#DIGRIGA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 187

  • @jawaahirhussain2890
    @jawaahirhussain2890  8 місяців тому +57

    Waatan salaatu ibraahimiya ALLAHUMA SALI CALAA MUCAMAD WACALAA AALI MUXAMAD KAMAA SALEYTA CALAA IBRAAHIIM WACALAA AALI IBRAAHIIM INAKA XAMIIDAN MAJIID ALLAHUMA BAARIK CALAA MUXAMAD WACALAA AALI MUXAMAD KAMAA BAARIKTA CALAA IBRAAHIIM WACALAA AALI IBRAAHIM INAKA XAMIIDAN MAJIID

    • @fatimamohamed7076
      @fatimamohamed7076 8 місяців тому +3

      Xamiidan maaha abaayo, ee waa Xamiidun.

    • @kariimaahmed8157
      @kariimaahmed8157 8 місяців тому

      Abaayo mcney wan ku rabe halke kala so xidhidha

    • @SamiraBashiir
      @SamiraBashiir 8 місяців тому

      Abyo jawhir xge kala so xariira please isheg😢

    • @Anab-uc4rf
      @Anab-uc4rf 8 місяців тому

      Apyo.waakurabee.inteh..kulasoo xariiraa apyo mcnto😊

    • @farhiyo1mahamad
      @farhiyo1mahamad 8 місяців тому

      Byo xge kla so hdla wan kubahny😊

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 8 місяців тому +10

    Abayo qiso istiqfaarta iyo saliga nabiga scw iyo xowqalada waaan uu xiisnaay nosoo geli plez abaayo jawahir ❤❤ 🎉😊

    • @maimunabillow3107
      @maimunabillow3107 8 місяців тому +2

      Abyo.. (Fatima muna channel) kasofirsa qiso mshllh oo istaqfar kusabsn mardaw sodigtee

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc isoo booqo igu sharaf thanks

    • @abdisalat8329
      @abdisalat8329 4 місяці тому

      Qqqqqqqqqqqq​@@Najma12-o8e

  • @filsanhussein9544
    @filsanhussein9544 8 місяців тому +2

    Wll whi alle ku jecelhy wan kugu farxa markn ku argo 2023 ano ku dawanaya iso galy waqti xalkyga alle oga imkan sidi oo kleenex 2024 iso galy,ano ad u farxsn wanna sababta ad digiriga iyo faidadiisa,alxmdulilah ❤

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 8 місяців тому +1

    SIXITAAN
    Walaal Jawaahir Qof waa makhluuq la abuuray ilaahayna waa khaaliq marka Qof looguma yeeri karo waa ALLAH.

  • @burhaanali8604
    @burhaanali8604 8 місяців тому +2

    2:57 allah qof ha dhehin subaxnallah walal ilhey ma ahan qof

  • @suusuukhalif1209
    @suusuukhalif1209 8 місяців тому +3

    اللهم صل وسلم علی محمد وعلی ال محمد ڪما صلیت علی ابراهیم وعلی ال ابراهیم انلڪ حمید مجید
    اللهم بارلڪ علی محمد وعلی ال محمد ڪما بارڪت علی ابراهیم وعلی ال ابراهیم انلڪ حمید مجید ❤❤❤❤❤❤

    • @user-ty8mh8lz8h
      @user-ty8mh8lz8h 7 місяців тому

      Abaao aad udheeryahay 1000kun magaarsiiyo aniga 20 gaarsiiyaa

  • @amnahamnahamnlia1702
    @amnahamnahamnlia1702 3 місяці тому

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @user-vd8rv1jy8n
    @user-vd8rv1jy8n 8 місяців тому +2

    Asc asxabey ilahey dardes iku duceya wacudsi 🙏 plz ino ilahey cafimad isiyo iku duceya wacudsi iyo cimri dheer oo cafimad isiyo iku duceya wacudsi 🙏 plz

