RAHMA ROSE 2016 DHEEF OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 328

  • @Maria-nc2kr
    @Maria-nc2kr 4 роки тому +21

    The amount Dirac’s she’s wearing in this video omg ❤️❤️❤️😭 Not only is she very beautiful MashAllah but her dirac choices are just sooo beautiful , different dirac colours, patterns and everything she’s is so lovable 😘

  • @ashrafarashid329
    @ashrafarashid329 2 місяці тому +2

    Fanaanad lawaayy rahma rose halkee kadhacday fanka miyey iska deysay waala tabay

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 7 днів тому +3

    Oh goshhh still my fov song masterpiece any one in 2024?😢

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 8 років тому +2

    Ilaahey ha kaa madoobeyo wax kaqeerbadana Ilaahey ha kuugubadalo Aamiin yrc*

  • @omarfanaan4660
    @omarfanaan4660 8 років тому +4

    Codkaada aad iyo aad buu u macaan yahay, markii lagu daro quruxdaada iyo habsamida cayaartaada waa cajiib,fantastic.

  • @queennaemah3430
    @queennaemah3430 8 років тому +7

    Nafteyda dhan hoo tadana ii dhiib aniga ❤️ nce song💕👍

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 6 років тому +3

    Esh cala cod macana inabtiday rahma Maxamed Ismaciil Cali rahma ros 🌹💋💋💋💋💋❤️❤️💋💋💋💋💋💋👏👏👏👈

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 роки тому

      Xamdi kalgacal Hamdi halgan soo dhigi berigii En Amiir caayayey usoo raacay ee caayay laba wajiile nimada wllo jooji anigu waxaan ahay wiil youTubeka ku xidhan liketa xitaa kuusaara

  • @ogadeniaqueen9224
    @ogadeniaqueen9224 8 років тому +4

    I love u Rahma Rose and I missed u so much keep it up macanto manshallah what a beautiful voice

  • @reeqacarab
    @reeqacarab 4 роки тому +1

    Raxma gaaabo 😍 2020 July 31 maalin jumce ah oo ciiid ah ayaan dhegeysanayaa 😍

  • @rahmauk6005
    @rahmauk6005 8 років тому +12

    😍😍top 🔝 wlhi make up dressing dhan wlba Waka dhisan thy rahma💓💓 you can't imagine how much I love you habibti cadowgada cagta hosteda yaqe nag meshan so istagta oo adi ku gadha malaahan waku sexexay wax wlba Ada u siita qali 💝💝😍😘keep going

  • @xasandheere3956
    @xasandheere3956 8 років тому +1

    Masha Allah waxaas baa fanaanad lagaadhahaa way isku dheelitirantahay dhamaanteed

  • @zamzamzacad2013
    @zamzamzacad2013 8 років тому +2

    sidi dhayahaygiban wax dheerkugu arka sidii dhagahaygiban dhawaqyada kugu maqlaaa dhexdayda ku noolidaaaaa wawwwww nice song

  • @munaali2594
    @munaali2594 8 років тому +8

    Aweeee everything is on point 😍😍😍😍💯

  • @nimcoaweys286
    @nimcoaweys286 7 років тому +14

    waa qofta keliya ee timeheeda ku kalsoon

    • @zackburr2602
      @zackburr2602 7 років тому +1

      biley buruko tahay ma warbaad uhaysaa

  • @sunyareh
    @sunyareh Місяць тому

    Ilove songs ❤❤❤❤

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 8 років тому

    waan ku qancay duubista liibaan jaamac
    heestan dron baa lagu duubay caadi maahan really

  • @rihamibrahim5188
    @rihamibrahim5188 8 років тому +1

    wow cadi ma tihid abyo mash allah codkaga ayaba i deqay wlhi i nolow dhigaga ugu sharaf badnow abyo viva for ever rahma sharf ilv u my dear sisrer

  • @nafissaali439
    @nafissaali439 8 років тому +4

    I LOVE IT RAHMA ROSE,MAKEUP AND DRESS ON POINT. BEAUTIFUL SONG SIS

  • @maryansaid6279
    @maryansaid6279 8 років тому +3

    makeup and fashion always on point girl 😍😍😍

  • @dayaxnorman
    @dayaxnorman 8 років тому

    RAHMA ROSE naftayda dhan hooo dhan taadana ii dhiib aniga [macaanow aanku dhaashadeee] ax intaa saaa kadhiman heesta lakiijn sida kale walahy waa hees qaaliyo

