Kaaga daranka markii dhoweyd eey qisadeda ka warami jirtey waxay tidhi caruurtayda xoriyadaydan siistey camal wax u eeg calashaan inaan gurka ku jiro iyo inaan ilmaha ka tago aya ii gudboonaatey ana wan soo baxay allle ha isku soo dhoweeyo koley waaa hooyo uuune
Ana og malinka dhalashadeeda wa 12ka September mashaAllah dhalasho wacan cabiira cadey 🥹💗 waxa ku ogaday na waxey isku maalin dhashteeen leaderkeyga RM OF BTS 😌💜
Dheel Aabo Jabsatayee Maanta Fartun 🤣 Masha"Allah 🎉😂🎉 Farxada Allaha Kuu Zaa"idiyo 🤲 Insha"Allah 😂 Anagane Reer Commentaires Hadaan Nahay Allaha Naga Wada Farxiyo 🎉 Wax Aan Fileeynin Oon Ku Faraxno Allaha Noo Soo Birbiriyo ❤ Amiinta Raaciya ❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤
Manshaallah tabarakallah fartun Malaysia ilmo lagu korsado ku ficam tahay dabasha hawada kulul walaahi wey meel magalo nabaded 🥰😍 wadan muslim familyga u fican u arkay nice
اللهمّ باريك في أولادي وأحفظهم من كلّي شر🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Masha allah hooyo karti leh Masha allah. Aan isku duceyno akhiro wara jiro
Fartuney naftaada ha nabin akhwaan kuusni iyo adiyaaa😂😂😂😂 cunug 10 jiraa lagu mooda yaakhi yaryaro waaxid adna yariisey aabad jab yariiiiz ku ag noqon jirtey
Wlhi caruurtada saa ugu faanto ilmahaaga markay arkaan way kaxumaanayaan Ani hooyaday ima korsan markaan xasuus to calooshaa ihurta ayeeyo koris baan ahaa imika ilma haaga niyadooda eeg caruurtada oo dhan inaad dhahdaa wanaagsan kuwan kaa maqan kolay cuqdad bay lakorayaan😢😢😢😢
Beenta maahan
Kaaga daranka markii dhoweyd eey qisadeda ka warami jirtey waxay tidhi caruurtayda xoriyadaydan siistey camal wax u eeg calashaan inaan gurka ku jiro iyo inaan ilmaha ka tago aya ii gudboonaatey ana wan soo baxay allle ha isku soo dhoweeyo koley waaa hooyo uuune
Maashalah mararka qarkood inaan calaacano xaqaan u leenahay waa kuu korayaan inshaah Ilaaheey waxaan ka baryeynaa cimri dheer cibaado suuban iyo caafimaad keep going
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤
❤️اِنَّ للّٰه وَمَلٰٓٮِٕكَتَهٗ يُصَلُّوۡنَ عَلَى النَّبِىِّ ؕ يٰۤـاَيُّهَا الَّذِيۡنَ اٰمَنُوۡا صَلُّوۡا عَلَيۡهِ وَسَلِّمُوۡاتَسۡلِيۡمًا❤️❤❤❤❤❤
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم ❤
Sc fartuuneey meesha caruurta ay ku taraaraxaan waa qatar lugaha kala tagaayo ALLAH AMAANSADO😊
M.a ilaahey hakula koriyo ilmaha 🎉❤
asc fartuney sharuot isamey qer alaha kusiyo
m.a abyo fartun Allah kuxifdiiyo adiiga iyo family cafimtka Allah kusaidiiyo amiin yarabi ❤❤❤
Allahouma Amiin Ya'rabb ☝️ Dhamaanteen 🤲
اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤
Happy birthday baby
Masha allah cabiir hawaryay Hampaliyo 🎉cafimaad allah kugu gaarsiiyo sanadayaalo badane insha allah
Ana og malinka dhalashadeeda wa 12ka September mashaAllah dhalasho wacan cabiira cadey 🥹💗 waxa ku ogaday na waxey isku maalin dhashteeen leaderkeyga RM OF BTS 😌💜
