Geeddiga Guusha: Han Iyo Hal-adayg, Hilinka Guusha X. Mahad Ibraahim Maxamed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 96

  • @fuadabdi49
    @fuadabdi49 7 років тому +20

    الحياة الأمل فمن فقد الأمل فقد الحياة

  • @hoodomohamed8624
    @hoodomohamed8624 5 років тому +5

    Mansha Allah mamule mahad Ibrahim runtii waa macalin aan ad ujecelnahy qalbiyada dadkana soo jiita wayo marku hadlayo hadal qalbiga kaso go,ay ayu ku hadla waa sababta hadalkisa aan inyar looga sii jeedsan Alle haku dhawro waxd tahy aqoonyahan din iyo madiba mufakir indheer garad wllhi geesi

  • @garaadcaabi948
    @garaadcaabi948 5 років тому +5

    Maasha allah illahay ustaad mahad ibraahin maxamed illahay hakaa abaal mariyo sida fiican ee aad tacabka iyo dedaalka u gelisay dayarta iyo dhalinta dalka oo anigu ka midka ahaa welldone ustaad 👏👏👏
    l

  • @wariyec-tiriike8849
    @wariyec-tiriike8849 6 років тому +8

    Mnsha Allah Macalin Mahad,Barre Iima Noqon,Hadana Xalqadihiisa Iyo Dhiiri Gelinta Marku Ka Waramaayo Wuxuu Ii Fura Hilin Kale Oo Iiga Muuqda Meel Dheer,

  • @shugriahmed926
    @shugriahmed926 2 роки тому +3

    Manshalah maamilahygii qaaliga aaha ilahey haku xifdiyo xaqiqa waxa ah dadaalka aad sameysey iney kuu dheereyd diinta ilaahey oo ku toosneyd ilahey aku xifdiyo ardaydaadii baa meel kasta joogta mucalim guleyso

  • @abdibaasidsokeeye2996
    @abdibaasidsokeeye2996 7 років тому +22

    Aad ayan ugu faraxsanahy macalinkayga qaliga ah
    Runtii wxn tabay safkii (dabuurkii)

  • @abdirahmanali36
    @abdirahmanali36 5 років тому +5

    Maasha Allah aniga isagaa alifka ii billabay macalin mahad waxan aqaan ku dhawaad 24 sano nuuradiin oo mulcaamad quraan ah iyadoo private English ka lagu barto ah ba macalin bu ii ahaa.. Ilaahay hadaayo oo habarakeeyo dhiirigaliyahii nolayshada ilaa dugsi sare ila imika ayan la xidhiidha ..

  • @suleimanbulle9293
    @suleimanbulle9293 6 років тому +11

    asc
    walalow isoo
    duce
    weilshyda
    insidada
    ookale
    inoqdan
    inshallah

  • @اممجاهدالسلفيه
    @اممجاهدالسلفيه 3 роки тому +1

    Man sha Allah mclim wagsan x mahad ibrahim mahmed Allah abaal kaga jano haka dhigo jasakalahu khayr

  • @بسمةاملنجاح
    @بسمةاملنجاح 5 років тому +3

    masha alh xaji mahad ilhy ha dayo iyo macalin xamse musdafe ba Daburki ad bn ugu xisay

  • @abdirahmanhanad7472
    @abdirahmanhanad7472 5 років тому +3

    Mansha alah ilahay ha ku barakeeyo haji mahad ibrahim

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 2 роки тому +2

    2004 ayuu aniga iigu dhigay english school kiisii Sh.Madar ku yaalay Alle ha xafido. Awoow baan u ahay oo caawan halkan ka ogaadaye.

