laba qodob oo Muhiim ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 чер 2024
  • Ігри

КОМЕНТАРІ • 76

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 24 дні тому +7

    Well said bro. Keep up the informative videos

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 24 дні тому +2

      Ur not the spokesmen of farmJo pls tread careful

    • @ainanshedayr7569
      @ainanshedayr7569 24 дні тому

      @@alinoor6515 kkkkkk waar halkeed igala qaadday. maxaad ka hadlaysaa

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 24 дні тому +6

    Xassan sheikh wakiil dhex ordayey
    Xaafada Islii Dukaamadeeda
    Hadii Dowlada hoose ee Norway u yeerto wax weyn ayuu u arka

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 24 дні тому +2

    Ilaahow farmaajo usoo Celi wadanka marlabaad oo
    xukunka noogu dhiib waa maalin jimcaad iyo bishii barakaysnayd aamiin aamiin🙏🏼🙏🏼 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼

    • @MaxamedSanka99-qm6mg
      @MaxamedSanka99-qm6mg 22 дні тому

      Hhhhhhhhhhhhh nin jecleeysi nagadaa looma baahnee waxaatiraa mid kheyr qabo hanoogu duceeyn nin inrii uu xukunka joogay somali intii dhimatay aaneey kadhicin weli taariikhda inta la ogyhy

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 24 дні тому +2

    Waan jeclahay falanqeyntaada abwaan kabayare weliba waxaan ogahay ninkaad mucaarado inaad ugu shido ee ku soco.

  • @abobasement346
    @abobasement346 24 дні тому +1

    ilahay ku dulay ilahay mel daran ku geh ilahay umadah ku dhaafih in shah Allah waa bil barakaysan xasan moryan iyo villa family

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 24 дні тому +2

    Xasan shiekh wax walba & meel walba waxuu u haystah in lacag laga bixinayo. Xasan shiekh wax ks galay ma jiro Somalia & Somali. Waxuu horay u yirih Kenya oo qarax ka dhaco ayaah iiga daran kan Somalia ka dhaco

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 24 дні тому +3

    Xassan ma dherge WA qof aad U diciif ah qab aan lahayn wlhi ma arkin qof Ka liita 😮😮

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 24 дні тому +2

    Hassan sheeq maamul dowlad ma yaqaano oo waa mooryaan iyo qabiiliiste weeye Hassan sheeq ee ilaahey ha inoo soo celiyo Mohamed farmaajo isagaa u wacan dalka somalia iyo shacabka soomaaliyed iyo ciidanka xooga soomaaliyed inshallaha tacaalaa adigana waad ma hadsanahay abwaan kawayare sidaasi xaqa u wad inshallaha

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 24 дні тому

    Hasan illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 24 дні тому +1

    Allahu akbar

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 24 дні тому

    Kkkkkkk ‘Habaryar Dadkaan yaanay ku Cawr yin Cidna run ba -
    Rabtee !!’

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 24 дні тому

    Habaryar fariid waad la talisay hadeey qaadanayaan❤

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 24 дні тому

    Gabadha sowtii Rooble sheegay in uu caddaynteeda hayo

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 24 дні тому

    Qaali Guhaad Waxey Kamid Tahay Damjadiid Kuwa Ugu Horeeyo ee Kamid Ah Damuljadiid Ay ku Qaraabato waana lagu Owrkacsadaa hooyo Qaali Guhaad ee MD Hassan Sheikh Wuu Fashilmay Markaan Qaali Guhaad Filimkeda Waa Fashiluu

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 21 день тому

    XASSAN CULUSOOW GURGUURTE WAABA RABYAA DAGAALKAAS ISAGAABA HUB U GEEYEY SHACAB INEY KULAAYAAN WALAALAHOODA KALE .

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 23 дні тому

    Habartas Khaali Waxaa Laga Yaaba ineey Dilaan Wacaysle & Sacad Qaas Ahaan Xaaska Hasan Sheikh

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 24 дні тому

    Meesha qorshaa kujira kabayaroow meesha xasan is xambaar uu wadaaa dhowr waceysle oo dhalinyaro ah

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 24 дні тому

    Ninkaan dad iyo dal toona murad kama laha inuu wax u dhimi mooyee dalkii hog dheer buu ka dhacay waxaana mas,uulkaas qaadaya baarlamaankii doortay iyo odoyaashii geela qalayey iyo musiibadii ciidanka ku sheega kuwaas ayaa a duul iyo aakhiro mas,uul ka ah.

