Walaalha somaliland waxaan leyahay wey ku saxanyihin in ay donaan madax bannaani waan ku taagersanahay in ay noqoto somaliland jamhuriyad caalamka laga aqonsanyahay walaalaha
Tan dowlad maahan maxay uqarineysaa inay Addis tageyso itobiyo waxa ka xun madaxda somalida ee tuugada ah itobiya warkedu wuu cadyahay wan idin dheceynaa ayay ku leyihiin kuwan u dhuumanaya kawarama?
Xasan shiikh waa khaa.imul wadan waana in maxkamad lsootaago
Balayo kuugu dhacday maxow kadonan madaxda Somalida Ethiopië subxanalah wllhi waan nacay ereygas
Walaalha somaliland waxaan leyahay wey ku saxanyihin in ay donaan madax bannaani waan ku taagersanahay in ay noqoto somaliland jamhuriyad caalamka laga aqonsanyahay walaalaha
Xasaan ilahay hasohadeyo bada Somali ayaleh eexasaan maleh xasan erya oo naga erya
Illaahii marykankii falstiin ku hubaynayey israiil maanta dabka ku baabiyayow illaahow itoobiya iyo cadow kasta oo somaali ay ka dhaqaqi la adahay illaahiw baabi oo halasg madaxda somaliyeed ee tuugada ah oo khainul wadanka ah ee umdan daruufaha ka daalay khiyamaynayana illaahow naga qabo oo naga hor wareeji oo madax wanaagsan oo daacda ah oo diinta iyo dalkaba noo ilaalisa noogu badal oo jahawarerka somaali ay ku jirto ka saar oo illaahow quluubtoda midee oo qabyalada iyo kala qabsananta dhaxdoida ah ka saar illaahow adaa wax aqbale ducadayda aqbal aamiin yaa rabi
😢
maxweynaha safaradisa
dhaqaalo badan ayaa kubaxayo
misamiyada safarka
oo kusoo aday xili dadka somaliya gaajo iyo faqri heysto
Xasan sheekh( Xaraash) habaar ayaa ku dhacay, wadankiina bohol Ayuu ku riday, shirka Uganda ka
Socda, waa shir wasiir, war waxaan wax xishoonayo ma,aha, war waxaan wadanka halaga qabto, Qaa,inka ku waashay in Lacag Aruurin goorma ayuu cunayaa.
Soomaaliya iyadii baa qabiilo isku leynayo maxay ka tari hormarka iyo midnimada gobalka
War somaliyey etopia waa tiiriday dowladii somalia ee a haayd awoodii Africa ugu awooda badneyd.
Ayadoo adeg saneyso kuwa hada jooga oo kalle.haday tahay dowlad kushega iyo mamul kushega gobollada intaba waxay ushaqeyan kuligod etopia
ETHIOPIA MA XAQBAAD KU LEEDAHAY DOQONYAW ORODOO GURIGAA NABAD KA DHIG OO CARUURTIINA IYO MAATIDIINA 33 SANO AAD XASUUQAYSAAN KADAAYA BALAAYO AAN LA ARAG LAYDINKU RIDYE
......... MJ, WELIGAA HA RUMEYSAN...
Odagaan cajuuska ah oo axmed madobe labaxay wa in laga qabta wadanka ninkaan qabiilka so sharaxanaya wa denbilee hala qabto
Tan dowlad maahan maxay uqarineysaa inay Addis tageyso itobiyo waxa ka xun madaxda somalida ee tuugada ah itobiya warkedu wuu cadyahay wan idin dheceynaa ayay ku leyihiin kuwan u dhuumanaya kawarama?
Somalia 🇸🇴 waa uu iibsaday xassan sheikh ee aan iska qabano dhalinyaroy waa na duleye xassan sheikh Allah ha duleye Allah haka qabto dalka iyo dadkaba
Xasan qudhunle ufuf haawey eega waa xsan naaga laayoo kale eega naagtii uhuru oo nigisyo u gelinaysa uhurru miss rooble xasan caga dhunkade wax walba maanta wuu saxeeyaa xataa naftiisa waxaa la tusay adoon wasayo waayo film baa abu dabey laga duubay caga dhunkade haawey waa taa awowgoodii xaarka cuni jiray waa kaa haawey
Horaan idinkugu sheegay in Addis ababa looga yeeri doono.
Wale xasan dhiqo wa futo imaratka kufsaday Meshi lodiro bu adaa😂😢🎉
Somaliland waa Qaran.
War ilaah ka cabso xabashi axdi ma lahe maad ka joogtid xasanow
Waydun arkiye waxa lagasoosaxeexanayaa BAyS milteri iyo inay ciidanka itoobiya joogaan hakay iminka joogaan
Xasan diyaarad uun saran yahay aan waxba ku dhex jirin yaab maxa waalay
Wuu ka shaqeysanayaa wadankan asagaa leh dhibka joojiya
Waa duli dalba leh😂
Sun ayay ka donaa ethop
Ala kuqabay fartaaloogu yeedhayaa nacaskan