XAQIIQDA OGOOW ANIGA & MUNIIRA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 961

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  3 місяці тому +88

    Dhameyso muqaalka markaas Comment soo qor thanks like horay usii saar

    • @issaamouni1415
      @issaamouni1415 3 місяці тому +6

      Beenale miskin weyi Djibouti gabadh an qalbi lhyd kumey dhalaan idinka munafaq ah kolkey ku timid ayey walneyd🤮🤮🤮

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW 3 місяці тому +4

      Masuul.
      Warku waa dhan yahay.
      Yaanan war kake lagaa soo juqa-juqeeyn.
      Waa ka baxsatay.

    • @fatxiyaosmanbarry3996
      @fatxiyaosmanbarry3996 3 місяці тому +1

      sedi Mohamed ilmuhu waa yaryahey uda hoyadi

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 3 місяці тому

      Mohamed Buskut nin rageed gobanimo ayaad sameysay Allah garabkaaga ha galo. Nin naag la tirsaday sharaf ma leh waxaanse kugula talin lahaa canugaaga social media yaha ha iska soo dhigin il baa jirta

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv 3 місяці тому +2

      asc waxaan ka mid ahay dadka sanado badan ku daawada ! Hadii ay sheekadan run ka tahay. Gabadhaa oo celi ilmaha iyo xaaskaaga ku faro adagay walaalo bes reerkaaga ha fikir oo u dulqaado qof cusub mar walba waxba kuma tarayo ilmaha noloshiisa ilaali plz 😢

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 місяці тому +71

    War nin fiican hadaa tahay cunugaas quruxda badan hooyadiis maxumeedeen ee anaga hana iskakeen gadin 😏😏☝️

    • @mstudio8094
      @mstudio8094 3 місяці тому +1

      Yaa xumeeyay gabadha

    • @Moha2017-ij2jt
      @Moha2017-ij2jt 2 місяці тому

      Mid kale uu been u sheego buu gadayaa isjira gabdho inkastoo dumarki jabeen oo hada midkale intay rumaysato horey u guursanaysa

    • @MohamudSharif-jn2it
      @MohamudSharif-jn2it 2 місяці тому

      ​@@Moha2017-ij2jtwar iska aamus neefkaagan

  • @sagalahmed9046
    @sagalahmed9046 3 місяці тому +16

    Nin somali ah oo sheraftan u hadlaayo goor hore ayaa iigu danbeysay, komenka waa kala joojin la ahay I'm so proud of you man, wlhi you spoke so well maasha allah amassing 👏👏👏

    • @rosemarie6347
      @rosemarie6347 2 місяці тому +2

      Hhh nin social media ku jira waliga ha rumeysan, nin rag ah hadu yahay xaaskiisa youtube ma keeneen si uu lacag uga sameryo

  • @deqoaadenabdulqadir9636
    @deqoaadenabdulqadir9636 3 місяці тому +124

    NIN OOHINTA NAAGTIISA KURAAXEYSANAYA OO UA-cam SOO DHIGANAYA MUXUU YAHAY 😡

    • @makhtarahmed4694
      @makhtarahmed4694 3 місяці тому +5

      ​@@AishaMohamed-ei9hr views meelkasta loo maraya

    • @Umumahirbintucqani
      @Umumahirbintucqani 3 місяці тому +3

      Waa aduun aakhiru zamaan wllhi

    • @asdfghjkl1381
      @asdfghjkl1381 3 місяці тому +2

      Somali waa dad uun ISKA socda meshii loo cararo AYEY aadan mayaqaniin QOFKA kale muxu tabanayaa badhibana asagaba ma oga labadi is heysata weydhextagan yihiin shaqo la aan Aya kabadatay

    • @aaraabdi5241
      @aaraabdi5241 3 місяці тому

      Dayus waye

    • @FiskaFiska-me7fr
      @FiskaFiska-me7fr 3 місяці тому +5

      Maxamed il iyo cowri baa jira qoyskaga yutube kadaa 6sano baa family borabalem kujiray qarabadeyda baa xasad iyo sixir leyla daba jogay anoo soshal midiya kujirin gabadhada kunaqso quran saaro dadka warkoda hadhageysan barefad kadhigo noloshada talo walalnimo

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 3 місяці тому +96

    Nin marki horaba laba nag iyo carur so dayacay miyey sugeysay in ay si fcn ula dhaqmo😂

