👍 JIMCA WALBA IYO QISO CUSUB👍QEEBTII 3 ***ARINK Ku Dhacday AABO Somaliyeed:::::Dr Ahmed Al-Yamaani

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Please: Subscribe, Like, comment and Share / @ahmedalyamaani follow us on / ahmedalyamaani / yamani1979 / ahmed_alyamaani

КОМЕНТАРІ • 217

  • @muriidiman
    @muriidiman 5 років тому +31

    Wlh Qisadaan wey igusocoty 3 jimco wxeey ilanoqoty Mudo aad udheer san usugaye,
    Sheq ILAHEY hakubrakeeyo adi Fmlkaada,
    Anakanah Owlaad Baariyaal ah ILAHEY hangadhigo.

    • @amalyasiin4316
      @amalyasiin4316 4 роки тому +1

      Masha Allah jizakal qer sh horta qofka wa inu imaan taam ah layimado melkasta ha jog

  • @fartunweere1396
    @fartunweere1396 4 роки тому

    Masha Allaah

  • @naciimoabdulahi9088
    @naciimoabdulahi9088 5 років тому

    Masha allah shiikh waxan ka faiday istiqaarada in ay faido ladahay ilahay haku barakayo aaamiiin

  • @adoontialleinaartan2843
    @adoontialleinaartan2843 5 років тому +3

    Mansha alaah sh Ahmed Alah ku xfidoo amiin noloshuba marna wxay kugu dhamata guul iyo barwaqo marna rafad iyo xanunn ilahow naga dhig dhamn kuwa noloshudu ku dhMato guul iyo cfimad anago ku xiran rabigeena Alahuma amiiin

  • @sidiiqqaasim5706
    @sidiiqqaasim5706 5 років тому +3

    Wlhi waan ooyay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @saafiibrahim3452
    @saafiibrahim3452 5 років тому +1

    Hzlkhyrn sheikhuna. Anagane ii so duceya inta musluma qisadan la socto iyo sh Ahmed kuligiin. Jzlkhyrn allow janadaada nugu kulmi. Amiin

  • @hannyabdikadir337
    @hannyabdikadir337 5 років тому +2

    Asc sh ahmed waxaan rabay inaan tahriibo lkn mar kaan qisadaan dhageysaday waan nacay

  • @adensalahmuhumed4230
    @adensalahmuhumed4230 5 років тому +1

    Ninkan iyo raga kale oo dhibaatadaan haaysato allaah ugargaaaro

  • @sucaadomadoweyhooyomcninol872
    @sucaadomadoweyhooyomcninol872 5 років тому +13

    mashallah weliga nolow janaato fardowsa ku raxeso weliga aaamiin yaa rabi sheeq axmed iso ducey maseerka iga batay inuu ilaahey ha iga yareyo

    • @sacdiyoxasan6293
      @sacdiyoxasan6293 5 років тому +1

      Amiin dhamatena alle hainoyasiro

    • @hamdasaidalihaldhaa213
      @hamdasaidalihaldhaa213 5 років тому

      Kkkk wll qaali masayrku markii lagula guursado waa kuu banaan yahay

    • @sucaadomadoweyhooyomcninol872
      @sucaadomadoweyhooyomcninol872 5 років тому +2

      Hamda said ali Haldhaa kkkk wllqli xanuun waayo meeshii kla usocda cml markii lugu dhaho madax xanuun kuma dhino kkkkk ilaahey ha naga yareyo see yeelna hee ilaahey ayaab ubaneey ma ahaano wllhi darteda ninkeyga uguma tagayo ninkeyga wan isku duqow karna lee inshallah ilaahey ha ka raali noqdo

    • @xalimoqaadiriyacabdi5409
      @xalimoqaadiriyacabdi5409 5 років тому

      Sucaado madowey hooyo
      Qli wardiga badi talabaad ogow waxii Allaah qadarey uun baa dhaca maseyrka badan adiga uun baa ku cimri degdegi aniguse anaaba u guuriyey wllhi una guurin doona Allaah baa u baneeyay Ana raali baan ka ahay

    • @sucaadomadoweyhooyomcninol872
      @sucaadomadoweyhooyomcninol872 5 років тому

      xalimo cabdi mashallah ilaahey ha ku barkeyo weliga nolow inshallah wan sabri doona aana kugu daayana inshallah lkn inaan uguuriyo xanuun waayo kkk inshallah wan adkeysan inshallah ilaahey ha ka raali noqdo 😍😍😍