  • @laylacumt9627
    @laylacumt9627 8 років тому

    Woooow liiban duubis u daaaa alle gacmaha kaama qaado bro liiban rahma rose heeskan waad kacsantahy habo hlkaaa kaga hy way ideeqday wleee aniga

  • @barnibaarafrax5551
    @barnibaarafrax5551 2 роки тому

    Habeen tirsi 33sano cimriga 120jir iska dheh🤝Fananda timaha cawalin waxay ogtahay waxa badan oo anay ogay fananta kale hasocoto ha iga caajisan dhimasho mooye wadeeco kadheere👌🥰😊😊😊

  • @mustaphavlogs3254
    @mustaphavlogs3254 8 років тому +3

    liiban rahmo rose usheeg video heeso badan ineey keento fananinta kalaa dhaafi rabo haisdaba qabato cml

  • @mahadaidid6451
    @mahadaidid6451 7 років тому +4

    Gabadhan Gaabani waa shax shax miidhan 😍😍😍😍😍😍😍🔥🔥🔥🔥🔥👌👌👌👌👌👌👌

  • @asiye717
    @asiye717 3 роки тому

    Laxanka Hodan Cabdiraxmaan Dheere 😱
    Sidii Dhayahygi ban wax iga dheer kugu arkaa🥰
    2021✌️

  • @10kbabeee17
    @10kbabeee17 7 років тому +5

    she is my favorite lady aan tageer sanahy

  • @nimoali9964
    @nimoali9964 8 років тому +2

    makeup ♡♡♡♡♡
    hair ♡♡♡♡♡♡♡
    outfits ♡♡♡♡♡♡
    everything on point ♡♡♡

  • @hodanf2829
    @hodanf2829 8 років тому

    Rahma hilibka iska rid adoo gaabnaa buu kusii gaabshaye duruucdan baac waynahaana qaar iska jar heestu waaa top

  • @haniabdirahmanjibriilchann8157
    @haniabdirahmanjibriilchann8157 8 років тому

    wah wah waxba ka dhacay allow ku dhor adun iyo aqiro ba il xuun kuma arakdo my sister

  • @hannajama9811
    @hannajama9811 8 років тому +1

    Rahma rose you the best and off course liban jama you so talented bro.🙏🏻🙏🏻

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 8 років тому +4

    Amiina dhool yaysan ka dheeran Kabo dheer So qaado duco qabto l0l

  • @AhmedAli-rc4hs
    @AhmedAli-rc4hs 3 роки тому

    islaantaan waan ka helaye masha allah inabti wan ku sitaa wallee

  • @hudahuda8633
    @hudahuda8633 8 років тому

    sidii dhaayahaygii baan .....oof caleeg dhexdayda ku noolidaa....well done

  • @JamalAli-cl3wq
    @JamalAli-cl3wq 6 років тому

    Wow Raxma roses myfeferat singa waxaan jecalahay sida ayisuruxfo

  • @hanitaxubi1177
    @hanitaxubi1177 8 років тому +1

    Hees shidaN weYe
    raxma rose
    Long life quen
    Allah keep you

  • @dhaymancabdi3454
    @dhaymancabdi3454 8 років тому +1

    sidii ubad aan dhalan dhibkaaga illaliya sidii will ila dhashaan anigu adiga ku dhowrayaa waw wanka helay runti heestan rahmo ruusa nolow shrfy

  • @safiyaabdillahi7481
    @safiyaabdillahi7481 8 років тому

    Wawwww Rahma Rose nice song keep on wallal macha allah! ♡ beautiful

  • @hannahaskar7587
    @hannahaskar7587 6 років тому

    Dumaraw maad numaysan haddan ku idhaa hadalkina caafimad iyo amaan ah hadii si dacadaa lo dhagaysto life kaa hadalka dadka haday xumantu ku badato waa la xumaan anaa hubaa haduu wanagu ku batana waa la wanagsanaan UA-cam igala hadal phone ha sugin shaydan way adagtay sidaad ku aragtaa wana kaa idinku jiraa all inta heesta