    • @zamzamadam4811
      @zamzamadam4811 3 місяці тому +1

      Naa dembiga jooji waxaad ogeen wax haka shegeen

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 місяці тому +3

      QALBIGA ILAALI QOFKA ISLAMKA AH

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis 3 місяці тому +3

      Wll illaahay kabaq ma adaa ogaa

    • @RabiaMahamedhassan
      @RabiaMahamedhassan 3 місяці тому

      ​@@zamzamadam4811dhilo oss adi

    • @HodoAyan-is4fw
      @HodoAyan-is4fw 3 місяці тому +2

      Waa ruunta nin ilmahsi dayaci iyo xaskisi nagta ninkas nafa kadida iyada ka daran

  • @sahraahmed4810
    @sahraahmed4810 3 місяці тому +64

    Familkaan quruxda badan ee kala tagey ilaahay waxaan ka baryayaa inuu calooshooda burcad isku mariyo Aamin sheydaan ka soo kala dhex galay ka dhex saaro gabadha waa xaamilo dumarka xaaladahaa oo kale waa iska nerveus isma xakameyn karaan reerkeeda alaha ku soo cesho umada af koodana waa jirtaa ilxun iyo xaasid alaha ka qabto reer mawado iyo raxma alaha dhex dhigo Aamin Aamin Aamin dad isku dhow yihiin oo dhex dhexaadiyo mala waayay gabadha xaamilada gacan qabasho u baahan tahay stress uma baahna ilaahay ha isku soo celiyo umad dhex dhexasdisa alow u bixi

    • @Caliya7
      @Caliya7 3 місяці тому +2

      Aamiin Yaa Allaah

    • @abdulafro3283
      @abdulafro3283 3 місяці тому

      People like u is the problem what beautiful family this guy take another man's wife she left her children and husband and her own family... Somali people sick what kind muslim person talk to marry waman... and then say her 15 years husband was Christian unbelievable... u are sick man...

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 3 місяці тому +26

    Only Allah knows we have no place to judge 😢good luck to both of you

    • @alimireahmed55
      @alimireahmed55 3 місяці тому +1

      So true only Allah knows the truth and them 🙏

    • @halimakhalif6322
      @halimakhalif6322 2 місяці тому

      Mahadsanid qolka wngsn kuhadashe iyo sidha nin ragedka ah

  • @sahrahasan1980
    @sahrahasan1980 3 місяці тому +38

    Gabadhas waa miskiin wadna dulmiday ilahay hakagoyo haday runta tahay maxad cunigeda ugala hartay nahaab qayanolow ah

    • @fadma638
      @fadma638 2 місяці тому +2

      Iyadaa Dulmi gurigeydii hore u soo dumisay kan may u daaheysaa asagaana ka liitaa naag la qabo in uu guursado😢

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 2 місяці тому

      @@fadma638naag la qabo ma meher baa qabanaya
      Sidee loo guursan karaa???
      Ninkii hore muxuu u odhan waayay Gabadha waan qabaa??
      Naagtu hadii la qabo oo ay ilmo u dhasho Nin kale
      Ninkii hore ayaa iska leh Ilmahaa
      Ilmo Furaash baa la dhahaa
      Sidaa ayaan maqley runtii
      Culumada hala waydiiyo

  • @AdaanAbshiro
    @AdaanAbshiro 3 місяці тому +32

    Waa qof dumara weliba uur leh in aad furto ma ahèen iyadoo xaalad uur ku jirto soo celi muniira cadey teeda hadalkaaga ku adkeeyso wax haka sheegin koleey dad war jrcel ayaaa isku dayi doona. In aad ka faalooda Lana xifaaltanto iska ilaali oo hayèlin sida dadka qaar oo kale maasha Allah intaa ku ekeyso war you kaa tegin

  • @saramaxmed7202
    @saramaxmed7202 3 місяці тому +78

    Maanta waxaa ii cadaatay in aad views bes aad rabto lakin waxaa ku rajeynaa in washamsi laguugu qaado laadar baad tahay

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis 3 місяці тому +3

      Hhhh ma xaad aragtay

    • @saramaxmed7202
      @saramaxmed7202 3 місяці тому

      @@suusaanclcasiis. Wax badan

    • @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
      @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 3 місяці тому +3

      Waa sidaas veiws meel xun buu ka galay😂

    • @ayaancr
      @ayaancr 3 місяці тому

      'Washamsi lagugu qaado' 😭😭😭😂😂 I laughed so hard and don't know the meaning of it. Can someone explain it to me, please? I know Washamsi is the surah of the Quran, but why use it as habaar??