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 24 дні тому

    Xasan culusow miyaa karaama leh. Dalxiis ahaan ayuu shirarka ugu baxaa 😂😂😂

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 24 дні тому

    ARINTAN WAA ISKA CADAHAY IN GABADHAASI KU MAQAN TAHAY KOOXDA QAALI HUGAAD ADEEGSATA EE XUKUNKA JOOGTA.FAHAD YASIIN CADEYMIHII WUU HAYAA YAAN LA ILAAWIN.LKN SIYAASADA KAGAMA HORJOOGSAN KARTAAN FARMAAJO IN QAALI AAD SOO KICISAAN.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 24 дні тому

    Waa lala yaabay hasan labo qof loo so diray

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 24 дні тому

    Cws habaryar abdirisaaq

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 24 дні тому

    Ya rabi illaahow xaqa maalin keen

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 24 дні тому

    Inigoo og in aad qalbiga timo ku leedah...

  • @nurta-gh2xb
    @nurta-gh2xb 24 дні тому

    Waaaa runta

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 24 дні тому

    asc habo Xasan munaafaq xasan madharge qayr sooma wado ee allaha dalka degdag ugaqabto

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8i 24 дні тому

    Wuu iskawareegaya xasan shiiq waasaaqid

  • @user-fe9iv8ld1y
    @user-fe9iv8ld1y 24 дні тому

    Godkii lagu riday markii raadkiisa lahelay way dabooleen ninkii ku ridayna dil iyaa lagu xukumay wayna cadahay in kooxda talada haysa ku baxday gavantooda ee duqdan wareerka nagadaa iyaan leenahay

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 24 дні тому

    Xasan sheekh in beeluhu isku mashquulaan oo is dilaan waa dhaqankiisa oo musuqa iyo boobka qaranka ayuu fursad u helayaa oon cidna ku qeylinayn

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 24 дні тому

    Oday guur guurte hada waa oday DUULAAYE. wuxuu aad u jecelyahay in la yiraa"waddan uusan tagin ma laha" cajaa'ib.

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk 24 дні тому

    ASC kabayare bill xaqiiqa xaalli madhalin xaalli ee xoolo bay ku tacabanasa

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 24 дні тому

    Qaali guhaad waa fashilantay somali oo dhan ayaa fahamtay filimkeda beenta ah iyo inay tahay qof la isticmaalayo qaali guhaad warkeeda mar dambe meel uu ka shaqeynayo ma jirto qaali guhaad filim musalsal ah ayay jileysaa qaali guhaad ha is ceebeyn hooyo noocaan ah waligey ma arkin

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 24 дні тому

    Xasan shaxaad iyo xoolo aruursi ayuu ku Hawlan yahay, Dan kama laha dejinta dhibaatooyinka haysta shacabka soomaaliyeed!!!
    East Africa ayuuna isu diyaarinayaa inuu ganacsiyo Ballaran ka sameysto marka wakhtigiisu dhamaado oo dalka isaga cararo!!!
    Iimaanka Alle kaa qaad (bal da'adiisa iyo isu eeg boobka xaaraanta ah ee uu wadanka ku hayo!!!

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 24 дні тому

    Islaanta ama ha samirto.ama wixii dilay wey ogtahay

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 23 дні тому

    Xasan dayday, habari haday u yeerto oo mul baxaysa waa uu utegi. Ciidankaa ladilayna isagaa shirqoolay, kuwa isdilayana isagaa isku diray oo hub isugu dhiibay. Ciduu dan ka leeyahay ma jirto, ee waa nin soo shaqo tegay.

