
SaaS war uraadi adiku yarey quraac iikeen
Naagta reer holand wa lagu sugay qaladka iyada leh runta marka laga hadlo 1 habeen kada sugo dheh 😂😂😂Subxanalaah yaab
ASC Caliya waxad tahay Gaber Ruunta ka hadesh ee Allah Ha ku Xafido
Jeceliya sheekadada ❤no soo badi sheekooyinka
Sidee labo qof oo ajnabi kala ah ay guri u wada joogi karaan.?
Waa ruun walal daqaan dhintay iga dheh
Mahadsanid ina adeer ku salaamay
Aniga waxaan ku haystaa kuwa nin kaaga meeshuu tagaba kuu sawiraya waa ilaalo bilaa lacag ah😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣😍😍😍 Rufyaamiinta Reer Uk
Asc waxan ka soo sheekaysa news ka england oo Dhan ka dhaca waxad u egtahay gabar ku fiiican wararka layabka leh
Aliya hadda ayaan ku soo binary Chanel kaaga.warkaaguna wuu igu socdaa. Waxa aan aad u jeclahay CIIRTA AYAA JUG LEH)
Soo dhowoow walaalo🎉🎉
Wll waa khiyaamo wll timaha iyo qoorta qarso waa cawro adoo raaliya
walaley sidaaan kuu dhagesanaye bacbaa igu xirmi rabta uk waan ku noolahaye kkkk rer Bristol arantaasne maqaban noga warkeen.
Asc aqwan intee gashehehe waa ku wayey ha lagu arkehee waa ku salamey ❤❤
Callous caadi ma tihid kkkk❤❤❤❤❤ ha la qeeybsado raga wanaagsan hhhhhjj
Saan ku jeclahay habo caaliyo ❤❤❤❤❤
Alla haku jeclaado xbbti❤️
😂😂😂 I like your qosol
Sidaan mafiicna ina shariifeey malagu maanta muf iyo muf waaye gacmahaaga asturo xijaabkana siwacan u habayso
Mama adi malGu qawana home work naloo diree nag can ah radinena oo gbr ninkeda ka qaaday 7 carur udhashay
Hodan Online miyaa habo😅😅😅 Anigu nin ma haystee
Caliya sharaf wllo kusoco wanku tagera
Qofta kaliya een hawadaa kajeclaaday yaakhay #_London inaan darteed u imaado igu weyntahay dhal gabeed aaaaaaaad baan kuu salamayaa yakhay jah
❤❤❤
Garta waan soo dhaweeynaa 🎉🎉🎉🎉
Kjkkkkkkkk kkkkkkk kjkkkk mid kululaatey bey ufardi baxdey😂😂😂😂😂😂😂 waa ku sugtey naagaha privadkooda ka sheekeeya
Waliga nag ha la saxibin
Hoogtay ma naag single ah aa ninkaaga loo amaana😂😅.
Naa Caaliya mid UA-camr ah baa nin qaaday oo la soo qarxin rabaa tollow ma adigaa ? caruusad baad u eeg tahay😂😅
Haadii. Laagu. Qaabo. Halasaaxiibi. Naag. Gaarooba. Ah. Isaku. Sheeke. Matahiin. Aadiga. Baay. Isaku. Kaa. Fiiraan. Oo. Dhiibatadaa. Hudhawaan
Caaliyoy walaal barnaamijkan arimaha bulshada maad ka daysid waxan Aad moodo dhaan la diray? Week ka badan baan halkan sali Ii yaalay😂
Aliya waaba kuwaayey beryahane xanta fesheeka
😂😂😂❤❤ runtan kugu jecelahay wan iska qoslaa fartaga reer waqooyiga kugu daartay 😂😂 .
Germany waa lo kediya waa doqmo isma oga
Naag lama soo dhaweysto waa qashin qaarkood oo xishood laheyn nimankana waa cel celis
Muniira maxamed buskut wey ku noqotey qac ma kaa yeertay waa adigii buskud awoowgisa caaysey gaajo ku dilay ma xishooto qudbo sireysato
Gabar aan aqaan xataa nin lasheekaysteey damiirkeygu ima siiyeen inan lashekaysto walahi,damiirkaa lagu kala gadisanyhy .
Caaliyooo rer bariyaaa aheeed ileeen
Hhhh
Rer bariga maskiin waxy u yaqaanaan qofka laga caqlibadan yahay. Qof rer bariya haduuu ku dhohoo waa miskiin Meshaaa war maku yaal kkkkk
Adkatay, CaliyaCaadi maaha
😂😂❤️ very funny story lol
Sodoh daa😅 ban ahay aliyah shariif🎉
Sodoheey😁 soo dhowoow 😍😍
Taa miskiin lama oran karee waxay ahayd doqon waliba miciyo dhaadheer.
1 naag ayey ninkeeda uga shekaysay,
2 hadana naag single ayey gurigeedi inta fasaxday u soo guudhay,
3 waaba isaga taktay o kadhoofty, taa macnaheedu waa ii siihay aad io aad.
Tukasta o noocaa ahna waa in laga dulshaqaystaa, waayo nimanku waa iska doqomo rabaayada tuwalbana kaxaysanaysa.
