qadarin iyo ixtiram nolal aad uqurux badan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 24

  • @Fad-p4i
    @Fad-p4i 9 місяців тому +1

    Masha alah tabaraka raxman shugran mclimad walhi wad wanisay hady wax maqlayan kuma jiro mediyaha lkin waxa wanagsan Ayan dawada naftydana wan jecelhy ❤🎉

  • @UmuHodan-w8s
    @UmuHodan-w8s 9 місяців тому

    ALLAAYA CISAK WALASHEENA QAALIYA WAA XAQIIQO ALLAHA NA SIIYO SABAR BADAN IYO DULQAAD ILLAAHAY QALBIGA HA INO NADIIFIYO ALLOOW INOO HIIILI AAMIIN

  • @sulekam1806
    @sulekam1806 9 місяців тому

    Asc masha allah abayo caqliga allah ha ku saaidiyo good teacher baad tahay keep going I enjoy your videos thanks abayo

  • @UmuCabdibaari
    @UmuCabdibaari 4 місяці тому

    Jazaka allahu khayr allaha kubarakeyo

  • @SacdiyoGedi
    @SacdiyoGedi 9 місяців тому

    M.a ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @xamdiilkacase9381
    @xamdiilkacase9381 9 місяців тому

    Mansha allah gabar Aqli badan❤❤

  • @hawaluul215
    @hawaluul215 9 місяців тому

    Asc walaashay alaha kaa jisaa i siiyo waan ku nastaa hadalkaaga

  • @farhiyahhassan6784
    @farhiyahhassan6784 9 місяців тому

    Mashalaah waa runta ❤❤❤❤

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 9 місяців тому

    Mansha Allah tabarikalaha jizakalhu kharan walaashaye ❤❤❤❤❤

  • @Umuisraachanel
    @Umuisraachanel 9 місяців тому +2

    Masha Allah keep going

  • @fadumocabdi7644
    @fadumocabdi7644 9 місяців тому

    Masha Allah Tabarakallah

  • @Hamida-29
    @Hamida-29 9 місяців тому

    Xariir guur aan ku jiro wax ku shaqeynaa oo anfacaa mijiraan oo tii alla ka aheyn. Meel fog qalbiyo kala jabay😊 waana sababta aana u jecleyn video yo waxan ka hadlayo iska fiiri halka sheey ey shegeyso maxu yahay un baa islahaa

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 9 місяців тому

    Masha allah isfican bad u hadadhay

  • @HodanIbrahim-ds7hh
    @HodanIbrahim-ds7hh 9 місяців тому

    Sideen contact ku heli karaa ado raaliyaa mahadsanid

  • @faraxCisman-m1b
    @faraxCisman-m1b 6 місяців тому

    Wallaa shey wxan rabaa inaa,kullahadlo marka iisoo jawab

  • @nienanoura3119
    @nienanoura3119 9 місяців тому

    Masha allah

  • @Arwa-r110
    @Arwa-r110 9 місяців тому

    Masha allah❤

  • @Ururkakaah
    @Ururkakaah 9 місяців тому

    Mnsha allah

  • @anabchannel3670
    @anabchannel3670 9 місяців тому

    Mash allah tabarakallah waa sax

  • @yasmiinqanichanenle
    @yasmiinqanichanenle 9 місяців тому

    Keep going

  • @yusramaalim4865
    @yusramaalim4865 9 місяців тому +1

    Abayo ilkn ixtramka hal dinac marku ka socdho o hadicin hajwin ledhe qofka sa udaryeleyso marka danbe baniadam nahay dulqadka kadamani , her waxad Gareysa qofka niyada kajarto .marbo hadi laguldahayo nin Ragan ahay islaweyni bes qofka wad neceysa .

    • @YasinnShucle
      @YasinnShucle 9 місяців тому +1

      Wall waxay u badan tahay qofka aad ixtiramayao Marka hore hadduusan. Kuu ogayn oo kibir ka qado ugu danbayn wa uu ogaan inaa ixrimayso isagana ka ixtiram badnaan doona adiguna ka baran doonaa ee adigu haka dayn waligaa

  • @fatoumawarfacabdi
    @fatoumawarfacabdi 9 місяців тому

    UA-cam balo ku degtay qof walba wa la dhagaysan....

  • @dr.asmahajiali6992
    @dr.asmahajiali6992 9 місяців тому

    Masha Allah