WEY NASOO GAARTEY!! THANKS DAYAX & FARTUUN BALBALAARKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • #arimaheena #asadhagio #balbalaarka
    MySocialMediaAccounts
    / arimaheena
    / arimaheena1
    / arimaheena
    snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heestey:
    203,265 subscribers

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @mohaaade17
    @mohaaade17 4 роки тому +333

    Aniga like dadka kuma dhibi lkn in ley saaro waan iska jeclaan lahaa 😢 😢

  • @hadafmedia8392
    @hadafmedia8392 4 роки тому +78

    Hadaa quraanka jaceshahay like ii saar

  • @abdiasiismuuse9844
    @abdiasiismuuse9844 4 роки тому +242

    WiiL somali ah ayaan ahay like maxaad ila dhaafin 😭

  • @naftauroon3919
    @naftauroon3919 4 роки тому +39

    Masha allaah fartun balbalarka wa gabar fcn lkin dadka qaar wx kle ayey ka aminsanyihin si kaste ahataba fartuun wa qof qalbi fcn❤❤❤❤

  • @ahmedofficail551
    @ahmedofficail551 4 роки тому +359

    Arimaheena hada jeceshahay like isaar❤

    • @Uluufochannel
      @Uluufochannel 4 роки тому +1

      ahmed officail subscribe I saar huno

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 роки тому +1

      @@Uluufochannel walal SUBSCARB ISAAR ALLHA KUBARAKEEYEE

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 роки тому +1

      @mascud official SUBSCARB ISAAR ALLHA KUBARAKEEYEE

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 роки тому

      Ahmed official sxb SUBSCARB ISAAR ALLHA KUBARAKEEYEE

    • @suldaanboyofficial6815
      @suldaanboyofficial6815 4 роки тому +1

      Like. Kusry plz subscribe isar

  • @cabdallaahmed7261
    @cabdallaahmed7261 4 роки тому +266

    arimahena inta ayado sariirta saran dawaneyso like love u arimahena and asad and cabdullahi samigegka ❤❤❤💗💗💗💗

    • @umumasna75
      @umumasna75 4 роки тому

      Ani jiifka ku dawana

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 4 роки тому

      Wlhy waa iga qoslisiisay aniga sariirtayda dusheeda kasoo salaamaayaa

    • @cabdallaahmed7261
      @cabdallaahmed7261 4 роки тому

      @@quruxdiihablaha1234😂😅😅😅😂ok

    • @Ahmedhonestyofficial
      @Ahmedhonestyofficial 4 роки тому

      Subscribe ha ila dhaafin thanks Allah dartiisa iigu saara

    • @Moon_nour
      @Moon_nour 4 роки тому

      Masha allah wallahi waqurux kep goin ♥️♥️♥️♥️💕💕💕🏆🏆🏆

  • @talisoali2322
    @talisoali2322 4 роки тому +70

    Team arimaheena & asad hdaa jcshy ii sara❤❤

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 роки тому

      Taliso Ali sxb SUBSCARB ISAAR ALLHA KUBARAKEEYEE

  • @naleynalka2256
    @naleynalka2256 4 роки тому +5

    mashaa alah inta sodhibty iyo inta aqrineysoo kitabka quraanka alah ka aqbaloo

  • @husseinabukar7723
    @husseinabukar7723 4 роки тому +19

    Maasha Allah hadiyad qof kasto jecleesanaayo ayeey soo direen
    Guulesta reer xaajiyow waxa tahay famil iyo walalo nolosha micnaheeda fahmay cadow iyo dhibaato ALLE niima tuso
    #faniskiina from kaaraan

  • @mo.salahofficialpage.6370
    @mo.salahofficialpage.6370 4 роки тому +10

    Masha Allah wax ka wanagsan malaha in kitaabka qur'anka karimka ah lagu hadiyadeyo.💖💖💖

  • @akrammire2848
    @akrammire2848 4 роки тому +104

    Inta og inee arimahena 11 novenbar ee tahy dhalashafiisaa like yesan iga iloobin 😂😂😄😄

