AMIIRA AAN HADIYADII UGU QOSOLKA BADNEED ABID SURPRISE UGU DHIGAY MAXEE TAHAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 чер 2024
  • Subscribe for more #cumeer #bigfan #amiiraqurux

КОМЕНТАРІ • 701

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 27 днів тому +239

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋😢

    • @user-ql7ns1ir4y
      @user-ql7ns1ir4y 27 днів тому +1

      Koko love you❤😊

    • @caishahaji8839
      @caishahaji8839 27 днів тому +2

      Scw❤❤❤

    • @soodocabdulaahi
      @soodocabdulaahi 27 днів тому +1

      Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤

    • @KiinJaamc
      @KiinJaamc 27 днів тому +1

      ❤❤

    • @user-qj2jj4kc4i
      @user-qj2jj4kc4i 27 днів тому +1

      Hmbaliyo hmbaliyo hmbaliyo hmbaliyo hmbaliyo hmbaliyo hmbaliyo walasen amiir qururux❤❤🎉🍩🍩

  • @KingCeyda-t4o
    @KingCeyda-t4o 27 днів тому +215

    TEAM CUMERKO ONE LIKE ❤😊

    • @user-qh7ok1md2k
      @user-qh7ok1md2k 27 днів тому +3

      Shih😂😂

    • @user-bs5gk2nl3l
      @user-bs5gk2nl3l 26 днів тому

      Cumeer Masha allah tabaraka llah allaha ku xafido cumeerow wiil Qalbi wngsan aatahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 27 днів тому +64

    Cumeer waa wiil yer oo aad u fiican Masha allah

  • @user-te1lh3fm8w
    @user-te1lh3fm8w 27 днів тому +72

    Cumeer markii an firsanayo wexey ila mid tahy anigo firsanayo walalkey waayo waa isku dabecad masha allaah markasta sidan u faraxsanow cumer cade❤

  • @ismailmahamedjogow5525
    @ismailmahamedjogow5525 27 днів тому +42

    Qofkii ugu horreeyay muufo iyo macsaro surprise looga dhigay cumeer bigfan funny boy 😂😂😂

  • @Xafsiita
    @Xafsiita 27 днів тому +67

    team Amira one like 👍 ❤

  • @user-yr6yy7dr8g
    @user-yr6yy7dr8g 27 днів тому +19

    Ayaka dhan amiiro way jecelyihin walhi qof walbo cawa Farxad jah waxasa asxab laa idinka dhahaa❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢🎉🎉🎉😊😊

  • @Hamda7156
    @Hamda7156 27 днів тому +53

    Hambalyo Amiira qurux👸🏼❤️Cumeerow heestii aad soo qaaday say meeday😂😂

  • @NASTEEHOMUKHTAR
    @NASTEEHOMUKHTAR 27 днів тому +47

    runtii waad iga qoslisay cumeerow 😂bisminko lugaha kor utaaganna maxee ahayd 😂 ileen wiilka waa wiil yar oo ficn m.a ❤

    • @user-bs5gk2nl3l
      @user-bs5gk2nl3l 26 днів тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @IsmaaciilAweys
    @IsmaaciilAweys 27 днів тому +72

    Aaan kuwada salino rusolka Scw Scw 🙏🙏🙏🙏

    • @muktarsaladali527
      @muktarsaladali527 27 днів тому +1

      Scw scw❤

    • @caishahaji8839
      @caishahaji8839 27 днів тому

      Scw❤❤❤

    • @farxiyociire421
      @farxiyociire421 26 днів тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

    • @SeynabCabdi-kl8vi
      @SeynabCabdi-kl8vi 26 днів тому

      Scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @QueenNajmita
    @QueenNajmita 27 днів тому +43