    • @naimanicma5352
      @naimanicma5352 2 місяці тому +2

      @@ayaancr Qofka edebta Daren ayaa Lagu qadaa ul inta laqaato ayaa lagu tumaa washamsi especially when you can read the Sura ama aad qalado, I remember when I was younger in Dugsiga

  • @Blackiislo
    @Blackiislo 3 місяці тому +48

    Shekadaan prank cml ayee ila egtahay 😂😂😂 inta ila fahantahy like 🎉🎉🎉

    • @souadelmi5470
      @souadelmi5470 3 місяці тому

      haa runti 😅

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 3 місяці тому

      Nabsigii baa soo muuqday 😂😂aamu

    • @ilhan6838
      @ilhan6838 3 місяці тому +1

      Prank hadey noqdan waxay shegeysay hoyadis walashiis gogoshooda kahadleysa wale dadkan nasab ma aha

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 3 місяці тому

      ​@@ilhan6838😂 gabadhu waa walac waxay donto dhihi karta xuskedu ma jogo

    • @mohamedaliahmed3419
      @mohamedaliahmed3419 2 місяці тому +1

      iyada hadaad dhegaysan lahayd waa prank maad tidhaahdeen isaga ayaa si dadban hada prank uga dhigaya lkn gabadhu waxay ka hadlaysay wuu is dhaafinayaa

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi 3 місяці тому +5

    ALLAH ASTURO REER MUSLIM AH WEEYI ceeb ha sheegina ALLAH ya idin asturi

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 3 місяці тому +23

    Buskut ceeb soo celi muniiro adiga ayaa qaldan muniiro waa hooyo fiican Aniga waan jeclahay,

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 3 місяці тому +7

    👏👏👏👏👏 wiilkaaas yaar hala xishmeeyo hooyo iyo abo amanad dhowra waa caruurta

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 3 місяці тому +2

    Maxamed diin hadad wax kaa taqano naag uur leh maa furunto een marki ayaay dhasho alle haa kuu garsiyo amin

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 3 місяці тому +12

    MAXAMED ANIGA WAXAN AHA MARKI UGU HOREYSAY E AD MUNIRA ISKU CUSBAYDEN OAD NABAREYSAY WAXAAN KU IDHI WALLO HADAAD SAMAYSATAY XAAS XAAS KAGA HORE DHAQAALAYSO
    HADANA WAXAN KU LEYAHAY XASKAGA HORE AD KALA TAGTEN OCARURTA KU HAYSA IS CAFIYA UBAD KAGA DHA1AL3YSO NAAGTA DONTO GUURSO
    NABSI AYA JIRA WALHY NIN ILMO IGU DAYACAY ONAG KALE IGA RAACAY HADA QOLMADOW KASO OYNAYA UBADKEYGU UGU JECELYAHAY UBADKISA WAA KUWU IGU DAYACAY NABSIGA DADOOW WAAR HOOY NABSIGA HALA ISKA DUWO

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 3 місяці тому +5

    Gabadhaas haday Xaamil tahay,dul-qaad baa la rabaa,haweenka markay Uurka leeyihiin waxay galaan xaalado kale oo ilaahay uun ogyahay,muddo ka dib ama marka ay dhasho caadi bay ku soo noqonaysaa inshallah,dadka ha isku dhegaysanina,ilmahana ha soo dhigin social media u Qari wejiga Isna Dejiya inshallah

  • @dahaboawale1009
    @dahaboawale1009 3 місяці тому +9

    Buskudo maxa dhacay bisinke familj qurux badan bad ahayden😢😢

  • @Aaliyah-v7d
    @Aaliyah-v7d 3 місяці тому +2

    Mashaa Allah Tabarakallah. Maxamed Buskut . Waxaad tahay aabe iyo say (nin aan cay uquurin xaas kay kala tageen marna wiilkeeda hooyadiis) Mashaa Allah. waa lakala tagi karaa waligaa hadal xun haka sheegin wiilkaada hooyasiis.
    Mashaa Allah Tabarakallah ❤

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 3 місяці тому +5

    Masha allah Habo mcn illahey haku xafido runta ayad ka hadashay hore usoco 👍

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k 3 місяці тому +2

    Gabadha waa xaamilo xaalada u daji ilmaheedana sii ilmo hooyadood ayaa u fiicane adoon ku xasdin😢😢😢

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 3 місяці тому +4

    illaahey ha isku kiin soo celiyo maxamed waan ka xumahay samir muuji gabadha waa xaamilo hadey dabeecadeeda isbadashay 😢
    Ee soo cesho cunugaa gana hasoo dhigin sociaal media !!

