DHAANTO CUSUB | MOWLID AABAHAA MEELA UGA EKAAW | MUXYADIIN SHAAHID ( OFFICIAL MUSIC VIDEO ) 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • Caweyska Bulshada is a 24Hour News Channel that brings you the latest news and Videos covering news in business, politics, entertainment, technology, and

КОМЕНТАРІ • 312

  • @RabiicaabdiYusuf
    @RabiicaabdiYusuf 6 місяців тому +30

    Dhantadan waaxa dawanyaa 2024 bisha 8 /4 hadad iga danbeyso love Saar

  • @umumuscab6123
    @umumuscab6123 4 роки тому +50

    Nasab ogaden marka ilmo u dhasho wakaas illhyow ku daa my dhiiga kuwan dadka ugu jecelhy leyga beeray😍😍

    • @hamdifarah5901
      @hamdifarah5901 4 роки тому +5

      Allahuma Amiin huno walle waa runtaa markaa dad gob ah ilmo u dhasho waa iska sidaa ❤️🙏🏼

    • @saskianuur6062
      @saskianuur6062 4 роки тому +4

      Hunaday Ogadenimo ❤️💙💙✅

    • @ilhaamahmad5422
      @ilhaamahmad5422 4 роки тому +3

      @@hamdifarah5901 mashaAllah tabarakallah abayo so baar baar dheh wiilka yar een habo/eedo u ahay ilahay haino xifdiyo ♥️😊❤️

  • @hamdifarah5901
    @hamdifarah5901 4 роки тому +142

    Mansha Allah tabarakllh waa dhanto aad u macaan oo lagu tala galay wiilkeyga curadka ah xidhkayoome Ama cimraan Cade waxa hadiyad oga dhigay awoowgiis keydsane ilahay kama qaado waxan halkaan oga mahad celinaya ogu horeen wiilkeyga awoowgiis keydsane Mohamed iyo muxyadiin shaahid oo miraha iyo laxanka iyo codkaba noogu deeqay iyo dhamaan intii ka qeyb qadatay wad mahadsantihiin la,aantiin dhantadaan maso baxdeen waa dhaanto aad looga soo sheqeeyey runtii wana idiin mahad celinaya 🙏🏼❤️❤️❤️

    • @samsammaxamed8598
      @samsammaxamed8598 4 роки тому +5

      Maasha Alaah soo Bar Baraar Eedo Wiil Soomaaliyeed

    • @hamdifarah5901
      @hamdifarah5901 4 роки тому +1

      @@samsammaxamed8598 Amiin walal macan thanks 🙏🏼

    • @zahrobintuhusni5241
      @zahrobintuhusni5241 4 роки тому +3

      Mashallah soobarbaar hbo sharfow ilahay ducada hakuu aqbalo

    • @hamdifarah5901
      @hamdifarah5901 4 роки тому +1

      @@zahrobintuhusni5241 Amiin sis thanks 🙏🏼

    • @abdirahmanahmed7604
      @abdirahmanahmed7604 4 роки тому +2

      Masha allaaah soo barbaaar idamka alle

  • @omarmohamudcindi3833
    @omarmohamudcindi3833 4 роки тому +20

    Muxidin shaahid fanan dhantadisa aan jeclahay allow ku dhowr codka quruxda leh rabi haku siyadsho

  • @bashiirwarsame6874
    @bashiirwarsame6874 4 роки тому +40

    soomali galbed waa idin jecelhy from muqdisho soomaaliya guuleysta dds

  • @hamdiabdirahman5702
    @hamdiabdirahman5702 3 роки тому +10

    Isir raac weeye magaca laguu idmayee lahow sida awoow gaadsan geesinimo
    Gaadsan Qanni ❤️