    • @ayeshaabdifitaah1700
      @ayeshaabdifitaah1700 4 роки тому

      Aniga waapa sugooyaa xaflada dhalashada arimaheena 😁🤭🤭

    • @husseinkafi5187
      @husseinkafi5187 4 роки тому

      @@ayeshaabdifitaah1700 mcnto subscribe isaar

  • @kingomarkey4001
    @kingomarkey4001 4 роки тому +70

    mansha Allah hadiyad tan LA Isku keeno kitaabka alla ogu fican💕🙏inta igu racsan

    • @Najuumfantastic
      @Najuumfantastic 4 роки тому +1

      queen kowsariita 5 aya kaga dhigay fadlan adigana ii saar InshaAllaah

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 4 роки тому

      Masha allaha Cumari iyo Caafimad Tama ku aqriso quranka iyo bug qalbiga Walal aadigoo socoto aan allha kabarayaya Asad

  • @xaawahussein4541
    @xaawahussein4541 4 роки тому +5

    hadiyada ugu fican waa kitabka quranka karimka ee lesku hadiyeeyo masha allah❤

  • @masquudunstoppable2353
    @masquudunstoppable2353 4 роки тому

    Manshallah hadiyaado aad u qurux badan waye....lkse waa la is hayaa hee ArimaHeena eagerly waiting your 'Appy 'irth' ay 11 Novbr in advance brada

  • @iamxms5996
    @iamxms5996 4 роки тому +150

    Arimaheeena
    King ck
    Diriske abdi
    Mulali boys
    Raage abdi
    Qaali ladan
    Arimaheena
    Ajakis
    Boqorka gambiska
    Jiyaaa
    Iyo kuwa kle oo badan video gooda ima dhaafo wlh❤❤❤
    L

  • @fahanonline8981
    @fahanonline8981 4 роки тому +4

    Inta quraanka jecel like saara pagekan👍

  • @ezrahapdrhmn9305
    @ezrahapdrhmn9305 4 роки тому +7

    Asad and ArimahenA ❤❤❤❤❤
    Keep going brothers

  • @HAMARISTUDIO
    @HAMARISTUDIO 4 роки тому

    Arimeheena Maasha allaah Reer Marko Cadeey Muufo kuukuus Minin Ow Cusmaan Ninkii Moodo Munaafaqwaaye Asad waxaan illahay kaaga baryaa lugahaaga iinsha allaah inaad ku istaagto bi it nillaahi kariim🤲

  • @Sakariajama
    @Sakariajama 4 роки тому +66

    ILaaHbaaN kgu Dhaarshee Hadaa Commentigayga Aragto Subscribe ii saar Wlo😓😰😭😢

  • @munomaanka7318
    @munomaanka7318 4 роки тому +1

    Arimaheena ilaahey dartiis ayaa kuujeclhy wlhi ilaahey hakuxfido abwe asadna alaha kuxafido hormarkaada waa hormarkeena Arimaheena

  • @faizadakash5590
    @faizadakash5590 4 роки тому +6

    Masha Allah wlhi wa hadiyad qali ah 😍😍😍hadiyad laa ee hadiyeyo waxan ugu jeclahay kitab walalkey aya 7 sano ka hor hadiyad igu kenay kitabka qur'an ka ilaa hada wan haysta kitaba kale wey yalan lkn midkas ayan ad uu akhrista see walalkey ajar badan oga helo allow ha iga qaden walalkey Axmed nuur😘😘❤❤❤

  • @zukaynachannel1
    @zukaynachannel1 4 роки тому

    Walaalayaal alahh muraadkaaga oo macsi lahayn haku siiye wall kun kii qof waxyarbaa iiga dhimane fadlan caawa I gaadhsiiya

  • @nedjaaadam1579
    @nedjaaadam1579 4 роки тому +15

    ArimaheeNaH ✌️ mncha Allah ❤️🌹 Fartuun waa Hadyad shidan keentay walalo mncha Allah Jasaakalah

