Sida Qolka Jiifkaa Ubadalay Iyo My Weekly Routine

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 25

  • @malyuunshuriye6452
    @malyuunshuriye6452 Місяць тому +3

    Masha Allah daahmanka waa qurux xagee ka dalbatay inkastoo in aan ku weydiiyo qalad tahay thanks

  • @zahinaismail
    @zahinaismail Місяць тому +1

    MashaAllah hawaryar waxyalo badan Nanak faidesanin farxad igu noolaaw❤ ilahay Baku barakeeyo armaajo sharaxoga an jeclahay cumri dheer iyo cafimaad ❤

  • @shamsahmed5327
    @shamsahmed5327 Місяць тому +1

    Maashaa alaah xabiibti qolka jiifka qurux entee kasoogaday

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 День тому

    Polka jeefka qurux iga dheh masha Allah xabiibtii Inaba cadi ma aha qaaliyeey ❤❤❤ thank you very much xabiibtii.

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 День тому

    Gaari iga dheh bariira qaali jzklq xabiibtii noo soo badi nadaafada guryaha thanks for sharing qaaliyeey.

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 Місяць тому +1

    Allaahuma Baarik Fiik Sister qali ❤Dahyadan ka helay 💐

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 День тому

    Wow wow wow beautiful xabiibtii jzklq Inaba cadi ma aha qaaliyeey thanks for sharing qaaliyeey gaari iga dheh. ❤❤❤ Mac Mac adoo kale never seen xabiibtii jzklq thanks..

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r Місяць тому

    Bariira afkaada ka ilaali oh my gosh 😢shukran

  • @HA-fk4kg
    @HA-fk4kg Місяць тому +1

    Mashallah tabarkAllah🎉

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 Місяць тому +1

    Bariira cadey abayo magursatey ado single mother o kaftameysida ku maqli jirey Mashallah ❤

  • @nimcoceelabe8873
    @nimcoceelabe8873 Місяць тому +1

    Masha Allah

  • @ashaidow3997
    @ashaidow3997 Місяць тому

    Beautiful & net keep going❤❤🎉

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 Місяць тому +1

    Mashaallah 😍

  • @somalifamoustiktoker2392
    @somalifamoustiktoker2392 Місяць тому +2

    Ruuxii koobaad ee comment kabixiyo 😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉

  • @kadrahassan2567
    @kadrahassan2567 Місяць тому +1

    Abaayo xagee laga helaa daah yada iyo go sariirt isku eg

  • @shamsucade5115
    @shamsucade5115 Місяць тому

    My Shalla beautiful house

  • @Xati-ve3tg
    @Xati-ve3tg Місяць тому +2

    Habo Too much perfume causes asthma be careful please 😦

  • @bilanbashiir1566
    @bilanbashiir1566 Місяць тому

    Maamo gaariyadey love uuuu❤

  • @qadromuxudiin4951
    @qadromuxudiin4951 Місяць тому

    Caraf San ujeclaa wllhi xasaasiyad baa igu dhalatay

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 Місяць тому

    Asc abayo bariirah cadeey wan ku salamey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hennadesigner6318
    @hennadesigner6318 27 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @11naa44
    @11naa44 Місяць тому

    MashAllah 🎉🎉

  • @nastheamohamed9528
    @nastheamohamed9528 Місяць тому

    Dariishada wasakh miyaa waxaas madow

  • @11naa44
    @11naa44 Місяць тому

    Sacudi online maka dalbatey

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 Місяць тому

    Masha allaah