Hees Shirkii Carta Walaalo aan kala tagayn

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • Copyright RTD

КОМЕНТАРІ • 8

  • @deeqsiwarsame324
    @deeqsiwarsame324 2 роки тому

    Heestan waxan filayaa in ay ka mid ahayd Heesahii 7da ahaa ee uu shirkii Carta Sameeyey Alle ha unaxariistee Abwaankii waynee Ee Axmed Siciid Diiriye Afgudhiye. Shirkii carta waxa kaalin wayn ka qaadanayey Suugaantii Abwaan Afgudhiye. Alle ha unaxariisto

  • @abdourahmanmohamed8324
    @abdourahmanmohamed8324 4 роки тому +2

    Allow somaliya nabad nooga dhige walalo kala marmin ayan nahaye malin Xamar nabad noqoto wan midowena inshallah from Djibouti wan ini jeclenahay 🇩🇯❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @faisaabdi3325
    @faisaabdi3325 6 років тому +3

    Wlhi waan ooyaa markaa heestan maqlo allow dalka noo hagaaji 😢😢😢😢😢😢

  • @qaliosman1614
    @qaliosman1614 9 років тому +3

    waad mahadsantihii fannaanniita sharafta mudan iyo abwaaniintaba kor iyo hoosba wax baad ugu sheegteen waxaa layiri waano abuuris baa ka horay say taasi waxaan u leeyahay dadkii sharafta mudnaa ee gobadnimadii ku danbaysay meeshay aadaynba magaranaayo hadda waxaa isku yimid isma dhaanto dhashood waxay ku qaraabtaan qabiil,aartis, miidiyam,tilifishan,diinta,siyaasi,madaxweeynayaal,marka makuwaasaan wax ka sugaynaa oo qeerkooda wax laqeebsanaayo illahay ayaa noo maqan haddaan nahay shicibkii waqooyi iyo koonfurba dhibka anagaaqabnee .marka bisniskooda ayaa kaxook badiyay wadaniyadnimadooda.

  • @sharaafbadaan4163
    @sharaafbadaan4163 6 років тому +2

    ama weel gun madhaano ana wabii ku dhuuro noqo,, ama noqo walalkii gartaa wajibkisee ana weerka iga fuura,runtii wa eraayo qaali ah .

    • @nabihas
      @nabihas 3 роки тому +1

      Abwanki heestas sameeyeey waa dinteey wu duceey

  • @ahmed99681
    @ahmed99681 11 років тому +2

    anigaa un ba damqanaye dhago uma dalolane duul iyo hoosba waan ugo dhige wa diix dhaagaaxede aniga un ba damqaanaye dhagao uma dalolane dadkan an la hadlayaa baan laahay duux iyo imane bal in ay dafof tahay caaqliga aya doon laga saray wixi horey u so dashday weyaane doqonimo kogo bahday bey ciidi dabibeyne doolki inkaar qaaba jiin ba daasaada uu tomaye

  • @ibrahimhassan1748
    @ibrahimhassan1748 4 роки тому

    Shirkii carta 200