“Xasan shiikh Waa madaxweyne kotarabaan ka shaqaynaya” Xildhibaan hore

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 112

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 2 місяці тому +8

    May iska qabtaan oo fila ku kaadi ugu galaan oo gebigiisaba tiirka ku xirxiraan😭😭😭😭😭😭😭🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 2 місяці тому

    Mahadsanid Xildhibaan.

  • @CadaniBare
    @CadaniBare 2 місяці тому +2

    Guul iyo gobonimo u hadla xildhibamada xilka qadow sida ninkas oo kale hadi kale nolosha isku del dela❤️🇸🇴❤️

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 місяці тому +1

    Aad iyo Aad Runtaa sheegtay Mudane axildhiban Mahadsanid❤

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 2 місяці тому +4

    Run badan ilaah haku xifdiyo
    Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena xasan tuug nooga badbaadi amiin 🤲

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 2 місяці тому +2

    HARGAYSI MUUSE EEDAY SOMAALIYANA XASAN EEDAY

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 місяці тому

      Waa 2 doofaar
      Doofaarna ma daahiro

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc 2 місяці тому +3

    Laandheere rer Siyaad diini ah geesinimo iyo hadal cad ogu imow🙏❤️ Xildhiban bood geesi

  • @CabdiQaadir-qf2hn
    @CabdiQaadir-qf2hn 2 місяці тому +1

    Maashaaa allaaah run weynaa .kusoco

  • @XasanBiit-f5d
    @XasanBiit-f5d 2 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤ Runsheeg ❤❤❤❤❤❤❤❤ wa ceebsheg ❤❤

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 2 місяці тому +2

    Bismillah masha allah asc horta anigu wankugu raacsanahay been maaha odaygaan dalki iyo dadkiba bililiqeystay boob aan loo meeldayin iyo in uu kashaqeye sidi ey wiilasha somaliyed isku leylahayen 30 kun ee ahaa ciidanki qaranka loo dhisay uu isagu gacantiisi kulaaye wadanka cadaw aan x aboor eheyn malahan illahey waxan kabaryaa in uu umada somaliyed kadhex saaro isaga iyo tiimkiisa wiliba iyaga oo duleeysan insha allah illahow wadanka nobadbadi

  • @Aaliyah-v7d
    @Aaliyah-v7d 2 місяці тому

    Wallahi ninkaan waa geesi geesi dhalay Mashaa Allah. Walal rabi haku dhowro. Mareexaan Sade doow hubkiina ilaashada waa hiil xag Alle idiinka yimide fadlan hubkiina xafita. Waa runtiis xassan dhiiqo iyo kooxdiisa waa qaa'imiin kontarabaan kashaqeysta waa madaxweyne qabiil xassan baqti usujuude waa tuug rabi kafurtay.

  • @sucadomohamed1393
    @sucadomohamed1393 2 місяці тому +2

    Geesi geesi dhalay adeer hore usoco

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 2 місяці тому +2

    Milka maanta uu hayo Fartaag waxaa mudnaa Bood Cabdile Magan Guuleyso Bood Cade Insha Allaah aamiin

  • @ShukriHussein-w6t
    @ShukriHussein-w6t 2 місяці тому +6

    Mansha ALLAH nin karmed

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 місяці тому

    XSM WAA DAALIM AAN ALLAAH IYO UMADDIISA KA XISHOONAYN

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 2 місяці тому

    Manshallah Aftahan , Aftahan Dhalay Sirmaqabe Saabkiisa Biya Ubuuxsha Salaan Kal iyo Laab ina Labatunle.

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤curadki BEEEL WEYNTA DAAROOD ADEER RUNTA AYAAD SHEEGTAY HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO GUULAYSO INSHA ALLAAH VIVA HUBKA CABUDWAAQ ALLAAH AYAA MAHAD LEH OO U KEENAY ♥ ❤ 👌 ✨ 💖 ❤❤❤❤❤

  • @Abdulahi-n2y
    @Abdulahi-n2y 2 місяці тому +2

    Nin.qaali..ah.oo..soomaaliyah..ee..rabi.haku..igaraamo..marwalba.guulleeyso

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 2 місяці тому

    Waa run oo Xassan Shiikh ma aha madaxweyne ee waa Jabhad.Waayo markuu qabto jagada madaxweynaha soomaaliya shacabkuu isku diraa oo fidnuu ka taliyaa.