  • @ZakiMaxamuud-q3q
    @ZakiMaxamuud-q3q 3 місяці тому +2

    Mowliidka fanaanku ma asagaa dhalay 😊🎉❤

  • @cabdirahimgabose3038
    @cabdirahimgabose3038 2 роки тому +5

    Muxiyadiin shaahid afkaaga caana lagu qabay mar uun hargaysa noogu imo isha allah

  • @Marwadahir23
    @Marwadahir23 4 роки тому +47

    Jecliyaa dadkeyga reer jigjiga from balad-weyne❤ allaah idiin dhowr

  • @abdirahmanrage4988
    @abdirahmanrage4988 4 роки тому +25

    Anigoo Qarada america jogaa ayaan garigaa kuwada danto cadi ma ahaan inshalllah jigjiga usojeda waxan rawa inan so bartoo dulki ogadeen inshalllah.

  • @sali1269
    @sali1269 4 роки тому +8

    Mansha allah war wa reer xidhkayome wilka dhashay ee dhantada loqaday sobarbar awaw

  • @aminamuhumed1325
    @aminamuhumed1325 4 роки тому +5

    Noqo edam alle noqda edam alle mid anfaco bulshada amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin

  • @reaahmd8720
    @reaahmd8720 4 роки тому +9

    Our little xidhkayoome sobarbaar ayeeyo🥳mashallah tabrakallah🥰✨

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 3 роки тому +8

    Wiilkayga ayaan u daari doona 🥰

  • @abdinajibibrahimkar2216
    @abdinajibibrahimkar2216 4 роки тому +7

    Manshalah waaaa Dhanto aann ladacaY Mowlid abaha mel oga ekow awowga Aragtidhaa karaac 🙏🏽🙏🏽🙏🏽💯 Muxyadin shahiid teidhaa wakasuGaYaa lasoco 😂

  • @abdinasirmohamedmohamud5997
    @abdinasirmohamedmohamud5997 4 роки тому +27

    Tan amaaan wey dhaaaaftay. Awoowgaa Aqligiisa lahoow wlhi. Muxiyadiin wn ku tageraaaa

  • @mohamedmohamud3098
    @mohamedmohamud3098 Рік тому +3

    Reer jigjiga dad gob ah oon jeclahay , jigjiga waa halkaan kuqaatay 10 kii sano ee ugu qiimaha badnaa noloshayda ❤ from puntland gaar ahaan bosaso deeqa

    • @ismaaciilMaris
      @ismaaciilMaris 5 місяців тому

      ADJAJDZXSD😊8😂😢😅😮😢🎉🎉😂❤😅😊😢😮😮🎉❤❤❤❤I

  • @abdidaacad4214
    @abdidaacad4214 4 роки тому +4

    Masha alah soo barbaar awoow alaha kaa dhigo kii ddd saba anfaca nanays waxaa lagaga dhigay magac wayn oo qimo badan masha alah

  • @mohamadabdinasir5288
    @mohamadabdinasir5288 4 роки тому +4

    Masha Allah runti wa dhanto aad iyo aad cajiib u ah qof walba oo walid ahna taabaneyso Cimraan soo Barbara oo noqo kii inta muxudiin Shahid ku sheegay iyo sii badanba yeesha. Hamdi Farah mahadsanid......

    • @hamdifarah5901
      @hamdifarah5901 4 роки тому

      Allahuma Amiin walal Mahadsanid 🙏🏼

  • @SotiAdanwario
    @SotiAdanwario 4 роки тому +31

    I really love dhaanto somali song love u all my Somali people 💖💖💖💖💖💕💕💕💕💕💓💓💓💓❤❤❤💘💘💘💋💋💋💋💋

  • @anisaumumumtaaz5478
    @anisaumumumtaaz5478 4 роки тому +18

    Msha allah tabaarakallaah reer jigjiga waan idiin jeclahay 💯 from puntland 🇸🇱 ❤️❤️🙏