  • @amaaldiamond677
    @amaaldiamond677 Місяць тому

    Abayo jawahir setahy

  • @maryamfuad438
    @maryamfuad438 8 місяців тому +1

    Illahy qof ha dhihin wll

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 8 місяців тому +1

    Ilaahay subxaana watacaala qof haku sheegin jawaahir

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому +1

      Asc wll isoo booqo igu sharaf thanks

  • @shamsomaxamudroble
    @shamsomaxamudroble 8 місяців тому +3

    Masha allaah tabarakallaah abaayo shukran ❤

  • @MohamedAbdullahi-mq4mu
    @MohamedAbdullahi-mq4mu 8 місяців тому +1

    Well need more videos

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 8 місяців тому

    Qof ilaahy subxaana wata calaa ha ku sheegin jawaahir

  • @seytunosman6336
    @seytunosman6336 8 місяців тому

    Alhamdulilah deh hadi masar ilahay kudafiye oafrica katagte wasosabarte walahi obilahi ani south Africa yajoga untas yawah karadsanaye marwalba ilahay yabarya in meshan ilahay igawada wayo shaqa malaha guriga fadini wadale walidkada hadad dahdid wah si somalida afara qabil yey wah iskusiyan yayahay yey kudahayan

  • @som1
    @som1 8 місяців тому +2

    Jawaahir I love you. Pls qisas istigfaar soo badi. Waa kuu xiisnay❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc wll isoo booqo igu sharaf thanks

  • @rahmaa6859
    @rahmaa6859 8 місяців тому +3

    Scw scw scw masha Allah kheer ilahey haku siyo amiin yaa rabi jawaahir ❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      اللهم صل وسلم على نبينا محمد

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc isoo booqo walal igu sharaf thanks

  • @Sahrocalinur1243
    @Sahrocalinur1243 8 місяців тому +1

    M.a sister Allaha ku xifdiyo bayo❤

  • @ubaxxusein
    @ubaxxusein 8 місяців тому

    Wcs jawaahir hussain cimri dheer iyo cibaado suuban ayan kuu rajeyna ❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ♥️

  • @user-fz2hy3ii1f
    @user-fz2hy3ii1f 8 місяців тому

    Masha allh wlhi wa ku xisay malin walba waxn egi jiray ina wax so dhigtay markn manta ku araky farxad allh noka xafido wll waxn u xisnay qisaski digriga iyo dhirigalintadi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ♥️🌹

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 7 місяців тому

    yaa awal yaa akhir ❤❤❤❤

  • @aishahassanayush4382
    @aishahassanayush4382 8 місяців тому

    We missed u wlhi byo🥺 m.a jazakallh🥰♥️

  • @safiyoahmed7757
    @safiyoahmed7757 8 місяців тому +2

    Asc jawahir abyo wan ku salahay sad ithy abyo mar hore igu kaa dan baysay abyo albaqro wali wadaa hada waxan maraa watabacuu matadlu shayadina maroya lakiin abayo xanun dhagta gow saha ilkaha garka xanun lakin wan wadaa madeeyn

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ♥️

  • @fartuuncabaas496
    @fartuuncabaas496 7 місяців тому

    asc jawaahir abaayo seetahay

  • @MariaNuur
    @MariaNuur 8 місяців тому

    Ilahy ku xafido jawaahir xabibti isku day ina waqti no heshid qisooyinka GA wa ku xeran ahy ilahy ku xifdiyo adduun iyo aakhiro

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ♥️

  • @asiyabaariye
    @asiyabaariye 8 місяців тому

    Jawaaahir xiis you xisaab la aan xbbti hanaga maqanan intaaso dhan walsheen❤❤❤❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc isoo booqo walal igu sharaf thanks

  • @qalimuhiyadin410
    @qalimuhiyadin410 8 місяців тому

    Jawaahirteyda caashaqa allh ha ii kaa xifdiyo❤

  • @amiirahashi5016
    @amiirahashi5016 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤Masha allh

  • @user-jr9wq4kb4v
    @user-jr9wq4kb4v 7 місяців тому

    Mazda allha wllo

  • @user-lx7di1yt4e
    @user-lx7di1yt4e 7 місяців тому

    Aamiin aamiin aamiin haarabbi

  • @ziaxoxoxo3720
    @ziaxoxoxo3720 8 місяців тому +9

    Abayo please do more videos we missed you ❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc wll sabiskaraayb igu sharaf thanks

