Ruumi aniga kaama soo horjeedsan maxaa yeelay wax walba maanta aduunka waa suurta gal laakin sheekadan xooga waan ka gaabsaday maxaa yeelay dil in leysku eedaa wax yar maaha dadka iimaanka Allaaha geliyo minyaro maseertay maan gaabanaa baan maqli jiray team minweyna ee aan ka mid ahayna dab yar ma shidayaan illaahey dhiig dad nama geliye xaqana Illaahey banaankuu keeni doona Insha Allah.
Horta minyaroyinka maxay la dhipadan yihiin ayadapa min yaraaya minwen dhip badan ma arag waxa laga nasan la yahay waa min yaro 😂😂 minyaroyin odhan masiibo idinku dhacdey
I soo sorry walahi alha u naxariisto dhamantod gabdhihii laqashay marba ninku haduu minyaro aado walala yaloow waxaad sugtaanba waa dil ilen meshaas jaceel mayalo maxaa leyska aksubina nin kaa dar door saday maxaa idin ak dhigay ileen qalbi labo qof ma qadee lakin anigo og gabdhana qaar darufo ku kalifaya in ee jiraan la joga ninka hadane waa arin xanuun badan alha saqiro koley farax naag madeynayo ee walba mid aan dad qalato aheeyn alaha ga dhigo nabadey
Asc abaayo kumee llaa shalay wnku waaye❤❤❤
ASC NAAGAHA MAJEERTEEN HAKA DABATEGINA WEEY SAMIR BADANYIHIIN BADANKOODU MARKA TII KADAMBAYSEY BAA MASAYRAYA ALLAHA SOOQABTO MAMA WERIS WIXIISHIRQOOLAY آللهم آمين يارب العالمين 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
minyaro waa musiibo allah naga qabto minyaro qumayo ah
Masha Aallah Masha Aallah Masha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ form Ireland 🇮🇪
Ilahayow unaxariiso 😢
Xasiid hadii aad maqashid waa minyaro wal iyadu billah
waa runta ruun walahi waxan garanaya muyaro iyo hooyaded ayaa wada sixray gabadh walaalo nahay ilaa hada way curyaamisay mana socoto manyaro waxay u badan yihiin cunsiriyin
Ruumi aniga kaama soo horjeedsan maxaa yeelay wax walba maanta aduunka waa suurta gal laakin sheekadan xooga waan ka gaabsaday maxaa yeelay dil in leysku eedaa wax yar maaha dadka iimaanka Allaaha geliyo minyaro maseertay maan gaabanaa baan maqli jiray team minweyna ee aan ka mid ahayna dab yar ma shidayaan illaahey dhiig dad nama geliye xaqana Illaahey banaankuu keeni doona Insha Allah.
😂😂😂😂 nagaha minyarad wanago musiba ah walhi hala layo ayagane
Qofka bani aadamka ah labo qalbi malah
ما جعل لله لرجل من قلبين في جغه
Ameen Yaa Rabb
Salalahu caleyhi wasallam
Minyaro wa musiibo intoda badan taan wax kuyeelin waxay iskudeyeysa inay guriga kahoreyay dumiso
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam mashallah
Jcl majidhe wa sheeko Ergidixile iyo dumar bahdilan
❤❤❤❤❤🎉🎉
Ruumi NAGA XIISHOD WALL DIINTA ISLAMKA MAY DHALECAN MINYARO EE ADNA HAA DHLEECAN
Malintaa laaguulaa guursado waxad yeelneeysaa cadow amaa waayku sixri ama waayku dili mrbaa hadi uu naag guursado kaa caraar gaabreey
minyaro waa qumayo aan isku kalsoney
Ruuni waxad sheegtay wasidaas waxan maqli jiray minyaro masayrtay maankeeda lama helo
فلا تميلوا كل الميل فتكون كل معلقة
Ruumi hore usoco
isku wankula qabaa ninku haduu naag keenasado walahi ka samir
ruumi dadka caytamaayo howla aan aa kabadatay yaab waaye
I like your report
Horta minyaroyinka maxay la dhipadan yihiin ayadapa min yaraaya minwen dhip badan ma arag waxa laga nasan la yahay waa min yaro 😂😂 minyaroyin odhan masiibo idinku dhacdey
kkkkkk manta ruumi waa iga qoslisay casharro badan baad bixinaysaa runtaan kugu jeclahay
Naagtaan haday runtahay wadanka ay joogto halagu dacweeyo
Minyaro hadey idinka dabo imaato walal ninka halooga tago nin dartiis yan lagu dilin gabarey
Fikirkas weligeyba wa aminsana Nin xaasas badan wuu dhibaato badanyhy Waxkstana wa filan kartaaa
Walhi inanan ugatageynin bastarad wan dilayay qumayada
Iimaan la'aanta reer dhisan dhax galisay aye qabta iney wax disho wey ka suurta gasha cariiri jecela nacudu billaah
I soo sorry walahi alha u naxariisto dhamantod gabdhihii laqashay marba ninku haduu minyaro aado walala yaloow waxaad sugtaanba waa dil ilen meshaas jaceel mayalo maxaa leyska aksubina nin kaa dar door saday maxaa idin ak dhigay ileen qalbi labo qof ma qadee lakin anigo og gabdhana qaar darufo ku kalifaya in ee jiraan la joga ninka hadane waa arin xanuun badan alha saqiro koley farax naag madeynayo ee walba mid aan dad qalato aheeyn alaha ga dhigo nabadey
Ruuney aniga aya ah minyaro wax dhibana ma sameyo kala saar dadka qli
May qof Fiican matihid , nag xun daciif ayaa tahy oo isku kalsoneey.
Weyba kala sartay abyo iskumey darin
Hada maxaysamayn marka solasoqabanmaayo iyada ninla aan iyo danbi iyo xabsi kumadanbayn
Waa runta
Maxaay haday ogeed usheegiwayday deeqo
Minyaro ma wada xuma minwayna ma wada fiicna ee hanagu xadgudbin Weligay cid madulmin
Miyaro maad tahy busharo yasin abaayo 😂,
😂😂😂😂
Beenalaybaadtahee
Taas been baad ku sheegtay,guursiga kale wax badan ayaa keena
isku wankula qabaa ninku haduu naag keenasado walahi ka samir