    Kusaliya nabiga scw 😊❤

  • @AsiaMohamed-je2wm
    @AsiaMohamed-je2wm 27 днів тому +56

    Ayy hambalyo waxaa ku faraxsanege ina comment ani ugu horeeyo ❤

  • @deeqamohamedodawa7484
    @deeqamohamedodawa7484 27 днів тому +50

    Amiiira qurux muufadas 🆎️ dhan ka socotaa ayagaa kusoo dhiben 😂🎉🎉🎉 hambalyo mss 1 million ❤

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 27 днів тому +46

    Waawaree imtixaanka dowlada kumash quulsanaa lawadaan beri balse iney amiiro 1M subscriber iney hadda gaareyso lamafilaan ila noqotay illahow imtixaanka dowlada kuwii ku baasa naga dhig wallahi m.a sister congratulations 🎉❤️ inta jecel inaan baasno one like 👍Thanks 👍🇸🇴❤️

    • @farxiyociire421
      @farxiyociire421 26 днів тому +1

      Mama I.a allaah kugu baasiyo adiga i ilamaheeyga Allaahuma aaamin ❤

    • @zeinabAhmed-gf8hy
      @zeinabAhmed-gf8hy 26 днів тому

      Aamin apyo anbo imtixanka dowlada galooya ilaahy hano fududeyo🤲🥰

  • @user-sw4lh4qp4n
    @user-sw4lh4qp4n 27 днів тому +5

    Cumeer waxa thy qof kaliga dadka Markey I Arkan cumeer Bigfan isku egatiin idhahaan waxo kle qof hooydiis wiil ka heysato sida aniga oo kle walhi ❤😢 keep going matankeygoow ❤

  • @asadhagioo27
    @asadhagioo27 27 днів тому +93

    Team Asad one like Heyga ilowin 😂❤

  • @eesy8947
    @eesy8947 27 днів тому +7

    Gabadha ugu horeysi hadiyadeeda mofo noqotay iyo wiilka ugu fiican ee gartay hadiyada inla yareesikarin ku soco kaaba

  • @UbaxMuxiyadiin
    @UbaxMuxiyadiin 27 днів тому +45

    Alla wllhi waad iga qoslisay cumeerow😂😂😂

    • @sumayamahdi7263
      @sumayamahdi7263 27 днів тому

      Farxadi waxay ka dhigtay inu lugaha kor uqaaday😂😂

    • @UbaxMuxiyadiin
      @UbaxMuxiyadiin 27 днів тому

      @@sumayamahdi7263 haaa😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 27 днів тому +12

    Cumeerow xalay se yeshay yaan lagu jafin aad commentiga u xidhtay😂😂.. hamplyo hamplyo amiira qurux 1M🎉❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 27 днів тому +2

    CUMEET. ABOOWE
    WAA HADYAD QAALIYAH❤❤🎉🎉🎉
    HABALYO HABALYO. AMIIIRA. QURUX🎉🎉🎉

  • @AsiaMohamed-je2wm
    @AsiaMohamed-je2wm 27 днів тому +29

    Alla cumer umadeena maha wllh waa jeclehe wllhe igu nolada 😂

  • @Barsame
    @Barsame 27 днів тому +10

    Amiira Qurux anigaa uga mudan inaan 1m gaaro, oo ummadda usoo gudbinaya waxay aakhiro iyo adduun guul ku gaarayaan, like iisaara replyna iisoo gala ina soo booqda jannada guri allaha idiinka dhisee, nabigiinnana ku salliya.

    • @HiboAbdishakur-gq5hk
      @HiboAbdishakur-gq5hk 26 днів тому +1

      Wad uqalan ta masha allah

    • @Barsame
      @Barsame 26 днів тому +1

      @@HiboAbdishakur-gq5hk Mahadsanid.

