Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Boqor Axmed Iimaan Warsame oo Dawlada Jabuuti ka Codsaday 300 oo Baasaaboor.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 лип 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

КОМЕНТАРІ • 9

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Місяць тому +2

    Caaqilka Indhaa ha furo.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Місяць тому +1

    Reer Somaliland Cidna ha colaadsanina laakiin isha ku haya Cadowga. Jacaylka Shaqsiga ka Qarankaa ka xoog wayn.

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Місяць тому

    Guul boqor horowsoco

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 Місяць тому

    Boqorka waan taageersanahay. Anigoo Cabdirisaaq ah oo aan aabahayna matalaynin iska daa qabiil beenaade waan taageersanahay warkiisa. Africa Dalalka mandaqadda inala yaal ayaan deris nahay. Soomaali markay tahayna Axmed Iimaan iyo Tajilaale Axmed baa I xiga. That's it.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Місяць тому +1

    Baasaaborka Jabuuti Reer Somaliland uma baahna. Caqligii baa suulay. Colaada Geelaa Bilaabay. Reer Somaliland toosa.

  • @shaapshaap5140
    @shaapshaap5140 Місяць тому

    300 SADEX BOQOL OO BASABOOR KKKKKKKKK OO REERKOODA YARAA

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Місяць тому

    Aĺle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal h

  • @shaapshaap5140
    @shaapshaap5140 Місяць тому

    Waar niyaw reerkan sidee looga saari karaa cuqdada

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Місяць тому

    Boqor,waxad u muuqataa Nin ay Habar Awal soo dirtay kkkkkkkk
    Xaarkii ayaa ka dhammaaday.
    Hargisa waxa laga dhisay Djibuuti.