Islaantii odayga cad ka tagay ee qasqaska xayeysiisa
Caaliya salaan sare quruxeey ayeeyo❤
Mid la mid ah xbbti qaali❤️ Malaaik haku salaanto
😂😂😂😂😂
Anigana saas waa iska rabaa 😂😂😂
Mashalha qosol badnaa😂😂😂😂😂
Naa walaalo islaan haynaga dhihin gabadha sacadsiciid alaha hownaxariisto iyo waalidiinteen oodhen. Waad nasoogashey waa kudaayey mer mer baan kuu qajiirin jirey.
🤔🙄 Cajiib!!! Nin la’aan maa jirta maxeey uga’ shopping’gareeysanayaan their best friends Closet 🤷🏽♀️ that’s lack of confidence.😏
Asc meeshaada iyo meelkadhee mari maqaabishow
Labadaba waan saaray hore usoco
Naag saaxiib male
Laakiin maseertooy uma ekid.
Aliya u r very funny ❤
Hello beautiful sister
Sheekooyinkaaga waan kagelaa
Asc habo qaali waan ku salaamay habo ninka maadaama 4 loo baneeyey naag ku xasada oo aadan aqoon sow sxbtaa ma dhaanto in lagula guursado
Saaxiibtaa hadayba nin kaa ga kula guur sato in ay xaasid ku gu noqoto maxaa diidaya
Habenkooda ha ogoladeen 😂😂
😂😂
Adkatay 😊
Hadaan ku guursado xanta inaad iska dayso malaga yaabaa caaliy
Habeen kaaga iska ogoloow wa hadal sax ah 😂
naag lama soo dhaweysto
saaxib wax layiraahdo
majiraan
Kkkk ka daa Deutschland oo dhan maha kkk waa gobol shaqada ku yar tahay sharci wayn dadka lama siiyo waa camal la,aan meelaha kale shaqo iyo wax barasho II kaalay mar aad ragtid ❤😂😂😂
Waaba hadaan saaxiib yeesho xaajigana meeshaan tagaba xaaydiisa iyo xumaan uuwsan lahayn baan firdhinayaa
😂😂😂😂😂😂
Caaliyoy wlley ma jinbaa kuu soo warama anigu yaabaye 😂 waxan xageed kasoo ururisaa 😂
Midaan idiin soo wado baa ka daran tani I qarso bey noqoneysaa🤣🤣
Naaya waxan ku haysta isdaa iskugu camirto qosolka 😂😂😂 kusoco
❤
KKkkkkkkkkkkkk caaliyay inaan kula saaxiban rabee wad iga cabsiisay lolll wa kaftan walashay naftayda ku jecel wallahi
sodhawow❤❤❤ salan gobeed ❤❤❤❤❤❤❤
Hadi alle lagacabsado labadaas naag yaqaldan 😂😂 nag single ah side gurigeda kusodagtay waliba ninki fiicnaantisa ugu sishekesay 😢 gabdhas walshaa kugu hoyada ah mahe 😮ilen waa qof daren io qaboob daashade caqliga hashaqeyo gabdhow lusarnimo aya qaday nagtas ninmacdedi intey qaaday sxbtedi akdhiktay😂😂😂😂😂😂
NIN NAAG IGARACAY MARABO UF
😂😂😂😂😂 qosolka ikadhamesay
😂😂😂😂😂😂❤❤❤
Adiga Ma xaaluka aliya
👌👌👌👍👍👍🙌🏾🙌🏾🙌🏾
😂😂😂😂😂 ogolada laydinka wayay nac
❤❤❤
Nin la qaaday awlba nin rabay
Ma aheen tii uu ka tagay
Tan bari buu ka tagayaa
Nin naagtuurabo kama tago
Awlba waa mid rabay in uu tago
Comin50k quen🎉
Xanfareesha miyaa
Bagga❤
Abyo maluguqabaa hamda home decor nagtey shegeysay inaa adithy umlyy 😂😂😂😂😂😂 sorry sxby
Anigu waaban yaaba qof qofkale ku madhquulsan
Aniga caruurtayda, shaqadayda iyo guriga shaqadiisa ayaaba iga badan 😂 saxiibayal bal iisheega halka waqti ka hesheen 😂
Marka ugu horeysa in ay ninkeeda ka waranto ayaaba qalad weyn ah in ay u soo guurtana waaba qalad labaad
Somalidu waa ilaalo bilaa lacag ah waxaad mooda in ay FBI da u wada shaqeeyan 😂
Adkaatay oo fogaatey😢😢
Naagta maqaldana ninka qaldan qofka sii socday ayaaba kaa tahay xayawaan miyaa marki lawadanaayo
Kkkkkkk Astaqfirullah Caaliya
Ma naag baa la’aaminaa
Salaan sare nimcada aad kashekeeneyso anagu hadaan dhahay reerr USA maheeno
Caliya foolxumadada aya boxoyso mantee see camal
Walah miskina it means don't trust anyone... me too I never feel comfortable someone even guests how I leave Single mother with my husband... so many women they've no shame