  • @FarhiyoMohamud-ht6fq
    @FarhiyoMohamud-ht6fq 2 місяці тому

    Masha aallah wlh beta ma ahan wall run ayad shegtay e wadajir nogu ducee waxani wa diirato

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 2 місяці тому

    Waa muhiim in Xassan Shiikh dalka iyo dadka laga qabto.Sababtoo ah waxaan dhibaato,dhac,boob hanti qaran iyo isku dirka shacabka soomaaliyeed ahayn Hassan laguma hayo.

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 2 місяці тому

    Xasan sheekh ilaahay imada hakaqa to.

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 місяці тому +1

    Itoobiya col baynu nahay waana laga soo gadanayaa hubkii
    Cid ay ka degayzaa ma jirto

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 місяці тому

      Waa runtaa
      Lacagtii qaburaha la siistay ethopia shubatay
      Maantana xaqii ka fara maroojiyay

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @AbdishakurYusuf-e7t
    @AbdishakurYusuf-e7t 2 місяці тому +2

    Waa biyo kamadhibcaan warkaagu waxgarad

  • @farhiyamahamad5492
    @farhiyamahamad5492 2 місяці тому

    Waa runtaa

  • @CabdaleSaleban-n9v
    @CabdaleSaleban-n9v 2 місяці тому

    Aragtitdayda maaha beeen taasi waa xaqiiqa

  • @AhmedMuhumed-d9k
    @AhmedMuhumed-d9k 2 місяці тому

    Madaxweeyne kontarbaanayste

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 2 місяці тому

    Illaahay ha ku daayo

  • @farhiyamahamad5492
    @farhiyamahamad5492 2 місяці тому

    Sax waa runtaa

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 2 місяці тому

    War waa run!!!! Fillo ku kaadi halloogu galo mooryaanka oo hallaga soo tuuro

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 місяці тому +1

    Waa sax

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 2 місяці тому

    XASAN SHEEKH MUSUQ MAASUQ IYO QAAD WALAANU KU OGAYNE MADILAAL HUBKA AH OO ITOOBIYA USHAQEEYU NOQDAY

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 місяці тому

    Hawiyoow kubada dhankiiney soojirtaa xasan sheikh sidaad kayeeli laheydeen ama dalkaan halisweyn ayuu galayaa

  • @XaliimoSh.xusseen
    @XaliimoSh.xusseen 2 місяці тому

    Dhalinyarada hakacdo soomaliya qabiil qabiil ku noqon rabtaa😢

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 2 місяці тому

    QABOOY URUGUBO ASHAHAADO LADIRIRKA ILAAHAY ISKUDIR.
    SOOMAALIDU RABBI SWT AYEY DAGAALKA KULA JIRTAA WAANA LAHUBAA DAGAALKAAS KU KABAYSO

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 2 місяці тому

    mareexaan waa dad daacad ah oo xasan sheekh dulmi ayuu kagalay.

  • @CabdigaAllah
    @CabdigaAllah 2 місяці тому

    Asc mudane somaaliyeed noolow
    Ayankuleyahay runtu fanto maaha inlasheegana walagama.maarman
    Anigoo ah
    awoowe diirshe shiil gulaafe
    Salaan sare

  • @khadijaadenabdi2462
    @khadijaadenabdi2462 2 місяці тому

    MANSHAALAAH NIN WAX GARADA OO RUNTA SHEGEY. SOMALI KODA DALINKA AH MA QABTAAN EE QABIIL AYEEY KU DAFICI HADUU GURIGA UU DAGANYAHAY DHINACA KALE DAB KA QABSIYO WAXEEY DHIHI MAYA INA ADERKEY WAA NIN FIICAN WAR RUNTA IYO WAXA JIRO U SOO NOQDA.

  • @hasey6479
    @hasey6479 2 місяці тому +1

    WAA RUNTAA. EXACTALY YORE RIGHT.

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 місяці тому +1

    Xildhiban
    Axmed wa oday somaliyed war taladiisa qata???
    Runta ayu shegay hubkan umadda somaliyed aya lagu xasuqayay
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
    Mahadsanidin

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 2 місяці тому

    asc walee joojuusinta itooniyada ushaqeeya wan batanay wajiyadooda oo hubkaa kadilala ahaa

  • @RaxMo-mk9eh
    @RaxMo-mk9eh 2 місяці тому

    Daarodoow in laxakumo waa diiday soomaaliyey ila arka
    Maanta hubkaan hadee hg qabsan laheed wey qeelin lahaayeen o Dowlada haka qaado lkn manta inoo mariixan qaato waxey leyihin waa sax

