Iscates Adigo Is Dhibin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 198

  • @naimanur2157
    @naimanur2157 2 роки тому +7

    abaa lkn qof la dhuugaayo oo barotin la aan waa qalad cunuga caanahaaga waxma ka faaiidaayo hadana cunuga caana siisa 6 bilood u horeeyo dad caano siinin cunuga jiro saas darteyda waa inee wax nafaqa cunaan ayago baasto iyo bariis isku daldaleynin subaxi hore ukun fuursan iyo qudaar
    qadada waxyaro doora ah iyo qudaar iyo kis yar baasto ama bariis habeenki 3 qaando oo yar oo boorasha iyo koob caano muhiimada waa biyaha 3 litar inoo cabaa waaye qofka umusha kuwa kale 2 litar wee ku filantahy intaas qof umul wee ku fiicantahy lkn adi waa is diloosa wax vitamin cun ciil ma fiicno lkn iscaatees oo barotin la aan waa dhibkeyda

  • @nimcooniahmed9901
    @nimcooniahmed9901 2 роки тому +11

    Masha allah abaayo muniira shaqad halkaas kasii wad waa kul wadeynaye ani dhirigalinta ugu weyn adaa ka helay mar kashekeynasey saa misanka is kaga dhintay 94kg aa ahaa 26kg aa iska riday 2020 ila 2021 bilawgedi had wax ahay 72kg wax rabaa 65 ila 68 inaa u dhaxeyo insha allah dagal aa nag dhexeeyo ani iyo cayil danbo wilkadan congratulation aa dhahaa masha allah

    • @fathihaji8353
      @fathihaji8353 2 роки тому

      Abayo see iska riday maxa sameysay isheek abayo

  • @ubahfarah6952
    @ubahfarah6952 2 роки тому +7

    Maasha Allah abyo anigu umul baan ahay dhererkaygu waa 163 waxaan ahay 78 weight markaan uurka lahaa waxaan ahaa 90 Ku dhowaad lkn waxaan iska ilaaliyey sonkor saliid shaah cadaysa welina waa wadaa iscaataysaka

  • @Faay371
    @Faay371 2 роки тому +2

    Masha Allah Waan ka heley waan rabaa iscaatees ee no sobadi thanks

  • @kayftahlil4461
    @kayftahlil4461 2 роки тому +2

    Mashallah Allah Allah Allah ku barakeeyo aduun iyo akhary nuur canal Maniro cadeey .keep going inshallah xabibiti

  • @beautifulfamily6698
    @beautifulfamily6698 2 роки тому +3

    Masha Allah Allah haku xifdiyo coach muniro

  • @user-xt7us4dw4s
    @user-xt7us4dw4s 2 роки тому +8

    اللهم صل على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @sahraibrahim5601
    @sahraibrahim5601 2 роки тому +3

    Masha alaah abayo mahadsanid nalaso wadag sadaxda waqti

  • @fadumoaxmed1984
    @fadumoaxmed1984 2 роки тому

    Mashallah tabarakallah xbbty hooyada naas kaliya siisa ilmaha miyay siin kartaa ladhahy

  • @maymunabdullahi9741
    @maymunabdullahi9741 2 роки тому +3

    Waaw wan Kahalay abaayo muniiro aniga hada uur ayaan leyahay lkn insha allah markan dhalo ayaan sameynaa

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 2 роки тому

    Maasha Allah maasha Allah Wllo

  • @ghjui9178
    @ghjui9178 2 роки тому +3

    🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️
    Isuga isuga anigane ha iga tagin wax i dhira giliyaa sugaayey uurki igu danbeeyey zaaid uugu cayilay waxa ahay 90😭 hadafkeyguna waa ina noqdo 60😍😍 bishi shakilo kabadan ina rido marab si oo kor jeexjeex igu dhicin

  • @nastehaislow407
    @nastehaislow407 2 роки тому +2

    Mnsha allah abayo week danbe bilaba lkn abayo buskutka xage ka ibisay ? Wan kula so wadaga inta iga dagto markan bilabo

  • @nasserspeelt75
    @nasserspeelt75 2 роки тому +5

    Hallo schat, mag ik je een vraag stellen, ik vond de waterfles leuk, waar heb je hem gekocht, indien mogelijk?

