Dulayste Xaaskiisii Umul Ah U Keenay Askariyad, Somali Calamo Badan Ma Khajilaan 🤔

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 133

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 місяці тому +4

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Tabarak Store In SeaTac Area
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Canada
    Ottowa: Fadumo
    +1 (613) 709-5424
    Calgary, Canada
    Kaysen Products
    +1 (368) 999-8657
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    EUROPE
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    UAE Emirate
    +968 9662 5020
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

  • @Redsand12
    @Redsand12 2 місяці тому +4

    Your laughter is genuine, honest and unique. It gives healthy minds good energy and reviveness. Thank you for consistently reminding us to be grateful from the jump. Stay blessed!❤

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 місяці тому +1

      @@Redsand12 Awww❤️❤️🙏🏼🙏🏼👍🏾🙏🏼✌️✌️❤️❤️

  • @arawelloali5815
    @arawelloali5815 2 місяці тому +21

    It’s unfortunate you believe the ONLF flag was created by Oromo that reveals your lack of history or knowledge in the politics of east Africa the flag was created in 1984 years after the 1977 war with Ethiopia so I’ll highly recommend you to educate yourself on these sort of issues cause it’s highly offensive to people that lost so many family members including my own father that died under the ONLF flag defending his people and land. Yes every Somali clan nowadays is running around with their own flags but only calaan dhiig Lo shubay kumanan shacab Lo xasuuqey wa kan ONLF

    • @Hodan-p3t
      @Hodan-p3t 2 місяці тому +2

      Sister you are right some part, but you forgot to mention that our great grandfathers gave away our land to the Ethiopians openly and freely , lets dig deep down, history is out there well documented

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 місяці тому +5

      Calamada Somalidu xidhato maba kala aqaan. Kan Waxan moodayey Galmudug iyo wax. 😂 Kililka 5 baad soo Ethiopia kama qayb aha, maxaa looga dabaal degayaa walaal, inkasta oo aanan iyaka moodaynba! Meel walba Somali calan la ordaysa ayaan arkaa walaal waana dadkii uun. Mida kale ileen anigu calanka iyo ONLF wax kama sheegine, Naag Somaliyeed uun inay calan xidhantahay nin calan xidhani aanu jirin uunbaan ka hadlay.

    • @lamiahassan887
      @lamiahassan887 2 місяці тому +4

      @@FatxiyaCabsiiyeChannelhabo kii kilalalka maahan dee waa kii ururka la dagaalamayay Ethiopia Midakale Ethiopia gumaysi ayay kuhaysataa dhulkaase ma iyadaale Maxaa kugu dhacay

    • @Hodan-p3t
      @Hodan-p3t 2 місяці тому

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel
      AAD IYO AAD WAA RUNTAA, DHAN Kalaa loola orday

  • @elminaahmed1070
    @elminaahmed1070 2 місяці тому +9

    CALANKA OLNF LAMID MAHEE CALAMADAKALE KANI DHIIGBAAKUBAXAY XABASHI BAALAGUTUSAYA INAY OGADENYA SOOMAALI TAHAY EE HADAAN FAHANSANEEN HAKAHADLIN.❤❤❤

    • @HjkHjk-vm8mw
      @HjkHjk-vm8mw 2 місяці тому +4

      Ogadeniya halkee kutaala ?ileen aduunku dawlad deeganka soomalida u yaqaana oo hal qabiil qudhana ma dego etiopia intasoo qabiilo somaliya dega oo ka mid ah Dir weynee ,gadabursi, isaaaq,ciise iyo qabiilo kaloo oo Dir ah taas ma ku xisaabtan teen iska sheego af maahe

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 2 місяці тому +1

      IIWAD SHEEKADA CALANKA BULUUGA AH CALAN AAN AHAY QIIMO MALEH CALALADA AY ITOBIYANKU IDIIN SOO JEEXJEEXDAY WAX JIRA MAAHA

    • @nimaabdullahi3125
      @nimaabdullahi3125 2 місяці тому

      ​@@HjkHjk-vm8mw google garee Ogadenia and you will see

    • @elminaahmed1070
      @elminaahmed1070 2 місяці тому +1

      Hij map Aduunka buukuyaalaa ee Soomaaliya dhinaceeda ka ee Ogaadeenya hadaad cudur ogaaden qabto iskadaaweey.

