MUSTAF DOLLAR HEBLA WAALAGUURSADAY CK REACTION

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Name King Ck
    Actor / Comedy /
    UA-camr /somali social media
    Pls Subscribe Like & Share
    Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @farahhassan7829
    @farahhassan7829 3 роки тому +1158

    Boqorka reaction is back king Ck we miss u bro

    • @faisoabdulahi4964
      @faisoabdulahi4964 3 роки тому +9

      Boqorka reaction is back 🤴 king ck we miss you brother ❤❤❤❤❤✌💋💘

    • @anasaxmed4103
      @anasaxmed4103 3 роки тому +3

      💔💔💔💔💔💔💔💔💔😪😪😪😪😪😪

    • @ikranabdille7203
      @ikranabdille7203 3 роки тому +2

      💓💓💓💓💓

    • @kistoboy4800
      @kistoboy4800 3 роки тому +11

      HADA GARAN MAYO CIDA AKHRINAYSA COMMENT LKN #ILAHEY DARTIGU SAR SUBSCRIBE

    • @kistoboy4800
      @kistoboy4800 3 роки тому +1

      @@faisoabdulahi4964 wllo ha iga xuman ee igu cawi 1.subscribe plz🙏

  • @raaidaosmaan1846
    @raaidaosmaan1846 3 роки тому +399

    Gobkaad beertay baa baxay aaa
    Calaf ban se kuu gelin aaa
    Ninkalaa gudoonsaday aaa
    Gilgishoo midhihii cunay aaa
    Xanuun weeyaan runtii😭😭💔

  • @randamuse5079
    @randamuse5079 3 роки тому +232

    CK lahjada wad fahmaysa nin weyn uma xumid oo dhul maray guleyso huno from hargeisa hadh wanaag

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 роки тому

      Huuno SUBESCRIP iisaar codsi

    • @bashiirnur
      @bashiirnur 3 роки тому +2

      @Randa Muse Eithopian miya markusan fahmeynin war ile tano kale!!!

    • @randamuse5079
      @randamuse5079 3 роки тому +4

      @@bashiirnur anigu Ethiopia kuma odhan hadalna waa margi sidii mrba lo qaado ayuu noqda mrka anigu lahjadda ayaan ka hadlayey sababtu tahay isku lahjad manihin anba ma fahmo lahjadda xamar lagaga hadlo iska ka luge mala birahad laydhka sartaaye xbbti

    • @bashiirnur
      @bashiirnur 3 роки тому +3

      ​@@randamuse5079 somaliga meel meel in lagu kala duwano waa surta gal sida
      QARO/XABXAB
      UKUN/BEYD
      CANJEERO/LAXOOX
      YANYUUR/BISAD/MUKULAL
      HERGAB/DURAY IWM.
      marka jumlo oo dhan ee hadal adan fahmi karin ayaa la dhaha kala lahjad. Sıda may mayga, ama luuqada Garaha amaba Barawaha. Tan labaad hees fanan qaday oo somaliga guud ah ee qamuska ku qoran sidee lahjad u noqata? Kan muqdishu joga iyo kan jig jiga joga ama burco amaba jabuti waa isku si uun meysan aheyn.

    • @naasirkuuriya2066
      @naasirkuuriya2066 3 роки тому

      @@bashiirnur way kala duwan yihiin noo micnee anaga bilaajo hoosteeda boon dheere aa ku jirtaa beesaan tumaa

  • @shaficimaxamedxassan9382
    @shaficimaxamedxassan9382 3 роки тому +301

    Inta Yadoo daawanaysa coomentiga akhrinaysa like😅
    From burao somaliland

    • @alimuuse293
      @alimuuse293 11 місяців тому

      Ha Wan iska falanhye😂😂

  • @hanaanherpalonline3598
    @hanaanherpalonline3598 3 роки тому +527

    Nabiga hadaad jeceshahay like saara

  • @khadarabdirahmanvollgs6421
    @khadarabdirahmanvollgs6421 3 роки тому +255

    Waxaan ka xumahey qaraxii ka dhacey xaley somali
    Intii ku dhimatey Allhe janada ha geeyo inta ku dhawacanteyna Allhe ha caafiyo aamiin 🤲🤲🤲

