Cabdifataax Burhaan oo isku day dil ka badbaaday & Xog ku Saabsan Dilka ISMAACIIL HAANIYAH |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 427

  • @maxameddeeq8549
    @maxameddeeq8549 2 місяці тому +6

    wlh waa hadalkii ugu naxdinta iyo xumaanta badnaa eee aaan kamaqlo saaxibkey maracade

  • @abshiroabdi8393
    @abshiroabdi8393 2 місяці тому +13

    WALLAAHI geeri xanuunbadan waaye aniga marakaan ka so tooso hurdada waxaba cadeestey inin furo talefonkeyg waxii war so dhacay arinta falastiin ayaa xanuun nagu aysa hadaanahay dadka somaliyeed markan furey warkagii u horeeyey ayaan ku maqley waxaaney malin muruga leh ALLE ha u naxariist

  • @mogadisho24tv50
    @mogadisho24tv50 2 місяці тому +6

    💪Allahu Akbar🥀 Marxuun Haniya wuu shahiiday wuuna gaaray guushii uu ku haminaayey wuxuuna kubaxay gacanta cadowga Alle ee Gaalada iyo munaafiqiinta
    Insha'Allaah caawa waa marti qaas ah jisadiisana waa jannada wuxuuna ka xuroobay dhibaatada iyo imtixaankii adkaa ee Dunidaan 🌺الحمدلله⚘️

  • @ibrahimabdulla9963
    @ibrahimabdulla9963 2 місяці тому +4

    Ilaah ha unaxariiisto ismaciil haniya
    Waxan ka maqley ytbka maracade show❤

  • @rahmanibashiirmohamed9876
    @rahmanibashiirmohamed9876 2 місяці тому +9

    Mohamed ciise mahadsanid zxb cimriga allah haku barakreyo 🤲

  • @JamaMisan
    @JamaMisan 2 місяці тому +26

    Allah ha unaxariisto Yaa Rabi

    • @mohamedabdullahi3859
      @mohamedabdullahi3859 2 місяці тому +3

      Ascw anigu waxan malaysiska sakawabarigi sacadumarkay ahayd 6:00(lixdi) waxanka aqriyey jornalkasobaxa wadankan sweden,ad ayanuganaxay wallahi illahey haunaristo dadka rerfalastin emusliminta ahna haguleyo,illahaw usodedeji gushi ad ubalanqaday amaim

    • @ciisefaarax9392
      @ciisefaarax9392 2 місяці тому +2

      Alaha unaxariisto janadana ha geeyo

    • @AyaanleMaxamed-o8b
      @AyaanleMaxamed-o8b 2 місяці тому

      حصصرف❤0😊😊😊😊س0 مع ةرف لفل ةؤيعى😊ذ ذذء@😊😊😊😊😊😊.😊😊😊😊😊😊​@@mohamedabdullahi3859

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 2 місяці тому +24

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Allah Haw Naxariisto Ismaaciil Haniya Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲

    • @zeinabAhmed-gf8hy
      @zeinabAhmed-gf8hy 2 місяці тому +3

      Aamin wll marunba wlhi wn aamini la ahay hadan so arkay😭😭

    • @KOOKOBULLE123
      @KOOKOBULLE123 2 місяці тому +1

      Walaahi Si Ismoogaan La,aan Ah Ayaan Idhi Ma Dhicikarto Allah Haydanbi Dhaafo Waayo Waan Ka Naxay Ismaaciil Haniya Sida Aanu Ahayn Bashar Dhimana Ayaan Geeridiisa Uga Naxay Allah Hawnaxariisto Xamaas Guuul Waarta Insha Allah Nafsimaalka Way Heli