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 7 місяців тому

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 8 місяців тому

    Masha Allah sister ❤❤

  • @farhiyo1mahamad
    @farhiyo1mahamad 8 місяців тому +1

    Wlhi abyp manta wan soomana ilhey ban kal io lab ban u baryey oo bahidaydi Odhan wan ooyeu wxn Ula hdly sidi ini Ila jogo😊

  • @user-tg3it7kn8f
    @user-tg3it7kn8f 8 місяців тому

    Maasha Allaah Abaayo Allaha ku dhowro Allaah dartiis ayaan kuu jecelahay

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc isoo booqo walal igu sharaf thanks

  • @yusufwarsame6771
    @yusufwarsame6771 8 місяців тому +1

    Jawaahir Mahadsanid abaayo waa warsame Alberta Canada

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc wll sabiskaraayb igu sharaf thanks

    • @hibihasanfarah7978
      @hibihasanfarah7978 3 місяці тому

      Masha alaah abayo​@@Najma12-o8e

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 8 місяців тому +1

    Masha allah abayo ❤️ 🎉😊

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj 8 місяців тому

    Masha allaah walashay wakhihore ayaa iigup kaa dambaysay sidaaso in ay jirtaa. Umaleeyau Masha allaah

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc wll isoo booqo igu sharaf thanks

  • @daganibrahim
    @daganibrahim 8 місяців тому

    Jawahir kheyr allh haku siiyo abyo qiso kula wadagin ee xgee kala xiriiro abyo 😢

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ♥️

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 7 місяців тому

    aamiin yaa alaah ❤❤❤

  • @Anigakaligeey
    @Anigakaligeey 8 місяців тому +1

    Maasha allh maaanta ku bartay😢 maxaan mar hore kuu baran waayay😢 abaayo😢

    • @KunkaronDakane
      @KunkaronDakane 7 місяців тому

      Same too blse aan kawada faideysano Alxmdullilah rabil calamiin❤😢

  • @SaariyaAhmed
    @SaariyaAhmed 6 місяців тому

    Wllo alaah ma qofbaa astaqfurulaah dheh

  • @umumaazimadem
    @umumaazimadem 6 місяців тому

    Isooduceeya beri hawl baan leeyahaye

  • @naimohassan7107
    @naimohassan7107 6 місяців тому

    😊 3:06 3:06

  • @user-kx7nl9st1v
    @user-kx7nl9st1v 8 місяців тому

    Masha allah bayo horey usoco

  • @user-ip6lk2to8i
    @user-ip6lk2to8i 7 місяців тому

    Asc Abayo sthy xagee kaalasoo xiriiraa

  • @qadroxussen9414
    @qadroxussen9414 8 місяців тому

    ❤❤ abaayo qali wan kusalamay jisakallahu qeer isoducey

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc isoo booqo walal igu sharaf thanks

  • @xamdacali4644
    @xamdacali4644 8 місяців тому

    Mansha Allah wllo jaawahir

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ❤️

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 8 місяців тому +1

    Masha Allah abaayo horey usoco ❤❤❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc wll isoo booqo igu sharaf thanks ❤️

  • @user-qn5pt1vg3w
    @user-qn5pt1vg3w 8 місяців тому

    Shukran xbbti❤️🥺

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ♥️

  • @sacdiyakuuloow4370
    @sacdiyakuuloow4370 8 місяців тому

    Masha allah jasaaka laahu kheyr ❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks 🌹

  • @user-ty8mh8lz8h
    @user-ty8mh8lz8h 7 місяців тому

    Waa runtaa jawaahir noloshaada bohol looma galo qof aad rabto lee lagalaa

  • @nyg1162
    @nyg1162 8 місяців тому

    Masha Allah wll❤👍🏽

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ❤️

  • @ilhancooking1736
    @ilhancooking1736 7 місяців тому

    Acs abayo ma nabad qabta wan ku xisey ❤

  • @sumayoofficial4397
    @sumayoofficial4397 2 місяці тому

    Abayo waxan raba inan kuso gudbiyo qisadeyda intee kugu soo diraa 😭😭

  • @user-ln2tb6sc2r
    @user-ln2tb6sc2r 8 місяців тому

    Welcome 🇺🇸 iyo barafkeda 16 sano ayaan kasomaqanahaay qahiro welii mailawiin❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ❤️

