Afkaarta xagjirka ah looma baahna sxp Kulmiye wa xisbi qaran waddanka so xukumay inu so laabto & in kale wa wax shacabweynaha Somaliland & actors ka Kulmiye u taala not ree tuulo
Waa runraa fariin ku dhisan caqli aan saliim ahayn oo ku dhisan eex. Qabyaalad iyo kala qeybin bulshada iyadoo hantidiii umada da yar oo kooban biishatay wadanka intii kalena ku dhawdahay in ay dunto
Kulmiye wuxu ilduufay maŕkii uu jagadan u doortay ninkan halkan imika laga waraysanayo Waayo ninkani maba aha qof ay ka muuqato u daacadnjmo xisbigii dirsaday waxaana ka muuqata oo aan is odhan karaa wasiirkani xisbigiisii uma shaqaynin ama laaluush ha qaato ama wax kaleba marka hore ha u qarsoonaadaane ninkani waa dillaal xisbiga u duuntay
not really. The problem is the nature of our society. We are the victims of suldaan ku sheeg, suxufi ku sheeg and siyaasi ku sheeg. A struggle between a fargile state and these unholy alliances.
TAAsi wax laga qoroyo mahaaa lacagta waad iska qaaday ummada way is taqaana qof waliba wuxuu ku cadeeyey laakiin wax macquul ah la keelay h abenkii hore ismail yare ilmeenay habeenkii kale waaa farxana wale inaan ku rumaysteen
Ninkani waxuu ahaa ninkii ugu sareeyay kulmiye kuwa uu komiishanka u dirtey laakiin ninkani waxuu miyaad ahaan ahaa wadani horena wasiirnimadiisii ayaa laga eryay markaa garan maayo waxa uu muuse ku aaminey ee uu u fahmiwaayay man kale ee wareysanayaana waa kuwii dawladii xirsi gaab maamulayay uu afka ka weyneeyay lacagtaa qaado oo waxba ha aha sheegin iyo wax kale oo badan oo muuse uun maahee uu wadankaba ka soo horjeeday taana ay galisey shilimaad uu qaato waxa yaa mark hats ka ah markii uu jeelka beenta ka sheegaayay walaahi live ayaan u daawanaayay in arinkaa tiirka la geeyo ayay ahayd dad badan baa wadanka in laga saferyo ay tahay oo hunguri uun la dhex jooga
Kani isagaa cirro u eeg. Waa kuwii muuse khasaariyey waar umada dib ha hor imanina taarikhna garan mayside zaad baad ku bedelatay ninki ku aaminay. Wadanina nagamay badani waanu amaahinay waa afkoodi ay ku hadli jireen
Mohamed eligow qabyaalada iska waxa tahay nin businesses leh adiga oo nin wanasana ayaad sanadkan tagtay Canada 🇨🇦 dadka Canada ku nool ee Isaaq waa dad aad u xun gaar ahaan Casad muuse waxad ka dhageesatay Advance aad u xun waad is badashay mar kaad ka timi Nan kee Cedagale ee kuu shaqaynayay waad ka eriday shaqadee waxad qortay Sacad muse doorashadeena waxad ka soo tabinsy say xaafadeena oo qudha waxa tusaysay bulshada kooxaha yer yer ee sacad muse war qudhun ayaad noqotay waxan wax ka badan oo iska daa qabyaalada oo umada dhex u noqo dad kee reer Toronto ee ku seeyay bad Advance ka waad ku khasartay walahi
Lacag iyo laaluush la'aan bay riday kulmiye U codee waxqabad iyo u codee aqoonsi baa dhalinyartu idinku dooran bay islahaayeen Taasina was Xisaab khaldan, Dadku waa sabool hunguri ka codeeya For example, Buurmadaw iyo odayaashii hj Hadii lacag buuran la siin lahaa ceel afwayn kamay soo hadleen Kulmiye Imikana waa inuu sii radsado lacag xoogan oo ta baarlaamaanka ku galo Lacag la'aan waxba laguma helo doorasho ilaa America waa sidaas Trump 3 billion buu bixiyay
Waar ano shacaba ayaa og inkomishankii hawsha lo igmaday musuq sameeyay qalabkii dorasgada loogu talogalay ee isha lagu eegayay simusuq loga badbado markeliya subixi dorashada lodareray shegay in jaantaa rogan lagu galo teda kale indeeganadii codkoda lalumiyo
