DAAWO; MUUQAALO NAXDI BADAN OO LAGA SOO DUUBAY JEELKA WEYN EE JEEL OGAADEEN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 43

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 3 місяці тому +5

    Inta dhimatyy ale ha unaxristo inta noolna ale ha booga dhayo😢🤲🤲

  • @AMIINJIGRE
    @AMIINJIGRE Місяць тому

    Zxp daahir xiirane ma garanaysaa

  • @abdirahmanmustafaking6808
    @abdirahmanmustafaking6808 2 роки тому +3

    😳😳😳 Ilaahay Ayaa abaalkooda Marin doona Kuwa Ka Maamulka ah JeeL Ogaadeen

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Рік тому +1

    Subxaanalaah Ilaahay DULMIGA UMADEENA DHAXDEEDA KA JOOJI

  • @AbdullahiUmarhusein
    @AbdullahiUmarhusein 3 місяці тому +1

    إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

  • @ifrahgaanidarajo4466
    @ifrahgaanidarajo4466 3 роки тому +9

    وتلك ايام تداولها بين الناس

  • @suhayybyare8593
    @suhayybyare8593 2 роки тому +6

    Alla maxaan malmo iyo habeenno badan oo muruguleh aan kuqaatay 8deedaad

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 Рік тому +2

      Samirkaad miciinka bidday kuma aad qasaarin walaal. Ilaahay danbi dhaaf hakaaga dhigo, iskana cafi dulmi falayaashii gabood_falada kugula kici jirey.

    • @AhmedAbdullahiFarahh
      @AhmedAbdullahiFarahh 2 місяці тому

      @@Naagnool124cafi aa how ?!

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 місяці тому +2

    OMG ugaden mah sidah bah lo gumeystah waa wax lagah xumadoh

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 місяці тому +1

    لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 2 місяці тому

    Laaxowla walaaquwata ilaabillaah alcaliyu alcadiim

  • @dhamaytiransomalilan9098
    @dhamaytiransomalilan9098 2 роки тому +1

    Ogadeenow maxad adunka korkiisa isku soo ciqaabteen subxaanala 😭😭😭😭

  • @MrBOSSMAN2342
    @MrBOSSMAN2342 2 роки тому +3

    Maxa Dhib soo Mareen, Never again.....Meeshan Deg Deg waa In Loo Dumiya Dhalintan Ku jirtana Laga sii Daaya Meesha

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 2 місяці тому

    7jirikaan ooxaa acuudu billaah

  • @samaaraabdullahi2811
    @samaaraabdullahi2811 2 місяці тому

    Waaba isii qurux sanayan ilahow caqliga hagana qaadin meeshay dab qabadsiin lahayen

  • @omorali2175
    @omorali2175 2 місяці тому

    Hala xiro

  • @naciimacqadir8114
    @naciimacqadir8114 Рік тому

    Ilhy samhariira hakucadabo dhaman intii ka qayb qadaty dhibatada wadanka

  • @axmedzakifalastiin3351
    @axmedzakifalastiin3351 3 місяці тому +3

    😭😭8 sanno ka bacdi anigoo xor ah baad daawanaya wakhti badana waan ku qaatay... shamaakhiye ninka la idhaa xataa aduun iska daaye aakhiro xataa ma cafinayo
    Waxyaabaha layaabka igu noqotay isma lahayn inta gabiley lagaa soo xidho ayaa jigjiga lagu xidhayaa iyo jeel ogaadeen..

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 2 місяці тому

    Jeelkaan sidaa u jilicsan miyaad ka baxsan weyseen.
    Idinkaaba dad jilicsan ah

  • @xaawobashiir5842
    @xaawobashiir5842 Рік тому

    illahy ha ciqaabo

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Рік тому

    ASKARTII DADKA CIQAABI JIRTAY AMA GACANTOODA LAGU DHINTAY HALA UGAARSADO OO HALAGA AARO DULMIGII AY GALEEN.

  • @abdallahboythebest128
    @abdallahboythebest128 Рік тому

    Jeel ogaadee halahidho nahaabis haladabibo

  • @AL_shahada
    @AL_shahada Рік тому +1

    Maxaa leygu xirooyaa waye sooasha oo geestay aba hada aan geesanoyaa xadgudub masuliyad af faradan qorin basaboradan laheen maisku maqiiqoosaa tuug intadan tuug dhihinuu tuug kudhahaa dad basaborkaga hesto jinsiyo kuugu kafilah haguhabajiyan

  • @ibnubashe4453
    @ibnubashe4453 16 днів тому

    Waar ragu jilcana meshaas yare wada dayrka gaaban iyo jiingadaha iyo alwaaxda mad ka baxsan kari waydeen 😮ciqaabaha laydinku mariyay mesha ragu geeri bu ka door bida wad baxsan karten hadad is kashatan

  • @MaxamedAbdi-o4n
    @MaxamedAbdi-o4n 2 місяці тому

    cabdi ileey naarta alle kugu fogee

  • @QatimoGarad
    @QatimoGarad 2 місяці тому

    Meshanmalajajabiyo

  • @yusufabdi8747
    @yusufabdi8747 3 місяці тому

    Ugaadern waa gumaysi kuu nool

  • @najaxaxmednalka4208
    @najaxaxmednalka4208 Рік тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohamedabdimohammed2132
    @mohamedabdimohammed2132 Рік тому +1

    Aniga ku xirna

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 Рік тому +1

      Maantaba dibadaad ka joogtaa walaal alxamdulillaah dheh. Ilaahayna danbi dhaaf hakaaga dhigo dhibkay ku marsiiyeen.

  • @caqilharun2769
    @caqilharun2769 Рік тому

    A

  • @maxamedibarahimmahad666
    @maxamedibarahimmahad666 2 місяці тому

    وتللک ایا م ند اولها بین النا س

  • @MohamudAbdullahicige-ok3cf
    @MohamudAbdullahicige-ok3cf Рік тому

    Alle idin cadaab kuwii waxaas oo dhiba ugaystay dadka

  • @sahra9055
    @sahra9055 2 роки тому

    War kuwa sas dadka u xasuuqay waa amxaaro afka somaliga baratay

  • @ahmedjama-r1g
    @ahmedjama-r1g 3 місяці тому

    kuwan been badanaa waxyaalo badan bay ku dardarayaan

  • @hindacabdimuuse6578
    @hindacabdimuuse6578 2 роки тому +1

    Siil.ka.hoyada,was,been beenalae.