  • @haniabdullahi2359
    @haniabdullahi2359 8 років тому +21

    sidii ubad aan dhalaan dhibka kaaga ilaaliyaa
    sidii wiil ila dhashaan aniga adiga kuu dhowrayaa
    sidii dhaayahaygii baan wax iga iga dheer kugu arkaa
    sidii dhagahaygii baan dhawaaqyada kugu maqlaa dhexdhayda ku noolida

  • @samiiramahamed4750
    @samiiramahamed4750 8 років тому +3

    oheey oh best fanaan waaye wlhi naag soo gaarto malahan rahma rose nolow yaaqe naagaha kale baacyaal waaye saan iskuma ruxi katana wlhy😂😂

    • @jama19
      @jama19 8 років тому

      balayo ku ruxday cml

    • @caashakaneeco5544
      @caashakaneeco5544 8 років тому

      +shiimow jamac war inanta habaarka ka daa

    • @jama19
      @jama19 8 років тому

      Deqa Mohammed​ abayo qof bay kula tagarysa in ay isruxdo cml maficna dhageeso ma xuma lakin .....

  • @muunaandi2908
    @muunaandi2908 8 років тому +1

    wwwww esh calaa hees waan Ku dakhranahay heestani

  • @kadarabdi6501
    @kadarabdi6501 8 років тому

    Waaaw igu dheeridaa cadi mahan heestu Soo baas qarkalo nocasana raxma

  • @kadijalove4769
    @kadijalove4769 8 років тому +4

    naag hadii gacalkaa galaayo ha gabanaato hee ......

    • @hoodothaharmohamed4862
      @hoodothaharmohamed4862 8 років тому

      Wadani ibrahim wax dhintayba tay dhaaf gabadha noh

    • @kadijalove4769
      @kadijalove4769 8 років тому

      +Wadani ibrahim Kolee dadkii horay dhahay qalanjo adle haku anfacdo hahhahah

    • @mohamedabdi9712
      @mohamedabdi9712 8 років тому

      Ha gaabnaato maxuma lakiin ha buurnaato lama dhihin!!! hadii kale sanadkasta sariir cusub inaad soo gadid waaye...lol.

  • @muniragutale401
    @muniragutale401 8 років тому

    www hees shidan video aad u qurux badan iyo cod macan 😍😍

  • @aliyaahabasheikh4643
    @aliyaahabasheikh4643 7 років тому +10

    raxma make up anaa u mariyay whuuuuuh

    • @makiaden8041
      @makiaden8041 6 років тому

      Aliyaah abasheikh ' @

    • @esmaalovee2973
      @esmaalovee2973 5 років тому

      No you didn’t. Stop lying. The makeup is by Katra Abdulahi.

  • @samatarabdo1486
    @samatarabdo1486 8 років тому +3

    Nice Song I Love Rahma

  • @slandbuuhoodle8378
    @slandbuuhoodle8378 8 років тому +6

    naayaadha rahma ma gaadhaysan cayda joojiya siilkiina u taliya xaasidin baad tihin

    • @rahmaawil6417
      @rahmaawil6417 8 років тому

      hhhhh mcno tell em why hate another woman i luv my cuzzin shes my #1 gabooye 4life

  • @OneState_277
    @OneState_277 8 років тому

    naftada isii mee maree mkeup Qatar ku marsan caloshas ma kugu talaa allow aniii cabdi good meyey

  • @dhuxulegaab7395
    @dhuxulegaab7395 8 років тому

    bal in uu fanki waashay heestan iyo hees hodan cabdiraxmaan qaadaaa waa isku music oo waa isku laxam ,midh ma kala duwana wataa bal eega idinku

  • @edilali158
    @edilali158 8 років тому

    gaabey kuuseey raxmo waa ka baxsatey yaaqeey!

