Faadumo Siciid Oo Afka Furatay Kashiftayna Siro Badan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024
  • Faadumo Siciid Oo Afka Furatay Kashiftayna Siro Badan
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavision...
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

КОМЕНТАРІ • 235

  • @jamilanuux465
    @jamilanuux465 2 роки тому +1

    Masha alllah faadumo siciid fariid nolow

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 роки тому +1

    Faadumo waa geesiyad walaahi
    Waxan oo dhan inay qabatay maan ogayn ilaahay ha ku sharfo faadumo
    Qurixeey geesiyad qaran walaahi

  • @dan_guud6641
    @dan_guud6641 3 роки тому +11

    Maansha allaa hadal khibrad,aqoon iyo aragti toosan faadumo siciid ilaahay carabka,caqliga,caruurta iyo cimrigaba hakuu barakeeyo

  • @nimcoyassin1806
    @nimcoyassin1806 3 роки тому +1

    Fariid Yar faadumo Siciid cimri dheer

  • @user-horo
    @user-horo 3 роки тому +11

    Mashalaa faadumo siciid, waar dumarka noogu dhiiba hogaanka dalka iyagaa umaddan unaxaya oo horumar ukeeni doona,raggu muwaadin kafog

    • @edrisgabo915
      @edrisgabo915 3 роки тому +1

      هههههههههههههههه kkkkkkkkkkk
      Wa halyeey Qaran.
      Masha Allah

  • @anabhussein9209
    @anabhussein9209 2 роки тому +1

    Masha Allah masha Allah Fatima Saed

  • @ayaanmuse4395
    @ayaanmuse4395 2 роки тому +1

    Mansha Allah

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 2 роки тому +2

    Marwo Faadumo Siciid Guuleyso
    Very intelligent Women
    Noolow Sistah

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 3 роки тому +5

    Mansha'allah Wallee habaryarahay fariidnimada lagu sheegaa waa mid xaqiiq ah, Hooyaday ilaahay ha u naxariistee hablo adag ayay la qolo tahay (Ciise Muuse)....!!!!.

    • @libaaxaafrika9259
      @libaaxaafrika9259 2 роки тому

      yaa ka shaqeeyey reer Hargeeysa in leesugu keeno saxaarahaa Hargeeysa ?

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 3 роки тому +8

    Waaaaaw🌹🎉😍😍😍😍😍🥰
    Waa khudbad qiimo lehالله يعزكِ Faadumo Saciid waa xidig ku dayasho mudan 👏🏾👏🏾👏🏾❤️

    • @edrisgabo915
      @edrisgabo915 3 роки тому +1

      الله يعزك ماشاء الله تبارك الله

  • @khadarmohamed6505
    @khadarmohamed6505 3 роки тому +5

    A great lady you are sister love from Atlanta.

    • @edrisgabo915
      @edrisgabo915 3 роки тому +1

      Absolutely
      I never knew all of this.
      I only knew her part in 1988-1989 with BBC bringing them to Djibouti and downfall of the terrible regime.

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 роки тому +21

    Maansha allah faadumo siciid dalkaba ilayn iyadaa dhistay.

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 3 роки тому +5

    Noolow cafimaad iyo iimaan saadiqa ku dhammeyso noloshaada thanks a lot more than one.

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 3 роки тому +6

    masha allaa masha allaa fariid mahadsanid

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 3 роки тому +2

    Faadumo saciid waa mucjiso haddii ay runtahay waxan ay sheegaysa waxanan hubaa in ay waxaa soo dhan qabatay
    Masha Allah

  • @mbeenoit713
    @mbeenoit713 2 роки тому +1

    Ofaaa caleeeeeek Fadumo saciid waa fariid karti le' 👏👋👏👋

  • @asmaabdoulwahab1325
    @asmaabdoulwahab1325 3 роки тому +2

    Masha allah tabarakalah muwadinad somalilander

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 3 роки тому +8

    Hambalyo f said eebaheen baa kuu dhaliyey kartida fekerka iyo ficilka thanks a lot more than one hogga tusaalee dadkan hurda time ha ka faaiideystaane.