  • @AyaanJamac-rd3bh
    @AyaanJamac-rd3bh 2 місяці тому

    Xasan tuug umada somaliyed Allah Ka qabto

  • @nmi2672
    @nmi2672 2 місяці тому

    Tuug waynaday +xaasid

  • @DRCabdiaadanafey-cx8bv
    @DRCabdiaadanafey-cx8bv 2 місяці тому

    Xasanshiikh waa madaxwaynihii ugu fiicnaa waxaa ka xun madaxwaynaha daarood

    • @jaleeziyaad4591
      @jaleeziyaad4591 2 місяці тому

      Adeer xasan iyo hawiyee waa moriyaan iyo tuugo

    • @abdimuxumed954
      @abdimuxumed954 2 місяці тому

      Maydkii abtigaa iyo adoogaa ninka soo faagay in aad qabiil kutaageerto walahay waa ceeb

  • @cabdullahiaxmed8962
    @cabdullahiaxmed8962 2 місяці тому

    Adigo kale dalka majogtid

  • @jaleeziyaad4591
    @jaleeziyaad4591 2 місяці тому

    Midgaan weyee hawiyee waa moriyaan iyo tuugo

  • @AyaanJamac-rd3bh
    @AyaanJamac-rd3bh 2 місяці тому

    Dadka xamar waxaa heesto nabsikii farmajo😂😂😂

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 2 місяці тому +1

    Beenta jooji nijaas qabiil ka oraayo oo laangaab marka aad leedahay waa isaga filin yihiin

  • @farhiyamahamad5492
    @farhiyamahamad5492 2 місяці тому

    Xasan Sheekh waa tuug

  • @MohamedAli-cs1zy
    @MohamedAli-cs1zy 2 місяці тому +1

    Qabyaalad ma fiicna. Dadka reer caabudwaaq dowladda ha la shaqeyaan. Ma taageeri kartid tuugada Mareexaan.

  • @abdihassanwarssame667
    @abdihassanwarssame667 2 місяці тому

    Libxaax lbo maha nooolow Jarle rerdiiniga mid mid libaaxa kujira

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 місяці тому

    Xasan Sheikh wuxuu Ka Ganacsadaa Hubka Sharci darrada ah waana loo jeedaa wax qarsoon ma jiraan.
    Xasan Sheikh ma ahan Madaxweyne Soomaaliyeed balse waa hoggaamiye kooxeed qabiili ah islamarkaana Ka Ganacsada Hubka Controbaan ah, islamarkaana Ku hubbeeyo Maleesiyo Beeleedyo qaab Qabiili ah.

    • @ahmedfarah5848
      @ahmedfarah5848 2 місяці тому

      Geelaha djibouti aya isna ka ganacsada, waana ninka tobobarey ee u amarka ka qaato, waana ayan daro in Somalia sida ku danbeyso.

  • @HasanHanad-q2u
    @HasanHanad-q2u 2 місяці тому

    Wixii xun xaawaa leh ayaa la dhihi jiray!
    😅dadku waxa jira oo runtaa waa ogyihiin.

  • @mahomedgalaadi3603
    @mahomedgalaadi3603 2 місяці тому

    Xildhibaan bood was geesi cod kara

  • @Umo580
    @Umo580 2 місяці тому

    MAANSHALLAA GUUL IYO GOBANIMO SOOMALIYA HANOOLATO 🇸🇴 ♥️

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 2 місяці тому

    Haddii dowlad hub la soo degeyso
    Shacab inuu arko waa mumnuuc oo decked Airport ayey ka degsataa,,Laakiin hub dhul lamarinayo waligeed ma dhinin.

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 місяці тому

    Shacabka somaliyeedoow hadaydaan xassan tuug iska qaban lacnadii allaa idinku dhacaysa

  • @abdirizakmohamud7691
    @abdirizakmohamud7691 2 місяці тому +2

    Xasan qabyalada lagu hayaa

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 2 місяці тому

    Hawiye nasiibdaro ayaa kudhacday.dulmiga iskamaqabtaan

  • @MohamedmuuseJilacow
    @MohamedmuuseJilacow 2 місяці тому

    Cuqudad baa kaa buuxda odayahow ummadaw afmiishaar adoo kalaa ayuu wadanka ka digi la yahay wasaarada admaa leh adoo kale waa la doogtaa

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 місяці тому +1

    Reer Caabuqwaaq hubkii Xasan Sheikh Qabaa'ilada u qaybinayey qaybtoodii ayay heleen waana ku mahadsan yihiin

  • @barlin1622
    @barlin1622 2 місяці тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 місяці тому

    Xasan ayax waa Nin Ku maydhaa dhiiga shacbiga soomaaliyeed dadoow wuxuu qaadaneyn layahay hubkii dadkii inlagulaayo ugu talagalay ayaa hubkii qaatay siday u dhacday ayuu joogaa