  • @nimoidris2959
    @nimoidris2959 3 місяці тому +5

    Runta Ayaa fiican nin leh ilmahaga Hadaa rabto Waan ku siinayaa walaahi geesi ilahay Ayaa runjecel🤙🤙

  • @AbdullahiYahyeshilal
    @AbdullahiYahyeshilal 3 місяці тому +4

    Nin culus allah ku xafido Eeboow

  • @ilwaaddegan4564
    @ilwaaddegan4564 2 місяці тому

    Qoys qurux badan baa ahaydeen oo aan isla jeclayn waa ka xunahay kala tagiina si fiican baad na u hadashay khilaaf ka waa dhacaa ubad baa idin kabdhexeeya wanaag dhexdiina alle ha dhigo shar iyo shaydaan dhexdiina alle haka qabto alle ka baqa baan leeyahay dadka xumaan ta ukala qaadaya qoyskan oo lakala safanaya dad is qabay alle ayaa caadil ah oo xaqiiq da og alle na qoysas ka islam ka ha badbaad sho aamiin

  • @mzBerryFizz
    @mzBerryFizz 3 місяці тому +32

    Who brings their own children to gain views subhanallah

  • @ARwa_Salih
    @ARwa_Salih 3 місяці тому +2

    Asc Habo mahamed waad xunahay waayo waa gabadh uur leh mahoo maxaad u furtay ileen waa gabadh uurleh Habo bisinka Habo iga raali ahow icafi dumarku markay uurleeyihiin waa loo dulqaataa Habo maxaa kaa khaldamay Habo wiilfiican ayaad tahay Habo 👏👏👏

  • @UbaxMaxamed-h9b
    @UbaxMaxamed-h9b 3 місяці тому +17

    Dhibka laysku eega way idiin dhaxaysa adiga iyo shacabka soomaaliyed waayo dheexa ayaad ceebaha dadka baahisay oo lacag ka samaysay dheexa Ayaad dad masakiin ah dulmisay manta adiga iyo naagtada ayaay idinka shidantahay e hanbalyo🎉
    Awalba laba qof oo midna dhinac caruur usoo dayacay in ayna guul kala keenayn waa layska oga iminkana halka ciyaarta kasii wada

  • @munahassan5579
    @munahassan5579 3 місяці тому +10

    Gabadha uur ledahay hadalkeda walba haka soo qaadin

  • @anabnur6313
    @anabnur6313 3 місяці тому +3

    Mashallh sifiican ayaad uhadashay warkana waa uuxiranyahay saas ayaana wacan hadii lakala taga in wax leeyska shiiga waa qalad

  • @Borama1960
    @Borama1960 3 місяці тому +2

    Much respect to you, bruh. I wish all men were like you. When they go llow, you go high 👏 🙌 Mash-Allah. All the best to you and all your family.

  • @haniqanichannel7027
    @haniqanichannel7027 3 місяці тому +1

    Adiga iyo muiira cid isaga kiin dhaw ma jirtee xaalad walbo wala xalin karaa ee xaalkaga xaliso xaaskagana qururso allaha idin fududeeyo dhanka wanaagsan insha Allah qeer allaha idinkugu dhameeyo

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 місяці тому +21

    Subxanallah buskud nabsi gashen ayaa idin heley ilmaha hotay u soo dhashen dayacdeen 😮

  • @lajecleeychannel590
    @lajecleeychannel590 3 місяці тому +1

    Manshallah nin wanagsan bad tahay. Walal runtii wan kaxumahay calaf danbe hadad isku ledihiin Allah si sharafle heydinku dhameyo Allahna heydin xifdiyo.

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 3 місяці тому +10

    Cunuga ha soo gelin maansha Allaah

  • @fatimabilanfiican297
    @fatimabilanfiican297 3 місяці тому +2

    xaaskaaga waa inaad ku ixtiraamtaa. Markaa ixtiraam. xadgidub lagmayeelo ku haadal murtile? Hooyadaa iyo aabahaa aad bay muhiim u yihiin❤ Waa inaad jeclaataa waalidkaa.

  • @SaraAden-nl6vh
    @SaraAden-nl6vh 3 місяці тому +5

    wll waa uurka dumarku marky uurleeyhiin waa iska sidaa iska samir willkagan hayso ilaasho meeshu waa qurbe

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 3 місяці тому

      😂😂😂 uurka gabadhu markay leedahay ma inay live soo gashaa oo gurigeeda ka waramaysa 😂😂