  • @osmanHussein-wm2up
    @osmanHussein-wm2up 2 місяці тому +1

    Naxariis Janno allaha siiyo Aamiin

  • @mohafadal2112
    @mohafadal2112 2 місяці тому +15

    1HA ILAAWIN SALADA 2 HA ILAAWIN SALIGA RASULKA KUNA SALI RASUULKA WAQTI XADIRKAN3 HANA ILAAWIN ISTIQFAARTA IYO XUSKA ILAAHAY IN SHA ALL❤❤❤❤ وستغفرو الله ان الله كان غفورا رحيما🤲🤲 Hana ilaawin bixinta sadaqada iyo caawinta masaakinta❤

    • @SacdiyoMaxamed-p2r
      @SacdiyoMaxamed-p2r 2 місяці тому

      Mahadsanid wll

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 2 місяці тому

      آستغفر الله العظيم وأتوب إليه ❤❤❤❤❤❤

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 2 місяці тому

      الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤❤

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 2 місяці тому

      صلى الله عليه وسلم❤️❤️❤️

    • @mohafadal2112
      @mohafadal2112 2 місяці тому

      @@SacdiyoMaxamed-p2r adiga mudan walashayeey inta ad hada akhrisay ficil ahaan ugu sheg iyo qawl ahaan dadka ad la nooshahay in sha all

  • @HousseindararAwaleh-kr4nk
    @HousseindararAwaleh-kr4nk 2 місяці тому +3

    ALLAHAYOW uu naxariiso Ismaaciil haniya itii oo kabaxay samir iyo ibaan kasii inchaallah

  • @abdifatahbashir
    @abdifatahbashir 2 місяці тому +2

    Inalillahi waina ilayhi raajicuun Allah haunaxariisto runtii waa geeri xanuun badan

  • @Abdallaabdi-l6u
    @Abdallaabdi-l6u 2 місяці тому +1

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين
    اللهم ادخل اخونا اسما عيل هني

  • @mohafadal2112
    @mohafadal2112 2 місяці тому +5

    Maxamed ciise maracade show Best eve يوتيوبر علي لاظلاقmasha all ilaahay wuxu ku siiyay balaaqo cod qurux badan oo faseexa iyo aqoon iyo fahan Xeel dheer mhd sanid walal🎉🎉🎉🎉

  • @LEOABDALLA-fh5bs
    @LEOABDALLA-fh5bs 2 місяці тому +4

    Wll maracaddow galadan warkooda naga da ee wajiga ismacil haniya hasoo saarin daciifka war bahanta kuma arag ee somalida kale ❤❤

  • @IsmailCiltire
    @IsmailCiltire 2 місяці тому +2

    Allah haunaxaristo halyeygi Rer Falasteen iyo Islamkaa.
    Runti Geri xanun Badhan aaye inonoqotee .
    Aniga subaxdi Ayan post Facebook qof sodige aarke balse wan amini waye oo inn iska hubiyo raadinaye ilaa 9 subaxnimo manta warkatha isogare.
    Wayo wararka Maracadde show waa warka iyo maclumadka ugu kalson yahay runti.
    Allah haunaxaristo JANNATUL FIRDOWSA Allah hakawarabiyo.

  • @mohamedhaaruun7823
    @mohamedhaaruun7823 2 місяці тому +2

    Waxaan ka maqlay saaka warkii ugu horeeyey saaka markaan toosay ee idacada Maracade Show waanan naxay jawigayguna wuu isbedelay xanuuno aan lahaa ama la noolaa waxaan dareemay inay igu kaceen.
    Waxaan Illaahay iga baryayaa inuu Janatul Fardawsa iyo Rayaanu Janna ku martiqaado shahiidkaa dadkiisiina samir iyo iimaan ka siiyo aamiin aamiin

  • @SalaxYare-ie9kk
    @SalaxYare-ie9kk 2 місяці тому +1

    Alle ha unaxriisto qabrigana allha uwaasiciyo

  • @aboudchannel8570
    @aboudchannel8570 2 місяці тому +1

    Allah ha u naxaristo inshallah halyey ayu ahaaye

  • @QaasimCade-pi4uv
    @QaasimCade-pi4uv 2 місяці тому +1

    Alaha unaxaristo martilajecelyahay alahakadhigo aamin yaarabi

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw 2 місяці тому +1

    Asc adiga ayaan kaa maqlay maracade waan naxay wallaahi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @cabdiRaxman-y1s
    @cabdiRaxman-y1s 2 місяці тому +1