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 2 місяці тому

    MENMADANSHEGIN WA WA TUGO BUDHCADA HUBKA IYO DHIGA KAGANACSADA UMADINA WAYFAHANTAY MASIBADA DALKA KUDHACDAY SOMALIYA

  • @abubakarwassuga
    @abubakarwassuga 2 місяці тому

    Doqon.looma.jawaabo

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 2 місяці тому

    Kkkkkkk 😂😂 walee waa runti ninkaa

  • @barlin1622
    @barlin1622 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk✌️✌️✌️✌️❤️❤️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 місяці тому +3

    Sax sax sax

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 2 місяці тому

      Asc.subxaanalaah alla haku xifdiyo waaya arag aragti dheer waa run warka aad sheegtay hassan sheikh ma aha madaxweyne soomaaliyeed waa madaxweyne mooryaan ah soomaaliyey kaca oo rida waxba loogu imaanmaayo sharaf soomaaliyeed marabo soomaali mid ahna marabo allow si deg deg ah nooga qabo allaahumma aamiin aamiin aamiin

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 2 місяці тому

    Ninkaan waa aftahan tallow waa reerkee

    • @AliMohajim
      @AliMohajim 2 місяці тому

      Ninkan reerkiisa lahjadiisa kama garanaysid iyo garnaqsigiisa

    • @abdirizakabdallah2672
      @abdirizakabdallah2672 2 місяці тому

      @@AliMohajim Samaroon

    • @farhanhersi1691
      @farhanhersi1691 2 місяці тому

      Mareexaan reer diini, reer siyaad, reer cigaal siyaad

    • @abdirizakabdallah2672
      @abdirizakabdallah2672 2 місяці тому

      @@AliMohajim Alla waa Landheerayaashii Soomaaliya, Jiroo Jooga
      Insha Allah Farmaajo wuu soo Laaban 2026 ilaa 2050

    • @SaciidoMohamed-qv7mc
      @SaciidoMohamed-qv7mc 2 місяці тому

      Mareexaan rer siyaad diini waye

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 2 місяці тому

    Mac nac lamarabee somaliya ama xasan iska tuura ama iska aamusa

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 2 місяці тому

    waar bernta joojiya oo qaaraka iska daaya oo madaxwaynah uhaeeya xilka oo baroota yareeya suxaana laah sidaa kudoonaysan inaad wadanka xukuntaan beenta joojiya iyo fadeexada subxaanalaa waa daarood waad walateen walee reerkaan oga maguuro hadii uu xasan hubka gato miyaanu aheen madawaynahii qaranka ee mudanaa ina alshbaab wadaka lagas

  • @IbrahimHabibullah-h9o
    @IbrahimHabibullah-h9o 2 місяці тому

    Ninka ma ilaah baa ku og waxa Hasan aad sheeg

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 2 місяці тому

    Hawiye dowladnimo mayaqaano heyscunaane dhaaf heysqarxiyaan ninwalibana dhulkisa haw taliyo maxaa lagu falayaa hawiye dhurwaa noqdy kkkkk

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 2 місяці тому

    Awal baburta bullet purufka maxa isugu geyey gesi ma gedo okaliya Somalia awlna qabyalad ba lo geyey Hadana Hadi lagubfahmay o laga so celshey macaebu sameyey xasan shekh kila horeyeyba awal qabyaladu isugu pulat burufka

    • @mohammedalichannel7293
      @mohammedalichannel7293 2 місяці тому

      Haday saas tahay hubka caabudwaaq kama daba tagi kartid.
      Hubka uu dadkiisa kuhubaynayo dad kalana udiidayo soo qabyaalad maaha.

  • @Bah123-wu4to
    @Bah123-wu4to 2 місяці тому

    Reer unukuu leh wey wada socdaan waxan uu wado dhiiqana waaku raacsan yihiine dadyowga kale haka tashadaan dhimatey soomaalinimada aad seegeyso e

  • @nuuriyahirsiducaale3694
    @nuuriyahirsiducaale3694 2 місяці тому

    Xasan qabqabali ku kumadhac

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 2 місяці тому

    waryaa oday wadankaan soomaaliya leeh cado qate itobiyana kayeeli mayno inuu dumiyo qawariij afkoodad kuhadashay ishaana laguugu haya soohadla siyee soomaali idin aragto soomaaliya hanolato nabad didka waxa lagu qaban gacan bira guuulsoomaaliya

  • @DRCabdiaadanafey-cx8bv
    @DRCabdiaadanafey-cx8bv 2 місяці тому +1

    Yaad usheegee mariixaan ayaad usheegee ogaywasaqa ayaad tahay xasan shiikh wadanka asaga haysta meelkasta waxkaladagayaa muqdusho yaa kahaysta duliyohow xasanshiikh waligiis isagaa haynaya

    • @saylunsaeed668
      @saylunsaeed668 2 місяці тому

      Dameer hadly baad tahy marexan mawaxaad Monday habargidirta dabada kalefaya xoog bay kuheystaan maxaad qaadi dameryshow futada madow

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 2 місяці тому

    Beenta jooji boonyahow awalba mareexaan waa midgaan ka fuq rag ganacsadatada haddii jirto waa dowlad baa ku shaqe leh.