  • @fartunahmed1387
    @fartunahmed1387 3 місяці тому +7

    Hooyo uur leh waaye dibareeshin baa haayo miskiin koleey dhibeey tabaneysaa 😢

  • @umeetamer8295
    @umeetamer8295 3 місяці тому +3

    asc walalkey maxamed buskud walhi waxa tahay nin rag kii ugu ficna itan arkay san ku wad walhi dadka waxey raban iney ogadan cebaha lkn wax ku ma qabanayan waxa tahay ninki so labeye king ck wad araktay sida loga hadlaye asi iyo xaskisa kamana so jawbin wa ceb inad ka hadasho gogoshada somali ka barta maxamed buskud iyo king ck horay usoco walalkey alaah ku xafido ❤❤

  • @UmuAishah
    @UmuAishah 3 місяці тому +2

    Mashallah rag ragdhalaay buskutoow wale ragbadan waad kaa wanagsantahaay nolow inder

  • @fardusfardus4152
    @fardusfardus4152 3 місяці тому +3

    Waar Allah ka baq wll oo familygaga ha dumin oo wiilkaaga hooyo la an haka dhigin kheyr Allah haku siiye 😢

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 3 місяці тому +1

    bismillah masha allah asc horta wanku soo dhaweeynaa lkn m buskudow waxan kuleyahay haduuba codsi jiro ama leysku qiimeynayo m buskudow gabadha sooceli wasax talaaqa wajira ogow rajactuna wey jirtaa waku baryaa soceli wayo weyku jcshhy haku deyrin gabadha jcylk nacalaa kugu ooliwaye itaqullah waxan jclhy inaa wada nolatin markale waku baryaa soceli illaheyba kugu dharshe hoyow mcnow

  • @HalimoLuul
    @HalimoLuul 3 місяці тому +3

    Sii cunugeeda weli wuu yaryahay 😭💔

  • @mustafahajiabdinur2545
    @mustafahajiabdinur2545 2 місяці тому

    Kaabe khaladka ugu weyn ee aad gashey wuxuu ahaa in xaaskaaga aad keentid baraha bulshada laakiin Ilaahey ha idin yasiro

  • @aminamuse8983
    @aminamuse8983 3 місяці тому +3

    Good man baa tahay haka hadlin wiilkaga hooyadi

  • @hawaali3152
    @hawaali3152 3 місяці тому +3

    wll gabadh uur leh way iska cadho badanyihin ee inad sidas ku furto mahayn nin dulqad ba laga raba

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 3 місяці тому +1

      Walee calaf cirka ka soo dhamaaday cid reebi karto maleh. Danaa laysu eedaa

  • @TheGoldengal
    @TheGoldengal 3 місяці тому +15

    Warya Buskud hal sual baan why dont you give her her youtube money

    • @Rashiid899
      @Rashiid899 3 місяці тому

      Wuu dhacay mooryan ways

    • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
      @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 3 місяці тому +2

      Tii cabaayadaha xitaa account kiisuu ku shubtay bay tidhi raga qaar waa qorqodoyaal bariiska xitaa iyagaa ka gura dhariga akhas

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 3 місяці тому

    Anigu waxaad kuu arkaa woq caajisa oo mashaqeeystaa oo doqonimimo ka muuqato gabadhan quruxda badan waxaa ka muuqda daacadinimo iyo jaceeyl indha la' ayeey u qabtay ilaahay gabadhaa qalbiga ha u qaboojiyo nolol tan dhaantana ha siiyo aamiin

  • @nadifabarqadle554
    @nadifabarqadle554 3 місяці тому +31

    Aziga Nin fican matihid rerkagii hore ee wanagsanaa iyo gabdhadii yared oo xananeysan jirtey ee ad daycdey xile gube

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 3 місяці тому +2

    MAASHAA ALLAH ALLAH SWT HA ISKU KIIN XAFIDO IN XAAMILKA U KEENAY AYAA LAGA YAABA CUNUGA YARNA KA KEENIN MEESHAN

  • @nasrahabiib7105
    @nasrahabiib7105 3 місяці тому +6

    Guri gaajo waalaga guuraa adiga walalka naaagaha baahi ugu dishan

    • @Luulmaxaamad
      @Luulmaxaamad 3 місяці тому

      Wlhi nin gacan adag WA cilad xun ad iyo ad lkn WA udhalasho

  • @RuqiyoDaahir-b3u
    @RuqiyoDaahir-b3u 3 місяці тому +2

    wa hadal wangasn m.a nin wangasn ba tahy wa sax cunged haday rabto sii hadi kalen adig heso wax ku hadashy wa War wangasn m.a❤❤

  • @shacbaan17
    @shacbaan17 3 місяці тому +32

    Nacalad Taalaa Calayk Naagtaada Views baad ku Raadsan War Damiirka alle kaa Qaadye Attention Naagtaada hku Raadsan bilaa Damiir baa tahaye

