“Cidna ka yeeli mayno inay hor istaagto horumarka aanu Hargeysa ka wadno ” Maayir Mooge Weriye Luq
Вставка
- Опубліковано 7 лют 2025
- Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.
Munaafaqiinta iyo dadka xumaha jecel ilaahay ayaa ka adag ☝
Mansha allaaah mayar Abdikariim Axmed mooge yar hore usoco walalo qali guleso guleso guleso mayar moge anaga ayaa ku jecelahy ilaahy haku barkeeyo ❤️ ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
Maayar ckariin axmed mooge ilaahay cimriga iyo caafimaadka iyo caqligaba hakuu barakeeyo maayar horumar muuqda oo indhaha caafimaadka qabaa ay arkaan ayaad Ka qabatay caasimada hargeysa mudaddii koobnayd ee aad xilka haysay markaa ilaahay gabkaaga ha galo ee hore u soco cadawgaaguna ha jabo Insha Allah aameen aameen
Maayirka maayirada a.kariin axmed mooge waligaa cid bani aadam ah waxba ku yeelimayso keliya ogow inuu alle wax ku yeeli karo markaa hore usoco maayar
maayir mooge noolow cadawgaa jaban ❤❤❤❤
Masha Allah Noolow Mayir Cabdikariin Ahmed Mooge.
Mayor MOOGELove is a great place to start in Somaliland
Maayir mooge hore u sii soco xaga danbe ha eegin si aanu horumarka kaaga carqaladayn. Mar walba qorshahaaga eeg. Dhag ha u dhagin shar wadayaasha.
Walaahi anigu reer burco ayaan ahay Gaar ahaan Bariga burco ayaan kasoo jeeda Deegaanka Balidhiig , maayarka meel wax iskagamanihin . Lkn waxaan Qirayaa inuu yahay nin Horu marladoonaya Caasimada iyo dhamaan wadankaba. Qalbigiisuna waa Nadiif qabyaalad kuma shaqeeyo waana Daacad ilaahay kabaqa oo Buunka Qabyaalada hatumina .
Reer yuusufoow iska daaya reer hargaysa😅
Waan yaabay markii aan dhagaystay hanjabado iyo warar aan sal iyo raadba lahayn ee Hargaysa iyo mooge ay ka fidinayaan, ilaahayo adigaa arka. Maan rumaysan aniguba hadaladiisi .Mahadsanid
Mayor Abdikariin si fiican ayuu u Hadlay dhulkaasina waa ku filan yahay dadka danyartaa iyo dagmada 26 June insha Allhu marka daacad laga noqdo
Mayir mooge qalbigaga wanagsan e alleh ku siiyay waxa ku dheer sidad magaladada daacad ugu tahy masha allah munafiqiin inay werar kugu hayan waanu ognahay lkn illahay wax walba u arkaya isgana kaga filan hore u soco mudane mayir mooge cimriga iyo caafimadkaba alleh haku dheereye 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
thanks for your clarification mr.mayor.
Insha'Allah you will be the president of this nation.
We stand with you dear.
Madaxweyne Qaran ❤
Wuxuu ku dhaaranayaa qofkii cashuurta diida inuu danbi weyn galeen, Qofkii sakada diida ayaa Dambi weyn galay.