    • @Safa-xc9xs
      @Safa-xc9xs 26 днів тому

      Adna wa mudn tahy gabadha neh dhaaf

  • @hodanabdi6609
    @hodanabdi6609 27 днів тому +7

    War amiira qurux masha Allah Maamadii macaamisha u ahayd xataa wey usoo hambalyeysy

  • @faadumaaragsan5431
    @faadumaaragsan5431 27 днів тому +5

    First 🥰 aad ugu faraxshy inan ahay first person

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 27 днів тому +4

    Mashallah mom soomaaliyeed maqayadeed Allah u barakeyo

  • @FaraxXasan-zz5rm
    @FaraxXasan-zz5rm 27 днів тому +9

    Congrats Amiira Qurux 👸💎 finally 1M 🥳🎈

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 27 днів тому +2

    Cumeyr wa wiil aad u fiican farxadiisa lama qiyaaski karo wlh hambalyo Amiira qurux 🎉congratulations cumeyr qosolka iga dhameysay wlh

  • @user-mw2qz5gq6s
    @user-mw2qz5gq6s 27 днів тому +27

    Warya cumeer hampayada hanodan bese maxa xalay comments noga xiratay wasu aal iswedin mudane😂😅😢😂

    • @munocismaan496
      @munocismaan496 26 днів тому

      Ya kale de inka laynaga xidhaye 😂😂😂😂

  • @asmakhadar3935
    @asmakhadar3935 27 днів тому +11

    Cumeer uu waashay baryahan waryaa videoga xalay soo galisey akhlaaq xumo ayuu ahaa ilaahy ka xishood waryaa

    • @Fatima-vp9qc
      @Fatima-vp9qc 27 днів тому

      Wiil Yaris waaaye 😂😂😂

  • @Faizo_jano27
    @Faizo_jano27 27 днів тому +2

    Frist Comment And Like ❤😂 Congratulations ❤ Abayo Amira Qurux ❤ You Are Deserve More Than That Inshaallah ❤😊

  • @Hanadhonest3756
    @Hanadhonest3756 27 днів тому +6

    Ma shalah maamada xijaab ayee wadataa😊

  • @hamdiabdillahiali1247
    @hamdiabdillahiali1247 27 днів тому +2

    Congrats mss 1 million 🎉🎉🎉

  • @MunaMaxamed-no2nl
    @MunaMaxamed-no2nl 27 днів тому +34

    Wiilkan yree cumer la dhahyo wlle wad kibirty beryhyn xaly intad naago cadan labta gelisy comment tigina xidhy cawana adoo forora furty ayad mss 1m waxa siisy wa inoo tik tok😂😂😂❤

    • @Samrosimin
      @Samrosimin 27 днів тому +2

      Wilkena yar wan jecelnhy lakin xalay naago hab siyey commentigi xidhay cilan ugu dhintay cay an islaha😂😂

    • @halimamuse8273
      @halimamuse8273 27 днів тому

      😂😂

    • @MunaMaxamed-no2nl
      @MunaMaxamed-no2nl 27 днів тому +1

      ​@@Samrosiminsowmha deee dhibloow cadiya weye wllhy😂😂😂

    • @user-fc4dv3zl2m
      @user-fc4dv3zl2m 27 днів тому +1

      Wlhi warunta u kibray xalay maseyrka Adunka igu dhacay wlhi 😢😂😂

    • @MunaMaxamed-no2nl
      @MunaMaxamed-no2nl 27 днів тому

      @@user-fc4dv3zl2m 😭🤣🤣anibo

  • @user-wv5my2ke5w
    @user-wv5my2ke5w 27 днів тому +4

    كل عام وانت بخير الف الف الف الف الف مبروك يا اميره المليون

  • @miskiabdi7300
    @miskiabdi7300 27 днів тому +12

    😂War amiiro intee nowadaa xittaa meheradii ay macmiilka la ahyd aa gufts o keenayso😂annah gurigayga ugu dhigayaa😂inshalah

