Xirsi meel madhan buu difaacayaa... raganimaduna maaha inaad khalad iyo wax aan kuu difaacmeyn aad istidhaahdo ku adkeyso oo difaac.. in this case Maxamoud Haashi ayaan fekerkiisa la qabaa
Waar xirsi way ka taal wiilkii kulmiye markuu ahaa Hadalkiisa la dhagaysan jirey hada indhuhiuba cadaynaysa muxuu la dagaalsan yahay mucaarid dee wuxuu sheego ma leh muxasfidku hadalka waa ku xaragoonayaa intaanu waalan xirsi hala xidho hada reerkooda isagaa ka bad qaba waa wada xidhxidhan yihiin laftiisa mar baa la xidhxidhay dahabshiil baa dhaweeyey meel fafhoisiyey reer burco waa wada kasayaan.. 10sano ayaa soo dhow alle ha sahlo
wadahaladaa faa ido wayn ayaa lagahelay maxaayeelay in wadahadal labilaabo oo soomaliland iyo somaliya ayaa muhiim ah
Kow waa in la hello somailand la wada leeyahay, dabadeed dadka kale la hor fadhiisto. full stop
Xirsi meel madhan buu difaacayaa... raganimaduna maaha inaad khalad iyo wax aan kuu difaacmeyn aad istidhaahdo ku adkeyso oo difaac.. in this case Maxamoud Haashi ayaan fekerkiisa la qabaa
Waar xirsi way ka taal wiilkii kulmiye markuu ahaa Hadalkiisa la dhagaysan jirey hada indhuhiuba cadaynaysa muxuu la dagaalsan yahay mucaarid dee wuxuu sheego ma leh muxasfidku hadalka waa ku xaragoonayaa intaanu waalan xirsi hala xidho hada reerkooda isagaa ka bad qaba waa wada xidhxidhan yihiin laftiisa mar baa la xidhxidhay dahabshiil baa dhaweeyey meel fafhoisiyey reer burco waa wada kasayaan.. 10sano ayaa soo dhow alle ha sahlo
Xirsi👏👏👏
Hadal cad buu shegay,,,, odeygankale wuu kumargaday hadalka sabatoo ah beentii uu umada usheegi jirey wukala illaabaya
Xirsi lugoiyo ayuu KU ahaa dowladii siiraanyo hadana lugoiyo ayuu KU yahay wadani
Siyasadu saxib jogta ah mlhn
Kkkkk xirsi waa hadalyaqaan
Waa ayaan daro labao nin oo isku reera oo umada qalad wayn ka galay inaad hadana umada hor keentaan
Yey wasen horta