    • @hipoali4557
      @hipoali4557 2 місяці тому

      ​@@HjkHjk-vm8mwhadaadan aqoonin barasho kaagama baahnee afkaaga hayso dee

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 2 місяці тому +3

    Habo fadxiyaay wlhi Labo habeen oo kala duwan ayaa kuriyooday inagoo wada joogna ilahayow nabad igu kaa tus habo

    • @HaniApdi
      @HaniApdi Місяць тому

      Aamen aameen wll ilaahay nabad ha kugu tuuso. Wa hooyo. Aan jecelay anuuba❤

  • @dekahaji
    @dekahaji 2 місяці тому +11

    Waxa yaable ninka iyado 10 days umulan ka dhaqaayaya inta ay 5 caruur ah dhalaysay siday ula noolayd 🤔

    • @Hodaneey
      @Hodaneey 2 місяці тому +5

      Waxan arkay qaar iyagoo dhalaya oo beri so xaroo la yidhi ka tagay welina u sii dhalaya so ceshtay mooji damiirku xagu la tagay Bad ist weydinaysaa

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my 2 місяці тому +7

    Aniguba marbaan qoyantaas ahaa, hadda waan iska daayay inaan Masjid reer galbeed kuyaal inaan lacag kubixiyo kadib markii asn arkay masaajidadii oo reer hebel ito reer hebel loo bixiyay.

  • @hibaqdahir6464
    @hibaqdahir6464 2 місяці тому

    Mansha Allah tabarkallah Ur smart hbo

  • @Bintuabdala
    @Bintuabdala 2 місяці тому +5

    Faxiyo cabyi kudhahen cawa qosalka igu dishey😂😂❤

  • @munahaybe9919
    @munahaybe9919 2 місяці тому

    Farxiya Cabsiiye walashay way ku jaceyl 😂❤

  • @HudaHayiin
    @HudaHayiin 2 місяці тому +3

    Jareer calan shikhal calan isaaq calan samooron calan gabooye calan marexan calan dhulbahante calan majeerten calan hbrgidir calan abgaal calan 😢

  • @hanayusuf2262
    @hanayusuf2262 2 місяці тому +2

    Kkkkkkkkkkkkkk Adigu Waxad u eegtahay Libaaaaaxad 🥰🥰🥰💕💕🙏🙏🙏🌷🌷🌷🌷🌷🌹🌹

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 2 місяці тому +3

    Adigu libaaxad ama a lioness baad u egtahay fathiya ❤❤❤

  • @manaishasaid2203
    @manaishasaid2203 2 місяці тому

    Maanshaa Allah,waa run naagah ayaa laga shaqeeyaataa

  • @doog880
    @doog880 2 місяці тому +5

    Farxiyaay macalin muna aniga aqaana ma aha hada waxey jogta london waa been waa mar hore

  • @marianwarsame1010
    @marianwarsame1010 2 місяці тому +1

    Asc abaayo ha dad gudbin qoyanba ma sahlana sey ku keentay ayadoo is dhex taal in ay is duubto

  • @lulitaali6646
    @lulitaali6646 2 місяці тому

    😍👂👂✍️👌💯✅✅❤️❤️❤️🌹🌹🥰🥰🙏🙏 fathia somali rabigeen ayeey ka xanajiyaan saa unbey isaga dabameraysanayaan

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 2 місяці тому +4

    Calamadaas baas I1998 waxa ka hadlay shekh maxamed rashad rabi ha u naxariisto in states Loo qaybin doono Somalia walahi waa runtii haday tii tagan tahay. Waa dad aan fshansanayn ba xata cslankaas inuu states uun calaamad u yahay duul foorara oo qabyaalad baas la hadhay xaqiiq rabina Wuu duleeya qomkii qabyaalada ku dhaqma 😢😢😢😢

  • @burco7626
    @burco7626 2 місяці тому +2

    Salaam, beautiful soul 💕
    Fathia, Alleh isha dulayste iyo qoyan ha kaa ilaliyo runtii meelbaad saartay dadkan 🤣🤣🤣

  • @IsraCabdinasir-oj8sj
    @IsraCabdinasir-oj8sj 2 місяці тому

    Habo caqli badanidaa role model kayga tahay ❤❤

  • @suadfarole5136
    @suadfarole5136 2 місяці тому +3

    This video is not old. Is 3 days ago and they have no reason for them to stop being there.

