Mnsha allah ayaan qurux rabi ha ku barakeyo rerka wlhi manta qosol baan ku bilaway kunah dhameystay Mnsha allah farxad iyo cafimad ka rabi ha ku siyadiyo ❤mgc Ahmed nah waa mgca igu qali ah boqorkeyga nolosha abe mcn ❤
Masha Allah abayo Allah idiin barakeeyo adiga io xaajigadaba illahey cimri dheer o cafimad io cibaado leh Allah idiin siiyo wan ku farxa markan arko gabar ninkedu garab io gaashan u yhy horay usoco xbbtii
Masha Allah tabaraka Allah. Allah kuu xafido sawjkaga iyo family kaga walaashay qaali sharafay 🤲🏼🤲🏼. Mahadsanid abaayo macaan. Allaha ku xafido xabibti ❤❤❤
Masha Allah xapipti Allah ha isu kiin barakeeyo ilxun iyo il cadowba Allah ha idhiinka haayo aniga iyo inta ila midka ah ee single ka ahna nin baariya o saalix ah noogu ducee wilashana sidokale
Ayaaney walahi aad baad iga qoslisay wad furfurned manta m.a xabibti❤ ahmedkaagu heer sare weye😂❤ Allahku daafo waxa shegtana wa run malin ano wil jidka lasonaray marka guriga imaday sida li tumay marka so xasuusto cuqdada uqaada hoya iyo aboowe iyo gal camal i dili garen😂 hada telka wanka la dunta marku keyga iso waco❤😂😂
Huno ayaaneey sidaan kuu jeclahy alle nolol haysku keen tuso quruxeey Kolay dadka qisooyinkaaga dhagysta labad Chanel ba ahay ee aan comment bixin alle wllo waxkaste oo jeclahy oo khyr kugu jiro ha ku siiyo alle haku xafido quruxeey wllo❤
Dhib maleh habo walahi si dacad ah aya uqiroday allow. Ku garab qabo sowjkaga axmad allow barakey wu ku cawiyay way na ka muqata rag ba kugarab tagane ha cishon habo si qalbiyan ah aya ku jeclahy abalkaga jano alle haka dhigo iyo sowjkaga 🥰🥰🤲🤲🤲🤲
Ayaaney ahmed is not easy 😂😂 masha allah alle haisku kiin barakeeyo
Mashalaah Mashalaah ala kartimabanaaa Mashalaah Alaha is Kiinfaayo Adoga Iyo axmed xaajigeyga samigiiis ❤❤❤❤
Jah naag ninkeda isku hubtaa saas uhadasho Saad sheegtay ayaaneey ilahey ifinma Kala geeyo janada kuwi isku arko alha idinka dhigo abyo alahana kuu barakeyo😊😊❤❤
Mnsh allh wllo allh haku barkeyo sawjkag anagan allh mid khyr qabo hanogu arsaaqo
Aamiin aamiin yarabi❤❤❤
Alle reerkaaga ha kuu barakeeyo ayaan wax dhiba na alle wax dhib kuma tuso
Thnkis abayo mcnto rabi ha ku sharfo wanadada nah wan qadany team gabdhaha rabi ha ina dhowro ❤
Axmed is not easy 😂😅😊
00
😊
😂😂😂😂😂😂
Axmed naagti hesha le ka sheeken kaarto ani cml kkkkkk
😂😂😂😂@@sacdiyomohamud8327
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
Dhal boqortoyo ayaan wlhi abaayo waa lagu fanaa ragena soomaliyed abaayo aallah ku xafiido adiga iyo xajigaaga
Asc wr wb abaayo ilaahey ha isu kiin daayo aduunku waa ayaamo ilaahey ha kuu xafido sawjkaaga.. Maashaa allaah baarakallaah.