  • @AbdibasidBashir-wx6sy
    @AbdibasidBashir-wx6sy 27 днів тому +2

    Conguratulation mss one million🍰🎁

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 27 днів тому +4

    Team Boqorada Team.27 👍 1M Absolutely 💯 👌 Waad U Qalantay Midaan 💯 Congratulations 🎊 My Sister Amiiro Qurux 💯
    Waxaad Tahay Gabar Akhlaaq Iyo Mid Diinba intaba Rabi Ku Maneystay
    Walaasheyda Kun iyo Kowjeer Hambalyo Hambalyo

  • @SundusAbdi-cv1bh
    @SundusAbdi-cv1bh 27 днів тому +3

    Congrats amiira Qurux you deserve it a lot girl 🎉❤😊

  • @Munasar17
    @Munasar17 27 днів тому

    Mss 1M Hamblyo Amiira qurux keep going sis❤❤❤❤

  • @amaalgesey5676
    @amaalgesey5676 27 днів тому +2

    Alla Cumeer dhib ki o qofa waye qosolka iga dhamese wlhi Masha allah hampalyo Amiiradeena😊🎉❤

  • @sumayahabdull7176
    @sumayahabdull7176 27 днів тому +2

    Congratulations Amira 👸🏽🥳🎉💕❤❤

  • @KulaiHajir
    @KulaiHajir 27 днів тому +3

    Woooooow❤so beautiful🎉

  • @Hooyomcn-ts2vv
    @Hooyomcn-ts2vv 27 днів тому +2

    Cumeerow dhib badanidaa wallahay markasta inaan dawado jeclahay video yadada saan ufaraxsanow waligaa

  • @ZahraCali-uy5ch
    @ZahraCali-uy5ch 27 днів тому +1

    Congratulations 🎊 miss 1m amiradena ❤

  • @Yusro2m
    @Yusro2m 27 днів тому +1

    Congratulations 🎉👏🏾🎉 queen of queen 👑

  • @maymun1xasn2
    @maymun1xasn2 27 днів тому +3

    Ayy soo funny 😂😂😂😂😂🤣🤣🤣 cumeer gabadhii ugu horeesay oo moofo givt looga dhigay oo 1m garrty

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 27 днів тому +1

    WAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAW 🎉🎉🎉🎉CUMEER FARXADISA WLHI M.A CUMEER NA PLEASE 1M GEEYA

  • @HAMZECOLLY
    @HAMZECOLLY 27 днів тому +1

    One of my favourite Guy CuMerko❤❤❤

  • @user-xe5yg1ch5b
    @user-xe5yg1ch5b 27 днів тому +2

    Congratulations amir❤❤🎉

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed3317 27 днів тому +1

    Amiira qurux hambalyo hambalyo 1M wan ku faraxsanahy 🎊🎉🥳❤️‍🔥

  • @cinabbintucali5453
    @cinabbintucali5453 27 днів тому +3

    Cumeer big fun walhi waan ku wataa

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 27 днів тому +3

    Congratulations Amiiradena 1M 🎉❤😊

  • @user-ny3qq9of1t
    @user-ny3qq9of1t 27 днів тому +2

    Hanbalyo hanbalyo amiira🎉

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 27 днів тому

    Mamada Masha Allah wa rer magal alle ha xafido. Amira congratulations 🎉

  • @Mukhtaar-Cadde
    @Mukhtaar-Cadde 27 днів тому +25

    Mamadaan axmed maraq hooyadiis miyaaa axmed maraq ayaa igu soo dhacee waraa cumeeroow iisoo jawaab 😂

    • @mannish.mmk.
      @mannish.mmk. 26 днів тому

      Nio mamadan fahmo maladhaho 5 sano kahor igu danbaysay malaysia ayada miyaa qofkle miya ma aqan mamo fcn ehed wlhi m.a

  • @awad1816
    @awad1816 27 днів тому

    Félicitations Miss 1M Amira 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤ From Djibouti

