𝐊𝐇𝐀𝐓𝐀𝐑𝐓𝐀 𝐉𝐈𝐍𝐊𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐒𝐈𝐗𝐈𝐑𝐊𝐀 || 𝐐.𝟐𝟑𝐀𝐀𝐃 || 𝐒𝐡.𝐌𝐮𝐱𝐚𝐦𝐦𝐚𝐝 𝐒𝐡.𝐈𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐢𝐢𝐥

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • Fadlan hadaad nagu cusubtay SUBSCRIBE saar si aad u noqoto qofka u horreeya ka faaidaysta┇►www.youtube.co....

КОМЕНТАРІ • 38

  • @fadumomohamoud3371
    @fadumomohamoud3371 4 місяці тому

    Scw
    Sheekhaan xagee lagala xiriiri karaa

  • @abwaanmaxamedxaamudnuur7431

    Wll ku saliya nebi maxamed scw

  • @cabdinasirhaji6265
    @cabdinasirhaji6265 3 роки тому +6

    Kama daalin kamana daalaayo taxanahaan Mashallah sheikh maxamed ismaciil Allaha barakeeyo oo jannada geeyo aamiin

  • @ismaciilibrahim6532
    @ismaciilibrahim6532 3 роки тому +2

    Sh muxamad sh ismaciil jazakalaah

  • @uabdi7266
    @uabdi7266 3 роки тому +2

    Maansha Allah ilaa maaalintaan bilaabay aad buu iigu socdaa ilaahay sheekha habarakeeyo aakhariyo aduunba

  • @shaficixiis613
    @shaficixiis613 3 роки тому

    Sh. Maxamed lanbarkiih hale ha

  • @sadakbirre6272
    @sadakbirre6272 3 роки тому +2

    Allahay khayr badan ha siiyo sheekha iyo maktabada alxusayniyah
    Waxana codsanlaha in sheekha la waydiiyo baabka rusheeyeyaaal nimanka la baxay ee suxarada kolay wuu garanayaaa

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 3 роки тому +1

    Maktabada alxuseeyni waad mahadsantihiin sidaas usoo dadajiya barnamijka shiikha

  • @daadir2020
    @daadir2020 2 роки тому

    Masha alh

  • @Mustaqbal11
    @Mustaqbal11 3 роки тому +2

    msha Allah sheikh

  • @mustafeabdullahisaid8512
    @mustafeabdullahisaid8512 3 роки тому +1

    Mansha Allah

  • @AliAhmed-db8tm
    @AliAhmed-db8tm Рік тому +2

    Laakin maxaad inooga qariseen 21 iyo 22 aad ee muxaadarrooyin oo ah qeybaha ugu muhiimsan in uu qofka ogaado

  • @khadraduse3038
    @khadraduse3038 3 роки тому +1

    Manshallah illahay hanagu anfo

  • @shamsoqurux3547
    @shamsoqurux3547 3 роки тому +2

    Sheikh Allah dartii ku jeclahay, intee laga helii kara shiqaan

    • @ahmed01010.
      @ahmed01010. 3 роки тому +1

      na dumarkisu yany ku maqli 😂

    • @muxaadaromediapro7570
      @muxaadaromediapro7570 3 роки тому

      hargeisa wll xaafadda boqol iyo kontonka

    • @shamsoqurux3547
      @shamsoqurux3547 3 роки тому

      @@muxaadaromediapro7570 shiqaa nairobi mu imada

    • @muxaadaromediapro7570
      @muxaadaromediapro7570 3 роки тому

      @@shamsoqurux3547 mey ell reer hargeisa waaye

    • @hodanxassan1001
      @hodanxassan1001 3 роки тому +1

      Asc sheekh allaha kuxafido maxa kudhacay muxadaradan qaybtii 24aad waan sugi la,ahaye noso dhaqso waan lasocdaa muxadaradaan aadna waan uxiiseyaa adna illaahay hakaa abaal mariyo wax badan waad iga jaahil bixisay mowduucaan shuran shiikhanaa

  • @burhanhassan4610
    @burhanhassan4610 3 роки тому +2

    Guryofan.
    Guryoon.
    Laan.
    Ama Gensing.
    Gensing waxuu yalaa isagoo loo isticmaala quwada ama ka hor tagida dacfiga iyo tabar yarida jirka ku dhacda. Chinese root oo waxaa naga dhaadhacsan in chine kaliya ka baxo.
    Sheekhu magacyadiisa hasoo badiyo illaa Somalida gaarisa kuwa koonfurta, koonfur galbeed, hiraan, iyo mudugba haku talo galo

  • @nuurhasan
    @nuurhasan 3 роки тому +1

    asc maxaa helay sheqii fadlan noo soo sheega xiliga soo laaban doono sheeqa insha allaaah

  • @cabdifataxmustafe880
    @cabdifataxmustafe880 3 роки тому +1

    Meedy qaybta 24

  • @Mohamud63
    @Mohamud63 Місяць тому

    1:18

  • @haw_6060
    @haw_6060 3 роки тому

    Masha allah

  • @nuurhasan
    @nuurhasan 3 роки тому +1

    asc waan sugenaa kheebtii 24 AAD

  • @hafsah6823
    @hafsah6823 2 роки тому +1

    Geedka af English yaa ku yaqaaano

  • @ziaynabhassan4293
    @ziaynabhassan4293 3 роки тому +2

    kuso dhakhsada plz ila kaw wa lasoconee

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN 8 місяців тому

    Maxa jira hee away qeybti >21baad

  • @user-eu2kv1kr4x
    @user-eu2kv1kr4x 3 роки тому

    Qaybta 24 nooso galiya ilaahay haydin barakeyo

    • @hamseibnusaed7673
      @hamseibnusaed7673 3 роки тому

      Sheekhu Safar ayuu Ku maqnaa markaa, xalqaddii 24 ayuu galay jimcihii dhaweyd ee ay taariikhdu ahayd 26/02/2021

  • @hassanyare8416
    @hassanyare8416 3 роки тому +2

    waar sheekhii mee 24 25 26 ma hayne saddex jimce 😪

    • @ladniitoahmed4025
      @ladniitoahmed4025 3 роки тому

      Ana wlal waa raadinayaye tlow maxa helay

    • @hamseibnusaed7673
      @hamseibnusaed7673 3 роки тому

      Sheekhu Safar ayuu Ku maqnaa markaa, xalqaddii 24 ayuu galay jimcihii dhaweyd ee ay taariikhdu ahayd 26/02/2021

  • @xaruuntacilaajkayamani2514
    @xaruuntacilaajkayamani2514 3 роки тому

    Geetka magiciis cab cab ayaa looga yagaaana kuufirta إسمه العربيةالأشوانغند أوالعبعب المنوم ama geet caruureet

  • @aliyaali145
    @aliyaali145 3 роки тому +1

    Mareer miyaa

  • @habiiaibrahim1402
    @habiiaibrahim1402 3 роки тому

    alow naga xafid