  • @abdispidermen3445
    @abdispidermen3445 3 роки тому +4

    Mashallah marwp fadumo

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 3 роки тому +1

    Good grill she is very smart guulayso

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 3 роки тому +8

    Fadumo said waa fariid anigu waa tageera walaashaye noolow

  • @xasanadan573
    @xasanadan573 3 роки тому +1

    Maasha alaah cadowga alah ha ka qabto

  • @mohamedali-oz7gp
    @mohamedali-oz7gp 3 роки тому +4

    Fadumo said mnshallah

  • @Ayaan_wadaani
    @Ayaan_wadaani 2 роки тому +1

    REERKOODEEY DHISAYSAY. Cunsiiriyaad ciidna ha ku cayiin you are number one okay.

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad3814 3 роки тому +1

    Mnsh allah ale ha ku xafido mamo

  • @xaragosiciid6416
    @xaragosiciid6416 3 роки тому +1

    Masha alah tabarakalah

  • @idirisegeh3635
    @idirisegeh3635 3 роки тому +3

    Very smart and very intelligent woman. Nomadic life or countryside life also helps her to be strong woman. I encourage you sister to write a book (biography) about what you've accomplished and succeeded. You are really role model for these graduates. Allah bless you.

  • @suadomer8737
    @suadomer8737 3 роки тому +7

    Mashalla ado midhanba aya no role model ah mamo thanks 🙏

  • @khadarahmeddanish7066
    @khadarahmeddanish7066 3 роки тому +2

    Maasha Allah marwo fadumo saciid jasakalahu khayr

  • @tasliimmaxamood4458
    @tasliimmaxamood4458 3 роки тому +4

    MashaALLAH hore usoco

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 3 роки тому +2

    Masha Allah tabarikallah waxa badaan baay wadanka u qabatay. Masha Allah waan jecelahay Fadumo Saeed. Ilahaay ha ku xafiido. Amiin

  • @hothobadan981
    @hothobadan981 2 роки тому

    Manshallah inbadan waad qabatay alle hakaa Abaal mariyo Dalkaagad dhisatay Marwo💪❤️

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux423 3 роки тому

    Fadumo Saciid Fadumo Qurux Waxaad Wadankaaga u Qabatey Alle swt ha ka Abaalmariyo....ammiiin

  • @kadidjasouleiman4303
    @kadidjasouleiman4303 3 роки тому +1

    Masha Allah

  • @nationlinkburcoa8159
    @nationlinkburcoa8159 3 роки тому

    Good job miss No1

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 2 роки тому

    Masha allah tabarakalah geesiyad👏👏👏👏

  • @AidaruusabdikaniAli
    @AidaruusabdikaniAli 3 роки тому +4

    Goa shaal ka ah ee pro fadumo siciid lama haysan karo walhi from shacb somaliland nolow fadumo mam

    • @libaaxaafrika9259
      @libaaxaafrika9259 2 роки тому

      saxaarahaa Hargeeysa ku fiican tihiin.
      waa lees OGGAADEY.

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 3 роки тому +2

    Manshala

  • @hoodoahmed497
    @hoodoahmed497 3 роки тому +1

    maaha allha

  • @edrisgabo915
    @edrisgabo915 3 роки тому +1

    Wow.
    Masha Allah.
    Fadumo Siciid wayabo badan bay Sameeysay.
    Cidanka ilaalada badana
    Boliyas dumar
    Jamcadda Badda
    Xabsiga Hargeis ayada dhisday

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z 3 роки тому +2

    mashaala hore usoco

  • @xabiibafaarax2605
    @xabiibafaarax2605 2 роки тому

    Maasha Allaah

  • @zamzamxuseen3189
    @zamzamxuseen3189 3 роки тому +2

    Mashallah mama maxad cunta qurux mashallah

  • @osmanhassan4819
    @osmanhassan4819 3 роки тому +5

    Ninkeda wasiir ka xanaanada xoolaha ahaa, ciise muuse was pawer full ala tarxam. Isaga hawlaha hoosta kawaday

  • @ahmedfarah6296
    @ahmedfarah6296 3 роки тому +2

    Guul iyo gobanimo.Madaxweynaha mustaqbalka .Ilaahay ha ku siiyo cimri dheer iyo Caafimaad san.

