Wcs Abti Macaane.. Waxay mahad baddani u sugnaatay ilaahii ku soo nabad celiyey ee suurta geliyey in aan codkaaga maqalo. ❤Guuleyso Maandhe❤ Nabad iyo Caafimaad buuxa ku Waar intaad nooshahay Aakhiran jannada rabi hoy hakaaga dhigo. ❤❤ FROM ❤❤❤ PUNTLAND.
Xasan masiibo xildhanadan iyaba dhaamiin ee liita ee tuigta ah iyagaa keenaye ummada haka hor wareejiyaan bal intaas somali ha ku xasuusatee, haday in yar oo dadnimo ahi ku jirto.
Gurigaas haweenka somalied ayaa leh Wasaarad haween wax la dhaho ma jirin Uruurka haweenka oo ka madax banaan wasaarada ayaa gurigaa leh Xamzana taariikhdii la soo maray ee dowladnimo waxba kama oga
Horta su aal kooxda damal jidid ee vila Somalia joogta ma wxey dowlad u yihin Ama u sheegtaan iney hooyoyinka ama dumarka somaliyed Ee muqdisho ku nool iney malin walba ka oohiyaan ayna qaxiyaan guryahooda ku qabsadaan
Ururka hawenka batuula tageersanaya ak 47 so qaata daqad walibo difaaca ka xirta ninkii so istaago dabsaara horta 2025 dumarka somalida wajikooda hala barto odayaha
Wcs
Abti Macaane..
Waxay mahad baddani u sugnaatay ilaahii ku soo nabad celiyey ee suurta geliyey in aan codkaaga maqalo.
❤Guuleyso Maandhe❤
Nabad iyo Caafimaad buuxa ku Waar intaad nooshahay Aakhiran jannada rabi hoy hakaaga dhigo.
❤❤ FROM ❤❤❤
PUNTLAND.
Allaah ayaa ceebtiisa banaanka keenay Xamse Marxuum ee gabdhaha hala garab istaago
Ninkan xamze xoolo ah. Waxba ma ahee waa maqar saar. Waa Xasan shiekh ninka idin raraya.
Wcs habo kan reysal wasaare ma ahee waa shaqaalaha xasan baahane
Soo dhawoow Cabdirisaaq Kabayare.
Labadaba shaqda ha Laga eryo
Kkk ha isdifaacaan hooyooyinka
😂
Ilaahoow aanan meel walba lacag karaadin.
Parliament maaha waa tuug xoolo keliya ayay ka hadlayaan ma xuma balse ma dal iyo dad baa nool may xasan ka qabtaan dalka
Kala qabta batuulo iyo marxuum xamse
aqalka waxaa haweenka ugu deeqay eebe ha u naxariisto med siyad bare oo siiyey haweenka soomaliya.
dawlad malaha
Xasan sheikh ma dhama caqligiisii ma joogo xagee lacag taas o dhan geyn ma dhergo miya subxaanallah
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
In qof. Wax. Loo xidho. Waa. Shaqada. Dawlada. Jabuuto
Anagaa miisamayno xamse gardaran gurigan hooyoyinka waxaa iskaleh hooyoyinka soomaaliyed
War. Midlkan. Gabdhaha. Ku xadgudbay. Waa. Xaasid. Mana. U. Qalmo. Madaxnimo
xildhibaadu sharaf maleeyihin waamaya
Janada xamze waa xasan shiikh kk
Dhulkii kale ayaa soodhamaaday
Xasan masiibo xildhanadan iyaba dhaamiin ee liita ee tuigta ah iyagaa keenaye ummada haka hor wareejiyaan bal intaas somali ha ku xasuusatee, haday in yar oo dadnimo ahi ku jirto.
Baadiye buu joogey markii batuulo ay ku xigeenka ururka hooyooyin ay xafiis ku la😢heyt xiligii siyaad bare
Nacab
Waxaasa lagu leeyahay waa prime minister
Insha. Allah. Did I. Bishaar. Al Assad. Ayah. Wax. Logan. Qabanayaa. Waxii. Wadanka. Ku. Cayaarayaqq
Waaaaaa xooolo Hassan soodirssray
Wcs wr wb
Xamar oo dhan waa laiibiyay shishe ayaa laga iibsaday masajidkii isbehaysiga xataa waa laiibsaday xamar waa ku deysay
Gurigaas haweenka somalied ayaa leh
Wasaarad haween wax la dhaho ma jirin
Uruurka haweenka oo ka madax banaan wasaarada ayaa gurigaa leh
Xamzana taariikhdii la soo maray ee dowladnimo waxba kama oga
Xasan. Awelba. Mooryaantii. 91dii. Ayuu ka. Mid ahaa
hadaa runsheegeysiin xasan xaraash iska xoreeya
Haweenka yaa isku diray?