  • @shunajla
    @shunajla 7 років тому +2

    kindly can someone get me the lyrics of this song...please

  • @rahmaawil6417
    @rahmaawil6417 8 років тому

    eesh calal hees my sis...😍😍😍😍gabooye 4life

  • @salmafajiste1280
    @salmafajiste1280 8 років тому

    Nus mitir waaxid dheh style iyo is rux rux adaa kawad tid inta kale 👌🏻

  • @ilwaadquruxilwad3326
    @ilwaadquruxilwad3326 6 років тому

    Alla miskiinta markeyga dhaceysay muxuu iga wareejin waayey oh

  • @ibrenabdullah9040
    @ibrenabdullah9040 8 років тому

    best song of the yr..congrat Rose

  • @idiriismohamed7475
    @idiriismohamed7475 7 років тому +1

    ka helay heestan caadi maha

  • @Roodadulundul
    @Roodadulundul 8 років тому

    inbadanban sugayey wlhi heestan 😍😍😍😚😚

  • @kowsarali1081
    @kowsarali1081 8 років тому +1

    wwww raxma roosa fananad aaan tagero ishcalaa erayo ishcalaa cod cadowgaga unolow ilxun kuma aragto

  • @anisaqueen1482
    @anisaqueen1482 8 років тому

    Huunoow xabiibi igu dheeridaa axyaa hees Queen rahma roose ❤️💋😍💕

  • @ugaaz
    @ugaaz 8 років тому +39

    Balaayo kula Cod macaanaatay ❤️

    • @samiraosman2620
      @samiraosman2620 8 років тому +2

      😂😂😂😂😂

    • @ugaaz
      @ugaaz 8 років тому +1

      +Samira Osman Beenteey miyaa hee kkk

    • @samiraosman2620
      @samiraosman2620 8 років тому +1

      +Ugaaz Arafat may maahan😂😂😂😂😂😂

    • @cadnaanmontolivo7196
      @cadnaanmontolivo7196 8 років тому +1

      +Ugaaz Arafat Najisow balaayo gaabi badan ma u qarinaysa
      inkar qABTA

    • @ugaaz
      @ugaaz 8 років тому +1

      +Cadnaan Montolivo kkkk
      Dhib badnidaaa 😂😂😂

  • @asmahodan3207
    @asmahodan3207 7 років тому +2

    xabiibi igudheridaa

  • @muqtaarmahamud9609
    @muqtaarmahamud9609 8 років тому +2

    waaw inaba caadi maahan

  • @hayatmohamed6685
    @hayatmohamed6685 8 років тому

    my song ,waw i miss my hearth when i hear this singer

  • @nimcoalidolal6096
    @nimcoalidolal6096 5 років тому

    Rahma fanaanad qaliya hore usi soco queen 🔥🔥🔥

  • @abdikariimmohamedahmed3004
    @abdikariimmohamedahmed3004 2 місяці тому

    nabsi heestan waa ereyo waaqici ah bidhaamisa hadaad kuxadgudubto quf kujecel inuu Nabsi meelyaal aadiyo aad waadhacdo ilsa anigan aan inbadan arkay ee Ragoow hala ilaasho dumar mar waa dacar marna waa dunidoodhan ogoow markaan irri waa dunidoo dhan waxbadan ayaa halkaa ku aasan xumo iyl samee dadaala

  • @diimahproduction9242
    @diimahproduction9242 8 років тому +4

    inantu siada kale wey quruxbadantee in yar oo dherera ayuunbaa ka dhiman

  • @umufathiabdullahi4880
    @umufathiabdullahi4880 6 років тому

    Waaw raxmo Ross 🌹 eshcalaa hees iyo nice voice waaaaaaaw 😘

  • @alinahaji6379
    @alinahaji6379 8 років тому +2

    hesta ad ban u jacelahy

  • @msogadenqueen7594
    @msogadenqueen7594 8 років тому +4

    Love u rahma roose she is my favorite singer her and fartun but fartun she is not fanan anymore

  • @busraabursalove587
    @busraabursalove587 7 років тому +3

    walashay rahma

  • @somaliasomalibaaleh1342
    @somaliasomalibaaleh1342 8 років тому +1

    k.k.k.k.k.k.k.k tan haddey dheeraan lahayd waba leysku dili lahaa.