  • @ayuubwadani2423
    @ayuubwadani2423 2 роки тому +1

    Very beautiful dait mashaalah

  • @bintumaryamaruun5551
    @bintumaryamaruun5551 2 роки тому +2

    Ani 81 ahay Waana kula bilabay cunug waa nuujiya
    Insha allaah Wan kulasocdaa

  • @fartunabdulle631
    @fartunabdulle631 2 роки тому +2

    Mashaa Allah beautiful sister no soo badi

  • @sadaahmad4250
    @sadaahmad4250 2 роки тому

    Masha alaah walalo muniro jazaki alaah khayr sedad nugu faedaynayso

  • @umuanuushchanel5586
    @umuanuushchanel5586 2 роки тому +1

    Maashaa allaah kablo waankahelay alle hakuudaweeyo

    • @shankamohamed9167
      @shankamohamed9167 2 роки тому

      Asc abayo muniro aniga umul a ahay 15 day a dhalanahy macayilni lkn hada kadib wu I koraya wayo. Umusha kucayila marka nosobadi wakula socona Insha alh

  • @maryanhassan5142
    @maryanhassan5142 2 роки тому

    Maasha allaah waad kumahadsanthy wll dhiirigilinta ❤ noosoobadi adigoo mahadsan waana bilaaby misaan inaan iska rido aad ayaad umahadsanthy walaasheey ❤❤❤

  • @faizahassan3556
    @faizahassan3556 2 роки тому +2

    Abayo nosobadi in sha Allah aniga walaiguqalay

  • @Muna4r-
    @Muna4r- 2 роки тому +1

    Ani isma karaayo 4 bilod umul hilib marq caano niido jukulayt buskut boorash basto bariis wxaso dhan waxa igu kalifaya gabadhayda ma cabayso caano naaskoo kaliya bas ilaso tali abaayo

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 2 роки тому

    Masha allah

  • @naciimoibrahim8035
    @naciimoibrahim8035 2 роки тому +1

    Abayo masha allah aniga waxa ahay 88 kiilo aya ahay waa nacay mizanka badan wlhi waa bilaba iscateska alle hanoo fudeyo insha allah

  • @saamiyasiman6202
    @saamiyasiman6202 2 роки тому

    85 ayaan ahay inaan 65 noqdo ayaan rabaa 3ayaan dhalanahay tem umul waan idin la jiraa

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 2 роки тому +1

    Anigana wa nujiya wakula bilaba abayo

  • @mariaofficialchannel3599
    @mariaofficialchannel3599 2 роки тому

    Mashalah abayo muniro jazakalah wan kahely jadwalkada

  • @munaalpi9406
    @munaalpi9406 2 роки тому

    Abyo muniiro aniga xitaa umulaa kula ahy waxaan idinka wenahay 7maalin waxaan jogaa somali isma caaten kartid ado umula ayaan islahaa lkn alx malinta jalwalkan bilaawdy ayaan niyad yeshay misharidii iyo shaah iyo caano wan jojiye isbadel fcn aan dareemay wa mhdsnthy walshy❤

  • @ifrahmohamed8030
    @ifrahmohamed8030 2 роки тому +1

    Asc my rajo iwaran abayo ana rabee ina iskaa rido see iskaga ridii kara ilatalii macanto

  • @yasminhussein9858
    @yasminhussein9858 2 роки тому

    Wanka heley masha allah

  • @ramaas360
    @ramaas360 2 роки тому +1

    Green tea iyo lindhananta iyo sanjabilka iskadaaya hda nujinesiin cunuga woidnka catowaa

  • @maryamacraxmaan6029
    @maryamacraxmaan6029 2 роки тому

    M.a xbbti asxapta catadane xal ukeen sida anigoo kale 🥰🥰🥰

  • @munamohamud6675
    @munamohamud6675 2 роки тому

    Abaayo marka hora wan ku salamay adiga iyo Familie kaga waxan ahay 90kilo dhirirkeyga waxa waye 1.68 meqa lega rabaa in an rido iiso shek

  • @aaliyah_m1622
    @aaliyah_m1622 2 роки тому +1

    Insha Allah abaayo noso badi aniga xata 82 kilo ahay waana nuujiyaa inaa is cateeyo rabaa

  • @siradm
    @siradm 2 роки тому

    Noo soo badi abaay ducaa qabtaahe, umul fayow Allaha kaa dhigo

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 роки тому

    Mashaa Allah abayo Munira
    Horumar wacan xbbti💞🌹

  • @cookwithme8048
    @cookwithme8048 2 роки тому

    Dumarka ilmaha nuujinayaa please biyo badan caba iyaga ayaaa caano ku siinaya shaaha iska daaya iyo sabaayada shaaha cadaysan waaa lagu naaxaa/caylaaa