    Ilaahayaw ugargaar muslimiinta dhamaantood

  • @HalimaIssack-fv6cb
    @HalimaIssack-fv6cb 2 місяці тому +1

    ALLAH haunaxaristo waxaan layabanahay iraan habacsaanata kamuqaata,sakaa ayan bbc afsomali ayan kamaqlay aad ban umurugodey naxdin walahi XAMAAS IYO FALASTIN wey guleysan inshaallah garabkoda ALLAH galo ❤❤Ameen Ameen ya Allah ❤

  • @cabdisamedAxmednuur
    @cabdisamedAxmednuur 2 місяці тому +4

    Muslimiinta waa lakicinhayaa lkn way hurdaan walina makicin allow midee يا الله يا رب العالمين

  • @IiddaahirIiddaahir
    @IiddaahirIiddaahir 2 місяці тому +1

    Waaa run sxb maxamed ciise adbad umahadsanthy waxan kamaqlay aqoonmalka anoo warkii labad adoo aad unaxasan warkaaga kamaqaly markasan rumaystay sxb waan ka naxay ismail haniya

  • @Yamalashraaf
    @Yamalashraaf 2 місяці тому +1

    Sakii saladii lee adi kamaqlee Allah haunaxaristoh shakh Ismail haniya 😢🤲🤲

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 2 місяці тому +1

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر إخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t 2 місяці тому +4

    Alaha unaxaristo mujahidka ismacil haniya amin

  • @DhaqaneAbukar
    @DhaqaneAbukar 2 місяці тому +2

    Inaalillah wa inaaileyhi turjacuu wallaahi waa geeri xanuun badan kulinafsin daa'iqatil mood

  • @AminSheikh-pw9qd
    @AminSheikh-pw9qd 2 місяці тому +1

    INALLILAH waiillahirajiun SHahiid Ismail

  • @calixasanxuseen5198
    @calixasanxuseen5198 2 місяці тому +1

    Waa kanaxa inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun muslimkana Bedal qayr qaba

  • @FarxcanabibAbiib
    @FarxcanabibAbiib 2 місяці тому +1

    Allaha u naxariisto wllken ismacil haniye shahiid weeye

  • @Qamarbintucamir
    @Qamarbintucamir 2 місяці тому +1

    Allah ha u naxaristo ismacil haniya 😭😭Allah falastiin ha u karkaaro😭😭

  • @Dajiya-l1l
    @Dajiya-l1l 2 місяці тому +1

    Alaha u naxaristo naxdin aad uwayn weyaan Alaha ka aqbalo Shahid nimada insha Allah yahudana alaha dhulka lagoyo

  • @RahmaAbdillahi-dp1dg
    @RahmaAbdillahi-dp1dg 2 місяці тому +1

    Rabika falastin horreur ala rosin ya RABII yahuda Allah babii amin amin

  • @cumarxuseen1740
    @cumarxuseen1740 2 місяці тому

    Allah hawnaxariisto isaga iyo muslimiinta kale oo dhan

  • @umutaajudiin592
    @umutaajudiin592 2 місяці тому +2

    Allaah yaaraxma ma dhinte wa alle aniga saka marki igu horeysey en arko warkn naxdinta wxn ka arkey dugsi online ah on dhigto qeybta skpka aya laso dhigey tacsida aaadbu jirka iidubaaxiyey xnun qalbina udareemey alle habaabi iyo gaalada iyo gaal raacba alle haburburiyo dhmn wxey kufaanayan insha allh guusha mrwalbo wa muslimiinta dhnkoda