Siyaasiyiinta sacad muse waxay ahyeen kuwa ku tartamaaya dhul iyo hanti boob, dan may ka lahyn doorashada madxwaynaha, wan sababta loo arkaayey inay ololeeyaan daaye xita inay afxumo xisbiga dadka kaga eryayaan, haragysa rerkooda uun bay islahaayeen ku fara adayga😂 lkin dhalinyarada sacad muse dhiiga ayay madxwaynaha u shubeen oo iyga xisbiga so saarayba😂 sidyaasada iyo waxqabdka muse bixina may ahyn mid uu natiijo ku keeni karaayey xitaa xildhibaan umu soo bixi kareen m.muuse. wuxu iska eryey ragii guusha la keenay halka uu la cajabay uun dhalinyarada beeshiisa ee hargysa gebilay iyo berber. Any nabadd ahow muse
Sirdoonka Leexsne waxa la yidhaa ma jiro ee waxey la dagalaameen cadwagii Gudaha . cadawga gudha waa qof kasta oo wadanka uu joogo cadaw ku ah jirtaankasii qofkaasi wax noqan karaa qof u dhashey ama u dhalan akin ku nool cadawgaas baa u baxhsey sirdoonak Leexsane iyo wax kale mgaac u baxshey dibiriinta baraha bulashada ku faafin jirey wax dawaladinimada ka soo hor jeedaa
Buuni iyo xinif iyo samaale iyo ina Kaahin iyo ina biixi oo cay iyo aflagaado iyo dhago ku hadal qabiil 7sano xidhiidh ah
Cida caytamay ilaa oday iyo dumarkodu ilaa dhalinyaro waa wadani iyo gar aha reerka ciidagale Allah hasoo hanuuniyo
Wallahi been baad sheegtay cida cay iyo jasuusnimo ku kuray xilka
Very interesting interview wariyaha iyo wasiirka thanks, iligoow fadlan soo qabo xinif ama Buuni ama samaale wareysiga xiga
Ilig waa waariyo ku sheeg waxu ku shaqeya 50 dollar hadi lo dhiibo ????
@hodanibrahim1059 hodaneey xishoo ilig nin baahan maaha Canada ayuu noogu yimaada oo isagaa naga bixiya coffee
Xinif iyo buuni intey dadka af xumo iyo aflagaado u geysanayen e xisbiga loga tagayey iyaga dartod ninkan xage lagu qarinayey ixtiram , wanaag ,hadal degan ,aqoonyahay mashallah afhayen inu noqdey aheyd mar horena la barto❤
Kkkkkkkkkk
kusheenka madaxtooyada ayuu gacan Yare ka ahaa
Yaa wadani ka af xumaa maxaad u arki wayday caydii wadani
@mohamedhassandhahoussein8627 dhanbu kararanyahay yarki e halayabin
Dadka shacabka ayuubaa caadifadu haysaaye, ragan siyaasiyiinta waxba iskuma hayaan. Kursi ayuunba kala riixanayaan. Dadka shacabka ayuunbaa xaabo ah.😂😂😂😂😂
Anuu xisbiga kukmiye waxan u haysty iny ka buuxan dad walwaalani sida buuni, lkn ninkani waa aqoonyahan siduu u hadlyo, ixtrimakiisa waa heersare
Xisbigaa Buuni iyo Xinif iyo dhawr kale ayaa la dagay
Ma huwan baad tahay huwanka ayay salid gas kucshbaane
@duuliyexaruuri3316 adi waxba kuguma falayee butucdina yar aya i balansan
@duuliyexaruuri3316 hooyada waydii markaasad igaran cidan ahye
❤❤❤❤❤❤masha Allah guul iyo gobanimo dhaman somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Dawladii sida sharafta leh xilka u tirisay aadbaan idiinku mahadcelinaynaa hadaanu nahay hooyooyinka somaliland ❤❤
Yaad hooyo u tahay ma Somaliland oo dhan baad guursatay
Anagay no tahaye ka xishood dadka wawayn @@dalaisacgibril5899
Kuwii lahaa waanu tanasulay iyo waxbaa lays daba mariyay ku seexda hadaba in laydinka badiyay waliba Qudhmiye dib u soo noqonmaayo
Afkaarta xagjirka ah looma baahna sxp Kulmiye wa xisbi qaran waddanka so xukumay inu so laabto & in kale wa wax shacabweynaha Somaliland & actors ka Kulmiye u taala not ree tuulo
Xadhigu wuu dhacaa ma arinbaa, wlhy xataa ciro ayaa laga yeelayn in muwaadin layska aftuubto oo lawaayo meel lageeyey
Kulmiye koox wasakh ah ayuu ahaa e maaha dad wadanka lagu aaminikaro.Waa tuug 14 sano oo qasaare ah ayay wadanka haysteen.