  • @kalidabdulahi1837
    @kalidabdulahi1837 4 місяці тому +5

    2024 hadad TikTok ka so aragtay like ta Saar

  • @gamestation2128
    @gamestation2128 4 роки тому +13

    Anigo ah ibrahim abdi hashi hidhkayome wilka aan adher ka uahay oo nodashey waan uhambalyeenaya kii dalkisa iyo dadkisa iyo diintisa anfoco allaha kaa digo.Ameen

    • @mali7297
      @mali7297 4 роки тому

      Wll maad iga dabageyn tariikhda xidhka yome iyo haybtiisa
      Only
      Mahadsanid

  • @HodanCismaan-fb2ry
    @HodanCismaan-fb2ry 4 місяці тому +4

    Inata tiktok ka soo raacaday😂

  • @abdiwaliyasindiriye7404
    @abdiwaliyasindiriye7404 4 роки тому +64

    Soomaaligalbeed waa idin jecalhy allaah idin xafiddee From Muqdishi

  • @cumarmire-z3i
    @cumarmire-z3i 24 дні тому +1

    Anigu waxan bartay dhantadan 25/8/2023

  • @nimcoabdi2781
    @nimcoabdi2781 4 роки тому +3

    Maanshaa alaah war amaan ayaa lanagu dhameeyay dhamaan reer xidhkayoome walaalkey keydsane ugaasna lgu amaan

  • @marianamalhassan1052
    @marianamalhassan1052 4 місяці тому +12

    We need lyrics buana

    • @dirie12
      @dirie12 2 місяці тому +1

      Soomali fasiix ah wye

  • @nuneahmed7052
    @nuneahmed7052 3 роки тому +10

    Somali galbeed I love ❤️ so much from mugadisho 🙏 respect

  • @zakiabdiibrahim4420
    @zakiabdiibrahim4420 2 роки тому +8

    Dhaantada kaliya eenan Ka dalin dhagaysigeeda 2022😍

  • @hibonuramohamed6014
    @hibonuramohamed6014 4 роки тому +6

    Mashallah wiilkan habda u ahay cimran cade sobarbaar habo ❤️❤️❤️❤️

    • @hamdifarah5901
      @hamdifarah5901 4 роки тому

      Amiin walaashey macaaney hibo nuura thank you sis ❤️❤️❤️🩸🩸🩸😘❤️

  • @sakicabdiraage6097
    @sakicabdiraage6097 4 роки тому +5

    Mansha Allah hor usocda dadki laiga berow

  • @najmabashe1929
    @najmabashe1929 11 місяців тому +3

    Wiil D5 ah ayan hada dhalaya uu diyaari dhantadan oo kale muxaydiinow😂

  • @temphotspot8082
    @temphotspot8082 2 роки тому +1

    Mash allah waa wilka an haboda uahay so bar bar habo emran

  • @KhadraHassan-no5ym
    @KhadraHassan-no5ym 8 місяців тому +1

    Dhaantadeydi❤dunida abaha meela uga ekaw awooow keedsana aqligiiisa lahow❤

  • @ikraanmahdi8831
    @ikraanmahdi8831 4 роки тому +3

    Manshallah Ayeeyo weynow ❤️my little xidkayoowe 😘

  • @bisharoabdi180
    @bisharoabdi180 3 роки тому +4

    M.A dhaanto mcn
    😍😘

  • @dirgaxwanaf6605
    @dirgaxwanaf6605 3 роки тому +4

    Inta ticktock kaso raacdey like 👍

  • @sharshy3329
    @sharshy3329 2 роки тому +2

    Waw dhanto aad u mcn badan ✌️✌️✍️✍️🙏🙏

  • @axmadnuuribrahimnuur5377
    @axmadnuuribrahimnuur5377 4 роки тому +3

    manshalah gabadhuu watee idaa u amanay

  • @saidmohamud3642
    @saidmohamud3642 4 роки тому +8

    Isir rac weeye magacan lagu idmaaye noqo sidi awoowga gaadsan geesinimo ❤❤

  • @maryansahal7485
    @maryansahal7485 3 роки тому +4

    Keep going bro

  • @daahiryare1067
    @daahiryare1067 4 роки тому +10

    Cali dhaanto & Axmed budul ninka
    Soo sedexeeya ee aan wataahi wa
    Muxudiin shaahid 4aad n caraale
    5naadna jagnaa!!!