  • @Xasansomali-mi5nf
    @Xasansomali-mi5nf 2 місяці тому

    Allha unaxariisto ismaacil haniya woo shahiiday kitaabkis gacantiisa midig allha kasiiyo intii kudhimaty magaalada GAZA Allo Amiin❤❤❤❤❤❤❤😭😭😭

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 2 місяці тому +1

    Manzha Alaah muslimiinta Alaaha badbaadiyo amiin sudaan guul insha Alaah

  • @CcasiisQorane-dd9co
    @CcasiisQorane-dd9co 2 місяці тому +1

    asc maracade war ad shekto kii igu naxdinta badna yad saka shegtay allah ha unaxaristo ismacil haniya

  • @fardowsaabdelliahmohamed686
    @fardowsaabdelliahmohamed686 2 місяці тому +1

    allaha u naxariisto marxuum ismail haniya janada allaha ku casuumo

  • @SalebanXusen
    @SalebanXusen 2 місяці тому +1

    Allaha unaxariisto imaaciin haniya ..
    .waxan maqlay saaka anoo jooga itoobiya

  • @HAPIIPDHANTO
    @HAPIIPDHANTO 2 місяці тому +1

    Allaha ha.unaxriisto wllken ismaciil haniya❤

  • @Abdi-ns9ed
    @Abdi-ns9ed 2 місяці тому +1

    Allah ha u naxaristo ismacil haniya waxan saka subaxdi ka maqlay voa somali walalayal xamaas oo dhan waa wada ismacil haniya iyo yaxya sinwaar oo kale ina lillaah wa ina ilayhi rajicuun

  • @SaadaqSaadaq-pd7ed
    @SaadaqSaadaq-pd7ed 2 місяці тому

    Allaha unaxariisto adiga ayuu ahaa ruuxi ugu horreyay aan ka mawla

  • @NimcaanMuxumed-p4b
    @NimcaanMuxumed-p4b 2 місяці тому

    Ilahay ha unaxariisto ismail Haniya

  • @zamzamqurux8691
    @zamzamqurux8691 2 місяці тому +1

    Allaha u naxariisto Ismaaciil haniyah

  • @ZakariyeShnuur-u5o
    @ZakariyeShnuur-u5o 2 місяці тому +1

    Wan kaxumahay alaha ha unaxaristo ismaciil haniya

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 2 місяці тому +1

    Allah ha u naxariisto ismaaciil haniya iyo walaalaha falastiin intii ku shahiidey dagaalka cadowga aamiin Allah ha caafiyo inta ku dhaawacantey aamiin Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino shacabka falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha mujaahidiinta xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin

  • @ahmedosmanosman-du6de
    @ahmedosmanosman-du6de 2 місяці тому

    Allaha uu naxariisto isaga muujahiidinta kale

  • @omarosman7143
    @omarosman7143 2 місяці тому +1

    Allah ha unaxariisto mujaahid ka

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 2 місяці тому

    Illaahey ha unaxariisto ismail haniya
    Falestiina illaahey ha ugargaaro

  • @GarasMahaysa-ev7vr
    @GarasMahaysa-ev7vr 2 місяці тому

    Warki ogu horeyay een furayba adaa igu horeyay shihidka AUN

  • @Sumayahhhhhhhh
    @Sumayahhhhhhhh 2 місяці тому +2

    Allah ha u naxariisto waxan Rajeeyn ayaa gadaashii inan cadawgu guulaysan

  • @MohamedHassan-l2p
    @MohamedHassan-l2p 2 місяці тому +1

    Allaha unaxaristo falastina allaha guuleeyo amin 😢😢

  • @Shucayb_Maxamed
    @Shucayb_Maxamed 2 місяці тому +1

    رحمه الله اسد الاسلام هذا الزمن.❤

  • @DaauudJaamac-eh4uf
    @DaauudJaamac-eh4uf 2 місяці тому +1

    Inaalilaahi wainaaileyhi raajicuun ismaacil haniya allaa haunaxariisto canbaari maxaytari carabi waa loo barwaaqo joogta