Illahy Farxada hakuu siyaadiyo Ayaan qurux wanageyy LA.ANta MA Anagapa Hawl qabsan karno ❤❤
Wallahi manta qosol nagu dishay quruxey abaayo😂😂😂😂anigoo yarna wan ku dhagaysan jiray habiibti😂
Ayney manta farxadad baxays masha allah allah ku siyaadiyo abyo qli ❤
Mnsha allah ayaan qurux rabi ha ku barakeyo rerka wlhi manta qosol baan ku bilaway kunah dhameystay Mnsha allah farxad iyo cafimad ka rabi ha ku siyadiyo ❤mgc Ahmed nah waa mgca igu qali ah boqorkeyga nolosha abe mcn ❤
Shugrn walshen ayan quruxey wallhi carabta wxa kunacey wabirenta
Masha alah walalo farxada alaha kusiyadiyo ❤❤❤❤❤ wad iga qoslisay❤❤❤
Walalkey aidhihi jiray nin bananka anigo latagan adan kugu arko iskajir wanada walalkey waku liibaney lkin nasib umayelan inu adunka ilajogo ilahey janada haku irsaqo yarabi 🤲🤲🤲😭😭
Alow unaxariiso 😢😢😢sorry abayo
@@deeqacali_23amiin wll mcn txn
😢😊@@deeqacali_23
😢 aamin abayo samir iyo iiman
❤asc ayaney walashey Mahadsanid ❤❤ wad nafa qosolsisay ilahay haku siyadiyo farxada insha aallha ❤❤❤❤
Masha Allah abyo wankula so garay weliba liktana dhac dhac wankugu siiyay😂
hore soco xabibti manta farxada iyo cafimadka alle haku siyadiyo abyo🤲
Ayaan Allah ha ku xifdiyo Aby sowjkaaga iyo ilmahaaga ha kuu xifdiyo
Asc ayaan Allah ha ku xifdiyo sowjkaaga iyo ilmahaatha
Masha Allah abayo Allah idiin barakeeyo adiga io xaajigadaba illahey cimri dheer o cafimad io cibaado leh Allah idiin siiyo wan ku farxa markan arko gabar ninkedu garab io gaashan u yhy horay usoco xbbtii
Aamiin aamiin aamiin yaa allah
Kkkkkkk Masha allah cudka Masha allah ayan Allah Ku xifdiyo abayoo ❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯 hore U sucuu abayoo qurux
Waku salamay xbbti wa iga qoslisi walahi waririyan dharka ugu arurilaha ma dhulkad ka gurbilehet ilen dhulkow maradaye cajib 😂 qosala igudishay ❤xafdu kumulah❤
Nin kaga hadda jecewshay Waa u guurinayaa abaalkiisu Waa intaas ❤❤❤❤❤
Waa Qalad abaayo
Wa rub xabibti aabaha hadu gabada gurkeda bila sabab fican ku diida aso tagana culimada ama maxkamada islamka e bixinayaan😊
Mnsh Xbti Allha kuu daayo 🤲Amin 🤲
Manshallah aabyo Wallahi Ilahay dariisa ayaan ku jacelhay Jazallah kheyr ❤❤🥹🥺
Ayaan🤣😂🤣😂
Mash allh qofa walba ma garto abaalka loo galo geesiyda oo cod Kar baatahy walsheya ilaheya ha isku Kiina dayo adiga iyo seyagada iyo caruurtad❤
Walasheeyda mcn allah ku xifdiyo ❤
Tnx habo waqtigda qimaha badan nasiiso jazkllh
Ale xaajigaaga hakuubarakeeyo ayaan cadayeey waxaad thy qof wanaagsan markaa waad uqalantaa qof kuwanaajiya xabiibti❤❤❤❤❤😊😊
Alla aayaaneeya waa faraxsantahye maanta mansha allah
Msha allah ayaaneey maanta aad ayaad u faraxsantahay ee ilaahay farxada hakuu siyaadiyo xbibti ❤❤❤
Ayaaney adi lee nadubo adi lee nadaangeyso marna naga qosli marna naga ooysi😂😂 waaku wataa walhi❤❤
Masha allh mcnto alle ha isku kiin xifdiyo farxdna ku wara waligina wada jira abyo
Ayaaney wan kula soo gaaray markaan adi kudaawadayna shukasnsi galay😂😂😂
Maansha alh allow isku kiin daa yaarabbi wada noolada oo nabad kuwaar insha allh❤❤❤❤
M.a ❤ayaaney Alle dartii ayan ku jclahy 😊❤Jismigaaga allow naarta ka dhowr 🦋🥰💯✔
Ayaan farxada aallah ku siyadso abaayo wan jclhy marka sidan u shekry heyso aallah ku siyadsho
Masha Allah dhirigaliso atahay❤❤❤
Masha allah Alle ha isku keen barakeyo ❤
Masha Allah tabaraka Allah. Allah kuu xafido sawjkaga iyo family kaga walaashay qaali sharafay 🤲🏼🤲🏼. Mahadsanid abaayo macaan. Allaha ku xafido xabibti ❤❤❤
Jah masha Allah Xabbti Allah ha isu kiin barakeeyo ilxun idhiinma aragto Qali
Masha llaaha wallashe ayaan qanbisafi wan ku salamay siminqabiya ❤❤❤❤❤
Ramadan Mubarak ❤❤❤❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allaah xabibti illaahay haysu kiin barakeeyo awlaadana kuwa saalixiina rabbi haydiinka yeelo
Ayaan Amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Masha allah xbbiti allah kudesto 💋💋💋💋💋💋
Ayaneey wllo shekada erayada carabiga nagu yara badi anka daba faidnee de farxadana alhe hano wada siyadsho
M.a ilahey haku xafido walashey dhirigiliso xarxad igu nolow abid abaayo
Masha allah tabaarakallah allah kuu xafido sawjkaga iyo reerkaga❤❤
