WALAAHI WAA QOSLAY Mansha alaah god bless you ABAWAANE WAXAA MAQLI JIRAY. NIMAAN WAXBA OGAYN ILAAHAW HA CADAABIN HADAANAAN QABIIL IYO NIN ISKA DHICI U HADLAYN WAA GARAN KARNAA DAWLADNIMO WAXAY TAHAY IYO WAXA QALDAN IYO QIFKA WAX QALDAYA EE WAXAAN IDIIN SHEEGAYAA AAKHIRADIINA U BAQA OO CIDINA LABADA MITIR IDINLA GALI MAY SEE XAQA U HIILIYA BAADILKANA DIIDA WAA KALA GARAN KARTAANE CIDII DANTA KA HADASHAABA AMA CAQLIGEEDA IYO GARASHADEEDA CABIRTAABA WAXBAA LA SOO SIIYAY SUBXAAN NALAAH GOD BLESS MY COUNTRY AND ALL SOOMAALI PEOPLE AAD IYO AAD
gaas baa dalka madaxweyne ka ah awoowe nin la soo kireysteey dadku waa yaqanaeen mashuu ka danbeyey, meeqa jeer baa puntland nin lasoo kireysteey oo isku dayeen dhamantoodna waa la yaqaneey hada waa la arkaa lkn reer pl kalaa ka badan oo puntland waardiye ka ah.
HabdhiHii HadraaWi waayE Godka uu Ka GabyaYaa MasHa allaH habkaas waa Habmacaan fahamkeeduna fududyahay MasHa allaH Noo soo Badi Wax abwaaNaBa AdiGaa HadhaY iyo ku xaGjira oo abdiwaxid la dhaHo Afar adiGoo kale ah hadii la helo Horaa loo socon laHaa Siyaad barre alle ha u naxaristee isaGa abwaano ayuu laHaa bulshada la hadla oo uu dhowri jiray markii la ridayna iyaGa ayaa ka soo horjeestay oo riday afna ku riday Abwaanku waa mid matala shacabka shacabkuna jecel yihiin oo daacada
mansha allah waah aabo Somaliyeed allah ku ilaliyo aabo adi iyo mubadininta somaliyeed mid u arko kuwaad sharfer waalhi Somali waah hal dad hal qoys hal xafaad eeh san ka baxno danaheena aah racano dadkaygow
reer aan ogaheey abwanadoodi baa wax walba la ordaya lkn reer puntland dadkas ilgooniye ku hayaan waana la karbashayaa wlahi iyagoo raaliya beey umada dhinac ka raaaci doonaan
@@abdirizakzacidzulaimanabdi6308 doqonow maanta xamar waa mesha Somali laga fiirinayo ma waxa Aad ledahay aan ka aaamusno dhibatada war gabar aya thy hadaad gacmaha isi saarato maaaha in sidaada oo kale geesiyadu gacmaha dhabarka saaranayaaan
safiirka reer miyiga ,Doon AMA Diid muqdisho waa Caasimada, ummada Soomaalyeed, Dhaqaale iyo maamulba, Taariikh maha bari Soo baxey, Wixii dhacayn ,Wuxuu ahaa Soomaali baa ku Fadhilantey Inay ismaamulaan
Soomaali ninkii ku jira bay isaga wanaaga ku caysaa. Bal naftaan fiirsha Nin ka kaliya ee runta sheega caynaya. Dalkaan Oromo baa qadaneysa inta Nin Somali ah ku kale ku dhagan yahay
Mashallah mashallah
Somaliyaa guul guul guul
Masha allaah aftahan wadani dhaba
Caqliga iyo aqonta allah haku barakeyo
abwan shukran masuulbatahay
Maasha Allah, soomaaliya walli waa nooshahay.Abwaan nooloow.
abwaan horay ayaad u badatay ee yaad noo calaameeysay oo bedelkaada buuxin kara booskaada imisa dhalin yaro ah oo aad tababartay abwaan anigu waxaan ka soo jeedaa hirshabeele iyo xamay waxaana kuu jeclahay allaah dartiis abwaan shube mahadsanid
0
Mahadsanid sxb aniguna waxan kasoo jeedaa Puntland Dawlad soomaaliyeed ayaa ina wada deeqda Siyaasi danayste ah beerlaxawsigiis waan ka daalnay
❤
WALAAHI WAA NIN XIKMAD BADAN
Masha allah illaahay misanka xasanaadka ha kuusaaro aamiin
Mashaa alah waa nin shariif dhaba oo ilahsiiyey fahan iyo dadnimo
Aloow abwaan kaan caafimaad taam ah sii waa nin soomaliyeed Oo jecel umada soomaliyeed wlh waa nin xigmad leh
@Genesis Mayson We’re not even talking about that shit 😳Are you Fucking Drunk ?