  • @ajabnino9577
    @ajabnino9577 4 роки тому +2

    Masha allah macalin mahad Ibrahim Mohamed allah haku barakeeyo

  • @azoomaizmacilazoomaizmacil9923
    @azoomaizmacilazoomaizmacil9923 6 років тому +6

    mash allaha macalinkage
    mahad x ibarahim ilahaye ha ku barakeyo

  • @abdalaomar1439
    @abdalaomar1439 4 місяці тому

    M.a ustaad alha ka abaal mariyo waayo arignimadaada adnoga fa idaysay❤❤

  • @abdirisaqrabileh6659
    @abdirisaqrabileh6659 5 років тому +4

    Masha Allah ...u are exactly role modal... l wish u fantastic durability..

  • @zhadiazharaf8031
    @zhadiazharaf8031 6 років тому +4

    Masha a laah ale hacafiyo hooyo
    Hooyo ale ayaankubaryayaa

  • @luladasilva9693
    @luladasilva9693 6 років тому +3

    Mnsha allah macalin mahad ibaraahim thanks alot

  • @xalimocali6269
    @xalimocali6269 5 років тому +3

    waa video aad iyo aad u qiimo padan oo wax padan ku tusysa run ahaanti alle ha kaa apal mariyo mamule mahd

  • @abdullaha.hussein2060
    @abdullaha.hussein2060 5 років тому +3

    Abussabir,
    Really this backgrounded story is very amazed historical meaningful that can be supposed to study in Univerity as a subject of Business implementation.

  • @accountdeleted6301
    @accountdeleted6301 4 роки тому

    Sheeko fiican oo waayo-aragnimo fiivan ayaad noloshu ku soo bartay lkn maanta ayaad hoobaantii aad beeratay midhaheeda haysaa Ustaad Mahad.

  • @siciidwarsame3994
    @siciidwarsame3994 6 років тому +3

    masha Allah Mamule.bare Aqoonyahn.Xaji Mahad Ibrahim Allah Yaxfadka vid dunya wal Aakhira.Allaha Ku Barakeeyo Ubadka Orida Iyo dhaman umadad wax bartay Anigu kamid Ahy iyo Schooladkaag Oo Ah kii warshadi Dhalinyarada Saynisyahanada Ee Aduunka wax kuso kordhin lahyd

  • @hibakmatan7468
    @hibakmatan7468 5 років тому +3

    Dadkub kala hadal kala odhan oge dadka inta cilmiga ku gulaysataye ha la soo casuumo hal mar ma caajisin marakn dawadaye xaaji Mahad

  • @raxmabintucabdi5124
    @raxmabintucabdi5124 6 років тому +3

    mansha Allah macalinkayga ilaahay ha Ku xifdiyo

  • @hooyomcn8573
    @hooyomcn8573 3 роки тому +1

    Jazak'Allah kheir

  • @mohamoudabdiqanimoh3180
    @mohamoudabdiqanimoh3180 5 років тому +3

    video aaad u macaan weye MACALIN MAHAD MOHMED IBRAHIM....
    Allah cilmiga ha u siyaadsho

  • @abdishakur500
    @abdishakur500 5 років тому +2

    Walahi noloshu wey iska adag tahay mararka qaarna lagama shekeyn karaba allah kuxafido macalin

  • @hindaibraahim134
    @hindaibraahim134 5 років тому +5

    mashaa Allah my dear teacher Allah yahfik

  • @alhidaayamedia1604
    @alhidaayamedia1604 6 років тому +4

    Mashallah allah hakuu barakeeyo hana ka abaal mariyo hawshad umada u qabatay " waji kalan ka aminsanaa ku bartay manta lkn"

  • @ismailmaal6931
    @ismailmaal6931 6 років тому +1

    Ilaahay haku barakeeyo Macallin. Runtii waan tabey khudbadahaagi aadka noo taaban jirey.

  • @zupeerupdiaziiz8400
    @zupeerupdiaziiz8400 5 років тому +3

    Maclin Allah cimriga haku dhereryo

  • @cismancumar6934
    @cismancumar6934 5 років тому +3

    Macalin mahad jazakallah

  • @asmamohamad1150
    @asmamohamad1150 2 роки тому +1

    Big legend mahad ibrahim alle haku sharfo

  • @fuadabdi2137
    @fuadabdi2137 4 роки тому +2

    My teacher .