  • @saalaxtech6222
    @saalaxtech6222 4 роки тому

    ArimaHeena
    Wan ku taageeraa
    Asad hagio
    Sido kale
    Aduunyo iyo aakhiro guul idin rajeynaa
    Bin aadanka farxadiisa ugu weyn waa inuu jano galo
    Ilaahey janada. Hanagu kulmiyo

  • @abdullahimusehassan4879
    @abdullahimusehassan4879 4 роки тому +148

    Intaa an kahoreeyo 200 like leee idinka rabaaa❤❤❤😍

    • @kingwelly1961
      @kingwelly1961 4 роки тому

      Updullhy Muse sxb subcribe igu caawi ❤️

    • @smptuwani8765
      @smptuwani8765 4 роки тому +1

      King Welly wan kusary ee adna iisar

    • @smptuwani8765
      @smptuwani8765 4 роки тому +1

      mascud official wan ku saray bro ee ana ii sar

    • @Najuumfantastic
      @Najuumfantastic 4 роки тому +1

      Updullhy Muse 3 aya kaga dhigay adigana ii saar InshaAllaah

    • @abdullahimusehassan4879
      @abdullahimusehassan4879 4 роки тому

      @@kingwelly1961 diyaar aboowe

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 4 роки тому +3

    MashaAllah am so excited to see you one day InshaAllah Arimaheena♥✨

  • @boqoradakulmisboqoradakulm2781
    @boqoradakulmisboqoradakulm2781 4 роки тому +10

    Asad keena
    arimaheena
    Nii jclhy
    Guuleesta💕💕💕❤👌

  • @mohansom1759
    @mohansom1759 4 роки тому +1

    As a top fan,i am ecstatically delighted and disproportionately flabbergasted with enormous gratification and appreciation for the dispensation of such a tendering and mesmerizing information in which the prestidigitation of the concurrent and subsequent matter is thoroughly demonstrated through the innuances alluding to literal and metaphorical context. It is highly imperative to note that, such is the significance of the aforementioned Distortion in any sort of shape or Form will result in catastrophic Ramifications to which Will be the outcome of Epic proportions.. I thank you for your unequivocal,ideality based on my Intellectual capacity and my Vast knowledge ,Tactically and Tentaively, right from the beginning of time Especially in the light of Ecclesiastes Revolution, I have come to a concrete, profound And definite solution that I have nothing to say...thanks

  • @ilwaadquruxonofficiol7216
    @ilwaadquruxonofficiol7216 4 роки тому +18

    "Hadaad qoralkeyga aragtid waxaa kuu rajeena #farxd #aan #dhamaanin
    iYo #wxkasta #oo'aad jeceshay..❤❤🎈

  • @nafisocabdi8110
    @nafisocabdi8110 4 роки тому

    arimaheena waa iska jeclahay sidu u respect gareeyo walalahiis ka weyn asad iyo abdulahi walalnimada qiimaheeda buu wax kayaqaan allah ku xifdiyo walalkay aqoon kumalihi lkn youtubka un ba ka bartay🙏🙏🙏🙏😍

  • @habonchannel4975
    @habonchannel4975 4 роки тому +4

    Masha allaah arimahena &asad hego ❤❤👈alleh haydin xiftiyo 🙏

  • @iqrocadeey6018
    @iqrocadeey6018 4 роки тому

    Mash allh arimaheen io asad io c.laahi wxan idn lehay markasto dad saan idin jacel ayaa jiro mey kasto waxan idn lehay meel kasto san ayaa idn jacelahay keep going

  • @alfaproductions4897
    @alfaproductions4897 4 роки тому +9

    Hamplyo armemaheena iyo Asad Hagio idin tageraa 👑❤❤

    • @sjdias454
      @sjdias454 4 роки тому

      ISKAASHI ALFA WALALKEY ALLAH HAKU XAFIDO EE SUBSCRIBE II SAAR PLEASE🙏🙏🙏

  • @abdi9731
    @abdi9731 4 роки тому +1

    hore usoco zhp arimahena

  • @kamilabeauty1957
    @kamilabeauty1957 4 роки тому +4

    ‏مبروك على الهدية♥️♥️♥️♥️

  • @roodacige8433
    @roodacige8433 4 роки тому +2

    Mashalah wa hadyado fiican iyo qaar faji ah jk arimaheena waxba ma fahmasiid wallo adiga waxa gaarka lagaga dhigay dee qofba ku jecel o ubxa na ku so dhiibay si aad u fahanto talaw waayo cidu yahay bu yahay aaha aaha wad fahantay ban u maleeya😂😂😂😂😂