    • @issackmohamed361
      @issackmohamed361 2 роки тому

      Ali danto
      Budul
      Muxyadiin
      Anwar totti
      Nuur carale
      Bishar wadani
      Ragaan baa danta tumaa waxa kale wey jilan

  • @zamzamyussuf2655
    @zamzamyussuf2655 4 роки тому +2

    Ameeeen edo mcn noqo idim Alle mid anfaca bulshadaa

  • @hennabyshushu
    @hennabyshushu 4 роки тому +5

    Masha allah Ilahay hano xafido ❤️

  • @KaahoAli-v5i
    @KaahoAli-v5i Рік тому +2

    M.a dhaantadan mcn❤

  • @hamdinoor2593
    @hamdinoor2593 4 роки тому +7

    Mansha allah 👍💯❤️🔥❤️

  • @princesssz5557
    @princesssz5557 2 роки тому +7

    DDS boys can u say hi to me😇

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 4 роки тому +6

    Muxyadiin Shaahid legend 🔥👏

  • @AyaanApthirashiid
    @AyaanApthirashiid Рік тому +1

    Noolaw mamo mcn❤❤❤❤

  • @asmaabdikadir3065
    @asmaabdikadir3065 Рік тому +1

    Masha allaah Wlhi waa erayo qiima badan ❤❤❤❤❤

  • @abdulkadiralimuse3704
    @abdulkadiralimuse3704 2 роки тому +3

    Xidkayoowe ma fahmin waa magac igu cusub!!

  • @AbdiMukhtaar-jd9md
    @AbdiMukhtaar-jd9md 4 місяці тому

    Ala muhidin shaahid dhaantadisa jacaliyaa Jah ❤🥺🙆‍♀️🫡🇬🇲

  • @abdishukri5005
    @abdishukri5005 4 роки тому +9

    Muxuyadiin halyay somaliyeyd from garissa shukri

  • @AxmedCumar-n3i
    @AxmedCumar-n3i 24 дні тому +1

    ❤❤❤❤❤❤ewiwiwo

  • @farahhussein6216
    @farahhussein6216 4 роки тому +6

    Legend Muxiyadin mashaalah ❤️❤️❤️

  • @omarabdiali5052
    @omarabdiali5052 4 роки тому +5

    Mansha’Allah Muxiyadiin

  • @husseinyariisowawgaab2340
    @husseinyariisowawgaab2340 4 роки тому +6

    dhantadan xagee lagu qaday?😍😍😍

  • @fartunhassan8343
    @fartunhassan8343 4 роки тому +5

    Wowo❤️❤️❤️❤️🌺🌺🌺🌺👏👏👏

  • @mohailkacaze5207
    @mohailkacaze5207 4 роки тому +5

    wlky hore usoco muxiyadiin shahid ❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋

  • @carteclaahi
    @carteclaahi 4 місяці тому

    haabalyo andhaman baan kaga tagaye amaana Alle iyo Ammana Rasuul by c/c/shabav

  • @RaageCabdulaahi-f9q
    @RaageCabdulaahi-f9q Рік тому +1

    Lejend laba mahan muxiyadin shahid

  • @abdixaafidakofficial7702
    @abdixaafidakofficial7702 4 роки тому +1

    M.allaah Abwaanka Daahsoonaa Mudada dheer legend Mohyadiin cod iyo curinba Alle waa ugu deeqay