  • @MahadoYabarow
    @MahadoYabarow 3 місяці тому +1

    Mansha ALLAH Nasab Nasab DHalay aatahay wali Nagahadii hore waligaa kam aadan ka hadalen Gob aatahay wan Walaca Muniiro Mindhaa wey kugu Walacaday walashaa Muniiro ALLAH Cadawaga kaa Qaboto Amiin

  • @ahmedjama6655
    @ahmedjama6655 3 місяці тому +3

    Damiika Alla kaa qaad waar gabadha miskiinta ah ee aad dhibaataysay

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 3 місяці тому +1

    Ilaahey diintiisa hadii laga fogaado ceebtaasaa ku qabsaneyso tii aakhirana wey kuu dheertahay hada cibro ha kuu noqoto ee rabigaa u noqo

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 3 місяці тому +3

    Alle naxdin😂 badanaa wll waad kaso kaban aada uga xumaaday

  • @faisawarsame3348
    @faisawarsame3348 3 місяці тому +2

    Maa sha Allah guulayso waliga illaahay ha iskukiin celiyo

  • @Hafsamuse85
    @Hafsamuse85 3 місяці тому +4

    Masha Allah farid wiil sharaf leh
    Xushme walasha Carurtada hooyadod sharaf iyo cisii👍

  • @rodaali169
    @rodaali169 3 місяці тому +1

    Asc Aad baan uga xumahay laba qof oo aan aad u jeclaa buu haa
    Uur bay ledahay maniir maxamed waa runtii allaha ki xafido

  • @Sultanhaq-u2x
    @Sultanhaq-u2x 3 місяці тому +3

    masha Allah saxiib raganimo waxa tahay quf qalbi fiican dadka faraxsan waxan dhilaha haku farxin quf bini adam dhiibkisa aduunyo wa waregto waxa laga yawa in beri adiga kugu imado markasto ka shaqey wanaga iyo naxsirsa 🎉🎉🎉 iyo ixtiramka shaqsiyada qufka .. . 🎉🎉🎉. bro horay usoco 🎉🎉

  • @abdirisalali383
    @abdirisalali383 2 місяці тому

    Asc brother thank you you’re best good man

  • @heblaayomohamed3364
    @heblaayomohamed3364 3 місяці тому +5

    Gabadhaas inee run sheegeyso umuuqataa waryaa
    Maxaa gabdhaha uxumaysiin adi iyo walaalkaaba waa idin aragnay
    War dib isugu noqda dad xun tihiin.

    • @Honey_iyo_chocolate
      @Honey_iyo_chocolate 3 місяці тому

      Walaalkiis waa kee?

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv 3 місяці тому

      @@Honey_iyo_chocolate mid la dhashay weeyaan baa la yiri dhawr comment baan ku arkay markaa waa dhaqan ay leeyihiin SubhanAllah Walaashood baa laga jarayaa

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 3 місяці тому

      ​@@Honey_iyo_chocolatexuseen aya ladhaha waa mid kayer buskut 😷😷😷😜😜😜

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 3 місяці тому

      ​@@Honey_iyo_chocolateKii kowsar liin xumeynaayay inuu yahaan maleenaa

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 3 місяці тому +1

    Sharraf sharaf ragii la arki jiray ee soomaaliyeed baa tahay calafku wuu dhamaadaa ilmahada hooyadood ha caayin sharaf

  • @saeynbmaxmed6770
    @saeynbmaxmed6770 3 місяці тому +18

    War waad is og tihine orod nagta qabso doqon yahow views radis ka ah 😂😂

  • @khadracabdisamed4222
    @khadracabdisamed4222 3 місяці тому +1

    walaahi maxamadaw horta aad baan uga xumahay kala tagiina muniira aqon anigu uma lihi lakiin waan idin daawan jiray ilaa gurkiiniin waxba anaga hanoo macaanayn afka hadad nin fiican tahay gabadhadoo xaamilo ahba furin u maad quudheene😮😮😮

  • @aishaadanyacqub7071
    @aishaadanyacqub7071 3 місяці тому +4

    Masha Allah wllky si raganimo leh ayaad uhadashay ismahurtooy waa heshiisee hariifaa herteyee dad badan ayaa idinkuceeboobaaya guulayso.ayaan kuleeyahay wllo

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 3 місяці тому +2

    Qof urleh waaaba qof waalan maskaxiyanba ash mahan qof lagu daydo mahan qof fiyooba mahan maxayeelay Aniga markaan uurka ah maskaxdeyda ash mahan wallhi iyo markaan umasha ahayna sas okale wax waalan cml ayaan ahay eee marka utartiiibi gabada miskiinta iyadaaba tee haysatee naag uurleh umbaan aqaana qof fiyow mahan mise Aniga umba sas dareemo

