UGAAS GURIGIISA SIXIR LAGA SOO BIXIYAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 58

  • @hudahaybe2437
    @hudahaybe2437 2 роки тому +4

    ilahay ha cafiyo wilkan year😥😥😥

  • @Ina.mataan
    @Ina.mataan 3 роки тому +5

    Subxana llaah illahow cadowga naga qabo waa soo bateen saxiriinta

  • @fanytupesomalia3057
    @fanytupesomalia3057 3 роки тому +7

    Allah hanaga qabto sheydamada sixirka iyo isha iyo jinka inta muslin allah haka koriyo

  • @CabaasAxmed-l6u
    @CabaasAxmed-l6u Рік тому +1

    Asc sheikh jigjiga xaruN mad ku lediHiin plz iz0 jawap

  • @ashufunnyofficial8226
    @ashufunnyofficial8226 3 роки тому +9

    Hadii salaad tukatid wllo saar like

  • @cabdulaahitooshkey9015
    @cabdulaahitooshkey9015 3 роки тому +14

    Allah naga qabto sheydamada

  • @sahraabdi702
    @sahraabdi702 3 роки тому +4

    Asc she Abdullhi walaal sideen kuheli karnaa lambar kaaga ilahay hakixifdiyo

  • @ashonero6293
    @ashonero6293 3 роки тому +3

    Asc walaalyal sheikh numberkiisa yaa igu caawin kara ama skpe link kiga

  • @alialiadewankaxumahay9741
    @alialiadewankaxumahay9741 2 роки тому +2

    Shekh rusheye mashalah alha kudayo

  • @almaasmaxmad9141
    @almaasmaxmad9141 3 роки тому

    Waajiranajay xageee kuugu imaadaa sheikh

  • @fadumoyusuf2086
    @fadumoyusuf2086 3 роки тому +3

    Maansha allah alxmdulilaah

  • @adnoaadanaliasuu8835
    @adnoaadanaliasuu8835 3 роки тому +2

    Maashlaah sheikh alah ku xfido

  • @mohamedhussein6118
    @mohamedhussein6118 3 роки тому

    Asalamu caleykum shiq xanunahan wana xaystan wahan kunolnahi Kenya gar ahan mandera ee fadlan siden kuguso hagagna

  • @sahraabdi9261
    @sahraabdi9261 3 роки тому

    Asc sheekhow sidee lambarkaaga lagu helaa?

  • @MuhdiinOmar-fp2ek
    @MuhdiinOmar-fp2ek 7 місяців тому

    Allahu Akbar❤❤❤

  • @ghj7762
    @ghj7762 3 роки тому +2

    Ware are you from

  • @ibrahimyemeni8282
    @ibrahimyemeni8282 3 роки тому +1

    Masha Allah Allahu Akbar

  • @edannoor4356
    @edannoor4356 3 роки тому +1

    Sheikha intee kala xariirikara fadlan iso sheega

  • @jiijashariif2126
    @jiijashariif2126 3 роки тому +1

    Wllo ninka numberkis maad nagu cawisid hush dadka maad ujawabtit

  • @fadumoashkir2111
    @fadumoashkir2111 Рік тому

    SubxaanAllah

  • @filleyomar7454
    @filleyomar7454 3 роки тому +1

    Subxanalah 🤔 wayab iyo fajac 🤔🤔

  • @husseinibrahim6002
    @husseinibrahim6002 2 роки тому

    Asc sheikha numberkisa igusoxawila walal yal aad Ayan ugubahana ee

  • @ahmedcirale2015
    @ahmedcirale2015 3 роки тому +2

    Sheikh lanbarkaaga iisosheeg

  • @abdulk6739
    @abdulk6739 3 роки тому

    Can o have the zoom link please

  • @sarajay8647
    @sarajay8647 3 роки тому +1

    Allah caafiyo wiilkan

  • @samraabdullahi4779
    @samraabdullahi4779 3 роки тому +1

    Kan in dadka laga qabto waaye quraafadka iyo waxyaabo badan oo ka dheer diinta ow bulshada waqtiga uga dhumimayaa 😏🤔🤨