  • @sumohammed7271
    @sumohammed7271 3 роки тому +2

    Tell them habo Masha Allah!❤️

  • @fartunfarah2990
    @fartunfarah2990 2 роки тому

    Manshaab fariiday

  • @zeynababdi964
    @zeynababdi964 3 роки тому +1

    Mansha allah nolow waa fariid

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 3 роки тому +2

    MashaAllah keep going abayo macaan Job

  • @saynabmushtaaq8790
    @saynabmushtaaq8790 3 роки тому +5

    Tariikhda ku xusi doonta marwo faadumo wax badan baad wadanka iyo dadkaaga u qabatay.

  • @caashacraxman5635
    @caashacraxman5635 3 роки тому +6

    Maansha Allah.Alle haku xafido.tusaale nool ayaadty.faadumo.wllo.dar ilaahy.ayaan kuujeclay

  • @zuhoercali3173
    @zuhoercali3173 3 роки тому +1

    Ilahay swt ha KU xiftiyo Fadumo Said 🥰

  • @mustafefarah7711
    @mustafefarah7711 3 роки тому +5

    Masha allah wallhy waa qof nool
    Wax wayn ayay qabatay marwadu

  • @jamalofficial2974
    @jamalofficial2974 3 роки тому +15

    Gubonimadu Waa guul Alle haku xiftiyo Faaduma Siciid💚🤍❤️✍️

  • @zakihussein9147
    @zakihussein9147 3 роки тому +1

    Maansha Allaah, Alle haku xafido

  • @ismailnasri9936
    @ismailnasri9936 3 роки тому +1

    Fadumo saed ilaahay caafimadka
    Haw siyaadiyo cimrigana haw barakeeyo.

  • @ugaskaguud3645
    @ugaskaguud3645 3 роки тому

    Mashalha active beauty woman...

  • @nimcomohameddahir3689
    @nimcomohameddahir3689 3 роки тому +1

    Maansha allaah cafimadka iyo cimriga allaah hakuu daayo faadumo siciid noolow qaali

  • @abdirisakmohammed4672
    @abdirisakmohammed4672 3 роки тому

    Siyaasiyinta ragga ah Ee Somaliland ee liita ee jeebkooda iyo reerkooda ka fekera ka dheerow oo yey damiirkaaga iyo waddaniyadaada yay dilin oo kalsonidaada badi wll

  • @queentaslim228
    @queentaslim228 3 роки тому +1

    Masha allah wa qof wanagsan waxayna u qalanta madaxweyne keep going 🙏

  • @ayanmahamud1404
    @ayanmahamud1404 3 роки тому +1

    Mansh Allah 👍❤

  • @abdirizak4605
    @abdirizak4605 3 роки тому

    Casoowe hadaad is aragteen 2 weeks na aad wada joogteen dal kale oo gaalo u badan. Madaxbaa tahay aadbaan kuu salaamay ku soco weligaa wixii aakhiradaaada aad ku jana galay

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 3 роки тому +2

    Maanshallh waa Adna dii labaad ee Soomaliland

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf5097 3 роки тому +2

    Good fikir weeye sidaa halayeelo

  • @herssihailoula8249
    @herssihailoula8249 3 роки тому

    Islaantaani madaxwaynayaashii sl iyadaaba ka waxqabad badan. Waad mahadsantahay habaryar.