Ayaaney adiyo axmad awowe iyo ayeeyo ilahy isku kiin garsi idinko sidan isu jecel war inta iga damysa reerka fataxada kuso tufa in nacabka ilahy kahayo❤
Aaamiiiin alle ha qabtooo kuwa isku doqooba alle haka dhigo ❤❤
Aaamiiin wlalo
Ilaaahy noloshiina ha idin dhowro
Inad karti bdn thy o dhiiri gelisadeena thy wan ognhy
Mhdsanid qaaali
Mansha alah abayo alaha idin xifdiyo adi iyo carurta iyo seygada ❤❤❤❤
M.a abayo farxada allaha kusiyaadiyo 🥰🥰🥰
Ayaaney allah haku xifdiyo reerkaaga❤❤❤
Maasha Allah ilaahay farxada ha kuu siyaadiyo xbbti ❤❤❤
Manshallah illahy ha ikadhoro❤❤mcnto
Ramadan mubarak Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
Abaayo macaan waxen jaclahay sheekadada❤
Ayany mahdsanid abaa
Mashallah ❤❤❤❤
Ileen ayaaney magca axmed waxa utageri jirtay xajigaga ladhahaa allaha isku kiiin barakeeyo abayoy kuwa usha isku qabto allaha idinka dhigo❤
🤣🤣🤣🤣🤣🤣fashil
Hhhhhh naa wllo maanta qosol socdaa iga dhigtay hadaa gabdho nahay ilhy niman wanaagsan oo na jecel hana siiyo 🤲
Mashaa Allah adhiga iyo carurdada iyo Xajigaada Allaah haku xifdhiyo Insha Allah mahadsanid ayaaney
Amin
Allaha idin xifdiyo abaayo
Manshaa allah
❤❤❤ masha Allah ina adeer ilaahey ha ku xifdiyo ❤❤❤
Masha Allah xapipti Allah ha isu kiin barakeeyo ilxun iyo il cadowba Allah ha idhiinka haayo aniga iyo inta ila midka ah ee single ka ahna nin baariya o saalix ah noogu ducee wilashana sidokale
Ayaaney walahi aad baad iga qoslisay wad furfurned manta m.a xabibti❤ ahmedkaagu heer sare weye😂❤ Allahku daafo waxa shegtana wa run malin ano wil jidka lasonaray marka guriga imaday sida li tumay marka so xasuusto cuqdada uqaada hoya iyo aboowe iyo gal camal i dili garen😂 hada telka wanka la dunta marku keyga iso waco❤😂😂
Alle hakuu barakeeeyo alle hakuu deysto anyone wlhi familkaaaga xataa hadey ooohintaada arkaaan waxa ay kudhahayaaan indho sheydaaan ilma Kama dhamaato hadaa heshay qof oohintaada kula dareemaayo alx
Ayaaney quruxeey ❤👑
😂😂😂😂😂wallaahi waa iga qoslisey afkeeygaa kala bahdeey bahyar gift ooga dhig aan ku dhihi rabey mashaallah waa iska gooysey ayaan garaad badan maxey kaa qaade qalbiga dumashigeen ayaaaaaaaaaaaaaaaannnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnayaa ka buuxa qalanjo ha maqashin naag naag adaa afarta u dhigma ayaaneey m.a illahey haajiga hakuu hifdiyo isku gaboowa inshllh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
Huno ayaaneey sidaan kuu jeclahy alle nolol haysku keen tuso quruxeey
Kolay dadka qisooyinkaaga dhagysta labad Chanel ba ahay ee aan comment bixin alle wllo waxkaste oo jeclahy oo khyr kugu jiro ha ku siiyo alle haku xafido quruxeey wllo❤
Axmed is not easy 😂😂 4:22
walashey ❤ mcn farxada Allha ku siyadiyo qaliyey❤❤
Wcs my Queen abaayo ayaan sharafeey aadbaan kuu salaamay Ramadan mubaarak
Shaly wan kula oyii ayaane mantane wad iga qusalasi aby waliga farxsanwo❤quueen ❤
Ayaan kkkk caawa daawo maa cabtay Car Naag ha guursado Ahmed halyeyo adaaa u hayee Allaha barakeeyo gurigaada Nayaaaah
Hhhh adi maba u dida
Ayaney Allah hakubarakeyo hbbti❤❤
Qaali dumar abayo salan sarafeed iga gudoon ❤❤❤❤
Axmad is not easy😅😅😅
Ayanay sheekada oogle waa dhagaysan jiray siimba sheekoyin waa kadhagaysan jiray maama asli alle ha unaxiisto ma isla jili jirten
السلام عليكم اختي تبارك الله عليكرمضان مبارك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
Dhib maleh habo walahi si dacad ah aya uqiroday allow. Ku garab qabo sowjkaga axmad allow barakey wu ku cawiyay way na ka muqata rag ba kugarab tagane ha cishon habo si qalbiyan ah aya ku jeclahy abalkaga jano alle haka dhigo iyo sowjkaga 🥰🥰🤲🤲🤲🤲
Jazakallahu khayr wll macan ❤🙏🏻
Wallahi ayaan xlyna waa iga oohis3y manta wa iga qoslisey❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤hhhhhhhhhhhh isku wara abiid abayo mcnto farxadaad ayaa muhin aah axmad es not isii
Abaayo allaha ku xafido sawojkaaga
Ameen oooh ahmed ahmed
Masha allah❤❤❤ Ahmed isn’t easy 😂😂😂😂
Galab wanagsan ayaan quruxeey❤❤❤❤
Allahumma amin
Aamin abyo Allah ku barakeyo sowkada❤
Amiiin apyocn❤
Ilhye ha I kukun barkoyo❤