  • @maryamamohamed3269
    @maryamamohamed3269 5 років тому +5

    Faa idada wxaa kamid ah in walidka rubaca dambe ee laylka crurta iyo xaska/ sayga lo duceyo

  • @ibtisaamkaalmooy6121
    @ibtisaamkaalmooy6121 5 років тому +3

    masha alh shiiq jazaka laah walhi qisoyinkada wan lasocdaa shiqow igusoo ducee wilyar oo 5jira iga xanunsan dugsiyona idhigtaa xuruufta ayu maraa kan kaweyna wa 8jir mardhaw inuu dhameyaa rajeyna wadankiyan jogaa iguso decey inuu ilahey cafimad isiiyo qurankane ii xifdiyano ku camal falan waa iga codsi shiq
    igusoo ducey wilkas xanunsan😓

  • @hafsahussein1925
    @hafsahussein1925 5 років тому +3

    Asc dhamaantiin friends and Muslimiinta melkastah jogtan Allah hani xifdiyo dhamaantiin fikirkeya waxa waayo Walalkiis talada ayuu maqaliwaye haduu maqalahaa walalkiis kale ayuu noqolahaa Allah qadartiisa waayo Because Allah wuxuu firanaya inuu imtixaanka kulesaty.
    Wallahi shekh waa runta aduuno ayaa qaladay aabe iyo hooyo kastah waxay heleen lacag markaasna caruurtooda mahalelaan shekh waxn kabarinaya in iduceso because aniga aabehe aduunyo ayaa qalatay mar mar ayuu nahalela aniga iyo walasheyisku mar ayan imaane America walashy marka somaliya jogtay waxay xirajirtay xijaab hada maxirato because maalin kastah waxan u shega Allah kacabso diintada habadalin Aniga markaas icaasa aniga waan uduceya iyo gabdhaha kale Allah hano xifdiyo gabadhaha dhamaantiin Allah qurbaha hano xifdiyo dhamaanteena Allah hku xifdiyo shekh Ahmed Allah waxa jecelshahy hku siiyo Allah hku xifdiyo caruurtada shekh

  • @jijahaji4640
    @jijahaji4640 5 років тому +1

    Subxanalaah Subxanalaah Subxanalaah ilahey auhanuniyo iyo inta muslim ah

  • @Qisasudiin
    @Qisasudiin 5 років тому +1

    Sheikh allah ku barakeeyo jazaaka allahu qeyr

  • @invisible1414
    @invisible1414 4 роки тому +1

    My favourite sheik I always love to give myself time to listen his qisa....

  • @chairmanismaileid7085
    @chairmanismaileid7085 4 роки тому

    Asc wll halkan kabaro quraanka iyo iyo tarbiyada islaamka laxidhiidh00364712627

  • @lakilove4853
    @lakilove4853 5 років тому +1

    Masha Alhaaa

  • @aaminamuuse9098
    @aaminamuuse9098 5 років тому +1

    Mashallh

  • @zahrahussein2703
    @zahrahussein2703 5 років тому +3

    Lacag iyo hanti badan tacabkeda inay qiimmo sa usi wayn aysan lahayn baan ka faiday
    Jazakalah khayr shekh

  • @saraupdullahi7564
    @saraupdullahi7564 4 роки тому

    ManshaAlh sheq alahakuxifdiyo.imtaxanka.Alaha.namotiyo

  • @ebihuss9678
    @ebihuss9678 5 років тому

    JazakaAllahu Kheir sheikh isoducey i need a wife and i am never married 39yrs now. I have been to Europe once for 4 months only but now am back to africa home kenya.

  • @ebihuss9678
    @ebihuss9678 5 років тому

    JazakaAllahu Kheir sheikh isoducey i need a wife and i am never married 39yrs now. I have been to Europe once for 4 months only but now am back to africa home kenya.

  • @rahmamiguilbouh
    @rahmamiguilbouh 5 років тому +2

    Jazakallah kaire kaire. Merci infiniment je bien aime cet histoir et je beaucoup profite. Merci encore

  • @xaliimomaxamed466
    @xaliimomaxamed466 4 роки тому +1

    جزاك الله خيرا

  • @hassanibrahim4292
    @hassanibrahim4292 4 роки тому

    Mansha Allah waa qisa xanuun badan oo katarjumeeysa waaqica dhabta ah ee kajira wadamada reer galbeedka, waxaay cibra qaadasha ugusugantahay cidkasta oo kunool wadamadaan iyo inta hada kuhamineeysa inaay timaado.
    Jazakumullahu kheyr Sheikh Ahmed

  • @amransuper431
    @amransuper431 4 роки тому

    Shiikhoow absyasha carurtodii la tagey
    Oo qurbo ooga tagey dibna ugu soo laaban waxa laga yabaa 10ciyal zoo aysen awodin iney xananeyso. Hadii
    Labada walid kaksoni ka dhexeyso ilmahana wey hanan karan.