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 роки тому +1

    Mashallah ilahay haku xafido noolow in badan waa geesiyad fadumo u sheeg kuwa la soo tagaan xaqirada

  • @deeqasiciid5358
    @deeqasiciid5358 3 роки тому +1

    Mansha Allah faadumo hala ogaado waxqabadka dumarkeena

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 3 роки тому +1

    Maasha allaah faadumo siciid aad baad umahadsan tahay markii aad mucaaradka ahayd ee aad wax aan lajeclaysan ku hadli jirtay aad kuuma jeclay Illaahay khayr haku siiyo qof dalka iyo dadkaba wax usoo kordhiyey ayaad ahayd ilayn bagaad maanta noogu sheegtay maanta hadalkaaga qiimaha leh aad baan ugu helay waar dadka TV yada ka hadlow bal markasta dadka idin daawada iska cafiya

    • @hamzegalool102
      @hamzegalool102 2 роки тому +1

      Marka horeba hadanbaabin oo qof aanad garaneyn hayska caayin

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 3 роки тому +1

    Maasha allaah fariid halkaa kawad muwaadind dhaba

  • @abdirahmandonkal437
    @abdirahmandonkal437 3 роки тому +1

    Masha Allah wax badan bay qabatay fadumo siciid noolow

  • @abdoulkaderyonis6101
    @abdoulkaderyonis6101 3 роки тому +1

    Somaliduu waxay u Arkansas inay faanaysoo laakin way dadaal hadashay aduunkanaa waa la sheega wuxu qabto lakiin inaguu ceeb ayay nuu moodnaa

  • @se1059
    @se1059 3 роки тому +8

    Masha allah fadumo siciid halka ka wad wadankaagu wuu kuu baahan yahay yaan lagu niyad jabiil bravo👏 👏 👏

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 роки тому +3

    islantan waan magi jiray qabiilaysatonimo ka dhadhamin jiray hadalkeeda hadaa salut baan ku leeyahay faadumo siciid maan ogayn inaad wadanka wax u qabtay raali noqo waayo ragan somalida ma sheegan dumarka waxay qabteen intya fekerka ka qatan ayay isku xayysiyaan walahay xataa waxan soo qoro waxan arka iyago iska dhigaya malinta ku xigta ka halaya waaba khayimin bal maxayu shegi wayeen gabdha haday waxaas odhan runteda tahay cafis fadumo mar baan ku soo qora y dagaal wayo waxan u arkyayay qabiil inay ka tahay balse manta ku qiray noolow

    • @ghazalihussein7990
      @ghazalihussein7990 3 роки тому +1

      Qabyalad ka dheer Fadumo inan S,land ah oo la barbardhiga ma jirto inta ay qabtay nin raga qabanin marka laga reebo mujahidiinta naftooda u huray

    • @karti-soor
      @karti-soor 3 роки тому +1

      Fatima Siciid From 🏴󠁧󠁢󠁷󠁬󠁳󠁿 Wales UK. Halyeyad firfircoon arrimaha bulshada..

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 3 роки тому +1

    M.jama hore u soco marwo fadumo👍💙❤

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 3 роки тому +1

    Awr dhakadii!!

  • @mmi1870
    @mmi1870 3 роки тому +1

    Faadumo imika ma ada sameyey ciidanka ilaalada xebaha somaliland

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 3 роки тому

    Niicda jojiy

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 3 роки тому +1

    Masha allah mamo faadumo siciid waa qof aan mar walba taageero oo jeclahay tariikh dedana aan wax ka garanayo wadanka usoo shaqaysay una shaqayn doonta alle ha nooka xiftiyo mamo guulayso mar walba

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 3 роки тому +1

    MashaAllah Faadumo said fariid bagad dhiiri gelisey

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 3 роки тому +4

    Asc fadumo somalilantaba iyadaa iskaleh mala isdhikaraa waxaa Kalo su'aala sidee ayay mamulka wadani isku khilaafeen qofka noocasa?

    • @aminaahmed2836
      @aminaahmed2836 3 роки тому

      Waa runtaa laakiin laba xisbi kuma wada jirikartid.Laabi laba ula'a.
      Waa inaad halka aanad ka maarmi karayn martaa.