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 3 роки тому

      Adna in jinnka kugu jiro oo shayaatiinta beenta badan in ilaah ummada ka qabto waye

    • @samraabdullahi4779
      @samraabdullahi4779 3 роки тому

      @@haniya_5600 qurxy jin igu jiro maba jiro lkn beentaada maahan in shydaanku ow dadka dhibaateyo lkn maahan qaabka loo adeegsado oo la dhahaayo jin ayaa iga dhex qeeliyay qofkaas mental care ow ubaahanyhy lkn allah noole aanan awood uleeheyn inan aragno dhib noogama dhigin ee dhaqankeena iyo waxaan aaminay lee waaye

    • @farxiyodaahir8038
      @farxiyodaahir8038 2 роки тому

      Subxanalah

  • @shukriqueen3878
    @shukriqueen3878 3 роки тому +1

    Subxaanalaah subaxallaha 🥲🥲🤲🏻🤲🏻🥲🤲🏻

  • @qaalibaroow1212
    @qaalibaroow1212 3 роки тому +1

    سبحان الله

  • @sadam1318
    @sadam1318 Місяць тому

    dameeryahow

  • @mohamahamuud3067
    @mohamahamuud3067 3 роки тому +1

    💯

  • @maymunjaama7549
    @maymunjaama7549 2 роки тому

    shiikh butlaan imaw gaalkacyo wiilbaa sideed sano kabadan naga xanuunsane

    • @samiironuur9478
      @samiironuur9478 2 роки тому

      nagaaa hanoogu yeeerinee macalin cabdi baan khaati kataaganahy

  • @RamloCabduqadir-u9r
    @RamloCabduqadir-u9r 10 місяців тому

    Sheqow xarunta wxge😢

  • @wcdtube3267
    @wcdtube3267 3 роки тому

    Sheqan kismayo muu imado uma tagi kari sababa jira awgod ale dartiis ku imaaw kismayo hadad awodo sheq

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 роки тому

    Qofka marki ciriri daremo uudagalama inuu nasino helo wuxuu cunoo cidimuya aba oo godlada inlomel dayo burfule mahmahdis qoriga kujogtato qadis hakanixin dadki hore hayee warabaha cad dadka hada jirana midi kucoocin sirun inlogucersado cidi igucocineyso ishafarta gali

  • @mamduuxismail6077
    @mamduuxismail6077 3 роки тому

    Falalow weeyan rusheeye fargalkii dadka ad ku sixraysay miyaad tuurtay

    • @caaishamaxamud4009
      @caaishamaxamud4009 3 роки тому

      Adi ma indhaha ku aragtay wllo xukmiska jooji 😎😎 waxaan in lagu dhaho rabin dadka ha dhihin

  • @sarajay8647
    @sarajay8647 3 роки тому +1

    Very disturbing 😕 😞 😢

  • @cashahodan1594
    @cashahodan1594 3 роки тому +2

    سبحان الله العظيم

  • @DahaboCali-xg2kb
    @DahaboCali-xg2kb 6 місяців тому

    😂😂😂z😂

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 2 роки тому

    Wadadadii Sheko jini ayeey kenen markii bibitodii Shabaab laburburiyay! This is staged drama by qurbojoog gangster and a funky sheikh and his body guard Somaliyeey these ppl want to eat your money

  • @omarfanahafyare9639
    @omarfanahafyare9639 2 роки тому

    Been badanaa ninka wuxuu iskadhadhiciyay buu kashekeeyay

  • @manka967
    @manka967 3 роки тому

    Ugh 😩😩😩😣

  • @saalimmaxamed9786
    @saalimmaxamed9786 2 роки тому

    Daarul towba

  • @mumtazcabdinur9112
    @mumtazcabdinur9112 2 роки тому

    Zubxnllha