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn 2 роки тому

    Dhaanto iyo bar
    Muxiyadiin waa dayax soo baxay xaqiiqdii

  • @qadarabdi4327
    @qadarabdi4327 4 роки тому +1

    Masha Allah inta taqan wilka dhantada loqadi

  • @adamali9736
    @adamali9736 4 роки тому +5

    Dhaanto iga dheh eesh calaa#AFDHEER

  • @kaydyase3482
    @kaydyase3482 3 роки тому +2

    waa dhanto aad umacan tageero ku ahay

  • @faizaabdi9152
    @faizaabdi9152 3 роки тому +2

    Ehelkiyo xigtiyo adeec waalidkoo indheer garad sidii Ahmed xaashi noqo

  • @alimaalima1896
    @alimaalima1896 4 роки тому +5

    Hno dhashi jigjiga idin xiisay

  • @mmmyare8411
    @mmmyare8411 Рік тому +1

    Wxn dhaanto waa dhaftay

  • @hargeleproduction9505
    @hargeleproduction9505 4 роки тому +5

    Mansah Allah dhanto iyo nus

  • @nasraaxmed1353
    @nasraaxmed1353 Рік тому

    muxuyo diin shaahid the best fanan❤

  • @kingmhassan
    @kingmhassan 3 місяці тому +1

    Best🎉

  • @sahraabdi1589
    @sahraabdi1589 4 роки тому +3

    Maansh’allah axmed xaashi umbaan gartay oon maqlay sheekadiisa ma awoowuu u yahay cirka yoome ma wiilkaa loo bixiyey

    • @hamdifarah5901
      @hamdifarah5901 4 роки тому

      Haaa abyo waa owoowgiis xidhkayoome asaga ayaa lagu magac daray Ahmed xaashina sido kale waa awoowgiis 💞🙏🏼

    • @sahraabdi1589
      @sahraabdi1589 4 роки тому

      @@hamdifarah5901 wllo aad baad u mahad santahay in aad I fahan siiso thanks so much wiilka yar miyaa loo bixiyey xidh ka yoome? Maansh’allah xaguu ku Sharjah? Insha’allah soo bar baar eedo

    • @sahraabdi1589
      @sahraabdi1589 4 роки тому

      @@hamdifarah5901 xaguu ku dhashay?

    • @hamdifarah5901
      @hamdifarah5901 4 роки тому

      @@sahraabdi1589 haaa abyo wiilka yar ayaa loo bixiyey xidhkayoome waxana lagu samiyey awoowgiis xidhkayoome Amiin ilahay ha ino daayo 🙏🏼💞

    • @hamdifarah5901
      @hamdifarah5901 4 роки тому

      @@sahraabdi1589 Mansha Allah wiilkeyga wuxu ku dhashay USA 🇺🇸 Ama mareykanka saad u taqaano

  • @TAMAA261
    @TAMAA261 4 роки тому +5

    Mahadsanid bro magacayga xataa wad soraacisay

  • @omarsalatmaalim5615
    @omarsalatmaalim5615 4 роки тому +2

    masha alah Walakey Qali cadawgaga Ha jabo

    • @gfffdf4423
      @gfffdf4423 4 роки тому

      maashaa.Allah.muhyaadin.ilkaacasse
      somaligabeed.reer.DDS.waarunta.
      🏝🏝🏖🤲🤲

  • @maxmedcismaan7191
    @maxmedcismaan7191 2 роки тому +3

    Lahow sida awoowga Astaan geesinimo

  • @fadumocali568
    @fadumocali568 4 роки тому

    Muhyadin shahid in ader hory u soco

  • @HurreJunior
    @HurreJunior 2 роки тому +1

    Isir raac weeye magacaan laguu idmaye
    Lahaw sida awoowgaa Hazan geesinimo
    Ishu nacabka iyoo heeba kuma heshoo
    Xirkayoow inbadan ifka nabad kujoog