  • @amransuper431
    @amransuper431 4 роки тому

    Ilmaha dibada ma wada xumo qaar fican baa jiro.kuwa dalkana imaada ficno. Ha jirto dhib ka ka jiro qurbo. Laakin abbayasha iney eedeyn hawenka .
    Abayasha iyagaa mashquulsan oo carurti wa dayacen. Carurta qaladadkoda waxa masuul ka sh waalidka.

  • @abdullahiadawe5637
    @abdullahiadawe5637 5 років тому

    Runti Waa arin naxtinlih Lakin dadka qurbaha jooga ayey hestaa arintaan qofasaas okale hasto qurabaha waa badanyihin Runti Waan ka ilmeyay walhi waa iga ilmesisay Shikha kheer allah kusiyo Waad noo faidesay qufkasto oo qorba jooga ayey cashar uu tahay allah nooxafido caruurta

  • @saafiyareeadowcuteiesafi626
    @saafiyareeadowcuteiesafi626 5 років тому

    Wlhi marna wn ooyay. Marna wn qosley wa qiso cajib ah shukran sheikh

  • @hindaosman2464
    @hindaosman2464 5 років тому

    Jzk khayr sheekh. Ahmed. Qisadaan waxaa laga faaiidaysanayaa in caruurta bayada lagu koriyo ay qaybka qaadato sida labda aabo caruurtooda laga fahmayo.

  • @anababdi9566
    @anababdi9566 5 років тому

    Masha Allah allaha noo xafdiyo caruurta illah waxaan weydisanayaa culuska khurbaha taalo allaha nosakgiro

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 4 роки тому

    Masha Allah wxn ka FAA'iiday salaatul istiqaar

  • @hibachannel6677
    @hibachannel6677 5 років тому

    Masha allaah akhii💖 jazakallaahu khayran

  • @Samaanjecel
    @Samaanjecel 4 роки тому

    Wlh waa ciso cajiib ah oon ugubweynaatay waana kafaaiideystay

  • @maryamdahir8482
    @maryamdahir8482 3 роки тому

    qisadaan qalbiga ayoo iga taabtey runrun ayaa uooye😭🤧🤧 hada wadan dibado ayaa joogaa lkn mardow waxaa dagi rabnaa soomaliya inshallaah😁

  • @amransuper431
    @amransuper431 4 роки тому

    Abahaa khaladka waxbuu ku lahaa. Hadii la wrydiyo xaaskisa iyadana wax uun Bryan shegilageyd.

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 5 років тому

    Masha allaah sheekh Axmad illaah hakaa abaal mariyo illaane janada hanagu kulmiyo muslimiinta qalbigooda alle hamideeyo

  • @bellachannel3848
    @bellachannel3848 4 роки тому

    Jazakalaa qair sheiq

  • @deeqoluul6650
    @deeqoluul6650 3 роки тому

    Walahi waan ilmeeye allahu akbar 😭😭😭😭😭😭

  • @marwosharmake1561
    @marwosharmake1561 5 років тому +3

    Mn sha Allah sheekheena Allah yahfiduka adiga iyo carurtadada iyo waaridka

    • @saeedamussa7711
      @saeedamussa7711 5 років тому

      Asc sheekh ilaahey ha ku xifdiyo adiga iyo caruurtada iyo xaaskaaga umadane alha xifdiyo meel walbo oo joogan

  • @abdirahmansharif4435
    @abdirahmansharif4435 4 роки тому +1

    Kafaidi

  • @dadaalxajicabaswugaadhawun1141
    @dadaalxajicabaswugaadhawun1141 5 років тому

    Masha Allaah
    Walahi ilmo wan is celin wayey
    Ilahaay ha u barakeeyo ninkas ilamahisa iyo xaaskisa wanagsan
    Anigana ilahay waxan ka baryaya xaas wanagsan oo baari ah sida xaaska ninkaano kle ❤️
    Chanelka subscribe
    i sara plz
    Like i saar

