HOBOLADDA WAABERI - Nabbi Amaan
Вставка
- Опубліковано 25 лис 2024
- HOBOLADDA WAABERI - Nabbi Amaan :
1- Allaah Xayul Baaqi
2- Allaahu Yaa Allaahu
3- Yaa Nuural Quluubi
4- Yaa Shaaficul Qiyaama
5- Yaa Rabbi Sale
6- Allaahu Allaah
7- Sheekh Yuusuf Kownayn
Mashallah SALAAMULAH YAA NUURIL QULUUBI.... WAYIHI WACNAA
Allaahu yaa allaahu yaa allaaahu iqfirli cabdi qaala
Yaasiinmaxamed jaamac cilm👉💜💛💛💔❤💚💗⛰️🎵⛰️🎓🎓🎓🎓
اللهم يرحمه ويغفر له ويسكنه الفردوس الأعلى شيخ يوسف الكونين رحم الله عليه رحمة الأبرار ويسكنه الجنه يارب العالمين اللهم آمين
MashAllah
Allaaaahuuu.allaaa
Qasiidooyinka weli waan dhegaysanayaa weli dhamaadka maan gaadhin ee waxa ka mida oonan weli gaadhi haday ku jirto tii ahayd yàa nabi saluu calayka salaawaatu laah calayka
Qasiidadaa salaatulaa calayka yàa muxamed waxaan filayaa inuu qaadayo gaadaco ninkii sheekha ku metalayey riwaayadii abwaan dacar ee beeneey waa run
Busi iyo shamsa ayaa kala qaadaya qasiidooyinka Hal mid mooyaane alle haw naxariisto
Allah ha u naxariisto dhamaantood , waxa inta badan maqlaya codka Shamsa cumar Ahmed
Mahadsanid sxb
Guul GUUL soomalaan
Yaan la jarjarin qasaaidkan sidaa ayey album dhan ku yihiine qofkii rabaa haku dhegaysto ama ha kula Soo dego
Shan boqol oo cajal oon hayn jiray ayey ka mid ahaan jireen albankan aan caawa helay
Sallahu calayhi wasalam
Markii igu horaysay dhagaysto waxaan jooga degmada sheekh waxaan 1993 waxanu ku dhagaysan jirnay rikoodh national pasonic ah waxaan ku qayli jiray ilaa markii dambe cajada kasoo qaatay wiil aanu ilmaadeer ahyn waxaan raadiyey mudo dheer maashaalaah waan helay
Scw n.n.k.h.a
Qasaaidkan iyo cajaladihii hore ku jiraan hayn jiray youtubka horaan uga wasyey laakiin waa kuwani aan caawa la kulmay maansha allaah waa fanaaniintii waaberi alle haw naxariistee waxaa ka mid ah kuwa qaadaya shamso cumar iyo maxd maxamuud cige busi iyo qaar kaloo badan waad mahadsantay sxb
Adiga Mudan walaal MAHASANID !
Masha alah
10TH APRIL 2024 CIIDKUM SACIID
Madad
Yaasiin aburaas 58:15
Guul.Guul.slaand
Fanaanadaa u danbaysa waan ilowsanay ee qaadaysa salaamu salaamu calaa sh .yusufil kaynuun baxril cadaa waxaan u malaynaynayaa inay tahay fanaanada hada nool ee
Tiriiig xaashi
markii ugu horaysay ee aan maqlo waxaan soo galay dukaan uu haysatay nin aanu is naqaano waxay ahayd horaantii 80kii halkaas ayaan ka caashaqay dukaankaasi wuxuu yaalay guriga shaqaalaha waa xusuus aad u dheer in badan baan raadinayay waad mahadsantihiin qolada soo galisay
Ok ❤
Xayun baaqi
Waxaan daawanayaa 30/3/2024 // ramadaan oo 20 ah 1445.
Qasiiddooyinkan oo qoraal wata lama helo miyaa ?
Buse iyo shamsa cumar lakiin waxaan moodi jiray fadumo axmed dhibiil dhanaan ilaahay haw naxariisto waxa lagu dambyn qabri
Maansha allaah waan wada dhegaystay way dhan yihiin qasaaidkii oo albumkaan hayn jiray ku jiri jiray qasiidadaan kor kusoo sheegay ee yàa nabi saluucalayka ayaana u danbaysa
Mahadsanid sxb laakiin yaan albumka la jarjarin fadlan
Adiga Mudan walaal ! Haye walaal taladaada waanu qaadanay waxaanu kuu rajaynaynaa caafimaad qab suubban iyo nabad qab sugan ku jirto khayr iyo cibaado EEBBE !
GUUL GULL SLAND
Waa isku dubaridki maxamed
Fahamka.qur.aznka.iyo.murtida.fasirkerd
SCW
Ok
Stop..dad.lita.asn.gara so.laheyn.
Qasaaidkan waxa garan Kara nin fanka wax ka yaqaan sidayda oo weliba dadkii hore ah bes oo weliba reer hargaysadii hore ah
Ciyaal Dumbuluq ! KKKKKKK
Ama ciyaal Xerro-Aawr ! KKKKKK
@@SomTVDiasporas
Kkkk anigu reer axmed guray ayaan ahay sxb
Sce