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🔥
Rw waa shaqale ee xasan
Ayaa boobayo iska celiya
Xamsa doqon dumarku waa ineey ka rifaan timaha xunkaa uu soo tallaashay. Xasanaa tuugaa tuuganimadii baraye
Kan waa na ceebeyey madaxiisa lee fiiri😂😂😂
RW waa bidaar oo tima lajiido ma lah!
Xasan Sheikh Cambaarayn iyo Hadal Malagiis galay waxba soo kordhin maysee dalka ka bad baadiya Bahalkan Soo Xiirtay
Ururka ka haween ma aho miyaa urur jiro rasalwasaare
HABARTU MEU ILAAHEU KA BAQDO SC GURIGEEDA LAGSMA DENSHO BAABUUR AAN XABADU KARIN BEY WADATAA GURIGAAMA DSHSB NAAGO LEEYIHIIN LSGUMS DHISIIN SIYAAD BAA HAWEENKA Y UDHISEY
Horta su aal kooxda damal jidid ee vila Somalia joogta ma wxey dowlad u yihin Ama u sheegtaan iney hooyoyinka ama dumarka somaliyed Ee muqdisho ku nool iney malin walba ka oohiyaan ayna qaxiyaan guryahooda ku qabsadaan
Wasaarad loo baneyn maaye raisulwasaare runta sheeg dhulka ganacsato dowladu ay dhaqaale ka qaadatay ayaa la siin rabaa
Ceeb badanaa Madax wayne waxaan laga sheegayo waa maxay bala ku joogsatay dhuunta.
Kuli fidmo wa x shiikh dal xarashe hooyo iyo dhalaan iyo walay tona kama xishodo akhira warjiraye wankaga qalo
Mahmah somali maqli jiray tuuke canbaar leh dadka ka dhax noqday iyada oo cad waa marxuumka canbaarta wuu lee yahay from mj
Dadku. Markay. Diinta. Ka. Fogaadaan. Illahay. Wuxuu. Ku. Salida. Kuwooda. Ugu. Xun
Batuula kasaxsan tahay
Kani waa boyeysada xasan cuqubo Ku dhacday Kama xishon hoyoyinka dufkubax qowsar Ka qabad hoyoyinka Ka xisho
Mooge..xamse.mooge
xassan dhiiqu lugaha u galiyey xamze 😂😂😂😂😂😂 guriga haweenka so shaqadii dowlada laguma hayo yaan laga yeeliin
Baarlamanka. Waa. Indu. Wax. Ka. Qabtaa. Foolxumada. Iyo booka
kkkk maxaa daba dhigay guriga hooyooyinka ninkaan yaahuu alle .agan hooyooyinka ayaa iska leh yaahuu alle magan
Ninkan isku date inu guuriga gatoh dawlada iimatah walahay waa laga sare
Somaliya waxay ka dhian weyday waa xoola xasan xarash Somaliyey waa nalagu qibaabaya ee tobacco aan la nimaadno kulligeen Somali waahorey barbie lahayd haddaysan xoolaha nool haysan
Ma timahaa la isku dhigay? Been badanaa ma isagaaba timo leh
Ururka hawenka batuula tageersanaya ak 47 so qaata daqad walibo difaaca ka xirta ninkii so istaago dabsaara horta 2025 dumarka somalida wajikooda hala barto odayaha
Xamse ayaa gardaran tuuga tuugu dhalay
tuugo tuugo Hassan dhiiqo iyo Hamza orgi xaaray.
gurigii reer siyaad barre ayaa iskaleh haweenka somaliyeed. batuulo ahmed gabaale ayaa ku saxsan difaac guriga hooyoyinka somaliyeed.
Waaa dir o dantooda eeganaya xil 😂 somali wa kla dan waana kla daruuf taas hla fahmo no more somalia