  • @saraabdi2538
    @saraabdi2538 4 роки тому

    Jazakalahu kheyr sheikh

  • @fadxijaamac7243
    @fadxijaamac7243 5 років тому +1

    Mansha allah waa qiso cajiiba ducada istikharada faida deed ayaan ku bararukay hada laga bilaabo ka takimaayo Alle haka abaal,mariyo

  • @adensalahmuhumed4230
    @adensalahmuhumed4230 5 років тому

    Qisoo yinku wa muhiim wana sababta oo ilaahay quraanka in badan ugu soo cilciliyay

  • @qadanmire739
    @qadanmire739 5 років тому

    Mnshalha sheekha shukran

  • @obsiiye7143
    @obsiiye7143 5 років тому

    Faa'idada ugu muhiimsan ee aanka fahmayaa waxa weeyi dhibku aduunku noocu doono ha noqdee wuu dhamaanayaa hadii aad samarayso .
    iyo hadii aanad rabi laa tashan inaad dayacantahay .

  • @munamahmud8224
    @munamahmud8224 5 років тому

    Jasakallah qeer aniga rcyi ahaan wahaan qaba aruurkasto ay halaabaan inay u sawab yihiin abayaasha wayo ayaga dalki nogu qiyey intana marki layimaaday abe nimadi gaway hada hadu gursaday gawar kale o ilmo lodhalay kuwi hore maliska ilowa habsiga ku jiray kuwaas gaalasha lasiiyey miya

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 5 років тому

    Waa qiso cajiiba sheekhana ilaahay khayr hasiiyo sida fiican ee uu qisada usogud biyey geedka inta uuyaryahay ayaa latoosiyaa caruurta inta ayyaryar yihiin wax halabaro

  • @anabhussein6281
    @anabhussein6281 5 років тому

    Walaahi waa qiso xanuun badan illaahoow usoohaday yaarabi

  • @nuurosharday3078
    @nuurosharday3078 5 років тому +1

    Ilahy Waxan kabarya inta muslimina inow owlada uhagajiyo Yaa rabi shiqani jana àle haka dhiigo hoygisa

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 4 роки тому

    Xax wlhi waniska oyay Alla maxaan wadan gaalo jecelnaay kajoga nalagana karo

  • @halwoelml6594
    @halwoelml6594 5 років тому

    Subxana laah walhy waa qiso xanunkeda leh allaah awlaada hanoo xifdiyo

  • @israayaanahmed2209
    @israayaanahmed2209 5 років тому

    Anigu qisadan waxaan ka faiday nabsiga in nabsiga aad dad ka galaysid iska ilaalisid

  • @MohamedAli-ou6yp
    @MohamedAli-ou6yp 3 роки тому

    Sheeq codkaada lama maqlo marwalba ee wax makabadali kartaa?

  • @fathihusein1851
    @fathihusein1851 5 років тому

    Inuu ducada labadiyo olaadan lalasaaxibo

  • @ahmedOsman-nt8bf
    @ahmedOsman-nt8bf 5 років тому

    Waa qiso cajib jazka llahu kheyr

  • @fadumageesood9080
    @fadumageesood9080 5 років тому

    A c shiiq axmad jasakalaah khayr wa qisaa xanuun badan

  • @aminasheikh9820
    @aminasheikh9820 4 роки тому

    masha allaah alle haku xifdiyo sheikh Ahmed

  • @misbaaxabdi7085
    @misbaaxabdi7085 4 роки тому

    Masha. Alah

  • @Fatuush_qurux
    @Fatuush_qurux 4 роки тому +1

    Masha allah wlhi qiso calosha hurineyso waye😭😭😭😭😭

  • @aminahassan1536
    @aminahassan1536 4 роки тому

    Masha allah shiik illaahay ha noo ka dayo walahay dhiiri galiin aad iyo aada ayaan ka fadiiday