Masha alaah abwaaan qaran alahaa nookaa daayo
Guuleyso guuleyso waa nin aad u wanaagsan
Guul dardar leh yuu tiriyey abwaanku adigoo kalaa dalka fariisinkara ilaahaw nasii abwaankaan oo kale aamin amiin
abwaan shube mahadsanid
WALAAHI WAA QOSLAY Mansha alaah god bless you ABAWAANE WAXAA MAQLI JIRAY. NIMAAN WAXBA OGAYN ILAAHAW HA CADAABIN HADAANAAN QABIIL IYO NIN ISKA DHICI U HADLAYN WAA GARAN KARNAA DAWLADNIMO WAXAY TAHAY IYO WAXA QALDAN IYO QIFKA WAX QALDAYA EE WAXAAN IDIIN SHEEGAYAA AAKHIRADIINA U BAQA OO CIDINA LABADA MITIR IDINLA GALI MAY SEE XAQA U HIILIYA BAADILKANA DIIDA WAA KALA GARAN KARTAANE CIDII DANTA KA HADASHAABA AMA CAQLIGEEDA IYO GARASHADEEDA CABIRTAABA WAXBAA LA SOO SIIYAY SUBXAAN NALAAH GOD BLESS MY COUNTRY AND ALL SOOMAALI PEOPLE AAD IYO AAD
Maasha allah ilaahay haku barakeeyo abwaan shube
abwaan shube alle haa ku barakeeyo aabaha umada soomaaliyeed
Nin wax badan og waye abwaan shube
Dadka hor fadhiya abwaanka oo xanjada iska ruugaya, suugaanta dhaga umaba lahan, ixtiraam daranaa.
Waa kuwa dalka an horey usocodkisa an rabin.
Abwaanka suugaantiisa qiima badanaa.
Maansha allaah
Allow kudaa halyey qaran aad baan uga helaa abwaankan allow noo xifdi
Waa gabay qiimo badan ee la soco.
mnsha all abwan shube illhy cilmiga iyo caqliga hakuu barakeeyo wadani dhaba
maansha allah abwan shube
Abwaan cimri dheer iyo Caafimaad Taaj ah Allaha ku siiyo Adigoo camal Soomaali sida looga dhexhelo way adagtahay
Waxaan layaabaa dadka qof walba iyo hadal walba xumaato u raadiyo . Odayga hadalkiisa xumaato ma leh ee nabiga ku saliya soomaalaay
Nabad iyo nolol ayaan u baahanahay ullah ha nasiiyo farmaajo iyo kheyrana ha djowro
Adeerkey shube geesi xalaal ah buufi danleyda afka alle kaama gooyee
Maasha Allah...ilaah baa kuu soo direy inaad Soomaali waxa u fiican inaad sheegtid!!!!. Waad u sheegtey.
Nooloow adeer cimrigaa ha raago cadowgaadana cagtq ka hoos
Shube wadani dhaba tahy gaas yuu nagu rafan
gaas baa dalka madaxweyne ka ah awoowe nin la soo kireysteey dadku waa yaqanaeen mashuu ka danbeyey, meeqa jeer baa puntland nin lasoo kireysteey oo isku dayeen dhamantoodna waa la yaqaneey hada waa la arkaa lkn reer pl kalaa ka badan oo puntland waardiye ka ah.
@@abdinurhassan3729 dadkaadii taariikh yahanka ahaa ilaah hibo u siiyay abwaanimo iyo dowlad nimo waxa ay tahay fahansan waad cayneysaa ciyaal suuq tuug ah oo dalkiisii iyo dadkiisii iyo dekadihiiba imaaraad ka xaraashay oo aan dowladnimo waxba ka aqoon waad amaaneysaa adeer shuboow xaal qaado inagaad na matashaa wadani xalaal ah dadkiisa iyo dalkiisa jecel baa tahay alaa yaa cisag ilaah ha ku xafido amiin
HabdhiHii HadraaWi waayE
Godka uu Ka GabyaYaa
MasHa allaH habkaas waa Habmacaan fahamkeeduna fududyahay
MasHa allaH Noo soo Badi Wax abwaaNaBa AdiGaa HadhaY iyo ku xaGjira oo abdiwaxid la dhaHo
Afar adiGoo kale ah hadii la helo Horaa loo socon laHaa
Siyaad barre alle ha u naxaristee isaGa abwaano ayuu laHaa bulshada la hadla oo uu dhowri jiray markii la ridayna iyaGa ayaa ka soo horjeestay oo riday afna ku riday
Abwaanku waa mid matala shacabka shacabkuna jecel yihiin oo daacada
abwaan waxaan ku weeydiinayaa adigu waad dadaashay waadna niyad fiicantahay waaxaadna tahay nin soomaali ah waxaa dhintay madaxweeynihii hore ee mareykanka ronald regan waxaa ka hadlay madax weeynihii xiligaas talada dalka mareykanka haayay jorge buush waxoow yir waxaa dhintay nin ameerikaan ah
Walle dadkeyga maxey ulla garan la'a yihiin wadaniyada ,uu abwan shube alle ku beray .ileen iska yel yel ma'aha ,allow dhowr oo dadkeygna dhowr, allow naga qabo siyasiga doqonka ah iyo odoy dhaqamedka wadaniyad doneyn.