  • @simahangadth225
    @simahangadth225 2 роки тому

    Waan kahele

  • @aayat7374
    @aayat7374 2 роки тому +2

    160 ahay 65kg lkn jirkeyga Ma ila qurxana maxaa qaldan

  • @ayaanahmed8791
    @ayaanahmed8791 2 роки тому

    Hhhhhhh hal qado ar munitiono

  • @munomaxamuud9462
    @munomaxamuud9462 2 роки тому +1

    M.a abayo mcnt waxan ahay 114 kg awalne 130 an aha marka 5 bilod 16 an iska riday icawi abayo

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 роки тому

    Masha allaa abaayo muniiro quruxey 🥰🥰🥰❤️❤️❤️🌷

  • @aliyarenuurka9360
    @aliyarenuurka9360 2 роки тому +2

    Masha Allah halga faidesto muniro

  • @zuheyramao1548
    @zuheyramao1548 2 роки тому

    Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah I laahey ha ku barakeyo

  • @iskufilaninnaqaliif2835
    @iskufilaninnaqaliif2835 2 роки тому +2

    Wan ka helay lakin xamilo ayan ahay maxan ka faida teda kale anaga ma awodno bakadahan laso gadayo Queen 👑

    • @Omsalih1
      @Omsalih1 2 роки тому

      abyo aniga kula mid ban ahay bil i hartay bishas 4 kilo rido bn raba bari ban bilabaya insha allah

  • @rouki9529
    @rouki9529 2 роки тому

    So same bl wlley ana qati katagan mrku kilo iga dhaco malinta danbe laba igu biraysa ama maba dhqaqyo wu istagsnyhay gajana wy dishay umulna ma ihi wn yabnhay

  • @safiyosalaam9982
    @safiyosalaam9982 2 роки тому

    Wan kaheley jadwalkaada

  • @simahangadth225
    @simahangadth225 2 роки тому

    Waan kahele mcnto

  • @khadraabdi6367
    @khadraabdi6367 2 роки тому

    Iso jawab abaayo dhererkeygu wa 1,80 mitir iyo sidetan ayan ahey miisan keyguna wa 88 kilo mar imisa aya leygu tala galey isheeg ma aqane

  • @caziizahassan4867
    @caziizahassan4867 2 роки тому +1

    Abaayo amiir routine kiis soo gali please?? 🙏

  • @xabiibomuxumad4432
    @xabiibomuxumad4432 2 роки тому +5

    Mansh Allah mansh Allah abaayo Allah ku fududey abaayo aniga waxaan ahay 77 kiilo dheri keeya 1 -6 waxan manujiyo wan kula biaabi insh Allah waan rajeen ku guulaso mahadsanid macaanto

  • @sagalgacal2479
    @sagalgacal2479 2 роки тому

    Walaley noo sheeg sida baasto iyo bariiska

  • @habiboadow6209
    @habiboadow6209 2 роки тому

    Masha allah mcnto allah ha ku barakeyo

  • @akariimsalma224
    @akariimsalma224 2 роки тому +1

    Wcs
    Masha Allah
    Ani waan isticmalaa midaan😋

  • @Mandeeq22
    @Mandeeq22 2 роки тому

    Diyaar waaye anaa kula bilaabayo 78 aan ahay 65 leyga rabaa waana soo galinaa Insha allah waana ley nugaa alxamdulilah

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 2 роки тому +4

    Dhararkeygu waa 170) miisaankeygu 90 kg😂👍meeqa kiilo ayaa iska dejiyaa

    • @maryanabdikarim823
      @maryanabdikarim823 2 роки тому +1

      Iya isku dhirir isku mizan nahy 70nagu hbon sidan arkay

    • @hamdahoney7480
      @hamdahoney7480 2 роки тому

      Ani kula mid ahay dhirirka, 79 aa ahay marki igu dambesay 65 aa rapaa. 70kg marka tago dadka naf aa tahy lee dhahaa. Urka cayilka ikoray hda 15kg aa rapa inaan iska rido