Raashin dhacay iyo dawo dhacday ayay dadkii ku dhamaadeen.
siilkii hooyada ee qadhmuuna usheeg
Beenta maaha wlhi dad i bilaa caqli san maan arag kulmiye ee u ahaa madaxda
Somaliland love somaliland 💚 Allah manshallah
Waa runraa fariin ku dhisan caqli aan saliim ahayn oo ku dhisan eex. Qabyaalad iyo kala qeybin bulshada iyadoo hantidiii umada da yar oo kooban biishatay wadanka intii kalena ku dhawdahay in ay dunto
beenale qaawan siilkii hooyada usheeg
Waa laga daalay, 14 sano waa mudo dheer.
In aanu soo noqon baa wanaagsanayd kulmiye
One family
Kulmiye wuxu ilduufay maŕkii uu jagadan u doortay ninkan halkan imika laga waraysanayo
Waayo ninkani maba aha qof ay ka muuqato u daacadnjmo xisbigii dirsaday waxaana ka muuqata oo aan is odhan karaa wasiirkani xisbigiisii uma shaqaynin ama laaluush ha qaato ama wax kaleba marka hore ha u qarsoonaadaane ninkani waa dillaal xisbiga u duuntay
Ingirika iyoanerica dacadbaa taale ma kulmiye qabyaaladisa la barbar dhigeysa oh lord
Dooradhado waxa hay ku saleysneed qabyaalad ee meey ahayn wax qabad iyu sirdoon wax lamid ah .ilig suaalahiiso waa marin habaabin
WAAR SABABTA KULMIYE LOOGAHELAY DOORASHADII MADAWAYNAHA WAA WAXAY LADAGAALLAMEEN ILAAHAY 1:WAXAY DAADIYEEN DHIIGGII ISLAAMKA EE ILAAHAY XARRIMAY IN XAQDARRO LAGUDAADIYO 2:WAXAY KUXADGUDBEEN MAALKII LAWADALAHAAOO AYSISHARCI DARRO AH UGUXADGUDBEEN 3:WAXAY BOOBEEN HANTIDII GAARKA LOOLAHAA TAAS OO AYIDANA AAN ILAAHAY OGGOLAYN.4:WAXAY WADDANKA KEENNEEN QAWMULUUDNIMO 5:WAXAY GAALO KAIIBIYEEN DHULKII ISLAAMKA TAAS OO IYANA AHXADGUDUBWAYN OO AAN ILAAHAY OGGOLAYN .
Dhul boob kana ku dar sida xasan u dhulka u boobo...cadaalad darada waa ka qayb mid ah waxyaabaha xukun xaakimka ay ku waayaan .
Kulmiyahan muuse dad aad udagan oo dacadnimo ka muuqato aya ku hadhay dadkii xumaa allah baa ka sifeeyay dib ha u aqbalina dadkii idinka baxay
WADDANI WAX KASTA UU BALAN QAADAY NIYAD WANAAG AYUU KU BALAN QAADAY IYO INAY KA GO,ANTAHAY INUU GAADHO LAKIIN ASKARIGII MEESHAN KA DAGAY SIDIISI INUU CARUURTIISU TAAJIRIIN NOQDAAN MARNA MA SAMAYNAYO
WAX WAL OO DHACAYBA WAA LAGA SOO GUDBAY
GAAB CUSUBAA BILAABAY
HALA WADA SHAQEEYO
IYO NABAD BAA INOO BILAABMAY ER HAMBALYO
Laxdan oo kale sababta loo aaminay maan garan
Aynu sugno Wadani muddo hal sano ah
Markaa ayaynu qiimayn samayn karaa oo wax is barbar dhigi karaynaa laakiin hadda wixii la sheegaa waa mala awaal
War maxad qabaten 7 Sano
Somaliland wexan u sheegaya'
Haber y' Abar Awel'
Wexaynu raaci dhawaan s/weyn'
Wexad tihiin dad Xun oo leeta'
Wait for us soon thank
kani waa duuufle waa kuwa lacagta ka qaaaday ina aw siciid waa xoolo ilaahay lacag qaaday
Last question sums up that Kilmuye been out of touch-independent
not really. The problem is the nature of our society. We are the victims of suldaan ku sheeg, suxufi ku sheeg and siyaasi ku sheeg. A struggle between a fargile state and these unholy alliances.