  • @user-qv7vc7uh2q
    @user-qv7vc7uh2q 27 днів тому +3

    Congratulations 🎊 👏 amiira qurux

  • @faadumoahmedosmaan9058
    @faadumoahmedosmaan9058 27 днів тому +1

    Congratulations For 1 Million Peoples 🎉🎊👏

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 27 днів тому +2

    Hambalyo Hambalyo walashay Amira Qurux, wad u qalantaa guusha, horumar wacan abayo❤💖🎊🎊

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 27 днів тому +4

    TEAM Cumeer Bigfan wiilki yaraay isn't Easy yaqay ❤❤ congratulations my sister Amiira qurux kabax Amiiradeena hambaliyo hambaliyo

  • @faizosuleymaan8686
    @faizosuleymaan8686 27 днів тому +6

    Cumeerow waxba ha qeelinin xaley comment inaa xeraty alle hooyo Zahra aaway cumeer wuuka halaawi rawaayee😂😂naag gaal aan waxba kala dhaxeyn hag 😮😮😮😮hooyo Zahra soo caryy

  • @user-qt3of6ir2x
    @user-qt3of6ir2x 27 днів тому +2

    Keep up the great work and keep chasing your dreams❤❤❤❤ amiiradena Qurux❤🎉🎉

  • @user-dh8qk3iz1s
    @user-dh8qk3iz1s 25 днів тому +1

    Amira qurux habalyo habalyo habalyo mss one million boqorada 🎉🎉🎉🎂🎉👸👸

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 27 днів тому +2

    She's has good hearts 💕 amiiro qurux❤❤

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 27 днів тому +1

    Hamblyo amiir 🎉🎉 asxabey you tube ka waa ku cusbahay isoo dhaweeya❤❤

  • @Zamzamsack
    @Zamzamsack 27 днів тому +1

    Congratulations 🎊 👏 mzz 1 million ❤️ intaas ka badan u qalantaa xppti😊

  • @Samrosimin
    @Samrosimin 27 днів тому +6

    Cumeer waxan kujeclhy wax cusub layimadaa m.a hambalyo poqoradena miraa🥰🥳🥳

  • @nasteexocabdi2297
    @nasteexocabdi2297 27 днів тому

    Ayyyyyy finally 1m hambalyo hambalyo waa uqalanta intaan kabadan my queen mar kle hambalyo 1m 🎉🎉🥳🥳🥳🥳

  • @user-fn8eg6kz6l
    @user-fn8eg6kz6l 27 днів тому

    Hanbalyo hanbalyo walasheyda qali ah wa u qalantaan mss 1m ina noqoto dadal badan Aya u so samesay wlh run ahantii horey u soco keep gowin hor mar wacan Ayan ku rajeynaa in sha Allah 👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 27 днів тому

    Masha allah Muufo waan jeclahay

  • @SaidoIsmail
    @SaidoIsmail 27 днів тому +5

    Asc team 27🫡
    Hambalyo boqoradeena Amira qurux❤🎉

  • @SabiriinMaxamed-oe4lz
    @SabiriinMaxamed-oe4lz 27 днів тому

    Hampliyo wllshe amiiro qurux 1m intasa ka badan ayaa uqalnta❤🎉

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 27 днів тому +1

    Cumeer waxkadhib badn majiro qaabka yuotubek loofura iga daranbo😂😂😂😂Hambalyo amiiradeena 🥺👸❤️

  • @MuzamilSugow
    @MuzamilSugow 23 дні тому

    Masha Allah❤

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 27 днів тому +3

    Cumeer leee dhib badanaa xaly intaad naago badan laabta gishatay 😅waliba comments kii naga xiraty bllo caawana amira ayaa gifts muufo iyo macsaro uga dhigty anyway congratulations 🎉👏 amira cumeer adigana thank you giftgaga quruxda badan❤🎉🎉

  • @Saamiya802
    @Saamiya802 27 днів тому +2

    Congratulations walshay amiira qurux 1m 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @RamaloMuridin
    @RamaloMuridin 27 днів тому +2