Nice answer from son of MOGE to @qaswadayaasha neceb horumarka caasima. Loo joojini maayo xaasidiinta 😂😂
Yaa naga qabta ooyaye waa cadawga somaliland vive mooge maryan cabdi garaw noolow mooge❤❤❤❤❤❤
Allahayow nindaacad ah allahayow nindaalina deeqdaada haw simin m.mooge garsbkaaga illaahay ha galo
Libaaxnimo hargeisa way kala garanayaasa qof wax taray iyo kii hadal la maraysano iyo dad qabyaalada qaataytay
Masha allllllah guuuulsomaliland cabdibkariiin mooge nolow wllo❤
Masha alaah ❤mayar mooge si fiican ayad u hadashay laa kin madaxwayn naha ma adiga ka sareeya wa maxay cid is hortagi mayso
well donne mayor
Wad dhistay hargaisa libaax mooge ❤❤❤❤
Noolow maayir cadawga caasimada loo joojin maayo❤
MashaAllah we love you mayor ❤❤
Mayirka iyo dadka hargaysa lama kala dili karo
ربي يطول بعمرك ❤❤❤❤❤
Moogoow hawsha wad daacadna ahoow 26juun iyo kood buurna waa halkay wax ka kala socdaane haysku dirin iyagaa ku doortaye
Cidna ha ujawaabin wx qabadkaga isha ayaa maclina kuwa ku dhalilaya ee dagalka kugula jira waa kuwi halkaad kaso saartay ku riday harkayisa
Allah ha ku sharfo mayar mooge
Waa si wanaagsan inaad u jawaabto,
Dadkuna waa inay fahmaan kuwii shalay iibsanaayay hantida qaranka ee masaakiinta raraayay kuwa imika masaakiin u naxariiisanaaya
Alla Maayar Ina Mooge Mahelin Dadkii Uu U Adeegi Lahaa Wallaahi Baan Kudhaartaye Maayar Mooge Aragtidiisa Fog Ee Magaalo Dhiska Wax Aay Lamid Tahay Sida Aay U Fakaraan Maayarada Wadamada Horay U Maray Laakiin Waay Kadad Fiican Yihiin.
Alle haku dhowro mudane Maayar.
Legend ❤😊😊😊😊
War reer hargesay Allahin kabaqa oo subixana leyista cabdilarin waxa dhamo helimesan ku darso aniga reer hargesa ma ihii lakin wangisa arika Allah barkeyo isag oo qoskisaba war xuma tashilkana xaqa Allah tuso insha Allah
Mashaa Allah maayar guulayso
Maayir umada daacad u ahow xildhibaan siciid wuxuu ahaa zxpkii kuugu dhawaa hadana dulmiguu ka dhiidhiyey allah umada hakaa qabto
Mogaw adeer 26 June iyo Ina koodbur uma baahna dhisme 70% cashuurta hargeisa anaga bixina waana ku sugaynaa inaad wax noo qabanayso❤
Fal aan uurka lagu haun iyo faruhuba way isdiidaan warqadbu nala horjoogaa intuu dad qado tiray oo uu qaar casho tiray danyar lagu tiigaalo midhaha ka dhasha isagoo kaliyaa guran doona insha allah
Libaax laba maaha ❤
maayar mooge waabn iibineyna somalida kale ayaab jecel isaaqni niic badan bey wadan oo nin ilaahey u soo direy ayay inta xaga xagtaan doonayan , maayar mooge inoo ma baahan lakiin hargeysa u baahan wixii aan ogaleyna waa la qabqabnayaa
Ilaahay baa mahad leh runtuwata
Guulayso madaxwayne
حسبى الله ونعم الوكيل من كان سبب التفريق اهل صومالاند ❤❤❤❤❤❤❤❤
Alla ha ku dhaawro
Cajiib! Nin horumar u arkaya xafiis xaafadeed oo la dhiso, iyadoo ganacsatadii bacadka fadhida oo meel lagu ganacsado la laayahay!
Mooge cd udhaanta hargeysa ma jirto muusana.ku dhehe
Maayar mooge cadawgaagu cagta hosteeda ilaahay hajabiyo alla ilaahayoow naga qabo qabiilaystaha munaafaqa ah
Qofka.wanaagsan.ilashayba.micigiisa.ah.aniguguna.shacab.ahaan.garab.basnukunahay.maaystmooge.habaqan.alahoyow.nindaacada.alahayow.nidaalima.deeqdaada.ha.usimin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa nacas ninkii kugu caasiya mudane waxba yaan lagu dhuuman masakiinta dagmada 26 ka juun iyo suuqa gobanimaba waa xafadaydii wana ku garab taganahay ❤
maayar waan ku garab taagnahaye.. Hore usoco
Sharaf ku noolow mayor mooge
Alahayow.nindaacada.alhayow.nindaalima.deeqdaada.hausimin.guulayso.mooge❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mooge❤
❤mashalaaah
Dayrka Udaacadu waa 4km2. Halakaa dawalde dhexe waydiista Danyarta iyo baanbuurta caanaha halkooda ku nidaamiya.
