Hawlgal lagu burburiyey goobo saldhig iyo mid lagu tababaro argagixisada isqarxisa Ee alshabaab

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • Halgalkaan oo lagu burburiyey goobo saldhig iyo mid lagu tababaro argagixisada isqarxisa
    Ee alshabaab ayaa waxaa fuliyey Ciidanka daraawiishta Puntland siiba ururada galayr iyo uxud Ciidanka ayaa cagta mariyey saldhigyadaan oo kuyaaley buuralayda calmadow ee Gobalka sanaag
    Kuwaasi oo kooxda argagixisada ee alshabaab u, ahaa goobo muhiim ah Ciidamada daraawiishta Puntland ayàa mudoonkii udambeeyey waday hawlgalo lagu beegsanayo meelaha gabaadka ay kadhigtaan alshabaab iyo Daacish.

КОМЕНТАРІ • 18