    Keep going amiro❤❤❤❤❤ quruc

  • @CaaishoCabdiqdir
    @CaaishoCabdiqdir 26 днів тому

    Masha alah cumer hamblyo hamblyo amiro qurux abyo❤❤❤

  • @dabayshaofficail4973
    @dabayshaofficail4973 27 днів тому

    Cumeer big fannnnnnnn first comment ahy please reply me 😊
    Hampalyo walshayy amiira🎉🎉❤❤

  • @Billiondhan37
    @Billiondhan37 27 днів тому +1

    Mss 1m congrats 👏 🎉😍🎂

  • @ju4965
    @ju4965 27 днів тому +1

    Masha Allah

  • @MatAmadesJrOfficial-og4uo
    @MatAmadesJrOfficial-og4uo 27 днів тому

    Hambalyo sxb sare abayo mcnto 1.M 🎉🎊🎈👑

  • @QabuulMaxamed-po3tg
    @QabuulMaxamed-po3tg 27 днів тому

    Wiila yar dhip bdanaa.mss 1M Amiira😊

  • @-iqra_mahamuud
    @-iqra_mahamuud 27 днів тому

    Congratulations Amira qurux ❤❤❤

  • @MaaidoFaarax-ft4wy
    @MaaidoFaarax-ft4wy 27 днів тому +1

    Congratulations amiiradaydii ❤❤❤❤❤❤

  • @Team_qabqab45
    @Team_qabqab45 27 днів тому +15

    Team Amiira like 👍

  • @user-qe6uc9dp4j
    @user-qe6uc9dp4j 27 днів тому

    Congratulation Qu.en amiira qurux inta iyo ina ka bad ka sugeena i.a❤❤❤❤

  • @sadiyasadikali
    @sadiyasadikali 27 днів тому +2

    Congratulations my dear sister ❤❤❤🎉

  • @fatumaosman213
    @fatumaosman213 27 днів тому +2

    Mashaallaaha ilahaye haidinhafido inshalaah

  • @Samiiro.sayid.
    @Samiiro.sayid. 27 днів тому

    Habalyo habalyo 1m keep going 2m 🎉🎉🎉

  • @najmanalka6334
    @najmanalka6334 27 днів тому

    Mss one million Amiradena Hanblyo quruxlaydena🎉🎉🎉🎉❤

  • @SILENT______GIRL143
    @SILENT______GIRL143 27 днів тому +4

    Alla cumeer waa iska jeclahay wllhi ❤❤❤😂

  • @fardousarobleh3932
    @fardousarobleh3932 27 днів тому +1

    Hambalyo hambalyo Hamblyo amirs qurux 1m 🎉🎉🎉🎉

  • @user-rj3zk9gj2w
    @user-rj3zk9gj2w 27 днів тому +3

    Cumeer dhib badanaa😂 congratulations 🎉 my princess 👸🥰🌺❤️

  • @Balqiisa716
    @Balqiisa716 27 днів тому +3

    Hambalyowlshy amiiraqurux 1M is not easy really🎉❤

  • @-zapiriin_upthilahi
    @-zapiriin_upthilahi 27 днів тому

    Congratulations Amira qurux 1m is here 🎉

  • @user-md8uh1eo5q
    @user-md8uh1eo5q 27 днів тому +1

    M.a amiira qurux hambalyo hambalyo hambalyo intaa iyo inka badan uqalantaa guulaysta amiira qurux iyo cumeer❤❤❤😂❤❤❤

  • @amiishaahmed3348
    @amiishaahmed3348 27 днів тому

    Hambalyo 1M 🎉wllo intaa iyo inkabdn kuu rajaynayaa❤

  • @cadeheycade9030
    @cadeheycade9030 27 днів тому +1

    Congratulations my sister ❤❤❤

  • @mohamedguhad4844
    @mohamedguhad4844 27 днів тому

    Congratulations Amria