  • @AbdifatahFarrah-mb3ip
    @AbdifatahFarrah-mb3ip 8 місяців тому

    Abayo waa lagu wayey maxaa dhacy

  • @hawasoulemanhawasouleman-8262
    @hawasoulemanhawasouleman-8262 8 місяців тому

    Asc

  • @fartunadamchannel1971
    @fartunadamchannel1971 8 місяців тому

    Jawahiirey solabo siidaadi hore please 🙏 jazaa kallah

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc isoo booqo walal igu sharaf thanks

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 8 місяців тому +1

    Miss u juuujuu❤❤❤

  • @Kafisa-mw3kl
    @Kafisa-mw3kl 7 місяців тому

    Jawahirey wankuwaine maninkasto vedio nosogali dhikriga

  • @samsam2582
    @samsam2582 8 місяців тому

    Thank You ❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc wll isoo booqo igu sharaf thanks

  • @SaariyaAhmed
    @SaariyaAhmed 6 місяців тому

    Subxaanalah

  • @ikrancdy8765
    @ikrancdy8765 8 місяців тому

    Shukran xbbti ❤😊

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому +2

      Asc wll isoo booqo igu sharaf thanks

    • @ikrancdy8765
      @ikrancdy8765 8 місяців тому

      @@Najma12-o8e waa ku sary xbbti

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Waa mahadsantahay abayo ♥️

  • @fihiimo950
    @fihiimo950 8 місяців тому

    Jawahir wlshay wan ku tabay wll qaali alle hanookaadayo❤❤❤❤ wll isoo ducee asxaabtaadana iiga dalab ducada wlshy dacwad galayaa waliba aniga lay dulmiyey wlshy plz❤❤❤❤

  • @MunaQurux-ln7be
    @MunaQurux-ln7be 8 місяців тому +1

    Waku xisanahy wlhi❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc wll isoo booqo igu sharaf thanks

  • @user-kg6gb1xx7r
    @user-kg6gb1xx7r 8 місяців тому

    ASC abaayo jawAAHIR AYAAN TAAN WAALAGU WAAYAY❤❤❤❤❤❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ♥️

  • @Sahruush
    @Sahruush 8 місяців тому

    Wcs hppti jawaahir welcome back we miss u😢❤😊

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ♥️

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 8 місяців тому

    masha allah❤❤❤❤jawaahir❤🎉

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks 🌹

  • @mariyamaxamed7324
    @mariyamaxamed7324 7 місяців тому

    ❤❤❤

  • @SadiyoMohamed-ce7yi
    @SadiyoMohamed-ce7yi 8 місяців тому

    Asc walashay jahawir sethy wan farxay markan ku arkay m.a allah nabad iyo cafimad illahay hakugu socesho

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ❤️

  • @kaltumhassan744
    @kaltumhassan744 8 місяців тому

    Asc xabibtii.xagee kalasoxirira inan kalasoxirira rabaa

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ♥️

  • @SalmoRermagaal
    @SalmoRermagaal 8 місяців тому

    Walalayal iso duceeya 🤲🤲

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ♥️

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 8 місяців тому

    Waxad ledahay rabi an kaxajiseyn dhe qof ha odhan wa rabi alaah

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks

  • @nimconimco3695
    @nimconimco3695 8 місяців тому +1

    Xbbti waa kuu xiisanay Allaaha ku xafido❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ♥️

  • @hoodomaxamedjamac1904
    @hoodomaxamedjamac1904 8 місяців тому

    Alle haku sharfo wll ❤❤❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому +1

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ♥️

  • @AaminoCilmi-wb7yv
    @AaminoCilmi-wb7yv 8 місяців тому

    Aamin yaarabi

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ♥️

  • @Cadale63
    @Cadale63 8 місяців тому

    Scw scw scw scw scw

  • @legend6422
    @legend6422 8 місяців тому

    Wcs Xabibtii shugran ❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ❤️

  • @LayloAbukar-hx2ii
    @LayloAbukar-hx2ii 8 місяців тому

    Asc jawahiir abyo xage gashay walagu waye ma i nabad qabta wanku xal wareesan lahay lkn mel aan kaga so xariiro mahayo abyo

  • @fatimamohamed7076
    @fatimamohamed7076 8 місяців тому +1

    Ilaahay Qof maaha abaayo ee waa Ilaahay.