    • @salmaahmed6227
      @salmaahmed6227 6 років тому

      somalia somali baa leh waa Run laken waxaba ka madhina

  • @dayaxnorman
    @dayaxnorman 6 років тому

    Walhy qofran heesaheeda anooon dhegaysan mA seexdo aaad baan u jeclahy

  • @vuurventabdjl2375
    @vuurventabdjl2375 8 років тому

    Roosa palayo kula shidnaatay love u 🆙💯💕💕💕

  • @kadanahmed1584
    @kadanahmed1584 8 років тому

    I love you Rahma Rose !

  • @bbemuniiza7283
    @bbemuniiza7283 8 років тому

    ax yaa fanaanadaan jivliyaa😍😍😍😚😚 noloow

  • @ayaanitomacanitosulubito1679
    @ayaanitomacanitosulubito1679 8 років тому

    Wooooow bacwenaha idilay 😍😍

  • @amrandhagatreey9924
    @amrandhagatreey9924 8 років тому

    Rose nice song timahaaga aan ka helay xbbti😃😃

  • @Thekingpubg1
    @Thekingpubg1 8 років тому

    wax nool Aa ku nooleya Somali ku maahmaahan

  • @najmacudoon5977
    @najmacudoon5977 Рік тому

    luqmaanow 😢

  • @mahamedwardi1989
    @mahamedwardi1989 8 років тому

    jareertan masaariiftuun baa ka gashee hees garanmayso

  • @ismaibrahim8043
    @ismaibrahim8043 8 років тому

    you killed this video That my girl ♡

  • @aishabbey9875
    @aishabbey9875 8 років тому

    Qatar iiga dheh 💖💖💖❤️👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽

  • @ifrahcqani1195
    @ifrahcqani1195 5 років тому

    zidii upad aan dhaly dhiipkaag ilaaliyaa zidii wiil ila dhzhy Aniga adigaa ku dhawryaa heez mcn Raxmo hore uzoco

  • @manmalow6948
    @manmalow6948 8 років тому

    hees iyo badh rose caadi maahan heestaan

  • @sucaadmaxamed4660
    @sucaadmaxamed4660 6 років тому

    Mansha allh full respect Rahma Roos

  • @queenbeauty350
    @queenbeauty350 8 років тому

    mansh Allah gorgeous rahma rose keep it up

  • @caashakaneeco5544
    @caashakaneeco5544 8 років тому

    rahma roose waxan ku jeclahay laabteda ayan dawada sidey uu ruxdo

  • @arabmulla2330
    @arabmulla2330 6 років тому

    Best fanan cod iyo qurux leh

  • @koshinhassan9120
    @koshinhassan9120 8 років тому

    cadeey that is amazing song sis

  • @daganabdi8051
    @daganabdi8051 8 років тому

    dhamaadka heesta wey kuftay dami camerada ayey leedahy maskiin

  • @MrSaabiir
    @MrSaabiir 8 років тому

    mashalah il ilaahey haka dhooro macaanto

  • @abdallayusef5385
    @abdallayusef5385 8 років тому

    woow esh calaa hees ilike it

  • @moqurux6717
    @moqurux6717 8 років тому

    Waaaw sidii xaraf leydhigad xusuusta kuso dhacdaa

  • @shacaybabdirahmaan184
    @shacaybabdirahmaan184 8 років тому +1

    Walee dhexdeeda waa lagu noolaan karaa
    #waliba_labo_haday_is_cidhiidhsadaan hhhhhh

  • @abdifatahhussein2245
    @abdifatahhussein2245 8 років тому

    quruxley weeye rahmo rose

  • @MrLilort
    @MrLilort 8 років тому

    Her make -up !! On point !!

  • @saforahajihabiib3903
    @saforahajihabiib3903 8 років тому +1

    waaaaaw nce song make up kana Cadi mahan wekufte muka jaro inta alla xassna bsnka

  • @khadraokieh8044
    @khadraokieh8044 8 років тому

    Wooooooooow my sister nice song

  • @faizabeela5731
    @faizabeela5731 8 років тому

    xabiibi igu dheerida axxxx 😍😍❤💋

  • @moqurux6717
    @moqurux6717 8 років тому

    Cadi mahaa raxma roze