Meey ahan inaa war baahinta keentan dad badan baan ogeen anaba man ogeen hada idinka noo sheegay inaa hoos u dhameesan bay ahat idinka kor u qaaday laab saalax waa nin qiima badan eega ha ceebeenina
Waar ceeb ayaad samaynaysaan. Somalidu waxay tidhaahdaa waa la I caayey ceeb baa kaa raacda. Cidiba may ogeyn ee maad si hoose u dhamaysataan. Imika qof kastaa wuxuu raadinaya waxa uu inanta ku yidhi. 😊😊😊
cayday oo xaal kala qaadayaa ma waxaad jiidanaysaan in hablaha la caayo naagtii ugu xumayd calaanka ju tilmaamay idinka kaa ka xun jidka u samaynaya xumasnta
Waa dhaqan cusub oo qaldan waxanaad latimaadeen ilmaderayaal. Maxaa arimaha qoyskiina keenay warbaahinta guryihiina kudhamaysta waliba abwaan xildhibaan umadu wada jeceshahay baad soofadhiisinaysaan.
Kkkkkk, yaa wada jecel?
kani waa biidhi qaate dadka uu u dhartay danihiisa gaarka ah ka raacday.
Wa ruunta lakin nin iyo xaskese u es khelafay 😂😂😂😂qanacsatada max kenyy.
waxaa hablaha caayaya ayaa xildhaabo inoo ah
OO WAAYO SOCIAL MEDIA WAXAS UULA SOO FADHEYSTAN SUUBXAN ALLAHA
مرة ثانية لايعيدها ويحترم نفسه ومثل هذا المفروض ما يكون نائب في البرلمان
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waxakasta ma sharaacaa la sooo dhigayaaan maxaa kuriga ugu dhamyn waydaeen xishoodkii ba dhamaday xayao majirtao
Subhanallah Raga hablaha caayaya miya xildhibaano ino ah wa reer ba'oo yakuleh. kakiin naxa lola yaabaya marku dadku hagaago aya madax wacan xishoonaysa oo ilahaay kacabsanaysa la helaya.
Hadii tol layahay ma hablaha lacayaya maxa marki hore ku geeyey hablaha, ilahaay xaqa haynagusugo, cishoodkiba dhibtey.
Meey ahan inaa war baahinta keentan dad badan baan ogeen anaba man ogeen hada idinka noo sheegay inaa hoos u dhameesan bay ahat idinka kor u qaaday laab saalax waa nin qiima badan eega ha ceebeenina
Markaa. Maxaad. Midhiyaha. Kasoo. Dhigaysaan. Waa. Wareer
HASSAN DHUXUL DHAQAN SACAD MUUSR LAHEYN BUU SAMEYEY IN XILDHIBANIMADA LAGA XAYUUBO AHEYD
Aamina xaal qaado
EDAAB DARANE WALIGII MA BAGSADO MANA RAGANIMANA MA LAHA.
WAAYO EDAAB DARA KUSOO MAAXAYASA.
MAXAA U GEEYAY MARKA HOREBA!!!
Dibjir khaarabaatahay yaa waxshi😅
Kasdida lagu dhejiyay xasan duifle
Xasan waa ey iimaan la
Huwantaa buuufi xassan
Xlldhibaanka. Anigu. Ku. Xukumay. Maasa. Gacan. Marin. Ah. Inaneed
Waa qalad in Arundhati in la keeno warbaahint
horta dalkeena miyaanu jirin sharci bari yeela qofka markuu qalad kaga dhaco dadka caadiga ah saacadaha anuu dadka la jawiga ahayn
Abwaanka haday inani qabsatay maxa loo keenay media 😂😂
War dhaqanxunba jidayseen maxa
Haday isku reertihiin makudhamaysatan guryihiina maxano
Ogaysisen mabu ogayne xishoda
Sidan odayo kumayihidin. Xildhibankuna isna talokuma kordjin
Waar ceeb ayaad samaynaysaan.
Somalidu waxay tidhaahdaa waa la I caayey ceeb baa kaa raacda.
Cidiba may ogeyn ee maad si hoose u dhamaysataan.
Imika qof kastaa wuxuu raadinaya waxa uu inanta ku yidhi. 😊😊😊
cayday oo xaal kala qaadayaa ma waxaad jiidanaysaan in hablaha la caayo naagtii ugu xumayd calaanka ju tilmaamay idinka kaa ka xun jidka u samaynaya xumasnta
Dorashadii golaha wakiilada waxbadani kama hadhin xilibaan laab salax waa in abalkiisa la
Mariya oo aan dib danbe loo doran.
Hablibiina Ceshada oo raga Yaanay lahadline Guryahooda hajoogaa. hadii kale kkkkkk
War faro geeljire hos ba lo shaqaye wad guryihina ku dhamaysin wxn saxfada lama keene wajigi biyah dhamaday umadi
Xaall kaagama baahana naawal
Muu sakhraansanaa
Maxaa keenay midia
😂😂😂 waar nin kan inaga daayoo naag tan qaawan ee lafoole guursatay maxay ahay,waxa dhaantay naag tii barkhad batuun guursatee
Waar,xildhibaanka xasan dhuxul laabsaalax isaga ayaa inlasiiyo raaligalin waayo dad,aragti xun ayaa waxan kadanbeeya.
Inaanu arintaa raali maka tahay mise ree koofiyad baclelaw idin kuubaa lahe shiiyay ninkaa dhataq dlaha ah
Kani waa futo salaax faa ido maleh amikana waxuu marayaa inuu hablaa caayo
Warr.naawal leyne.duumarka is astura dahaa 😮