  • @Aminamohamed1
    @Aminamohamed1 4 роки тому +62

    Hadiyad ka dharagteen masha allah😳 Caanimo marka jeclaado markaan cml waaye😫😫 Allaha idin barakeeyo🙏🇸🇴♥️

    • @smptuwani8765
      @smptuwani8765 4 роки тому +1

      Amina A Mohamed quruxey wll subscribe iisara

    • @abdallabile6451
      @abdallabile6451 4 роки тому +2

      #Amina waad noqon dontaa insha Allah

    • @umuasma5881
      @umuasma5881 4 роки тому +2

      Hhhhh wa iga qoslisay amina walahi ha canimada hadyad ba ka dargi ani odaygayga ba dadka cawiya india ba joga waxa ku iri isago inta alabwada bu yimada sadadka goyasha sariista macowsaha shidad wa dargay ba ku iri

    • @sahrobuux9846
      @sahrobuux9846 4 роки тому

      @@umuasma5881 mashlaah isku dheh rabi haku siyadsho

    • @nuurtohassan8524
      @nuurtohassan8524 4 роки тому +2

      Miskiin Aamina🤣🤣
      Caanimada iyo hadiyada iskuma xidhna
      Aniga jacaylkayga baa hadiyado kuwa u qaalisan ii siiya Alle hay daayee

  • @anuuinamohamed8975
    @anuuinamohamed8975 4 роки тому

    arima heena sudka wada ku qurux badan tahay walahi Allah ku sharfo mar kasta idha cadaw ku ma arkan intii urka kaneceb wall key qali ga ❤❤❤😍😍😍👏👏👏👏

  • @cadnaan1427
    @cadnaan1427 4 роки тому +6

    Keep going arimahena inta somalia nimada JCL like isara

  • @nacimohonest2964
    @nacimohonest2964 4 роки тому

    Yes ana uso horeyo anigo dhameysanin baa comenti kasobixiyay asad hagio arimaheena and c/ulahi i.a ane wan rajeyna ina hadiyo idin sodhibo❤❤❤🙏from saudia

  • @queenasia1801
    @queenasia1801 4 роки тому +6

    Arimaheena asad one love ❤️ 😍😍❤️💋💋😘♥️mar walbo idin jacelnhy idinku faraxnaa wllhi hormar wacan

  • @amiiraamiir5413
    @amiiraamiir5413 4 роки тому +3

    Ilxun idiinma aragto iyo intii uurka nii ka neceb insha'Allah ❤❤❤ keep going my brother's

  • @deeqonuur4221
    @deeqonuur4221 4 роки тому +6

    😍❤👌 big respect Abdullahi Hagio ❤

  • @simancadeey1170
    @simancadeey1170 4 роки тому

    Waaaaw mnshallh wllo qlii Arimehana asad agio cbdllhi agio rbi ha idin dhowro wxaaa thiin dad is jecel oo ku dayasho mudan

  • @siraadcumar9329
    @siraadcumar9329 4 роки тому +3

    Mansha allah walakay Arimaheena saad u jeceshahay walalkaa asad ilaahay hakuu jeclaado wll

  • @fatimabotan2511
    @fatimabotan2511 4 роки тому +2

    MashaAllah aad iyo aad ayaan o faraxsanahaa.❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedaxmedmaxmoud988
    @maxamedaxmedmaxmoud988 4 роки тому +5