👍
Aqliga Alle hakuu barakeyo Apyo ❤
Wcs m.a abyo mashinka kailaa ilmaha waxkasto ayaa iska dhicikaro alaha noo ilaaliyo❤❤❤❤
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
Abaayo ilmaha ayaan ku korsanayaa lacagna waan ka sameeyaa dheh. Idinka ayaana u sabab ah oo ii hirgiliyay dheh. Hadii aad dhahdo ilmaha ayaan idinku korsanaya lacagna waa idinku sameeynaya hadaad dhahdo waxaad ka dhigaysaa inaad dadka isticmaalayso.🙏🏾
Bilaa waji weeyaan sxbadeen😂😂😂 qamarji ey iska dhigee balaayada gaaska cabta camal kkkkkkk
Awye waa baxaa madheheenino😮
Dheel Aabo Jabsatayee Maanta Fartun 🤣 Masha"Allah 🎉😂🎉 Farxada Allaha Kuu Zaa"idiyo 🤲 Insha"Allah 😂 Anagane Reer Commentaires Hadaan Nahay Allaha Naga Wada Farxiyo 🎉 Wax Aan Fileeynin Oon Ku Faraxno Allaha Noo Soo Birbiriyo ❤ Amiinta Raaciya ❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤
Ameen
❤❤❤
Guuleso abayo aabe ilmahisa xaqoodi ka so baxo waa yar yhy anaga ku joogno ku dawaneno video yadada ilmaha allaha kula koriyo hore usoco ❤
12 bisha happy birthday cabiir
Masha Allah ❤❤
Masha allah❤❤😊
Riziq kalo kafiican ilaheey hakusahlo
Hore usoco sister sharafey
Mansha allah team fartun happy subsribe like 👍 ❤❤❤
Waan Kuu Saaray Horay U Soco 🤲
Mashllh tabarakallah abayo fartun Allah kuu xafidiyo dhaman tiin ❤❤❤
My queen ❤
Masha allah ilahay ha nixifdiyo adiga ciyalkada abayo happy birthday to you my quen cabiir❤
Hambalyo habo MCN hore usiisoco hambalyo hambalyo ❤👑❤👭
London sabunta adigaa keensanaaya ama gadanaayo kabaha ayaa lala galaa wasaq 😢
Masha allah 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤
Mash Allah abayo macaan ❤❤🎉🎉
Hhhh fartuney wan ku jeclahay abaayo dhela igu bashkaresay wlh ❤❤
Mashallah ❤❤❤ abyo
Dhalasho wacan cabiir
Wlhi wa igaa qoslisy lafta nikaada ku jabysa kulahaa 😂😂😂😂😂😂
masha allaah❤
Manshaallah tabarakallah fartun Malaysia ilmo lagu korsado ku ficam tahay dabasha hawada kulul walaahi wey meel magalo nabaded 🥰😍 wadan muslim familyga u fican u arkay nice
7days kadhiban because wax nolosheyda kusabsan oo markas igu dhacay kuxasusta waana kudawan jiray ilaa wagas
mashs allaah alle haidinxidiyo abaayo fidiyow yaasha nosobadi maliniba 3am 2 plz abaayo wa iga codsi
Masha"Allah Fartun Happy 🎉 Continue 🎉
Toddobaatan iyo shan kun luqadood bin aden ku hadlaan , Fartun Happy waxay dooratay inaay ruunta ku hadasho👈🏿
Mash allah respect sis🙏 🫡. Am a new subscriber and am happy that j came across goodluck sis wcs
Man sha alh❤
Machallah Machallah ❤❤❤
M.a❤
Sneak waa maska waxaad tiraahaa Snack. Just helping you in aadan dadka ka nixinin.😮
Mashallah ❤❤❤
Wcs sister ❤❤Mshllh family ❤keeping going🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼🎉
Ameen yarbi ❤❤❤
💪🏿NEVA HAD NEVA SEEN💪🏿
❤❤❤❤
Aayadiis mxa wye fartuney
14 septembre
Mashallaah
Tasa been aheen xbbti
Safarki ma is ka dhaaftayna✈️🛬😊
☝🏿🧄😃 ALWAYS WINS🏆
❤❤❤❤ masha allah