  • @muwliidofficial7625
    @muwliidofficial7625 4 роки тому +2

    agaa war tana xagey kasocotaaa waa yaabee meelo kale baano kadhowranayeeeee

    • @bashiircabdule936
      @bashiircabdule936 4 роки тому +1

      Dhaanto iga dheh i love you rer ogaadeiniya from galmudug soomaalya

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up5924 3 роки тому +1

    Dhaantadaan laxankeeda caadi maahan cirka yoomoow Soo barbaar Habo

  • @ZakiMaxamuud-q3q
    @ZakiMaxamuud-q3q 3 місяці тому +1

    The pest 🎉

  • @hirsiabdi9741
    @hirsiabdi9741 4 роки тому +1

    Mawlid ayaa ku jira

  • @NuuradiinCabdulahi
    @NuuradiinCabdulahi Рік тому

    My Blood ❤

  • @daahiryare1067
    @daahiryare1067 4 роки тому +1

    Muxudiin shaahid thanks sxb

    • @yusufmohamuud8856
      @yusufmohamuud8856 3 роки тому

      Waaaw muxudiin inshaa allaah waxaan rajeen hayaa codkaas mcn in aad ku aqrido quranka

  • @cxakiinmaxamed9565
    @cxakiinmaxamed9565 2 роки тому

    Muxyadiin walaalkey wan ku taageera

  • @sakicabdiraage6097
    @sakicabdiraage6097 4 роки тому +2

    Dhanto iso jidatey kal iyo laab

  • @faatumahassannur108
    @faatumahassannur108 4 роки тому +3

    Masha Allah

  • @nimcomohamuud2025
    @nimcomohamuud2025 3 роки тому

    Dhaantada wiilkiisa miyuu uqaaday

  • @cadaala_filims
    @cadaala_filims 4 роки тому +3

    Nio ha isboojayn
    Cali dhaanto Su'aal
    Kulul ayuu soo wadaa.

    • @dahranbintixuzein7746
      @dahranbintixuzein7746 4 роки тому +1

      hhhhhhh hhhhhhh alxm hadan somali ka dhashay wayo hadan ajaanib kalle ahan lahaa man qusleen alle mahadleh

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 4 роки тому +1

    Dadkaan hadda Ma itoobiyaney hoos tagan 🥲

    • @dhamays1845
      @dhamays1845 3 роки тому +1

      Cadow ayaa isku wareejiyey waadna ogtahay wllo. Dadkeeni somaliyeed inlakala xidhay siay wax unoqonin. Illaahay hana mideeyo isha allah. Gacmo wadajir ayaa meel lagu gaadhay

    • @HashiTarey
      @HashiTarey Рік тому

      Somalia baba Ethiopia laka xukuma wll

  • @mohamedharawe2875
    @mohamedharawe2875 3 роки тому +2

    Mowlid ayaladhaha sharafey

  • @qadarabdi4327
    @qadarabdi4327 4 роки тому +1

    Gobanimadu waa udhalasho ma nalogo hadho

  • @fatushahead6561
    @fatushahead6561 4 роки тому +1

    Www Eshcal dhanto

  • @genyokibirsan7006
    @genyokibirsan7006 4 роки тому +2

    Hoyada u ekow sida ani cml habo😂😂

  • @nimanacabeeye8052
    @nimanacabeeye8052 4 роки тому +2

    Laxan Macaanbaa Meeshaas Ku Saqiiray

  • @fartuunabdi1094
    @fartuunabdi1094 4 роки тому +2

    Muxiyadiin Shaahid waan rabaaye
    Asxaabey see ku heli karaa
    Mahadsanidiin 🙏🙏🌺🌺

  • @gaphaydejr4984
    @gaphaydejr4984 4 роки тому +9

    10,092 views•Nov 2, 2020

  • @maidamaaidabile8807
    @maidamaaidabile8807 4 роки тому +2

    maashaalah

  • @CabduwaliXirsi
    @CabduwaliXirsi 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 0:33 0:35