    Arimhena best somali UA-camr love my brother

    • @sjdias454
      @sjdias454 4 роки тому

      MAXAMAD WALALKEY ALLAH HAKU XAFIDO EE SUBSCRIBE II SAAR PLEASE

  • @hanamaxamed9063
    @hanamaxamed9063 4 роки тому +1

    Mash alaah hadiyada balbalarka alle haydiin calfo aamin asad iyo arimeheena wa din salaamaa

  • @qaamraam18
    @qaamraam18 4 роки тому +29

    Inta taageerto reer xaajiyoow
    Liketa dhackusiiya

    • @haarinaarilyrics6817
      @haarinaarilyrics6817 4 роки тому

      Qaam qaam wllo subscribe ii saar

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 роки тому

      @@haarinaarilyrics6817 walal SUBSCARB ISAAR ALLHA KUBARAKEEYEE

  • @neversaygoodbye4924
    @neversaygoodbye4924 4 роки тому

    Asad carur waye dhaqan kisa runti muqalkisa iska wen hadiyada carur cml ugu faraxsanyahay masha Allah wa dacad

  • @safadeqsanbashiir1751
    @safadeqsanbashiir1751 4 роки тому +3

    Mzha allh Arimahena io Asad hagio we love you allh ha idin dhawro hn❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zaakirmohamed1047
    @zaakirmohamed1047 4 роки тому +1

    Hormar wcn wllkey cumar

  • @bgdyurhegywhwueh6296
    @bgdyurhegywhwueh6296 4 роки тому +5

    Sawirka abdulahi marka la soo saaray waa qiirooday walal jiro waaye ilaahow asaga oo kale noo badi

  • @SamaantaTV
    @SamaantaTV 4 роки тому

    Mashlh wll nagu soo biir allh ka farxiyo

  • @daganqurux6702
    @daganqurux6702 4 роки тому +5

    Mnsha allah wan ini ku faaanaaa asad haio arimaheen ❤❤❤

  • @umuss7874
    @umuss7874 4 роки тому

    Nimanka garabatiga xirto majecli ani ahan doqeyga mahan arimahena garabati LA aanta said ad ugu qurux badan tahay walalkena❤❤

  • @alishaahmed8632
    @alishaahmed8632 4 роки тому +16

    Yaqey yaa malisiya igeya saa ula kulmo asad iyo arimaheena😭😭😭😭😭😭♥️❤️

  • @caashaciraaqcabdikariim3540
    @caashaciraaqcabdikariim3540 4 роки тому

    Arimeheena insha allah hadiyad kuu so dhiibin

  • @thecoze3
    @thecoze3 4 роки тому +4

    Team arimaheena❤

    • @kingwelly1961
      @kingwelly1961 4 роки тому

      coze official sxb subcribe igu caawi

    • @thecoze3
      @thecoze3 4 роки тому

      @@kingwelly1961 soo kle adna

  • @dhemaanabss5483
    @dhemaanabss5483 4 роки тому

    Arimaheena borther waxa tahaye qofka kaliye ena tagero horye usoco hormara wcn inasha allha allaha ku xafido borther 🌹🌺🌷🌺🌹 asad imise you borther allaha noka cafiyo Inasha allha waxna rajanaye inana ku araki dono adigo laguhaga kusocado inasha allha 🌹🌺🌷🌹🌺🌷

  • @zubeir_4700
    @zubeir_4700 4 роки тому +26

    Gor goro lasoo jeexay camal waaye
    Waa iga qoslisay arimaheena 😂😂

  • @ugbaadcali6499
    @ugbaadcali6499 4 роки тому

    Mansh alla waa hadyad fcn hadyadu waa shay qaliya nabigu waxaa uu yidhi scw wax isku hadyadeya waad is jeclaneysaane waa qali runtii in wax laysku hadyadeya mahadsanidiin .