In wado la dhiso iyo qofka la dhiso oo masaakiinta la taageero keebaa muhiimsan
Hadii aad doonaysid inaad qiimaysid hogaamiye ( m wayne )
Ha eegin asiga ee fiiri raga ku hareeraysan iyo wax qabadkooda
Majiro m wayne ogol in wasiirkiisu ka muuq dheerado
Maayar mooge waa nin karti leh wuxu sameeyay wax aanay samayn siyaasiintan xukunka joogta
Waana sobobta xaniin yaha looga laad laado
Waxba yaan waa reer hebel iyo r hebel lagu meeraysan
Shalay buu lahaa cashuirtiina ha bixinina haday hortiisa timi
I was born and grew up literally that place, it was a beautiful, peaceful place and now they made it a slum.
I am with the mayor to develop if we want a capital that’s is modern. Those who want to keep that slum, they should move out.
Some people are against horumaar because of stupid tribalism
Dhag.haudhigin.gruub.sotelko.wa alaga.xunyahay.waxqabadkaaga.dadkaa.og.dhulkas.og.alas.og.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hargeisi way tabtay maayir soltelco
Marka la joogo arimaha dabaqada dhexe iyo ka war haynta danyarta
maxay ku tabtay maxatooyadii uu xadijiray hintida umada
Tuugii xarantaa kuu nool dhulkaa xadi jiray
Maa kii caloosha weyna xaraanta cuni jiray garacyohow
😂legend soltelco adagbuu ahaaa mooge daamaha Sacad mouse waxba uma qaban 3 saddex dagmo wax uu udhisay ma jirto but waa dadaalaya odayguye waan usamirno 😮
Waa si wanaagsan u jawaabto
Masha allllah mayar guuuul❤
Waxaan joogaa gambia in mooge nolow walalaalla
Walaahi umaad hagar bixin xaafada 26 June ee cashuura ugu badan aad ka qaadatid , Allah ku xisaabi mayor Mooge
MAyar dadkuweykujecelyihiin eeintaxanuusanaysa haujoojin waddhista, hargaysa adaqurxiyey
Haliyey
Legendary Moog
Ninkan horey uu dadka uku soo jawaba
Maayir kusoco
Cid is hortaagi
Karta hurmarka aad
Wado
Ina Mooge hadaanu nahey Quraba jooga Somaliland madaxweyne ayaanu kaa dhigeynaaa
Guulaso mayaar mooge❤❤❤
Walalo dhul badan ayay dagmadu lahayd ledahayna meshed hore waata masajid ibrahim dhere laga dhisay alhamdulilah imakana haday dowlada hoose rabto gobonimo way ku filantahay lakin shicibka hala ixtiramo iyo ganacsadayasha iyo 26 dagmadaba
Mudane mayor wax badan oo sheegtay inaad qababeyso weli mahayno.
XAYAWAN WEYE HORUMARKA MAWAXAD UTAQANA IN MASAKINTA LA DABAR JARO KA YELI MAYNO WALAY KATAY WAXAN UGU BAQAYNA XILDHIBANADA IN XILKA LAGA QADO NINKAN KHURADA KU NOOL
Ma futadaad ku soo foorarin
👏👏👏👏👏👏👏👏✊❤❤❤❤
Qaran
Qof kaa qabyaalad badan horta ma jiraa yaadse uga hanjabaysa xidhid sanadkan adiga iyo xisbigaaga wadaniba cod idiinma hayaan 26 June Dadka dagen
Danyarta waa inaan la jiidhsìin quruxda wakhtigan maalgelin inta loo hayo ka badan bay u bashan tahay imika ha laga fogaado taajir khaain ah inuu yidhaa metelan kuwani way fòolxun yihiine rara cadho Ilaahay baa ka dhalan karta waar hooy Dan iyo xarogo is weyday !