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc isoo booqo walal igu sharaf thanks

  • @qalimuhidin7919
    @qalimuhidin7919 8 місяців тому

    Jawahireyyyy💛🤍 kuu xiisay😞😥, Alhamdulillah hada cafimad qabto abayo🫶💯🥰

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ♥️

  • @hanimohammed1219
    @hanimohammed1219 8 місяців тому

    I miss you xppti

  • @natashahassan7468
    @natashahassan7468 8 місяців тому

    Abayo numberkaga ubahanahay ina kulasoo xariiro waku jeclahay ilahay haku barakeeyo❤

  • @nasramohamed5904
    @nasramohamed5904 8 місяців тому

    Salaamu caleykum Jawahir jawhara luula xageed ka dhacday walaashey waan ku tabay Allaha nolasha America ha noo fududeeyo waa nolol aad mashquul u ah waa ku farxay video gaaga markaan arkay abaayo Allaha kuu fududeeyo wax kasta oo kheyr ah. Allahuma aamiin.

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ♥️

  • @aminaabukar8488
    @aminaabukar8488 8 місяців тому +1

    Asc jawaahir abaayo salaatul ibraahiimiya waa maxay?

    • @fartunwarsam9487
      @fartunwarsam9487 8 місяців тому

      Wa saliga nebiga wll midka atixiyadka gadshisa la akhristo

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqda igu sharafa thanks ♥️❤️

  • @RaxmaSiciid-ui7lc
    @RaxmaSiciid-ui7lc 8 місяців тому

    Jawhir❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc isoo booqo walal igu sharaf thanks

  • @nasraraage
    @nasraraage 8 місяців тому

    Qof lawaayey❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ♥️

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 8 місяців тому

    Waan kuu xisnay abayo❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ❤️

  • @asmamaho4285
    @asmamaho4285 8 місяців тому

    Wn ku jclhy jawahiir qali

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks 🌹

  • @fardowsaahmed4431
    @fardowsaahmed4431 8 місяців тому

    Miss you mysister❤❤❤❤❤❤

    • @SAGALPKXD
      @SAGALPKXD 8 місяців тому

      Masham alah jawahira mahadasanid abaayo axabaka❤❤❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc isoo booqo igu sharaf thanks ♥️

  • @user-cc4wf8cs5h
    @user-cc4wf8cs5h 8 місяців тому

    Miss you sister ❤❤❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ♥️

  • @RaxmaSiciid-ui7lc
    @RaxmaSiciid-ui7lc 8 місяців тому +1

    Wan ku xisnay

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc isoo booqo walal igu sharaf thanks

  • @anhaar7544
    @anhaar7544 8 місяців тому

    Wll xagad ka dhacday wankuh wayne

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ♥️

  • @user-el8xe5hz5c
    @user-el8xe5hz5c 8 місяців тому

    Ala wll xgee naga aaaday

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc isoo booqo walal igu sharaf thanks

  • @NastexodaahirNastexodaah-xo2tu
    @NastexodaahirNastexodaah-xo2tu 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @MdAli-nj8zk
    @MdAli-nj8zk 8 місяців тому

    Saxiix isku u aqrinaa

  • @sahramaxamed5211
    @sahramaxamed5211 8 місяців тому

    Jawaahir America ayaa kuligdaye waa laguwaayey😂

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ♥️

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 8 місяців тому

    ❤❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ♥️

  • @nimcofarah5757
    @nimcofarah5757 8 місяців тому

    Wan ku xiisnay 😢

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 8 місяців тому

      Asc walal isoo booqo igu sharaf thanks ♥️