  • @khadirahassan6262
    @khadirahassan6262 4 роки тому +10

    100like Xataa Ma Gaarin 😭🙈

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 4 роки тому +1

    MashaAllah tabaarakaAllah aduuka waahal xaafat Arimaheena thanks bro for your highlighting that quick lool

  • @shariifomuxumed6532
    @shariifomuxumed6532 4 роки тому +5

    masha allah

  • @nuurogaabow9240
    @nuurogaabow9240 4 роки тому

    Mashaa allh wllo keep going pro

  • @muhanadmahi1542
    @muhanadmahi1542 4 роки тому +5

    Kistoo like Haley kaalmeeeyooo ☺🙏

  • @ib3h3m
    @ib3h3m 4 роки тому

    Arimaheena wax kale hadiyadii hore video iyo kukan weykala duwanyihiin.

  • @shukriyasalad5865
    @shukriyasalad5865 4 роки тому +9

    Masha allah❤❤

  • @hanaandhalad2842
    @hanaandhalad2842 4 роки тому

    Sawirka Abdulahi hagio losoo diray waa iga gadan yahay wlhi m.a fartuun balbalaarka tnks waad na sharafty Arimaheena my legend keep going ❤❤❤❤❤👌👌

  • @tooahiinegimer8196
    @tooahiinegimer8196 4 роки тому +3

    Ma Sha allh wllhi wax fiican ayay idiin sodireen I love markan 😍😍🤗🤗🤣

  • @kossaidabdulahi7698
    @kossaidabdulahi7698 4 роки тому

    Mansha alh tabrakalh walhay sawirku wa iqira galiyay

  • @pharthuzdiamond8870
    @pharthuzdiamond8870 4 роки тому +20

    Ar hadiyadihii videogii hore ay hayeen iyo kuwan isku mid maaheee 😂😂 balbalaarka looma geli karo khiyano .com
    Arimahena guleyso bro 😘😘

  • @munaofficial511
    @munaofficial511 4 роки тому

    Wn idin salaamay arimaheena idin jeclahay family reer hagio

  • @eoa1838
    @eoa1838 4 роки тому +3

    Xaqiiqatan horu markiina waan Ku faraxsanahay alle haydiin xafido 😍

  • @xafsaciise1790
    @xafsaciise1790 4 роки тому

    Msha alllh wan idin jeclhy farxadiina allah idiin siyaadiyo abowa yaal kitaabada yaan ilaabin sadex bari qofkiii quraanka moogaada waxay lamidthy asooo ka haajiray quraNka yaaa alllh allh na xfid

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 4 роки тому +5

    Asad Abdullahi xaaska kudirirabay
    Arimaheena MashaAllah daacat dumashi maxana lobariwaayey anaka xataa heer Hagio aankamitmahaye MashaAllah tabaarakaAllah beautiful family bless you all guys

  • @xamdixrako6430
    @xamdixrako6430 Рік тому

    Keep going walaalaheena

  • @handayare9847
    @handayare9847 4 роки тому

    Waxkale meeqo ayaa taageerto arimaheena iyo asad like dhac kusii👇👇👇👇👇

  • @kawsariitaahmed4910
    @kawsariitaahmed4910 4 роки тому +4

    Masha Allah 👍👍👍

  • @r.jcilmi3605
    @r.jcilmi3605 4 роки тому +2

    Abdullah hagio ayaa ugu hadyad qurxoon
    Walaal ku dayasho mudan🙏

  • @abdallaali2453
    @abdallaali2453 4 роки тому +9

    Arimahena waxa ka codsaneynaa barnamij lagu cawinayo walalaheyn rer balad weyne oo lacag loogu aruu rinayo 🙏🙏🙏

  • @farhiagardawe8172
    @farhiagardawe8172 4 роки тому

    Msh alh asad & arimaheena horay uscda

  • @DRTIMAJILAC
    @DRTIMAJILAC 4 роки тому +7

    ❤❤❤ halista cudurka dhiig karka iyo waxa sababo ka daawo dr timajilac channel
    💗💗subscribe walal 💗💗

    • @sjdias454
      @sjdias454 4 роки тому

      Walalkey Allah haku xafido ee subscribe ii saar please🙏🙏🙏

  • @hashimcazorla1731
    @hashimcazorla1731 4 роки тому

    @arimaheena wxan jeclan lahaa inaad dib inoogu soo celisid cashiradii tixana ahaa aad inooga waday chanel-ka HAGIO STUDIO sida Sony vegas pro 14, adope photoshop iyo kuwa klo pdan tnkz man arimaheena🙏