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 2 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂 alla fadxiyay anigu muuqaaladada waxan udawadaa inaan qoslo wlhi

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 2 місяці тому +2

    Dumarku igaa marka horeba isku meel dayiwaayey

  • @IdmanNur-vw7kc
    @IdmanNur-vw7kc 2 місяці тому

    Waxa khaladaba naag Somaliyeed oo wadan shiyeeye joogta inay dhasho laba ama saddex kala fog wax kabadan sorry for that sister 😢😢

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 2 місяці тому +2

    So true markaad samada is mariso ayay nimanku ku wada daba cararayaan 😂😂,

  • @mowlidali-qs7rx
    @mowlidali-qs7rx 2 місяці тому +1

    Uk bn ku arkey maanta Hyde Park Corner

  • @farhiaisse802
    @farhiaisse802 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkkkkkk alla kujecliyaa samidey caawa wxan labaqtin garay qosol guulayso xbbti

  • @dekahaji
    @dekahaji 2 місяці тому +3

    Badi nimanka Somaliyed waa ma korayaal ninka wayn ee 5 ta caruurta dhalay sida madaxiisu u egyahay wali wuxu isu haysta teenage 😂

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 2 місяці тому +2

    Fatxiyay ka guur meeshaan buuqa badan

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 місяці тому +3

      Meel buuq badan ma degani ee meel Jano yar ah ayaan deganahay. Khamiistu waa maalinta dhirta iyo cawska la jaro

  • @HodanIbrahim-ds7hh
    @HodanIbrahim-ds7hh 2 місяці тому

    Sc waan ku bogey hadaladaada qaar lkn wllo fadlaan abuurta alle haku xadgudbin fadlan qof caqli badan ayaa tahey

  • @NeimaFarah-c4t
    @NeimaFarah-c4t 2 місяці тому +2

    He Fathia this flags is untouchable. It’s Only flag leave it alone

  • @FaisaMusse
    @FaisaMusse 2 місяці тому

    15:51 that's true baby girl

  • @MunafiinAhmed
    @MunafiinAhmed 2 місяці тому

    Habo masjidka waa la dhisa lkn in laga eryo waa khalad masjidka iyo malcamad iyo ceel biyo le intaba marka qof ku dhinto iyo hadu nolo yahay ajar ba u socoda

  • @sucdisafi3692
    @sucdisafi3692 2 місяці тому

    Asc fathia waku salamay aniaga jecel qosolkada waba naga farsixaa dadka buka ilaah ha cafiyo ❤

  • @fahmomohamed9908
    @fahmomohamed9908 2 місяці тому +3

    Calendar onlf oromo maysamaynin waa calan halgan ku suntan e taariikhda dib u baadh waxna hubso.😅

    • @aliabdi22006
      @aliabdi22006 2 місяці тому +2

      ogaden yay ka xorobeen wali wala gumaysta markad isxoraysan dabaal dega idinma necbi runta ku sheega

    • @lamiahassan887
      @lamiahassan887 2 місяці тому

      @@aliabdi22006waa run lkn waxaaadan ogayn taarikhda ka dambaysa e iska aamu

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 2 місяці тому +1

    Shimbir walba iyagaa raacaya

  • @zaynebmohamed5743
    @zaynebmohamed5743 2 місяці тому +1

    Farxiyo abaayo waan ku salaamay abayo please video gan asoogoo dhameystiran soo raadi waa mar hore waxay gadaal ka dhahaysaa waxaa la igu diday in an casharo ka baxsho marka halkaag ban laga xiraneynin on casharada ka bixinayaa dadka waxa ay sheegan waa tan oo kale Subxanallah ❤

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 2 місяці тому

    Habo every story has 2 sides don't believe ionly in one side . Found out before the 2 sides of stories. Wishing Jumah Wanasagsan.

