😢😢😢😢😢😢 wllhi se vraiment malheureux Keske en peut dire rien wllhi ms se le faux de tt les Djiboutienne vraiment ms dieu es tjr la pour protéger les bonnes personnes et aussi penire pr des mauvais personnes et inchallahi k'il protéger contre tt Amin mn frr fouad dieu va t'aider tjr hn wllhi t'inquiète pas de ça 😢😢
Asc jabuti waxay iiga dhigantahay walalkay waana in uu Ismaciil Omar geele siidaaya dhaman umada siyasada ku xiran hiil iyo hoo ba waan idin garabtagaanahay , jabuti is my people man I’m from mudug galkacyo
Alle waxaan idiinka baryaayaa cadaalad in aad ku nooladtaan xukuumada kalidiii taliska ah alle ha idinka qabto nabad ku nolaada reer jabuuti fu'aad freee insha allaah
wlalayal wanu idin garab taganhay wlahyga somaliyeed e reer jabuti hil iyo hoo wlalyal wa in jecelnhay wxa cosanaya arinta dadka iney kadidiyan sobanabaha shcuurtina mujiya iska daya cbsida nafta marbey goda 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇩🇯
Illaahay dulmiga ha inaga qabto
Allhu akbr aloow ka qabo cadawga fuaad hesta aamiin aamiin🥺🥺🥺
Walaal soomaali iyo jabuuti waa walaalo allaha dhibta kadul qaado
Waan idinla jirnaa walaayal hill iyo waan idanla garab joonaa reer Djibouti ilaahay dulimiga ha rido xaqana how hiiliyo
Mnsha allah ilahay haka sii daayo odaygana meesha dhaafiya nio dadkii hormar iyo diin midna umadu mahayaane
Wll ilahay ha ka si dayo odaygan waa cadow
Ku soco waa guulaysan doontaan.
La siccé es à nous inchalah hn et sxb 😣😣
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Wankanaxeynaaa walalkeen fuad 5 somaliyed wa Hal wanu laoynaynaaa dowladaaa Djibouti 🇩🇯 walalaheen burburkiiin marabno plz madaxweynee sicadaad ah naxariiis nogusoday walahi sharafteniii somaliyed naxariiis ayaa kugu warsanaaay ina Omar gelee Fuad free ilahaayow nogaaa sodaaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏
We will stand for our brother & sisters in jabouti fu'aad is second maxamuud xarbi sxb. Free free free pilot fu'aad
Je suis de tt coeur avec vous mes compatriotes!
Wwllhi ninkaazi nin maahn meesha heystaa waa inkaar qabe alle hydinka gargaaro waa dhagarqabee
Walahi illahey wuu idinka dulqaadayaa xukumatan faasidiintu ka taliso illaahow cisman ciil umada jabuti ka qabo
Walla wan argnay wan kamurigony habaar baan ku harqaninaa madxad jabuuti iallaahay hadiin hiliyo wan kaxunahye rintii
Waan kula qabnaa fuadna waa walaalkeen allaah haka qabto walaal
😢😢😢😢😢😢 wllhi se vraiment malheureux Keske en peut dire rien wllhi ms se le faux de tt les Djiboutienne vraiment ms dieu es tjr la pour protéger les bonnes personnes et aussi penire pr des mauvais personnes et inchallahi k'il protéger contre tt Amin mn frr fouad dieu va t'aider tjr hn wllhi t'inquiète pas de ça 😢😢
❤❤❤
Free Fouad!
Asc jabuti waxay iiga dhigantahay walalkay waana in uu Ismaciil Omar geele siidaaya dhaman umada siyasada ku xiran hiil iyo hoo ba waan idin garabtagaanahay , jabuti is my people man I’m from mudug galkacyo
Alle waxaan idiinka baryaayaa cadaalad in aad ku nooladtaan xukuumada kalidiii taliska ah alle ha idinka qabto nabad ku nolaada reer jabuuti fu'aad freee insha allaah
Ilaahay waxaan uga baryeyaa wiilkaas inuu ka soo saaro cadowga sidaas jirkiisa u galay cadaabay oo ma gafayaashaa
free fuaad
Wll ilaahy ha idinka dulqado gumasiga wan lasocda wax idin haysata mnsh allah fuaadn wu sobixidona
J ss dsl huno dieux protege fuad inshallh free 🆓 free 🆓 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😭😭😭😭😭😭😭😭
Cv
Waanu garab taaganahay walaaleheen reer jabuuti wa wax laga xumaado
Waan idinla qabnaa oo 3 habeen iyo 3 maalmood ma seexan waligayna fu aad ma arag mana maqal
wlalayal wanu idin garab taganhay wlahyga somaliyeed e reer jabuti hil iyo hoo wlalyal wa in jecelnhay wxa cosanaya arinta dadka iney kadidiyan sobanabaha shcuurtina mujiya iska daya cbsida nafta marbey goda 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇩🇯
Fu aad Alle haka fur furo cadowga dhiiga umadiisa ku raaxaysta
Walal wan kaxunahay ale ha ka saaro fu aad