GURIGEYGA SIDAAN USHARAXAY RAMADAANKA || FARXAD II GAAR AH || RAMADAN DECORATIONS ||

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 120

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 Рік тому +14

    Maasha allaah xabiibti qurux asxaabta aan gaarsiino 500k wax yar oga hertay waa afar kun kaliya ramadaan kahor aan gaarsiino waa u qalantaa adna xayaati ❤

  • @aishamohamed3425
    @aishamohamed3425 Рік тому +2

    Adna qofta kaliya somali decorationka ramadanka ku heysataa tahay sanad walba masha’allah ramadan mubarak

  • @Sharmake_ismaiel
    @Sharmake_ismaiel Рік тому +11

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato..

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 Рік тому +6

    Mashaa alah Mashaa alah ❤ ridwan Camera man farta ka xiran ayuu noqday curadkaada ku ciilbax waa duco wlh mashaa alah habo❤

  • @shamsomohamud1979
    @shamsomohamud1979 Рік тому +7

    Mashaa alaah ❤️ adna alaha kuu daayo gacantaada waxaa idinka soo salaamayaa Finland 🇫🇮 maashaa alaah waxaa la is dheer yahay sharxaada iyo dooqa sida aad u sharaxdey waan ka helay ❤

  • @اللالل-ذ1س
    @اللالل-ذ1س Рік тому +4

    ماشاءالله تبارك الله ادنا فنانه وانيقه وجميله وحلوه 🥳❤💪

  • @-zahraabdalla969
    @-zahraabdalla969 Рік тому +4

    ما شاء الله تبارك الله زينه مره تجنن الله يسعدك ويحفظك يا رب رمضان مبارك عليكم ان شاء الله نعادي علينا وعليكم صحه وعافيه يا مشكورا ما قصرتي الله يعطيك العافيه❤❤❤❤

  • @SaynabXasan-fh9gp
    @SaynabXasan-fh9gp 7 місяців тому

    Ramadaanka ayeey qurux bdneed allbtaada

  • @hashinimcoali-fw5uw
    @hashinimcoali-fw5uw Рік тому +1

    Wan dareenmay camerda sidaa u quruxbadan inay gacntii Ridwan tahy macha allah HBO so bar bar❤❤

  • @xamdixarako2479
    @xamdixarako2479 7 місяців тому

    Adna xubi xila Janoy Masha Allah marka hore xbbti ilhy haku barakeeyo noloshada familkada dhamaaan markaan guuursanaayo adi aa ii hagaajinaaayo gurigeyga jah gacn dahabey ilhow kudaaaa wn iskaa jcllhy Mar wlbo wn kuu duceeeya qofta kaliya aan jclhy rabana inaa ku deydo mustaqbalka I.n

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic Рік тому +3

    MashaAllaah xbbty 🥰🥰🥰

  • @ليانعلي-ص7ط
    @ليانعلي-ص7ط Рік тому +1

    ماشاءالله تبارك الله حلوه رمضان كريم ❤❤

  • @yasmiinanas6303
    @yasmiinanas6303 Рік тому +2

    Mashallah Ramadan Mubarak everyone ❤❤❤❤❤

  • @umlkhayrabdiumlkhayr743
    @umlkhayrabdiumlkhayr743 Рік тому +1

    اللهم صلى على النبي محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Рік тому +1

    Masha Allah Ramadan Mubarak 🌙🌙🌙❤️❤️❤️

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Рік тому +2

    Mashallah ramdaan Mubarak 🌙☺

  • @hudayuusuf437
    @hudayuusuf437 7 місяців тому

    رمضان كريم ❤❤❤

  • @amallove2408
    @amallove2408 Рік тому

    MashAllah Ramadan Mubarak💕💕💕

  • @ilsacali3513
    @ilsacali3513 Рік тому

    Adna sidan ku jeclahay lee hada ogan laheed wax badan ka faiday mashallah allaha ku xafido adiga fmlygaga farxad ku nolow❤ wax badan noso dhig abayo😊

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +2

    Manshalah 😍Ramadan mubarak inshalah ❤❤khamiista 23rd March la sooma 😊 inshalah

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 Рік тому

    Mansh allah allah muslimka dhabta ah waxa lagu garta soo dhawaynta ramadanta

  • @cawalemk2010
    @cawalemk2010 Рік тому

    Ramadan Mubarak 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @nimcoxasan8086
    @nimcoxasan8086 Рік тому