Abwaan shube haddi runta ayaad tabatay adeer alaha caqliga zaliimkaa iyo hibada alle kusiiyey alaha kusiyaadiyo
Abwaan shube waa nin culus
mansha allah waah aabo Somaliyeed allah ku ilaliyo aabo adi iyo mubadininta somaliyeed mid u arko kuwaad sharfer waalhi Somali waah hal dad hal qoys hal xafaad eeh san ka baxno danaheena aah racano dadkaygow
abwaan shube waa wadani woxoowna leeyahay taageerayaal iyo kuwa kasoo horjeeda waana sida eey aduunyadu u sameeysantahay waa qof rabta wada jirka waa taageeraha shube iyo qof rabta kala jirka
waxaan sugeeynaa cida guuleeysata wada jirka umada soomaaliyeed oo uu u gabyaayo abwaan shube iyo kala jirka eey dad kale raadinaayaan aniguse waxaan taageeraa wada jirka iyo abwaan shube
sanad kadib Maareeyaha tiyaaterka qaranka
Abdirzak zacid waxaad tiri cumrigaan jeel haku galin haddii runta lasheego ma jeel baa lagu galeyaa? Waxa Soomaali halkaa dhigay waa waxaas iyo wax lamid ah Abwaanka shube alle haxifdiyo.
abwaankan aqoon uma lihidin ma ogidin iska amusa burburki somaliya hada ninki madax noqda wu difaca orda so baara waa nin og waxey tahay somaliya
shube waxuu kamid ahaa abwaanadii kooxda horseed ,.. waxuu kasoo dagaalamay 77 waa halgamaa ku naafoobay sabansaban
abwanka wax badan ka barta waa dadka qabiilka jecel
Shune waxa iigu danbayse 26 sano ka hor waxa uu ah nin dhalinyaro ah
Tuug qaa in ah cimrigaas baad joogtaa oo laba wajiilaynaysaa allaha ku soo hanuunsho qabyaaladiiste caado qaataah
Abwaan shube daacadnimo iyo somalinimaa ku weyn wuu iga qoslsisay ninmaan ka ficanahay ayaa ii imanaya markaasu madaxweyniniman u bahanahay ilee yahay hhh cayda halaga dayo abwaanka
Waa nin waalan anagaa naqaanay
Waxas raga mesha fadhiya kuma socoto
Noolow
Xiligii xasan sheeq maxad u barooranqaysay qabiliste
Jabutiland, somaliland wajeerland jigjigsland banadirland 5taa Abwaan gartay ee kismaanyo laan maxay tahay takale dawladii cumar binu khadaab R LC maanaan diidin balse cumar walsamac
Dawlad ayuu inoo dhisan xeebta maydh ilaa saylac ku siman Adis ababa,wuxuu u baxshay
Dawladaasi Imbiradooriya Al islaamiya Al soomaaliya maxaad ugu soo hal qabsan weydey Nin soomaali ah ayuu ahaaye,
Shubow da, baad joogtaaye meel daran ummada haku hogaamin xamar meel loo ordo maanta maahee lugooyadeeda horaan u aragnaye cumrigaanna jeel hakugalin
reer aan ogaheey abwanadoodi baa wax walba la ordaya lkn reer puntland dadkas ilgooniye ku hayaan waana la karbashayaa wlahi iyagoo raaliya beey umada dhinac ka raaaci doonaan
@@abdinurhassan3729 sax xaqiiqdaa lagu dhaqmayaa zxp dalkaan lugooyo waa soomaray markale khasaare diyaar umanihin shube waxay ahayd in lawaydiiyo waxa laga faaiiday dhiigii hantidii iyo maskaxdii ay reer puntland kubixeyeen somali midnimadeed
@@abdirizakzacidzulaimanabdi6308 doqonow maanta xamar waa mesha Somali laga fiirinayo ma waxa Aad ledahay aan ka aaamusno dhibatada war gabar aya thy hadaad gacmaha isi saarato maaaha in sidaada oo kale geesiyadu gacmaha dhabarka saaranayaaan
abwaanku waa ninkii soomaali burburiyey oo tiriyey gabaygii ergo daarood ee somali isku diray markii shaqadii laga cayriyey ayuu bilaabay nacamlayn farmajo
Mahubtaa inuu tiriyey ergo daarood
@@maxamudsheikh2003 waa beentiis Ergo daarood abwaan kalaa tiriyay haduu tiriyay xata darood qabiil baa lagu xasuuqay marka difaacu nafsiga diintaa baneeyay ...
Kkkkkkkk
Fuck ina gaas
Waa odayaasha xamar laga biilo
Bal Siduu farmaajo ugu raxleenayo u fiirsada
waa tuugo aan dadku u jeedin walhi , lacagtuu soo qateeey.
haduu fakarkiisa dhiibto ma lacag baa la siiyay ok adigana yaa lacag kusiiyay
safiirka reer miyiga hhhhhhhh af caytama ninkiisu ku yalaaa lkn wax laga oranayo ma lahan