  • @AbdirahmanHassan-jn4ry
    @AbdirahmanHassan-jn4ry 2 місяці тому

    Allah u naxriisto ismail haniya

  • @mcguled5038
    @mcguled5038 2 місяці тому +1

    Allaha u naxariisto jannatu fardowsa allaha ugu bishaareyo anagana gadaashiisa illaahay nama fidneeyo 😢😢😢😢😢😢

  • @MaxamuudCabdi-ic9eo
    @MaxamuudCabdi-ic9eo 2 місяці тому

    Waa naxdin aad uxanun badan ilahey ha unaxaristo 🤲

  • @ibraahincarte
    @ibraahincarte 2 місяці тому +2

    انا الله وانا اليه راء جعون

  • @AbdirahmanHassan-f2q
    @AbdirahmanHassan-f2q 2 місяці тому +1

    Allah ha u naxariiisto mujaahidka ismaaciil haniya😢

  • @abasshajjiali3890
    @abasshajjiali3890 2 місяці тому +1

    Inalilahi waa inaa ilaaheey raajicun saaki 5 ayaan maqlaay the new york time's ayaanka arkaay dhulka ilaaheey haala jaaro yahuudan iyo mareykanka Inshallah miidkale
    Wadamadhan musliminta ayaaga caanbareyn lee miyeey wadhayaan waaligod halgamayashen weey dhamanayaan Nabaad laa tuugaay Nabaad mahaan ilaa Aan kaa raasano daadkaan

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 2 місяці тому

    Alle ha u naxariisto allahuma amiin 🤲🤲🤲

  • @ikraanmaxamuud7438
    @ikraanmaxamuud7438 2 місяці тому +1

    Mahadsanid wll illahy ha unaxariisto ismacil haniya ma jecleyn in geesi muslim ah la dilo yahuud iyo American na ku farxaan😢

  • @hanishire-t2z
    @hanishire-t2z 2 місяці тому +1

    ganabta ayaan maqlay waa gesi kabaxay muslimiinta allaah ha u naxariisti

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 2 місяці тому

    الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanMohamed-e3k
    @AbdirahmanMohamed-e3k 2 місяці тому +2

    Alle ha u naxariisto 😢

  • @genaralhadraawi5830
    @genaralhadraawi5830 2 місяці тому

    Illahay haunaxaristo wa ehelujano

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 2 місяці тому +1

    Alle ha unaxariisto alshahiid ismaaciil haniya aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminzehassan-ov7wb
    @aminzehassan-ov7wb 2 місяці тому +1

    Asc maracade magaceyga wa amin allaha unaxaristo

  • @QudubiSheq
    @QudubiSheq 2 місяці тому

    Shalay bean maqley alle ha unaxariisto

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 2 місяці тому

    Ilahay ha u naxaristo ismail haniya 😭😭

  • @WaissomarMohamed
    @WaissomarMohamed 2 місяці тому

    Allah haunaxaristo Amim Amin Amin yarabi

  • @ismogabe5913
    @ismogabe5913 2 місяці тому +4

    Mahamed ciise alle haka abaal mariyo sidaad noolo socdsiiso xaalada wlaasheen falstiin🤲😭

  • @NafisoMaxamuud-dt7jz
    @NafisoMaxamuud-dt7jz 2 місяці тому

    Alle ha u naxariisto

  • @Mowliidmuuse-f8l
    @Mowliidmuuse-f8l 2 місяці тому

    Allaaha u naxariisto Janatul firdawsa Allaaha ka waraabiyo
    Wlhi waaa hadalkii ama warkii iigu naxdinta badnayd

  • @hodantahliil5739
    @hodantahliil5739 2 місяці тому

    Ilaaahow u naxariiiso adooonkaaga 😢🤲

  • @KhalidAddaani
    @KhalidAddaani 2 місяці тому

    Allah kha unaxariisto.