    Ramadan mubaak waye maha kariim

  • @umlkhayrabdiumlkhayr743
    @umlkhayrabdiumlkhayr743 Рік тому +3

    بسم الله ماشاء الله تبارك الرحمن ربي يحفظكم ويرعاكم جميعا يارب العالمين ❤❤❤❤
    رمضان مبارك ❤❤❤

  • @YasminDahir-pt5pr
    @YasminDahir-pt5pr 11 місяців тому

    Asc adno adi iyo familka cimri dheer iyo caafimaad idin rajeynaa

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +1

    Ramadan mubarak xbbti illahay cafimad qab haynugu gaadhsiyo insha allah 🙏

  • @aminasheikhow8209
    @aminasheikhow8209 Рік тому

    Masha alah waan kusaray s like ❤❤

  • @shamsahmed5327
    @shamsahmed5327 Рік тому +1

    ماشاء الله ❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍😍maama calwiya waan kusalaamay anigana ramadaan kariim

  • @sacdiyoabdullahi7757
    @sacdiyoabdullahi7757 Рік тому

    M.a Ramadan mubarak inshaa allah qamiista

  • @shamsahussein1045
    @shamsahussein1045 Рік тому +2

    Waxaan odhan wax macna ah Malaha muhiimadu wa in la cibaadeysto illahay subxaano watacalla qalbiyadeena ayuu egayaa ee miis iyo sharaxaad ma eegayo ee quluubta haysku furo hana leyscafiyo riximkana hala xiriiriyo sadaqada halagu dadaalo xanta haleyska daayo salaada waqtigeeda hala ilaaliyo Quran aqriska halagu dadaalo istiqfaarta Badiya iyo saliga Nabiga scw somaliyeey illahay subxaano watacalla hanoo wada dambidhaafo

  • @Hafsamubarik98
    @Hafsamubarik98 Рік тому +1

    Mansha Allah Ramdaan mouparak wll

  • @samsamhashi1943
    @samsamhashi1943 Рік тому +1

    Masha allah ramadan mubarak

  • @faizacali4858
    @faizacali4858 Рік тому +1

    Qamista le waye ramadán i.a ramadán mubarak❤❤

  • @hanidagan6033
    @hanidagan6033 Рік тому +2

    Masha allh Ramadan mubarak adna & family geda hppt adnay cafimad & cimri dharar hainagu wada gaadhsiyo ramadanka ramadankega isha allh❤

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 Рік тому +4

    THE BEST PERSON EVER THE MOST KNOWLEDGE ABLE AND THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MOHAMED SCW ♥️💯

  • @balqisacali4158
    @balqisacali4158 Рік тому

    Masha allaah

  • @RIDWAYUSUFMOHAMED12345
    @RIDWAYUSUFMOHAMED12345 Рік тому

    Masha Allah ❤ ❤

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +1

    Qali somalia inayna cawa oo arbaca ah soon ahayn ayaan umalayn anigu reer somaliland ayaan ahay markaa cawa somaliland lamasoomin soonku khamiista weeyi xbbti sanadkan isku maalin ayaanu ciidayna insha allah 🙏 woow Amazing alaabtii uukusoobaxay gurigu masha allah xbbti ❤❤👏👏 insha allah illahay ramadankan ramadankisa cafimad qab haynagu gaadhsiiyo 🙏

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 Рік тому

    Masha allaah RAMADAAN Mubarak cawada an soomeyna insha allaah o qamiis ah

  • @mrtssss.t4462
    @mrtssss.t4462 Рік тому +1

    Masha allaah wakabaxsati was👍🏼👍🏼

  • @sacdiyomuxudiinaxmed6538
    @sacdiyomuxudiinaxmed6538 Рік тому +4

    Masha Allah hambalyo Ramadan mubarak dhamaan musliiminta mel walbo aad jogtaan

  • @Zamzammiriqshale
    @Zamzammiriqshale Рік тому

    Maasha Allah Ramadan mubaarak

  • @xaliimosacdiyo9931
    @xaliimosacdiyo9931 Рік тому

    M.a anaga khames abajimco ayasomidona isha alah ermuqdish❤😘ramadanmubarig❤

  • @princessaamina6552
    @princessaamina6552 Рік тому

    Masha alllh tabarakallah 🥰

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Рік тому +1

    Wcs adna xabiibti adiga iyo hooyo calwiyo ramadan karim ilaahey sonkan kisi kale cafimat iyo cimridher ilaahey hanagu garsiyo insha allaa aqwaan ❤❤❤❤❤