  • @xayatiqurux5369
    @xayatiqurux5369 2 роки тому

    Mansha allah abyo muniro diyar dirirkeygi 177 waye kg 86

  • @umuzayd3804
    @umuzayd3804 2 роки тому

    Masha Allah ilahay ha ku ziyadiyo daalkaa xabiibti

  • @nadiirohassan5322
    @nadiirohassan5322 2 роки тому

    Noosoo badi xbbtii dietkan cml

  • @sacdioharet2528
    @sacdioharet2528 2 роки тому

    Soo suubi byo wax bdn baan kaa faaidne shuken

  • @isninamohamed5316
    @isninamohamed5316 2 роки тому

    Abayo aniga wax lugu burta maad ishegtit anyway msha Allah Abayo mcn

  • @hamdiali4639
    @hamdiali4639 2 роки тому

    wana leygu qalay abayo

  • @naimahabdi5611
    @naimahabdi5611 2 роки тому +1

    Asc abayo waxa Kala socoda my rajo abayo aniga waxan ahay misankeyga 95kilo dherar waxan ahay 1.63 side marka is kaga riida

  • @sabiriinibrahiim9057
    @sabiriinibrahiim9057 2 роки тому

    Masha allah hori usoco abayo mcn

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 2 роки тому +4

    Aniga waxaan ahay 164 dhirirkeyga.
    Miisaankeyga 90 waaye.
    Hhhhhhhhh waxaan rajeenaa inoow iga dhaco 30kilo

    • @pahiijanasser1514
      @pahiijanasser1514 2 роки тому

      Pyh ani Io adi iska Ag dhaw ma isla tartanaa 93kg ahy

    • @fardosahade5470
      @fardosahade5470 2 роки тому

      @@pahiijanasser1514 haaa maxaa diidaayo
      Lkn hooyo nuujiso matahay.
      Markaas tartanka xalaal yahay hhhhhhhhh.

    • @pahiijanasser1514
      @pahiijanasser1514 2 роки тому

      @@fardosahade5470 may pyh gabar yar ahee

  • @tashraa2752
    @tashraa2752 2 роки тому +1

    Abyo hadaa sokortaada dhacdana qataraa ku jirtaa lkn sokorta inaa wax ka isticmaasho oo aadan iska badin sidaa waa dhaqtar taladiisa waxaa ani iska dhahay mahaa

  • @aminaabdullahi6913
    @aminaabdullahi6913 2 роки тому

    Masha Allah

  • @sahroabdimire297
    @sahroabdimire297 2 роки тому

    Abyo nosobadi waxyabaha layskucateyo iyo waxyabaha calosha lugu jaro

  • @hibaqhashi8584
    @hibaqhashi8584 2 роки тому

    Masha Allah masha Allah masha Allah

  • @maryanabdikarim823
    @maryanabdikarim823 2 роки тому

    Shukran bayoo wax icawiyo wanrabay

  • @Hana20222
    @Hana20222 2 роки тому

    Ilmaha wax lagu cateeyo noso gali plz

  • @safiyosalaam9982
    @safiyosalaam9982 2 роки тому

    Mashaa Allah walaal bilcaafiya

  • @fecedkaron6657
    @fecedkaron6657 2 роки тому

    Is cayilin aya raba ani marka dhalo cato ayan ahy mana kucayilo umusha

  • @nadiifoshuceb5550
    @nadiifoshuceb5550 2 роки тому

    Masha alah

  • @nimodubed5847
    @nimodubed5847 2 роки тому

    Waan kahelay ee nosobadi inshallah

  • @ridwaanahmad1217
    @ridwaanahmad1217 2 роки тому

    Abayo muniiro aniga 52 kiilo ahy dherarkayguna 1,7 masaxbaa

  • @rahmaaden2730
    @rahmaaden2730 2 роки тому

    Abayo noso bathi i.a thanks sadaxtha waqti

  • @mohamedhusein2591
    @mohamedhusein2591 2 роки тому

    Muniro xbbti aniha misnkaygu waa 110 dheerekayguna 1.72 ima kilo ayaa isran waa gabadha ha ila yaabina

  • @malabey197
    @malabey197 2 роки тому

    Caaga biyaha kugu jiraa ka hele Masha'ALLAH inte ka helaa

    • @deqahajji2026
      @deqahajji2026 2 роки тому +1

      Amazon lagu gadaa abaayo

    • @malabey197
      @malabey197 2 роки тому

      @@deqahajji2026 shukran abaayo macaan ❤️

  • @samaachannel2121
    @samaachannel2121 2 роки тому +1

    Shukran walashey

  • @hindiyayusuf1451
    @hindiyayusuf1451 2 роки тому

    Masha Allah abaayo anigaa rawo nalawadak

  • @fatimomar5251
    @fatimomar5251 2 роки тому

    msh Allah

  • @ladanabdullahi8413
    @ladanabdullahi8413 2 роки тому

    Aniga hal dhibaa qabaa horta waa laga yaabaa gabdho ila qabo inay jiraan horta 17kg iska riday aaanba ride ma xume miisaankyga wa 71 hada lkn tii cunta aheyd marka mararka qaar kariyo anoo waxa is arkaa cunaayo macmacaankana waan jeclhy waana jari doonaa insha Allh