  • @hadiyadayib6528
    @hadiyadayib6528 6 років тому +4

    Masha Alah barhaygi

  • @hamdaomarmouse4825
    @hamdaomarmouse4825 5 років тому +1

    mashallh Allah khyr ha idin siiyo shaqo wacn bad haysaane

  • @ubahmahamoudegal9223
    @ubahmahamoudegal9223 6 років тому +10

    alle ha Ku dhawro macalinkayga qaaligaa

  • @Nihaal_Queen
    @Nihaal_Queen 6 років тому +3

    masha alllah xaji mahad ibrahim

  • @Engineerka_Fx
    @Engineerka_Fx Рік тому

    THis Story Lessons
    1) Baahidu waa aabaha Guusha
    2)Waxaad jeceshahay UUn ku dadaL Kaasana Ugu danbayn Guul Ka Gaadhi
    3)Be hard worker Guusha Waxay KU timada Hal adayg iyo Samir

  • @WardiRashiid-fq8pi
    @WardiRashiid-fq8pi Рік тому

    😮it's good story teacher

  • @kawsercabdi4859
    @kawsercabdi4859 6 років тому +3

    mncha alh maamulahugi mahad

  • @majid2968
    @majid2968 Рік тому

    Masha alaah fariid

  • @shidelyrics2136
    @shidelyrics2136 6 років тому +8

    my Teacher Nlow

  • @Sacad-q6j
    @Sacad-q6j Рік тому

    Halganka dheer ee niyada wacan la socoto waa guul

  • @maxamedcarab9204
    @maxamedcarab9204 3 роки тому +1

    ilaahay hakuu naxariisto adeero muxumed kaneeco.