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 24 дні тому

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v 23 дні тому

    Qaaliguhaad wa Elkakidhigay udacwotoy.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 24 дні тому

    Waxyaabaha
    La yaabka ah ee Soomaaliya Ka jirto
    Rag dabiilayaal ah oo aad loogu tumaayo inay ayagu Ka dambeeyey Dilkii Ikraan Dahaliil
    Inay dad kale dusha u saraan
    oo waxba laga soo qaadin Dal cadaalasiisu halkaas marayso rajada laga Qabo inuu horay u socdo aad ayey u yertahay

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 24 дні тому

    Sax sax sax

  • @simbarelaxing-music1564
    @simbarelaxing-music1564 24 дні тому

    good

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 24 дні тому

    Weyogtahay gabadheeda raga talada haya

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 24 дні тому

    👍👍

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 24 дні тому

    Habo sax

  • @abdirisaqabdi4279
    @abdirisaqabdi4279 24 дні тому

    Libaax libaax dhalay

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 20 днів тому

    Oohinta Orgiga Ka Weyn Qaali Guhaad Wey Og tahey Gabadheeda Meesha Ay Ku Maqn Tahey 2sano Ayeey Aamusneyd Maxey Uga Hadli Weydey

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 24 дні тому

    Qaali guhaad ninkii yiri carabka halaga jaro muusan khaldanayn! 😂😂😂

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 24 дні тому

    Qaali ayadaa munafaqada

  • @MomoMomo-jl8gt
    @MomoMomo-jl8gt 24 дні тому

    fahad yasiin waxuyiri caden baan hayah

  • @yacqubaliahmed3437
    @yacqubaliahmed3437 24 дні тому

    xasan cali qayr 6 minute

  • @alisha33.
    @alisha33. 24 дні тому +1

    Waxaa dilay gabadha dilaaga fahad iyo farmaajo taasi waa cadahay ee lama oga waxa uu xasan u baari la yahay

    • @2daysago_
      @2daysago_ 23 дні тому

      Ogow maalinta qiyaamaha in adna wax lagaa weydiin doono maadama aad ogtahay cida dishay gabadha....waxwalbo iskaga hadal maahan.
      Waxwalbana iskasoo qor maahan ....qoraalkaaga ilaahi waakugu la xisaabtami doonaa.

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 24 дні тому

    War habartaan waxba kama maqna gabadha way nooshahay

  • @warsamegasgas-wv9gt
    @warsamegasgas-wv9gt 24 дні тому

    Waxa tahay run sheeg geesi ah oo aan qabiil aqoonin .Noolow.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 24 дні тому

    Waxaas ma kale jecela waxaas

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 24 дні тому

    Kusoco libaax,,, isiiiiiiii sisinta iimey

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 24 дні тому

    Ina maqaar yarow.haye ... ceeldheer abgaalow lagama so bacow .3&9. Wabxo ma joogaan ... insha allah u baahan doonti seedi farmaajo.. xasan maxamuud calasow xumeynaayo ceebuur....istaraatiija qaldan...kkk

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 24 дні тому

    Mamadan marka ay Farmaajo aragtaba xasaasiyad miyaa ku’kacda? Naa orod utag kuwa ay kumaqan tahay ee kursiga kufuulay. Habartantan sidii eygii baa lasoo dirayaa. Gabadhna dan kama laha. Inta kale oo dhan waa aamusan tahay markay Farmaajo ayay soo yuustaa.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 24 дні тому

    Hasan cidna uma naxayo

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 24 дні тому

    Kkkkkkkk

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 10 днів тому

    Murusadoo meeyd u raran yahay a maleele dajiyay

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 24 дні тому

    Mamadan faar ayaa ku goodan maarkey laacag raabo ayeey so haadasha lee

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 24 дні тому

    Xasan hora lo oga agasime xita asiga tagaya xildhibanadi somali ninka u dortay umadu wey ka inkarsaden

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 24 дні тому

    Sheeko.daran hasan maxa helay

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 24 дні тому

    Sax

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 24 дні тому

    Farmaajo xilligiisii waa ka Cudur daartay waxa uuna u diray Xasan Cali khayre

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 24 дні тому

    Qaali guhad . Dhimo adigah ayaah dowladii Somaliyeed ayaad ku riday.baba Somalia syasd lacag ku qadatay

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 21 день тому

    Dhagarta ay maleegeen yey U saarin karaan ? Adiga Ina Kabayare ah Dambi aad gashey sidee dadkale ku saari kartaa?? Dhagarqabeyaasha ma iyagaa isi soo xira . Macquul ma tahay ?

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 24 дні тому

    Muxuu dagaal u bilaabma hasan marki imaado??

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 24 дні тому

    Allaha ku siyaadiyo beenta ad sheegyso