  • @NuuraOmar-yp6bj
    @NuuraOmar-yp6bj 2 місяці тому +4

    Naagaha soomaaliyeed
    Waaa bilaa caqli
    Qabiil iyo calamo aanay lahayn bay u olaysa 😂😂

  • @umamiinmuqtar811
    @umamiinmuqtar811 2 місяці тому +1

    Dee fadxiyaay quraxeey, waxan ku iri fiqiga baro I believe inaanay 2yr kugu qadanayn ee sidaa oga soo tuur runtii xadaradada iyo codkarnimadada waan jecelhay ..
    Qaali tafsiirka iyo axadiistana ku dar yaa sidaabaad ukarbashi lahayd baan ku iri maxaa kugu dhacay😊❤🎉

  • @sweetrollin
    @sweetrollin 2 місяці тому

    I love Fathiya

  • @Zamzammuhumed116
    @Zamzammuhumed116 2 місяці тому

    Marwalba run baad ka hadashaa fatxiya fariid ayan kuu bixiyay ❤❤

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 2 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂😂 Shinbir ayuu u eg yahay kulahaa qosol weyna wuu duuley

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 місяці тому +1

    Farhiya absie run hadaad rabtid meesha lanaga so galey wa dumarka ayaga is neceb ayaga lagu awr kacsada ayaga lacagta dhiiba iyaga xafladaha dhiga waqtigodi waxas ayey ku dhameyen

  • @birimoboss747
    @birimoboss747 2 місяці тому

    Waxa masaajidka diidaya waa faqiiriintii balaayo haku dhacdee

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 місяці тому

    Nimanku. Waa. Haada meeshii raq taalo ayuu dul wareegaa naagaha soomaaliyeed inbadan oo ka midihi waa raqdaa. Meelkasta taala

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 2 місяці тому +2

    Why mosque is the house of God everybody is allowed to

  • @NemaDahir
    @NemaDahir 2 місяці тому +1

    Subaxdii markaad kacdo ka feker waxaad odhanayso. Khayr ku hadal ama iska aamus.

  • @Abdalla-1122
    @Abdalla-1122 2 місяці тому

    Gaalka aad macarafonka ugu hadasho muu naga kaa Aamusiyo

  • @marwo_8031
    @marwo_8031 2 місяці тому

    Calamo badana subxanaAllah

  • @LimoonHaji
    @LimoonHaji 2 місяці тому

    Horey umaan arag Gabadhaas

  • @hanayusuf2262
    @hanayusuf2262 2 місяці тому +1

    ❤❤🙏🙏🌷🌷🌹🌹💕💕💕🥰🥰💕🌹🌹🌹🌷🌷🌷🙏🙏. Maxad Tidhi Dabaqadeed Rabta Ala maxad Asiibtay Anaga u Dhiseyna ugana Dhigeyna Imaanadii ugu Horeysey ee Naga Gaadhsii😂 Qoyan Qadhmuun Weyn aya Olalisey Aduunkii❤️❤️🙏🌷🌷🌷🌷🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my 2 місяці тому +2

    Waxan u maleynaa video gan inuu sanadkii hore yahay, markii ay Masaajid isku qabsadeen reer Sweden.

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 місяці тому +2

    Somali inay u dhamaatay waxan ku ogaaday qofka wanaagsan ama wax xaqa ka hadla markiiba waxaa lagaaga hor imanaya jaahwareerin iyo ciyaar baba laga dhiganayaa gabdhaha haldoor ka ah a waxa losoo diraya kuwo qoyan ah

  • @sheikhabdullahi5826
    @sheikhabdullahi5826 2 місяці тому +1

    Na xishod

  • @salmanosman3511
    @salmanosman3511 2 місяці тому +1

    Lol you are gorgeous

  • @Lizzie17383
    @Lizzie17383 2 місяці тому

    Waa 2022 gii video gu

  • @Dresstoimpressgirl_087
    @Dresstoimpressgirl_087 2 місяці тому

    Waa ayaan xumo aad u weyn 😢😢😢😢😢😢😢 calamada Qabiilka💔

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 2 місяці тому

    XABIIBTI FARXIYA CALANKA AAD SOO QAADATYA WUU KA DUWAN YAHAY CALAMADA AY OROMADU SAMAYSAY. WAXAA FIICAN INAAD SOO BARATO WUXUU U TAAGAN YAHAY CALANKAN WAA KII DHIIGA BADAN U SOO DAATAY XORAYNTA OGADENIA AMA SOOMAALI GALBEED. FADLAN HA SOO BARBADHIGIN MARYAHAN AY SOOMAALIDU ISLA BARBAR ORDAYSO