%37 miisaaniyadda ciidanku hadda maku baxdaa? Ma la hayaa tirada saxda ee ciidanka hawlgalka ah?
TAAsi wax laga qoroyo mahaaa lacagta waad iska qaaday ummada way is taqaana qof waliba wuxuu ku cadeeyey laakiin wax macquul ah la keelay h abenkii hore ismail yare ilmeenay habeenkii kale waaa farxana wale inaan ku rumaysteen
Kani waa noocii jabiyey ummada niicle
Xaqiiqada jirta ah innan wax ba iska bedeli doonin baahiyaha dadweynaha
Runta oo qayaxan.
1-Dawladii sida sharci darada ah laba sano u korodhsatay ee lagu khasbay doorasho impeachment ah, 2-dadkii marka hore doortay gaar ahaan gobolka togdheer ayuu lumiyay oo tigteetarnimo diiday.
*Wariye mohamed cabdi sheekh ilig walaahi hadaan gacanta ku hayn lahaa bilada wariyaha ugu wanagsan dhamaan saxaafada somalida waan gudoonsiin lahaa welldone wariye shaqada aad bulshada u haysid inaad kasii kordhisid maahane marnaba ha nusqaamin inshalla* ❤
Ma tuug qaranimada somaliland ka soo hor jeeda ayaad bills siin lahayd habeen baad gudeysaa
@hassanhusseinhassan2932 kkk wlhi adiga habeen gudaya nin khayrkaa ah oo siyaasi isku sheegaya ayaa kugu shubay wariyahan waa qaran dumis sxb anigu kuma caayayo lkn wxn ku leyahay qofka intaanad tuhmin ka fiirso aakhiradadana u cabso ilahay aakhiro wuu ku waydinaya wax kasta oo aad sameyso kolkaa ninkan aad ku sheegaysid waa qaran dumis bal caqligaaga oo xor ah ku baadh inuu yahay qaran dumiye iyo inuu yahay muwaadin dalkiisa iyo dadkiisa si daacad ah ugu shaqeeya jawabta kuso baxda kadib wx ku qiime lkn shakhsi kale aragtidiisa waxba haku qiimayn mrkad dhimato keligaa ayaa godka gelayee..
KULMIYA NO MORE 😂😂😂😂😂😂😂IN TU BUUNI IYO KAHIN DAD KA CAYA YAN
Sacad muse waa iska sacsac . Akhas wali way hadlayaan. Ilayen Af-nooli wuu hadlaa un
Oo ma afkoodad laleedahy 🙄
Kulmiye Ragii sidey ayaa sii daayey oo ka doorbidey daydaygaa Xamar.
Kaasi Ku.a Quseeyokkkkk
MMTV: RUNTII KULMIYE WUXUU U BAAHAN YAHAY DADKII DADKA ISKU DIRI JIRAY INAY KURAASTA DAMBE FADHIISIYAAN DHIIG CUSUBNA IYO NASHAAD DHEERNA KEENAAN
Waar dadkani intii hore xagay ku qarsoonaayeen.
Muues Biixi abdi xildiid hero somaliland
Ma ninka aan nidaam ka iyo qiyamka madaxweyne aqoon ayaa Hero ah. War dadka ka fadhiiso
Weriye illig cidi ku dhegeysen meyso adigga iyo qebiilkiina
Iyo ka ad is heysan
Waa adiga iligow qofka cabsida qabay
Ilaahay baa mahad leh Kulmiye inna dhaafiyay; inkasta oo uu nafo badan innaga galaaftay oo qiime sare innoogu kacday in aynu ka takhalusno taliskii arxanka darnaa. Somaliland marbay noqon gaadhay maamul kelitalisa oo codka shacabka xoog lagu aamusiiyo.