  • @maryamohamed1409
    @maryamohamed1409 4 роки тому +1

    Mansha allah allaha ku dhowro macalin

  • @hamdasaeed1427
    @hamdasaeed1427 7 років тому +4

    proud to be my teacher allaa yahfadka

  • @Abdirahmanadam426
    @Abdirahmanadam426 5 років тому +5

    masha allah macalinkayga aan jeclahay kugu faanaaaaa

  • @samaalemomin9548
    @samaalemomin9548 6 років тому +4

    Masha allah noolow abidkaa

  • @ShugriAli-hx3jp
    @ShugriAli-hx3jp Рік тому

    M.allah

  • @mustafeali5899
    @mustafeali5899 4 роки тому +2

    my teacher

  • @abdiheybe3820
    @abdiheybe3820 5 років тому +1

    Mshaa allaah mahad

  • @atariishoadna5146
    @atariishoadna5146 2 роки тому +1

    Manch alh walhi dhiiri gelin ayaan ka qaaday daa washada channel kan manch alh

  • @nuuramaxamed4629
    @nuuramaxamed4629 Рік тому

    Maanshaaalaah

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 6 років тому +3

    Maansha ALLAH

  • @hamdaomarmouse4825
    @hamdaomarmouse4825 5 років тому +1

    bahda geediga guusha

  • @Ap0k0R0th0waa0ffical
    @Ap0k0R0th0waa0ffical Рік тому

    LIFE IS VERY HARD

  • @failyoutubeqadhmuun983
    @failyoutubeqadhmuun983 4 роки тому +1

    ماشاء الله

  • @sahraaxmed8096
    @sahraaxmed8096 Рік тому

    Waaar😊

  • @ahmedkosofe296
    @ahmedkosofe296 6 років тому +4

    Live is hard is very hard not easy

  • @xaaxinews9269
    @xaaxinews9269 6 років тому +6

    macalinkaygii 😢😢😢

  • @hadiyamuuse9982
    @hadiyamuuse9982 6 років тому +3

    Mahadsanidmamule

  • @mustafedeeq3908
    @mustafedeeq3908 6 років тому +2

    alle haku dhawro macalin

  • @nimcoaxmed1437
    @nimcoaxmed1437 6 років тому +1

    Techer x mhad top histy

  • @najwamaxamed7040
    @najwamaxamed7040 4 роки тому +2

    MaCaLiNkaYgii MaCaLiN IllAHaY CiMRiGa HaKuu DheeReeYo وكثر الله امثالك

  • @wanaagmedia6157
    @wanaagmedia6157 3 роки тому

    M.Allah

  • @samiiracabdi7400
    @samiiracabdi7400 2 роки тому +1

    Am very borne

  • @NadraFuaad-u5c
    @NadraFuaad-u5c Рік тому

  • @engmustafahassan9666
    @engmustafahassan9666 4 роки тому

    Hadal la kala oran og, eebana la kala baryi og.

  • @AmineAmine-nv4jb
    @AmineAmine-nv4jb 6 років тому +2

    Goorma la asaaaasay schoolka nuradiiin ee hargaysa

  • @hamseabdalla4333
    @hamseabdalla4333 2 роки тому

    xaaji mahad waa shakhsi cajiiba walahi ninkii yaqaanba yaqaaan

  • @abdulwahabmahad5717
    @abdulwahabmahad5717 6 років тому +3

    U HALKAN KA NOLOSHA DHABTA AHI WAA SIDAN.

  • @hoodomohamed1238
    @hoodomohamed1238 5 років тому

    Maamule mahad. Anigu waxaa aan dhigtaa school noradin ee qaybta xawaadle fasalka 3c. 2019

    • @hoodomohamed1238
      @hoodomohamed1238 5 років тому

      😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘🤗🤗

    • @hodankayse9495
      @hodankayse9495 3 роки тому

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @AmineAmine-nv4jb
    @AmineAmine-nv4jb 6 років тому +4

    1997

  • @luladasilva9693
    @luladasilva9693 6 років тому

    Life is hard very hard not easy but is so hard

  • @abdiqaduus9036
    @abdiqaduus9036 5 років тому

    XAAJI MAHAD IBAARIM MOHMET WLLHI KU DAYASHO AYUU MUDAN YHY NOOLOW NOLOL FARXAD IYO RAYN RAYN

  • @xogdoontv3973
    @xogdoontv3973 6 років тому +1

    macalin waxaad ilawday maxamed bancade oo aad wakhti soo wada qaaadateen

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 5 років тому +1

    Ilaahay baan idinku dhaarshaye miyaad rumayseen 17000 ee buug ee Shiikhu sheegayo ? malaha 1700 ayuu u jeeday ! Ilaahay baa og. Hadiise ay run tahay walaahay waa yaab

  • @bilalcali2060
    @bilalcali2060 5 років тому +1

    ninku show is xayaysiinta faqrigaa baray.

    • @ciisecabdi2817
      @ciisecabdi2817 5 років тому

      Bowkk

    • @Hanmor3412
      @Hanmor3412 4 роки тому +1

      uuu shaqaystee shaqayso dee

    • @mahmedahmed8089
      @mahmedahmed8089 4 роки тому +1

      dhowrsan naasir alleylehe waa runtaa

    • @ummuayan8227
      @ummuayan8227 4 роки тому

      Kaxishoo mamulahaa wayugaadhayee shaqaayso

    • @MamaYusuf-s7x
      @MamaYusuf-s7x 5 місяців тому

      Subxanallh kaxishoda macallinka xaqiiq waniin dedaley oo kudayasho mudaan❤❤

  • @fadumoahmed719
    @fadumoahmed719 Рік тому

    Masha alaah

  • @failyoutubeqadhmuun983
    @failyoutubeqadhmuun983 4 роки тому

    Maashaallah