  • @aniita948
    @aniita948 Рік тому

    masha allah

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Рік тому

    Masha allah qrux illhy cimri ad ku isticmashan ha idin siyo rmadnka scado lee ka dhimn illhy nbad io cfimad hnagu garsiyo ma somnin khmizle somenaa i.a intii dhimty oo muslim ah rpi ha unaxaristo angna gdashod illhy nma fitneyo intii xnunsna illhy ha cfio….😢🤲🏻

  • @samiirojaamac1234
    @samiirojaamac1234 Рік тому

    Masha alah abna Ramadan mubarak xabibti

  • @ifrahyassin8991
    @ifrahyassin8991 Рік тому +2

    Maanshaa allah ramadan mubarak adna adi iyo familykagaba ❤

  • @Beingme541
    @Beingme541 Рік тому

    Masha Allah

  • @queenfanaxley7860
    @queenfanaxley7860 Рік тому +1

    AYgaawo qamiista somali waa somoyiin

  • @faadomocali4524
    @faadomocali4524 Рік тому

    m.a Ramadan mubaarak

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Рік тому

    Ramadan khamiista waaye anigoo Kenya joogo

  • @Hhhinvfy8okkuwe5
    @Hhhinvfy8okkuwe5 Рік тому

    Masha allh abyo reer somalia khamiis so meyna i.a❤

  • @axmedshamow6175
    @axmedshamow6175 Рік тому

    ما شاءالله الله يزيدك رزقه

  • @queennasracayush5789
    @queennasracayush5789 Рік тому

    Masha Allah illah cafimad kuwi ku somo alah anaga dhigo insha allah ❤😘

  • @zamita_dhowrzan3980
    @zamita_dhowrzan3980 Рік тому +1

    Masha allah aada uqurux badan yahay lkn sida wax uqurxisay iyo sa uduubayso iskuma dhigman sanka ka galinaysa camera san wax kabadal abaayo qureey

  • @fadumocabdiraxman9305
    @fadumocabdiraxman9305 Рік тому

    M.a Waad dadaashay Waad uqalntaa ❤

  • @abduqaadirabuukar455
    @abduqaadirabuukar455 Рік тому

    M.a abaayo

  • @sarahassan-yo9wn
    @sarahassan-yo9wn Рік тому

    Haa gedkas oo ubaxa darbiga ku dhagan wuu qurxan yhy lkn kor geey xoggaa yar kadip beelo noqonaa ❤❤🎉

  • @ayaanabdiahmed7390
    @ayaanabdiahmed7390 Рік тому +1

    Waaw Maasha allah qaaali❤

  • @zaynabali1373
    @zaynabali1373 Рік тому +1

    Mansha allah abayo alle haku barakeeyo

  • @sumeyocali6449
    @sumeyocali6449 Рік тому

    Soon waa khamiis

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 Рік тому

    Maasha allah ramadaan kariim abayo alaabta xagee ka dalbatay iso sheeg ado raliya
    Waxan kaliya oo kugu darayaa decorka meesha aad ku riday baquliga 12:34 soft-ga ama istirashada qaadada lagu duubo waxay ku qurxoontahay kuna soo baxaysaa adoo gees ka dhiga wa talo an kugu darsaday

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Рік тому +1

    Manshallaha Ramadan Mubarak to you all hooyo wana salameynaa Sidoo kale ❤

  • @xamdixasan7017
    @xamdixasan7017 Рік тому

    Masha allah tabarakalaah

  • @istabraqmaxamed9498
    @istabraqmaxamed9498 Рік тому +1

    Wa ku jeclahe apa farxad iiku nolaw🥰🫂💫

  • @sapnaaahmed8737
    @sapnaaahmed8737 Рік тому

    Saa usugayey ugu danbeen waa is keentay😘

  • @xaliimosacdiyo9931
    @xaliimosacdiyo9931 Рік тому

    RamadanmubArig rermaleziya

  • @shafu4717
    @shafu4717 Рік тому

    Walalo halkaan ka helaa alabtaasa maacunta?