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 2 місяці тому

    Free shiiber❤❤❤

  • @taqiyachannel7445
    @taqiyachannel7445 2 місяці тому

    Sheekadaa xarkaa ayan ku aystaa😂

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 місяці тому

    Naagaha soomaaliyeed caruurtoodii qurbaha ku dhalatay xitaa qabyaalad. Qaldan ayey bareen

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 місяці тому

    Masjidka gabdhaha lacagta bixiya iyagana loo diidaa Alla maxa naagaha yurub lacagtoda iyo dahab laga uruursadey 😂😂

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkkkcali rifaane❤❤

  • @FaisaMusse
    @FaisaMusse 2 місяці тому

    18:02 🤣🤣🤣

  • @FaisaMusse
    @FaisaMusse 2 місяці тому

    15:41 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fs292
    @fs292 2 місяці тому +1

    😂😂Hilarious 😂😂 Shimbir yahaw ma duusha, ma shalmad raacda😂

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 2 місяці тому +3

    WAHAABIYO YAAN SHILIN LA SIIN,

  • @املمحمدالهاشمىالهاشمى

    Horta nagahan in lag hadlobaa maha wyo dee nagahano caqli ba malaha maraka hadlko wa ku khasare

  • @rodamire1502
    @rodamire1502 2 місяці тому

    waxa uu u eegyahay qoolay😂😂😂

  • @haweeyamahamud1430
    @haweeyamahamud1430 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Waallhi maanta sidaan uqoslay

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 2 місяці тому +1

    Walaal waxaa u sameeyay Tigree Meel walba qabsaday ee shirarka Soomaaliya lagu heshiisiinayo waxay qalo walba la tegayso Iyagaa u diyaarin jiray oo u qori jiray qudbada xataa.

  • @hananismail3157
    @hananismail3157 2 місяці тому +1

    London bay joogta

  • @iqramoallim
    @iqramoallim 2 місяці тому

    Fathia maxa run shegtaa waxba malahan melahay udabal degayan waa meel lagu dhintay xita kii rafadka ku jiray xita wuu dabal degaa

  • @HjkHjk-vm8mw
    @HjkHjk-vm8mw 2 місяці тому +1

    Runtey sheegtey miyaa lagu haysdaa

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 2 місяці тому +1

    Nimankan wadaadada iska dhigaya waxad moodaa in ay diintu tahay in dumarka la faro in ay ku xukuman yihiin in ay mar walba samraan oo uu waajib ku yahay samirka raguna waxay rabaan sameeyaan oo iska salaqdhawdaan samirka islamkoo dhan baaa la faray taasna waxay keentay in somali dhibka ka bixi waydo

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 2 місяці тому +2

    SubhanaAllah what’s wrong with you lately? You going too far! Maybe it’s because your marriage problem’s with your gaal husband, laakiin Caaqo dhigo!

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 2 місяці тому +1

      Imagine calling a Muslim man a “ gaal “ ka fiirso wxad soo qoreeysid. Isku xishoo 🤦🏽‍♀️

    • @maryambrahim82
      @maryambrahim82 2 місяці тому

      Naagtan xishood ma taqaano waa musiibo Allah adoomihiiisa in ay u aman galisaa fiican

    • @Isrealareliars
      @Isrealareliars 2 місяці тому +2

      You are not better either, talking about things you don’t know. You can advised her, you don’t need to worry about her husband, he might be better than you in being Muslim.