Wali marag daad somalid kaa caqli xun daad aad u litaa xaga daadnimo iyo xaga dhaqan daad donaya xarka inaye dhex fadhiyaan walahi adunka iyo somali waa laga nacaye marykan iyo yurub iyo caraba walahi waad kaa xishonaysa inad somali aad sheegatid
Mooge waa nin daacada yaan la hagxagan isagaa inooga naxariis badan danyarta
Daad jecel tuugti hore af yixas
Biixi oo ku fashilmay shaqadii loo igmaday, miyaa hada doonaya inu carqaladeeyo shaqadii Mayorka Hargeisa? waar ileen tanoo kale. Qof fashilmay oo doonaya inu fashilyo dadka umadda u shaqaynaya.
Waa aayad ilahy inoo soodiree han daysano
Nolow cabdikariin
Wuxuu Ku celceliyay in aad iska deysaan.dad Dano shakhsi Leh wax ay wadaan maaha in uu u nisbeeyo dadka oo dhan..
Mesha cano lugu iibnayo.mayirka.ku.shaqale..Hawlahaguud.raal.ahada
Cadaladu waa in u hela
Gurigi 100 sano cashurta bixinayey
Mu helin wado ki hal sano cashurta
Bixinaye hal sano oo helay wado
Ma aha cadalad
Kkkk waxa dayacan ama burbursan
Labadi wado ee ugu mihimsanz
Hargaysa oo kala ah
Wadad isku xidha erbotks hargaysz
Iyo suuqa hargaysa oo ah ta ugu
Horaysa ee ishu qabato iyo
Wadada dawladz hoose waqoyi ka marta ila dhakhtarka dabadisa
Oo ah ta dawlada hoose ugu dhaw
Ninka gabo ka tolanaysid kabihisa
Aya la eega labada wado waa tusalihina kowad ee la idinku qimanayo mayir mooge
Dhis hargeisa maayar cadowga somaliland baa neceb horumarka
Geesi baad tahay ragii cashuurta dadka baratay in ay cunaan ayaa gododka ka soo baxay
Waxaan is.qaban la hadalkan maayirka.ee ah dadka lama.rarayn iyo hadalkii ahaa suuqa cagafbaa lageliyay.oo waa labaabi iyay
Hooyooyink la barakicinayo ma ogolin
Dhillooyinkaa sacad muuse
Wlhi qoraalka wxd u qortay inaad cid isku dirto. Ee ilahay ka baq
Iga walee huwantaa isa so bahaystay in ay hooyooyinkaa xamaalanaya doonaya in ay raraaran waanu idin buufinaynaa ama saldhiga macalin haaruun askartoodii so kaxaysta ama kuwii masalaha
@@hassan-mp1pk😂 cayda jooji reerkina ma caayi karnee
@@Abdihamid2024 inkaa bilabay caday uu sheeg ragiin cayay our dumar
Cashuur ma jirto amiir khaanow, wallaanad lacag dnbe ood naga qaado xerodhiigta ku dhisayn
@Mubarig-pq9yhhorta goormaad wx fahmi doontaan waa faqash ka dhex fataalaysa si ay isku keen dirto mooge isagaa umayara hargaysoo dhan waana looga danbaynaya
@Mubarig-pq9yh sadexda degmo ugu cashuurta badani waa degmooyinkaa uu ka dul calaacalayo, soo eeg jaantuska ay soo saaraan sanadkii, ma adaa cashuur bixiya hiliblayahow hilibluhu dhalay, malaha kunka shiline saylada lagu uruuriyaad cashuur u taqaan
Cashuur ma diga karaa ciidan qaran ku maqan
@@Qarandhise Hooyadaa iyo tiina yare isu kaadida u sheeg walaal, haye dhe.
@@Haaruunpodcastadigu namiimiyanimada jooji oo ka joogso naarta cashuurta iyo hawlaha dalka dadbaa u xilsaarane..
Dadka musuq maasuqa wada halala xisaabtamo
Sharcigana hala mariyo
Horta raaligali dadkkii.aad cagafta galisey hantidoodi waa kuwii ku doortey
Ahlu khayr noolaw dadxun ayaad u shaqaydas
kulmiye baa waaxa kuu shaaqeysta qaabyaalad iyo kaalaqeybeen
ninkani wa nin goba oo guni rifayso