  • @aydurusali802
    @aydurusali802 2 місяці тому +1

    Asc,runtii waa geeri xanuun leh,Allah ayaan ugabaryeeynaa inuu jannatul firdowso geeye.,saakey ayaan maqlay adiga ayaan kaamaqlay..göteborg---- sweden..

  • @Khadarcali-h1v
    @Khadarcali-h1v 2 місяці тому

    Inaalilahu wa inaa ilayhu raajucuun allaha ka raali noqdo uushihiiday

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 2 місяці тому +1

    Wariye maxamed ciise & bahada igula mara cade show from muqdisho allaha u naxariisto kadib geeridii naxdinta lahed😢😢 ee ku timid cusmaal ciil haniya waxan kaa maqlay mara cade show warkii 6 daqiiqo & dhorka minutes ahaaa waxaan leehay haniya janadii fardowso allaha kaa waraabiyo🤲🤲 kuma iloobi doonaan muslimiinta oo idil qalbiyadoodana keed ayey ku ahaan doontaa xasuustaa🙏🙏

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 2 місяці тому +1

    Adiga wariye ka maqlay,aad iyo aad ban u naxay,Allah ha naxaristo. Allahumma aamiin.

  • @HamdaAbdi-sl7qo
    @HamdaAbdi-sl7qo 2 місяці тому

    Ilaahay bede hasiiyo falastiin

  • @CiseFaraxxasan
    @CiseFaraxxasan 2 місяці тому

    Allah unaxariisto

  • @anabmohamud4998
    @anabmohamud4998 2 місяці тому +1

    Alaaha ha u naxaristo ismaacil haniy halyay ayaa inaga dhintaye isaga iyo umad falasti waan ka xunahay dhante wajale

  • @MaryanMohamed2020
    @MaryanMohamed2020 2 місяці тому

    Alle haunaxariisto waa geerixanuunbadan oo aad inoodaabatay

  • @Abdisalanadanabdi
    @Abdisalanadanabdi 2 місяці тому +1

    Sxb maracadaw aadan ka maqlay Allaha uu naxaristo

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 2 місяці тому

    Ilaahay ha unaxariisto 😢😢

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 2 місяці тому

    إنا لله وإناإليه راجعون، إنا لله وإنا إليه راجعون
    waa geeri naxdin leh ilaahay naxariistii jano haku casuumo shahiid ismaaciil haniyah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @RaxmaMaxamad-dy4sg
    @RaxmaMaxamad-dy4sg 2 місяці тому

    Ilaahaw u naxariisto ismacil haniya

  • @user-yashkor_39
    @user-yashkor_39 2 місяці тому

    Adiga ayaan ka maqlay
    Alle ha u unaxariisto

  • @ubaxiidhalanka1064
    @ubaxiidhalanka1064 2 місяці тому +2

    Alle unaxariiso

  • @Iimaancalibarre
    @Iimaancalibarre 2 місяці тому

    Wllaahay waageeri xanuun baddan inaalilaahi.wanaa.ileeyhi raajacuun

  • @daahirhonest2825
    @daahirhonest2825 2 місяці тому

    Allow kuu naxariiso

  • @Wll_kiven
    @Wll_kiven 2 місяці тому

    Alaha unaxaristo❤

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 2 місяці тому

    Ale ha unaxariisto 🤲🏽😭

  • @calicabdibarqashxasan3082
    @calicabdibarqashxasan3082 2 місяці тому

    Alloow u naxariisto

  • @HassanAlfary
    @HassanAlfary 2 місяці тому +1

    Allah yarxama raaximiin waa geeri muslimka ku dhacday kamuu dhiman ismaaciil haniyah falastiin oo kaliya
    Ee dhanan muslimka caalamka ayaa uu ka dhintay u duceeya waa shahiid

  • @alidhore2488
    @alidhore2488 2 місяці тому

    Ilaahu unaxariiso haniyq

  • @Nagaddaoud
    @Nagaddaoud 2 місяці тому

    😭😭😭😭😭😭 Allah Haw Naxriisro x❤❤❤🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