  • @maryanibrahim9717
    @maryanibrahim9717 Рік тому

    Maasha.allaahh.ramadaan.mubaarak

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Рік тому +1

    Aslam alaykum adna rabadaan Mubarak ❤🎉

  • @hodacabdi295
    @hodacabdi295 Рік тому

    M.a Abayo Woow Alle gacanta Haku Barakeyo Soon maa Qabno Ree jigjiga 😅Khamista Lee waye insha allah ❤ Ramadan mubarak

  • @hooyomcn6915
    @hooyomcn6915 Рік тому

    Masha allh adna iilhy ba ku ziiyay nin vicn masha allh❤❤ izku wara❤

  • @fatimaahmed5179
    @fatimaahmed5179 Рік тому

    Msha allah

  • @queenalmaz3534
    @queenalmaz3534 Рік тому +1

    Keep going my sister ❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому

    Maasha Alaah

  • @bintiiabdi9902
    @bintiiabdi9902 Рік тому

    Adna nag kagarisan social media kumarag MA markas ayey naga qar adna arebo kutilmamayin ...keep going sz never look back

  • @iiron88mohamed10
    @iiron88mohamed10 Рік тому +1

    Ka fuji bahalka geesaha leh darbiylga ma ficno Wana danbi teeda kale nalalka yaryar ee xidigaha ee miiska saartay waxaa ku dhihi lahaa geedka cagaaran ee geeska yeelo ku Sharaxo.. masha allah

  • @maryanahmed5127
    @maryanahmed5127 Рік тому

    Adna m.a Ridwan kamira Bartay m.a safican uudubaya m.a ilahey haku deysto❤❤

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 Рік тому

    Masha Allah my sister 🤲👑🌹💯👍👏👏

  • @fadumocabdiraxman9305
    @fadumocabdiraxman9305 Рік тому

    Khamiista waay somali in.a

  • @sucdiarif867
    @sucdiarif867 Рік тому

    Masha allaah nace one👍

  • @hibaturahman01
    @hibaturahman01 Рік тому

    Adna miiskii waa buuxisee afurka xagee soo saari 😅 anyway gacanta Allaha ku barakeeyo❤

  • @istabraqmaxamed9498
    @istabraqmaxamed9498 Рік тому

    My khamis le somena apa i.a xappti 🤲

  • @maymunali-qu4ve
    @maymunali-qu4ve Рік тому

    M.a❤❤❤❤

  • @bushrabbe.
    @bushrabbe. Рік тому

    Mnsha Allah

  • @IftinBashiir123-kh2fl
    @IftinBashiir123-kh2fl Рік тому +1

    M.a ramadan mubarak adno mamo calwiyo dhaman familka wan idin jeclhy dhaman family adno farxad iyo cafimaad kusoma queen adno gari dumar gacan dahab ❤❤❤

  • @nimcoaydarus9737
    @nimcoaydarus9737 Рік тому

    Intee kasoo iibsatay
    Cml 👍

  • @furqaanahmed4953
    @furqaanahmed4953 Рік тому +1

    Mashallah ❤

  • @israibrahim1222
    @israibrahim1222 Рік тому

    M a Ramadan mubarak musliminta daman meshaa jogtaan

  • @queenofqueen3694
    @queenofqueen3694 Рік тому

    Mnshalh Marwo Adno❤

  • @nastaxomaxamed646
    @nastaxomaxamed646 Рік тому

    Masha allha abayo Adna 💋❤

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 Рік тому

    Mansh allah Adna ❤

  • @KhadroAbdulahi55
    @KhadroAbdulahi55 Рік тому

    Hore usoco walashey mcn😊

  • @amiraosman5350
    @amiraosman5350 Рік тому +1

    Kaalay gabdhaha yutube layda sanad walba alaab baad iibisane ma daadisaan kolka ramadaantu dhamaato

    • @queenaisha8930
      @queenaisha8930 Рік тому

      Alaabta sabadka oo dhan ba la isticmaali wayna jajabi

  • @axmedmaxamed7599
    @axmedmaxamed7599 Рік тому

    allow nabad nagu garsii

  • @nasramohamud1629
    @nasramohamud1629 Рік тому

    Khamista aa lafiloya in la soomo bari soon maqabno adnoy I.a❤🎉

  • @shamsucade5115
    @shamsucade5115 Рік тому

    👍👍

  • @aminaarafa6549
    @aminaarafa6549 Рік тому

    Wlhi wan iska jeclhy adna