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 4 роки тому +5

    Masha Allah wlalaheyga ❤❤❤❤❤❤❤

  • @zuheypyare8883
    @zuheypyare8883 4 роки тому

    Happy brothers idin taagerraa horey usoco

  • @riyaaqomarjama6542
    @riyaaqomarjama6542 4 роки тому +4

    Arimaheena asad walaalo isjecel

  • @oldisgold4459
    @oldisgold4459 4 роки тому +4

    Arimahena another lever hore usoco legend👍

  • @Caaqilmedia
    @Caaqilmedia 4 роки тому +11

    Anaa ugu horeeya caawa like isaara inta iga dambesa 😍

  • @toki1441
    @toki1441 4 роки тому

    Man sha allaah animaHeena io Azad Hajio Allaha Idin Barakeeyo Keep Going bro

  • @queenrayan6292
    @queenrayan6292 4 роки тому +20

    Arimahena cwa like ii saar

    • @kingwelly1961
      @kingwelly1961 4 роки тому

      Queen Rayan qaali subcribe igu caawi

    • @smptuwani8765
      @smptuwani8765 4 роки тому

      Ozil 252 Official bro wan ku saray ee isar adna

    • @najkaofficial5007
      @najkaofficial5007 4 роки тому

      Anikana ha liiso boqdo wan nisoo boqana

  • @naciimomire7504
    @naciimomire7504 4 роки тому

    Masha allaah Abdillahi waa wll fiican illahay kheyr hasiiyo aamiin

  • @mahmoodmohd8617
    @mahmoodmohd8617 4 роки тому +3

    Masha Allah

  • @ikkyyaisto8403
    @ikkyyaisto8403 4 роки тому

    Anu waban xanaqsanahay arimaheena maxa kitaab ka quraanka loogu keeni wayay 👑🙏👑🙏💌❤dhaman ilmo xaaji ilahy haydinka raali noqdo waxad tihiin dad ku dayasho mudan wllhi walalo aan jeclahy tihiin horu u socda insha allh👑🙏🙏🙏❤♥️

  • @cigaljamac419
    @cigaljamac419 4 роки тому +8

    First coment Azad And Arimaheena
    HAGIO TEAM I"m big fan Hagios

    • @kingwelly1961
      @kingwelly1961 4 роки тому

      Cigal Cade sxb subcribe igu caawi

    • @sjdias454
      @sjdias454 4 роки тому

      CIGAL WALALKEY ALLAH HAKU XAFIDO EE SUBSCRIBE II SAAR PLEASE🙏

    • @badarnuur9730
      @badarnuur9730 4 роки тому

      @@kingwelly1961 SxpSubscrib iisaar insha allah

    • @cigaljamac419
      @cigaljamac419 4 роки тому

      @@sjdias454 haye pro

    • @cigaljamac419
      @cigaljamac419 4 роки тому

      @@sjdias454 haye zxp

  • @maryanahmed6700
    @maryanahmed6700 4 роки тому

    M.allaah arimeheena iyo asad hajio iyo cabdullaahi walaalo hadyada qaali ah ayaa laidin keenay ilaahay haidin deysto idin taageeraa marwalbo m.allaah,

  • @abdulkadirosmannor5710
    @abdulkadirosmannor5710 4 роки тому +5

    Arimeheena sxp numberkii maad noo furtid barnaamijkii call ka maad noo soo celisid wxn kamid ahaa asxaabtii aan nasiib ka u helin call ka please barnaamijkaas noo soo celi asad jeclaan lahaa inaan uduceeyo farxadna laqaato niyadana udhiso
    All the way one love reer HAGIO from Mogadishu

  • @maninhomaanka8942
    @maninhomaanka8942 4 роки тому +1

    Nin tgy arimahena🙏🙏

  • @hawafarah7591
    @hawafarah7591 4 роки тому +1

    Walaa ku dayasho muddan Abdullahi waa run 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