Dee kulmiye ma dhicin
Rakaabka uu wataay ayuu dalku ka codeeeyey
Habal ka jilicsan waligey ma arkin ninka ismail yare gaadhka marsaday
😅😅😅😅 .
😂 askari kasta noloshisa la hagajinayaaa suragal miyay ahayd
Ninkani waa aqoonyahan degen laakiin ex presedent kan oo kale ma adeegsado markaa isna wuu isaka daba soconayaa
Kilaghelay wuuhab balyee maxaa haya ninkan wuu buka
Ninkani wuu fashilmay, looma baahna in dib loo soo dhiso oo warysiyo laga qaado.
Ninkani waxuu ahaa ninkii ugu sareeyay kulmiye kuwa uu komiishanka u dirtey laakiin ninkani waxuu miyaad ahaan ahaa wadani horena wasiirnimadiisii ayaa laga eryay markaa garan maayo waxa uu muuse ku aaminey ee uu u fahmiwaayay man kale ee wareysanayaana waa kuwii dawladii xirsi gaab maamulayay uu afka ka weyneeyay lacagtaa qaado oo waxba ha aha sheegin iyo wax kale oo badan oo muuse uun maahee uu wadankaba ka soo horjeeday taana ay galisey shilimaad uu qaato waxa yaa mark hats ka ah markii uu jeelka beenta ka sheegaayay walaahi live ayaan u daawanaayay in arinkaa tiirka la geeyo ayay ahayd dad badan baa wadanka in laga saferyo ay tahay oo hunguri uun la dhex jooga
CIIDANKA 2017 GURYO AYAAN U DHISAYNAA AYAAD TIDHAAHDEEN . May fulin arinkaasi . 2024 mar kale ayaad balan beena qaadeen shacabkuna iyo ciidanka laftiisuba wuu idinka diiday
inta kalana sooda niyow 😅😅sheekadu meel macaan ayad kaga hadhee
Kalmadaa dadka waan xidhxidhayaa 80% bay hoos uriday isaga iyo ina kaahinkii lahaa talaw todoba casho reerkaasi may dagaalami kari
Yaa kugu yidhi wuu dhacay ma waxaasad iibisaa
Kkkkkkkkkkkkkk
Kani isagaa cirro u eeg. Waa kuwii muuse khasaariyey waar umada dib ha hor imanina taarikhna garan mayside zaad baad ku bedelatay ninki ku aaminay. Wadanina nagamay badani waanu amaahinay waa afkoodi ay ku hadli jireen
Wali miyaanad qancin hahahahahaha dadka waalwaln ee qudhmiye ayaad ka mid tahay
@abdulkadiral-hashim3134 mayee waan qancay kan nasoo hor fadhiistay baan ka xanaaqay. Subeer awal iyo somaliland ba tartamo naga badise sxb hambalyo
Wariye ilg farside ayayd tahay lagan
Illigow QAlbiyada dadka dhawr. Hadda su aasha ugu danbaysaa Gantaal ridada dhexe ah ka daran😂😂
Mohamed eligow qabyaalada iska waxa tahay nin businesses leh adiga oo nin wanasana ayaad sanadkan tagtay Canada 🇨🇦 dadka Canada ku nool ee Isaaq waa dad aad u xun gaar ahaan Casad muuse waxad ka dhageesatay Advance aad u xun waad is badashay mar kaad ka timi Nan kee Cedagale ee kuu shaqaynayay waad ka eriday shaqadee waxad qortay Sacad muse doorashadeena waxad ka soo tabinsy say xaafadeena oo qudha waxa tusaysay bulshada kooxaha yer yer ee sacad muse war qudhun ayaad noqotay waxan wax ka badan oo iska daa qabyaalada oo umada dhex u noqo dad kee reer Toronto ee ku seeyay bad Advance ka waad ku khasartay walahi
Ex Wasir abdiwali waa the biggest traitor in kulmiye party
Kkkkk
Kan cod jolicsana
Makhnuudyow miyuu ku wasay
Lacag iyo laaluush la'aan bay riday kulmiye