    • @dhamaystiran8342
      @dhamaystiran8342 2 роки тому

      dhibtaas anaa kula qaba wlly wlhy macmacaan jacayl acudubillah teeda kale awal cunto badan ma cuni jirin lkn ayaamahan waxaan isku arkay gaaajo zaaid ah wlhy hadan quraacdo haday gaajo iiqaban ilma yarne waan nuujiya

  • @seinabzalah4563
    @seinabzalah4563 2 роки тому +1

    Dhererkayga waa 170 misankaygan 77 waxan raba in an dhimo baan raba 10 kilo umula waa ahay muniray calanta cagaran hoyada nojinayso macabto baan maqlay

    • @hamdahoney7480
      @hamdahoney7480 2 роки тому

      Green tea dhip malahn lkn waxa fcn ilaa ilmaha ee xoga ila 6month garan cuno uu garo

  • @inamuxammad9372
    @inamuxammad9372 2 роки тому

    Noso badi abaayo waxan kalo idiin sheega intii cuni karto digir cagaar cuna waa caano miidhan wana no fett. Ani ayaa idnkaso tijabiyey

  • @faadumoxasan2341
    @faadumoxasan2341 2 роки тому

    Masha alah noso badi

  • @nasriin32channel90
    @nasriin32channel90 2 роки тому +1

    Abaayo nunaha naas kaliyaa siiyaa canaha sow kuma yaraanayaan is caateynta iso jwb

  • @yasmincookingchannel8789
    @yasmincookingchannel8789 2 роки тому

    MsahAllah

  • @umualmaasfamily
    @umualmaasfamily 2 роки тому

    Masha allaah wlhi waxaa u egtahay 65 kg abaayo baruur kuma Saarno ee lafahaada aa cilies🥰🥰🥰✅✅✅

    • @xaliimanuuro831
      @xaliimanuuro831 2 роки тому +1

      Waybuurantahay 60mitir ma aha dhererkeeda 55 cml weeyaan camera 📷 dadka way qaladaa aad bay u balaarantahay

  • @shukrihussein831
    @shukrihussein831 2 роки тому

    Abaayo qof uur leh oo miisan badan saaran diet kaan masamen karaa please iso jawaab

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 2 роки тому

    maasha Allaah

  • @miimii7499
    @miimii7499 2 роки тому

    73 ayaan ahaay

  • @munaxirsi1641
    @munaxirsi1641 2 роки тому

    Walalayalow plz i cawiya aniga waxan ahay 65kg dhererkeygna waa 1.67 marka lay tilamayo waxan ahay qof caato ah bal ii sheega plz

  • @fardawzashidane4806
    @fardawzashidane4806 2 роки тому +1

    Mashaa allah abaayo mcn nuunaha iyo dhaman reerka ilaah haku xafido wlh go'an bay u baahnathy iscaatenta alxamdllh ana wan ku guulaystay bishi labad ayan wada hal bil aya iga dhacday 7kiilo weliba anigo wax gym ah samyn awal 81 kg ayan aha inaa 60 geeyo aya qorshahayga ah bi'idniallah wan gaari doona hadafkayga abaayo adna nala sii wadaag barnaamijyadan okle aadban ugu helaa inkasto labada channel aad leedahay an la socdo midna idhaafin

  • @yonisanas8325
    @yonisanas8325 2 роки тому

    Waankahelay abayo muniiro

  • @hayattqueen3287
    @hayattqueen3287 2 роки тому

    M.a

  • @badrimahamud7729
    @badrimahamud7729 2 роки тому

    Abayo urban shy marka dhalo inash allah samena

  • @umumunasar12
    @umumunasar12 2 роки тому

    Ani waxan aha before 77kg hada 67kg wali waxa idhiman ina tagaa rabaa 60kg inshallah 🥰🥰

  • @ubahadan8902
    @ubahadan8902 2 роки тому

    👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️

  • @najmamohamed179
    @najmamohamed179 2 роки тому

    Aniga 100 aan ahay