  • @siyadkahin7448
    @siyadkahin7448 4 роки тому

    Ubadka ilahy naguma imtaxamo

  • @T.Tiktok-TV
    @T.Tiktok-TV 4 роки тому

    بارك الله فيك

  • @faisashire7763
    @faisashire7763 3 роки тому

    ManshA Allah

  • @maimunaabdi675
    @maimunaabdi675 4 роки тому

    Masha Allah

  • @jawaahirabdifarah5535
    @jawaahirabdifarah5535 5 років тому

    sidaa u sugaaaye waaba daalay wa akhiiran shukran

  • @raxmaabdinuur3960
    @raxmaabdinuur3960 4 роки тому

    Masha allah

  • @ubahduaale5374
    @ubahduaale5374 5 років тому

    In Ilaahay meel kasta lagaga cabsado

  • @xaawodaauud3421
    @xaawodaauud3421 5 років тому +1

    Waa qiiso cajiiba ah
    Waxabadan ayaana
    Kafa idaya sheikh allha
    Ku xafido aduun iyo akhirba

  • @halimaabdullahi7592
    @halimaabdullahi7592 5 років тому

    Jazakallahu qeyr sheekh

  • @aichahassan6633
    @aichahassan6633 5 років тому

    Mnsha allah ilahay haa ku barakeyo

  • @luckylansare879
    @luckylansare879 5 років тому

    Jazkallaah khayaran wlkay

  • @mulkiibraahiim1576
    @mulkiibraahiim1576 5 років тому +1

    Mashaaa Allah waxn ka faiday wax aad ubdn 1intaaan tallbo qadin in aan alla la tashto o an istiqaareso

  • @khalidabdi6550
    @khalidabdi6550 5 років тому

    Amin Amin

  • @khalidabdi6550
    @khalidabdi6550 5 років тому

    Amin Amin

  • @abdirahmansharif4435
    @abdirahmansharif4435 4 роки тому

    Madax adeg nimada ine wax tarenin

  • @ismailalimuqtaar2551
    @ismailalimuqtaar2551 5 років тому

    Jazaka llaa qayraa shikh

  • @suadisse6834
    @suadisse6834 5 років тому

    Waa qiso cimro badan

  • @3afie
    @3afie 5 років тому +1

    Asc walalkey Sheekh Ahmed Jazaakallah kheyr

  • @suheilamuhamedothman4774
    @suheilamuhamedothman4774 5 років тому +1

    Asc wrx wbr jazakalh qeyr sheiq waa qiso aad uquruxbadan masha allah

  • @miskiabdiqafar8345
    @miskiabdiqafar8345 5 років тому

    wxaan ka faiidy dalgaalo in aysan faa ido lahayn

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 5 років тому

    Mashallaha macalini

  • @ikhlasibrahim3722
    @ikhlasibrahim3722 5 років тому +2

    Shekh waxan hestaa hal gaber igusodoceey inu ale itosiyo

    • @ahmedyarrow1818
      @ahmedyarrow1818 4 роки тому

      Alle hakuu xifdiyo iyada iyo adiga iyo Abaheed

  • @fartunweere1396
    @fartunweere1396 4 роки тому

    Jizzakalaah qeer

  • @zelmiinaali3794
    @zelmiinaali3794 5 років тому +2

    ❤️😭❤️Allow waalidiinteena u dambi dhaaf❤️

  • @alharawifaarax608
    @alharawifaarax608 5 років тому

    Jasaa kalaah sheekh

  • @baxsanaxmed4159
    @baxsanaxmed4159 5 років тому

    Asc jasaakaleeh

  • @hodanmahamud4919
    @hodanmahamud4919 4 роки тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @linaabdoulkarim8206
    @linaabdoulkarim8206 4 роки тому

    Subxanalah

  • @maryamamohamed3269
    @maryamamohamed3269 5 років тому +1

    Waa cashar qisadan
    mid wxyar kaduwan bangaranayey
    Sheeakh ahmed allah kaa ajarsiiyo

  • @Samaanjecel
    @Samaanjecel 4 роки тому

    Waxbadan

  • @ayuubbashash21
    @ayuubbashash21 5 років тому +1

    M.allah

  • @hamze09mohammed32
    @hamze09mohammed32 5 років тому

    Jasakallah

  • @anabhussein6281
    @anabhussein6281 5 років тому

    😭😭😭😭

  • @abdullahiadawe5637
    @abdullahiadawe5637 5 років тому

    😥

  • @fadumoabdi195
    @fadumoabdi195 4 роки тому

    E

  • @mustafaabi2471
    @mustafaabi2471 5 років тому

    Socku aad ayuu uliitaa Sheekh sifiican looma maqlo microphone isticmaal JazaKAllah KHAYR.

  • @Ajajajajajjs_jk
    @Ajajajajajjs_jk 5 років тому +1

    masha allaah

  • @hamdihassan1247
    @hamdihassan1247 5 років тому

    Asc