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 3 місяці тому +3

    Hadal qof masuula ayaa ku hadashay lipaax ka sii soco waa dumar

  • @halimaahmedfarah5417
    @halimaahmedfarah5417 2 місяці тому

    Kaamal cabdul wixi ku dhacay ayaa ku helay ee allaha kuu saqiro

  • @SahraMustaf-x2h
    @SahraMustaf-x2h 3 місяці тому +4

    Wiilkeeda yar iska sii abwe

  • @Said-gn2ec
    @Said-gn2ec 3 місяці тому +2

    Lacag darteed Nagtiisa Xita Wuu u ibin doona ninkan ogada 😂😂😂

    • @NashaadHassan
      @NashaadHassan 3 місяці тому +1

      Naagta sidee uu iibina ma alaab baa waa qof noole😄asaga ha is iibiyo

    • @suadyork9151
      @suadyork9151 3 місяці тому

      😂😂😂😂

  • @foossahardid4895
    @foossahardid4895 3 місяці тому +3

    Iyada caruurteedii hore dayacday

    • @11naa44
      @11naa44 3 місяці тому

      Isagana awey ciyalkisi hore

  • @sagalahmed9046
    @sagalahmed9046 3 місяці тому +1

    Maasha allah ragnimada laguu shegayo waa saan
    Ha u jawabin please afdabolan dahab. Saan ayeyba dad badan kugu sii jeclanayan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 3 місяці тому +4

    Queen Xafsa ceydeedi dulmiga ahayd maka soo baxday Horta 🤔🤔🤔 Xafsa wad dulmisay

  • @bilanali7417
    @bilanali7417 2 місяці тому

    Amin Amin ya yarabi Amin Amin ya yarabi

  • @RuwaydaOsman-y8m
    @RuwaydaOsman-y8m 3 місяці тому +19

    Sax sax masha allah

  • @sulehadaud5529
    @sulehadaud5529 3 місяці тому

    Wuu ku raaxeysanaaya inangumeed gabadh uurleh xaaladeeda hadaaad fahmaysid views kamad dhigateen ilaahay calaamo kaa ifi nagta danbee kuu aamini muniira xaqiiqadaafii ayay dabada usoo saartay

  • @bintusalaad115
    @bintusalaad115 3 місяці тому +3

    😂😂😂😂

  • @fadumoashur8770
    @fadumoashur8770 2 місяці тому

    Maashaa Allaah maxamed buskud habo waa runtaa hakaa sheekeeynini xaaskaaga Allaah haku dhawro habo

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed3937 3 місяці тому

    Ogow walaalkiis waxaan haddii aykaa tahay ku hel views badan Ilaahay aa ku xadgudbaysaan. Iimaanka waa wax weyn. Ilaahay adiga iyo reerkaaga nabad iyo naxariis ha idin dhexdhigo insha Allah.

  • @lulmohamed4076
    @lulmohamed4076 3 місяці тому +1

    Maanshaallah tabarakallah
    Mohamed buskud
    You are always thinking ahead
    Hanah Abukar, leave this family alone.

  • @AshaMahadaden
    @AshaMahadaden 2 місяці тому

    Asc hooyo xaqa illhy haydin wafajiyo samir ku allhna ka cabso waadumar misaine ah

  • @fathiadjama
    @fathiadjama 2 місяці тому

    😢 subhanalah, umadii maxaa isku wada diray. Macha Allah, sidaad, u hadashay waa gob. Dumarka waa caadifi ee lalama tirsado iyadaana ka shalaayn doonta. Dadku waa warxumo tashiil ee ha ujawaabin , xaraabo ayey meesha ka raadsanayaan. 😮 walaahi waa yaab. 😢 khibrad ayaan kuugu dari lahaa. Gabdhuhu sideedaba ma jecla wiil lacagta ku control gareeya oo gacan adag oo xoog u xisaabiya. Wax yar oo space ah ayaad siin lahayd. Takale diiniyan ma furmayso hadii ay uur leedahay ee sidaa u ogow. Ku darsoo gabadhu marka ay uur leedahay hormones ka waa isbadalaa oo samir ka ayaa ku yaraada.