  • @lll-nj4zy
    @lll-nj4zy 2 місяці тому

    Waxaad ilowday waa gii hore uu madax weynaha uu ahaa waa tuu gaalkacyo dagaalka uu ka riday

  • @ShamsaShamsa-o4x
    @ShamsaShamsa-o4x 2 місяці тому

    ((( XASAN. DHIIQO. WAA ARGAGIXISO. KII. UGU. XUMAA. WAA. MUQALAS. DULAAL. KA. BEECMUSHTARA. DAROOGADA KOONTARABAANKA. HUBKA. SUUQA. MADO WAA. ALSHABAAB. QAAINUL. WADAN. AH. ((( ISAGAA. IKU. HUBEEYA. SHACABKA SOLALIYRED. AASATAN. WUXUU HUBEEYAA. HAWIYE. GAAR. AHAAN. ABGAAL. JIFADIISA. IYO. H. GIDIR. WAR. WAA. QAAINUL. WADAN. DULAAL. CADAWGA. U. SHAQEEYA. OO FIIQDAY. DAD. IYO. DAL ((( MIDA. KALE. REER. GEDO. IYO REER. CAABUDWAQ. SIGAAR. AH. AYUU. U XSUUQAY. TII. GEDO. UU. GAYSTAY. HADA. TAN CABUDWAQ. XASUUQ. SHACAB. NABAD. K. JOOGA. DEEGAANKOODI. AYUU. MOORYAAN. MUQALSIIN. UU. SHAQAALAYSTAY. KU. XASUUQAY. SHACABKII.((( XASAB. MOORYAANDHIIQO AYUU. VILLADA. KU. ARUURSADAY. SHACABKA. LAGU. XASUUQO. AYUU. MAALIN. WALBA. HUBEEYAA. OO. HANTIDII. UMADA. SOMALIYEED. SUU. DOONO. AYUU. U. ISTICMAALAA BOOB. IYO. XASUUQ. QABYAALAD. CUQDADYSAN DAACAD DARO HUNGURI. BILAA. CAQLI. AH. WAA. INTAAS. CAQLIGIISU. XASAN. DHIIQO. WAR. ISKA. CAYRIYA. QAAINUL WADANKA. DULIGA. BILAA. DIIN. LAAWAHA. WAX. WALBA. FIIQDAY. ALLE. KU. DULEE EE. WAJIGAAGA. KA QARI. UMADA. WAJIGAA. GUBAY. EE. KA. CARAR. MEEHA. INTAAN. LAGUGU. XUKUMIN. DAMBIGAAGA. DAALIM. YAHOW. LIITAA. ALLE. KU. DULEE. MEEL. XUN. ALLE. KU. DHIG. AMIIN. YRYA AM❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @MohamedHilowle-g2l
    @MohamedHilowle-g2l 2 місяці тому +1

    Alxamdullilaahi allihii na dhaafiyey kaligiis taliye farmaajo waligiis xil dambe kama qaban doono soomaaliya inshallah

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 2 місяці тому

    Xasan guurguurte hadaan dalka lagaqaban wallahi baa meel fog laraadin soomali waa hadii dad miyir leh jiraan.

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 місяці тому

    Aduunka waxaan la yaabaa marka xasan yimaado 4 koone ee dalka dagaal qabiil.ayaa ka bilaabmaya
    Wax dan ah kama laha waa yaab ninkan
    Maxaa si ka ah
    Tankale dhibaatadan daba socotaa maxay tahay

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 2 місяці тому

    Xasan bad xoreeye

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 2 місяці тому

    Iska aamus beenaale Beenaale

  • @MohamedAli-cs1zy
    @MohamedAli-cs1zy 2 місяці тому

    Wadaniyiin maaha kuwa cadowga ku ah ciidanka qaranka, Nisa. Idinku hadaad shacab tihiin siday ku dhici karaan hubka dowladda? Hadhaagii DICTATOR siyaad bare.