U codee waxqabad iyo u codee aqoonsi baa dhalinyartu idinku dooran bay islahaayeen
Taasina was Xisaab khaldan, Dadku waa sabool hunguri ka codeeya
For example, Buurmadaw iyo odayaashii hj Hadii lacag buuran la siin lahaa ceel afwayn kamay soo hadleen
Kulmiye Imikana waa inuu sii radsado lacag xoogan oo ta baarlaamaanka ku galo
Lacag la'aan waxba laguma helo doorasho ilaa America waa sidaas
Trump 3 billion buu bixiyay
Buuni soo qabo
Waar ano shacaba ayaa og inkomishankii hawsha lo igmaday musuq sameeyay qalabkii dorasgada loogu talogalay ee isha lagu eegayay simusuq loga badbado markeliya subixi dorashada lodareray shegay in jaantaa rogan lagu galo teda kale indeeganadii codkoda lalumiyo
Taa Xadhiga Been ayaa Ka Sheegtay Sheekh
Laba scam artist wixii dhacay waa la og yahay Muusana ogaan buu intuu aqbalay cirro mentally challenged ah dadka u tusayaa Illig fahad yaasiin u shaqeeya iyo Cabdi wali waji handicap muse ku sirmay. Xinif Buuni iyo ragii rag ahaa baa mucaaridad diyaar u ah adkaysta 7 sanadood buu muuse qaranka cadaabo loo. Maleegay kala soo baxay car cirro 2 sanadood ha gaadho.
Siyaasiyiinta sacad muse waxay ahyeen kuwa ku tartamaaya dhul iyo hanti boob, dan may ka lahyn doorashada madxwaynaha, wan sababta loo arkaayey inay ololeeyaan daaye xita inay afxumo xisbiga dadka kaga eryayaan, haragysa rerkooda uun bay islahaayeen ku fara adayga😂 lkin dhalinyarada sacad muse dhiiga ayay madxwaynaha u shubeen oo iyga xisbiga so saarayba😂 sidyaasada iyo waxqabdka muse bixina may ahyn mid uu natiijo ku keeni karaayey xitaa xildhibaan umu soo bixi kareen m.muuse. wuxu iska eryey ragii guusha la keenay halka uu la cajabay uun dhalinyarada beeshiisa ee hargysa gebilay iyo berber. Any nabadd ahow muse
Waar Beenta. La taga
Cod laxadey. Kan Weriyaha. Cudhay maxaad u weydiin weydey Cidatahay gabaarey iyo shaudaankii weynaa
kulmiye machinin ee wuu tanasuley
Dorashadan dhacday dusha uun bay ka qurux bad nayd mooye khiyaano aan waliged dhicin dhicina donin ayaa kujirtay wlhi bilahi khiyana kujirty muuse na wuu ogyehee qaranka sharftisu ilaliyay
😂😊
BEEN KU NOOL CIIL KU SAXO WAR SOMALILAND WA MID WA QARAN WA DOWLAD ANAGA CODAY NAY MUUSA KA CODAY NAY ILAAHAY NAGA KAXA YAY
Sirdoonka Leexsne waxa la yidhaa ma jiro ee waxey la dagalaameen cadwagii Gudaha . cadawga gudha waa qof kasta oo wadanka uu joogo cadaw ku ah jirtaankasii qofkaasi wax noqan karaa qof u dhashey ama u dhalan akin ku nool
cadawgaas baa u baxhsey sirdoonak Leexsane iyo wax kale mgaac u baxshey dibiriinta baraha bulashada ku faafin jirey wax dawaladinimada ka soo hor jeedaa
Muuse bixi iyo tageerayaashiisu waxay ahaayeen kuwii ugu caqliga liitay ee dalkan soo maray abid bal madow bay kaga jiraan taarikhda.. doqontu cadawga saxda ah way kasoo orodaa gurigeeda iyo dadkeedana way cuntaa waa sidaa muse iyo kooxdiisa
Cill qabe ayad thy bal hada hanaga baxsadan caruurtan ad so khaladeen hadanu so xidh xidhayna waliba wanu wasayna