    • @abdulahijama6614
      @abdulahijama6614 3 роки тому

      Walaal labi

    • @abdulahijama6614
      @abdulahijama6614 3 роки тому

      Walaali runta lakiin hogaanka xisbigu haduu arkay waxqabadka qofka iyaga ayeey ahad in ay qofkaa oo kale xejistaan

    • @hamzegalool102
      @hamzegalool102 2 роки тому +1

      @@abdulahijama6614
      Hadaad aragto in xisbiga aad ka midka tahey meelna ku socon ama aad saluugto siyaasada xisbiga lagu hogaaminayo waad iskaga tegeysaa

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 3 роки тому +4

    Maanshallh tabarakallah kanaxoow naftawaa hadhow ayay odhan naagi mayxay qabankartaa shame on you nimanaka soomaaliyeed 👎

  • @muminadahking5234
    @muminadahking5234 2 роки тому

    San Modi jiray maha she's smart

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf5097 3 роки тому +3

    Waar faadumo sidaa hadey tahay hala ictiraafo

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 роки тому +4

    Cilmi badan baan kaa fayidaysanay Allah ha ku Barakeeyo !!!!

  • @farhiyafarah5659
    @farhiyafarah5659 3 роки тому

    Good

  • @xamseabdirahman4826
    @xamseabdirahman4826 2 роки тому

    MaSha Allah faadumo siciid taariikhda ku xusi doonta maamo😍😍🥰

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 роки тому

    Inaanu madaxwaynad kaa dhigno uun baa hadhay faadumooy!!!!!!!

  • @ayaancabdi1944
    @ayaancabdi1944 3 роки тому +1

    Fadumo siciid dalkaba iyaaada dhisday Allah haku Sharfo Habo

  • @nimcoomuusa3202
    @nimcoomuusa3202 3 роки тому +1

    FAADIMO. SACIID. NOOLOW VIVO. FAADIMO. SACIID. CADOWGAA. JABAN. GUULAYSO

  • @AXMEDXUSEENMAAX4197
    @AXMEDXUSEENMAAX4197 2 роки тому

    WAX QABAD YADII KULMIYE MIYANAY AHAYN

  • @Burco.
    @Burco. 2 роки тому

    Naagtii wadanii basaastay

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 роки тому

    Somaliland qofkii raba in uu arko the reallyty of somaliland waa kaas waa xaqiiqo jirta ilaahey ha barakeeyo somaliland ameen ilaahayow ameen

  • @tasliimmaxamood4458
    @tasliimmaxamood4458 3 роки тому +1

    Kattidaaada ALLAH fcn

  • @shirkaddabadbaado9372
    @shirkaddabadbaado9372 3 роки тому

    M.ALLLAAH WIXII WANAAGSAN EE AD QABATAY ALLE HAKAA JASAAID SIIIYO

  • @libaaxaafrika9259
    @libaaxaafrika9259 2 роки тому

    Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah.
    mana HADLI kartiin.

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 3 роки тому +2

    Manshalaah ilaahay ha kuu siyaadiyo cafimadka iyo kartidaada

  • @haleemaali7901
    @haleemaali7901 3 роки тому +2

    Kkkkkk

  • @abdidheere1328
    @abdidheere1328 3 роки тому +1

    Edo madaxwayne ayaad u qalantaa

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 3 роки тому +1

    Haha Na Dadka Beeeenta ka daa oo ummada ka fadhiiso 😄

    • @kuutiye1189
      @kuutiye1189 2 роки тому +1

      Hada waxa lagayaabaa inaad xero qaxoonti wax kasoo qoraysid

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 2 роки тому

    masha allah wad dadaashay fadumo ma ogayn dad badani ma ogayn arimahaa
    lkn dagaal dumar iyo mid rag fikirka ah yara sax o shacabkena dhaqankoda iyo diintooda kusaleeya arimaha
    si aan dadkeena khalkhal bulsho iyo ismaan dhaaf ugu bilaabmin