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 2 місяці тому

    😂😂😂😂 how can she know what to do hahahah they always Say Amuuus fuur iyo xaanjo ku gaashe 😂

  • @salmacadey7548
    @salmacadey7548 2 місяці тому

    Gobolka maraykanka ka joogtidba calan waa leyahay calamada maamulada somaliya waa caadi in lo dabaal dago sida putland somaliland iyo galmudug lkn calamada qabiilada baa daran qabiil

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 2 місяці тому

    Ninku qadaad xumaa😂😂😂

  • @bebomoses4887
    @bebomoses4887 2 місяці тому

    20:00 hada ninkaa maxaa ku cayday habar waalan waxyaabo shaksi atack ah miyaanay ahayn alaabtiisi buu qaaatay xataa mahadlin uu

  • @elminaahmed1070
    @elminaahmed1070 2 місяці тому +2

    Farxiyaan Adeeradaa iyo Abtiyaashaa lama,iibsan waa gartaa inaad ku digato Calanka onlf wuukahoreeyaa Calanka onlf waxa lasameeyay 15.8.1984 Calan xabashi inaad ku tilmaanto waagartaa Soomaaliyo dhami wayna,iibsadeen hagubadnaadeen Adeeradaa Raaligelinkabixi og oo dhami wa,inay falawga kaalanoqdaan aniga kakow ah.

    • @Hodan-p3t
      @Hodan-p3t 2 місяці тому

      MAXAA la iibiyay walaal, sowta taariikh du qora EE taala aduunka oodhan, inay awoow yaashaa yidhaahdeen anagu itoobiyo ayaanu raacaynaa oo wax Ku darsanaynaa, WAA taariikh qoran ood soo heli karto HADAAD doonayso walaal

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 місяці тому

      ​​ONLFtii runta aheyd waligeed Ethiopia ma raacin mana ogolaan wax Soomaalinimo ka sokeeysa. Fatxiya markan cimaamadaa ka dhacday, waa in ay raali galin degdeg ah ka bixiso. ONLF waa dhiiga SOOMAALIDA. Yes Soomaalida kale sida Somaliland, pland Galmudug Hirshabeele, KGS iyo Jubbaland Ethiopia ayaa u sameeysay.​@@Hodan-p3t

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 місяці тому

    Kuwad fatxiyay dawacooyinkan isu yimid ee wax kasta hadii lo sheego qabiil uun ka dhex arkaya waa qolama bay somali kaga dhegtay

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 місяці тому

    Lacag caruuri leedahay. Iyo lacag been lagu helo ma banana in sadaqo loo bixiyo

  • @hodanomar9395
    @hodanomar9395 2 місяці тому

    Kkkkkkkkk walaahi jannadii baa qurub qurubaa baa loo iibiniyaan

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my 2 місяці тому +1

    Fathia absie, Caeale Adan kasoo hadal, haddan arkayay isagok guur cusub loogu hambalyeynayo.

  • @rodamire1502
    @rodamire1502 2 місяці тому

    Candho qabsato😂😂😂

  • @sadiyomohamed303
    @sadiyomohamed303 2 місяці тому

    Digaag buu uegyahy dhoorka

  • @ilhan8936
    @ilhan8936 6 днів тому

    ቆየን ፈትህያ

  • @tamaanmobilemaintenance5875
    @tamaanmobilemaintenance5875 2 місяці тому

    Farax faqir wa fulay oyado umulu kabaqaya 😅😅😅😅

  • @halimoburale4624
    @halimoburale4624 2 місяці тому

    Kkkk

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 місяці тому

    Waarun naag mooyee nin calan sita arkimaysid

  • @IdmanNur-vw7kc
    @IdmanNur-vw7kc 2 місяці тому

    She isn't very smart heblaayo 😂😂😂😂

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkkkkkk

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 місяці тому

    Waarun. Xitaa. Calan shaydaankan ma tolankaraan

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt 2 місяці тому +1

    😂😂😂😂

  • @sahrayuusuf6269
    @sahrayuusuf6269 2 місяці тому

    Shimbir 😂😂😂😂😂😂

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 2 місяці тому +1

    CALANKA OGADENIA IYO SOMALI GALBEED WUU KA DUWAN YAHAY CALAMDAN AAD SOO QAATADAY.
    SOOMAALIDA DAGAN SOOMAALIYA CALAMADA AY LA ORDAYAAN WAY KAY ISKU XAAQEEN IYAGA DHEXDOODA. LKN MIDA SOOMALI GALBEED DHIIG BAA U DAATAY

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 2 місяці тому +1

    Isbuucii hore Genyada madow ku xadgudubtwy.
    Isbuucaan ONLF😮

  • @kadramohamed7802
    @kadramohamed7802 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