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 2 місяці тому

    Is maskiini inaad denbiile tahy baad ogtahy... Gabadhaas waad ku jisaartey sida muuqata ehel iyo crurba dartaa u go, ysey😢😢 iyaduna doqon iyadoo sharci Europe ah heysata ayaa saas loo bah diley😢😢

  • @najiipahmad44
    @najiipahmad44 3 місяці тому

    Maago ayaa Ka waaloyo bro naagha iyaga cadw is ku ah 👍 hadal xun yuu Ka baxsan👍👍

  • @Intisaamofficial
    @Intisaamofficial 3 місяці тому +1

    War waa qof our leh wlh waxaa laga yabaa urka dardiis gabadha noso celi maskaxda udaji qurana isa saara bro

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 2 місяці тому

    Comments kayga Maxamed buskut mama waa gabar wakac ah waa in asd sabarka bafisaa. Mida labaad isku dir ayaan uga jeedaa gabadha xaas kaada waxaa ay ahayd gabar aad u badan. Adiga ayaa nin rag ah ee sabarka badi. Soo cesho xaas kaaga waa gabar walac ah ogow..

  • @Nintendo_mushroom
    @Nintendo_mushroom 3 місяці тому +2

    Hore u tiri reerkeyga Social media ma kenaaayo hadane wa keentay adoo. Dhuqaa uf😀

    • @ayanmohamed9873
      @ayanmohamed9873 3 місяці тому

      Kan nabsi ba hayo geber maskin asago so xumey bu tan ku jabi is laha lakin illah wa ka warabiye jazahisa su ugu dhaga hadli jire nag ba nin qurxisata weligey San ma noqonin naga i qurxise

    • @Nintendo_mushroom
      @Nintendo_mushroom 2 місяці тому

      @@ayanmohamed9873 waa nooca dadka u noool Mac ee ku tahay maskiintaas sajuga ah hadu haysan wayay naag ma haynayo

  • @ubahlifestyle4396
    @ubahlifestyle4396 3 місяці тому

    Wiilkaga maxad video ga u soo galisay naagahi wada walnaa baa tiktok shashadaha kaa soo sari shaydamaha tiktok ka wada cabado isha Allaha kaaga hayo

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 2 місяці тому

    Masha alaaaaah xafidulaahi Mami ruunta ka hadashey guuleso ku leyahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedRage-j5r
    @AhmedRage-j5r 3 місяці тому +2

    Asc Buskut mashaa Allah Nin Rag ah ❤❤❤❤

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 3 місяці тому

    Anigu horta idinma daawan jirin lkn korkaas uunbaan idinka aqaanay waxaan ilaahay idiinka baryayaa inaad midoowdaan allah haysukiinsoo celiyo shaydaanka iska naara ducaysta ducada sujuudka badsada
    Digriga laaxawla walaa quwata ilaabilaah aad ugu celceliya wllo
    Waan idiin soo ducaynayaa in allah idin heshiisiiyo ❤

  • @fardosaabdi4975
    @fardosaabdi4975 2 місяці тому

    Walal gabadha uur haday ledahay ina furto may ahayn sabab dumarku xalada markay kujiraan isma oga waxay samaynayso ina usamirto ahayd dumarka hormonadooda xiliga uurka xiliga umusha way isbedelaan.
    Hadana waxaan kulatalinlaha hoyada ilmeheeda siii walal wa dhib 😢😢😢

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 2 місяці тому

    Maan sha allah bro nin raged batahy sidedana ma qurux badna in nolosha private ka ah public la keeno hadi la is fahmiyo gobanimo haloo kala tago

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 2 місяці тому

    Move on and forget about the Hearsays.
    May Allah grant you ease in all your affairs.
    Never talk ill about your family.
    Its embarrassing.
    Respect your kid's.
    Whatever she says .
    Ignore for the sake of Allah please.

  • @AyanAhmed-l4z
    @AyanAhmed-l4z 3 місяці тому

    War Buskud walid Kaaba idin habaray ee walid iyo ilma ka gow aa. Illahay walid keey igama gooyo. Subxanalah

  • @ZamzamAxmed-l5d
    @ZamzamAxmed-l5d 3 місяці тому

    Maxamedoow Gabadha Soocili Indeer Bilaacaleg Waa Hooyo Waliba Uur Leh Adaa Nina Ee Dulqaado Please 🙏 Soo Celi Gabadha Shaydaanka Naara

  • @AlmasugaasAlmas
    @AlmasugaasAlmas 3 місяці тому +1

    waa qof uur leh abowe haku daysan xalad qarar bey kujirtaa ayadaa isla soo dagi doonta waxana aay laxumaan donan dadka how jabin iomahaga hoyadood

  • @MJRashiid
    @MJRashiid 2 місяці тому

    If she is pregnant there is no divorce.