"Golaha Wakiiladda waxaan u immid Arrinta Gobalnimadda Gabiley" Suldaan Xasan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 чер 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 17

  • @AAYA23
    @AAYA23 3 дні тому +4

    Suldaanka Guud Ee Soomaliland Guulayso Suldaan.🎉

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 дні тому +3

    Guuuuuuuul somaliland 0:17

  • @abdikarimsharif3773
    @abdikarimsharif3773 3 дні тому +1

    waxa sidaa u Caytamayaa waa jiridii la beray Suldaanka guud Ee suber Awal Noolow Noolow

  • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
    @Aqoonsi_2024_Allah_keenay 3 дні тому +2

    Si fiican ayuu iskaga celiyey yarkii waydiiyey suaasha munaafaqnimada iyo isku dirka bulshada ku salaysnayd. Noocaas oo miidhan ayaa makarafoono sita oo isku haysta inay yihiin saxaafad.

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 3 дні тому +1

    GABILEY NIN WA U DOONAYAAD MOODAA FARIIN CID BUU SIDAA MUNAAFAQU FAHAMKU CEEB MAAHA LA ISTIMAALE

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 дні тому +1

    Waa la soo diray Gabiley isaga uma taal waa ergo wadani lug ku walaaq yidhi arrinka Gabiley wax la doon maaha waa wadani magac u raadis

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 дні тому

    Guuuuuuul somaliland

  • @AbdikhadarOsman
    @AbdikhadarOsman 3 дні тому

    Ninkani waa suldaan sacad muuse ah

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 дні тому

    Intaa dheh codka Gabiley baanu u baahanahay bay yidhaahdeen Wadani

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 3 дні тому

    Suldaanku wuxu u raba wanag dadkiisa suldanka yarkan xag xaganayana ma siyaasi ayuu u hayista su,aal xuma

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 3 дні тому

    Waa ceeb ah in goljhi wakiilada reer tago oo ay reer dhigaysan
    Oo reer ka hadlo xeerarkiika jadlaan waa ceeb in goluhu reer dhegaysto waa markii ugu horaysay waa wado furmaysaa
    Bari samaroon iyo garxajis habarjeclo arab way tegeayaan

  • @hajii2033
    @hajii2033 3 дні тому

    beenale beenta jooji faqaha

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 3 дні тому

    Ninyohow suldaanku, anigoo iu haya ixtiraam badan, ma imikuu soo toosay. Suldaan in la ansixiyo Gabiley waa waajib qaran oo ay masuuliyadda fulintiisa saaran tahay Madaxweynaha, golaha wakiillada golaha guurtida iyo maxkamadda sare. Bulshada Somaliland iyo oday dhaqameedyadana cod dheer iyo bannaanbaxyo taageero aan kala hadhis lahayn baa looga fadhiyaa.

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 3 дні тому +1

    Siilki hooyada uu sheeg

  • @hajii2033
    @hajii2033 3 дні тому

    xasan yara no sulden beenale beenta jooni