  • @adnaanisse1143
    @adnaanisse1143 3 роки тому +98

    Waxan is lahaa odayga mucuu heesta ku heesta muu soo deeyo waa batan soo daayay ku wataa pro king reaction respect 🙏

  • @hassanozofficial1589
    @hassanozofficial1589 3 роки тому +269

    REER BURCO IS MUUJIYA LIKTA DHACDA KU ZIIYA 🙏👀😉😹

    • @hibaatihaashi7087
      @hibaatihaashi7087 3 роки тому +4

      Hargyza ahy hadana wn ku siiyey sababto ah wa izku somaliland un all my people wn jeclahy💚[]❤👊

  • @somalicreative3096
    @somalicreative3096 3 роки тому +82

    gilgishay waye sxp mahan galbistay
    waxana laga wada geedka marka midhaha lagasoo daadinayo isagoo la ruxayo
    inta igu racsan like

  • @shadiyasharaf115
    @shadiyasharaf115 3 роки тому +76

    Waxan lahaa hadaf waxan jeclahy nin waxbarashada herkagaro wan kuldareystay balsa uman qaban e wankulabtay meshi an shalay kuguldareystahy isoduceya inu ilahey mar kan angulesyto😘🥰🥰✊

    • @ifraxladiif359
      @ifraxladiif359 3 роки тому +3

      Allaah hakuu hir galiyo hadafkaada

    • @Xirfadkaab.
      @Xirfadkaab. 3 роки тому

      @@ifraxladiif359 walaal macaan subscribe ii saar ilaahay jannada haku geeyee👇 ua-cam.com/video/VCYtlSf-UKw/v-deo.html

    • @saytuunhashiim755
      @saytuunhashiim755 3 роки тому +1

      Allh hakuuu hirgaliyo wll adnah dadaal samay I.a

    • @Xirfadkaab.
      @Xirfadkaab. 3 роки тому

      @@saytuunhashiim755 walaal ii subscribe garee

    • @ifraxladiif359
      @ifraxladiif359 3 роки тому +1

      @@Xirfadkaab. ok wll

  • @zermullerxasan7804
    @zermullerxasan7804 3 роки тому +62

    Baradho weyan chipsle calashan ck jag waye pr0 from xarunti duriyada HrgYza 👏👑❤👍

  • @hamze6402
    @hamze6402 3 роки тому +228

    Legend king ck
    Reer Somaliland madaxaad u sarantay

    • @Kingceyda.4
      @Kingceyda.4 3 роки тому +2

      IILLAHAY DARTIS SUBSCRIBE IGUSAR LINKAN WALAL MCN ua-cam.com/video/K9Jf61E8URo/v-deo.html

    • @maztarka5624
      @maztarka5624 3 роки тому

      TRᴜᴇ

  • @abdullaahimuuse4262
    @abdullaahimuuse4262 3 роки тому +97

    Ruunti heestan markan maqley wxn soo xasuustey anig qiso igu dhactey 2019 ilaa imiga wxn daremayaa murug blse hestan mrkan maqley heestan waaan isla lmyy hdy qoralkan aragtoh cafis baad iga thy aniga

  • @sakariamahamoud7101
    @sakariamahamoud7101 3 роки тому +51

    2:30 wa waxa lagu jarjaro baradhada viva hargaisa💚💭❤

  • @quraish_1x
    @quraish_1x 3 роки тому +45

    Nin kalaa Gudoon saday Ya Gilgil shoo Midhii Cunay 😂Bro Maaha Galbistay
    Gilgilshay wuxu ka wadaa Yacnii Geed kii Gobka ahaa Ee U beertay ayuu nin Ruxay kadib midhii Cunay🙌💙

  • @khalidkaraamo4806
    @khalidkaraamo4806 3 роки тому +85

    WllHi waa heesta kalye igu socota inta ila midka ah Liketa dhac ku siiya ❤️❤️🥰🙏

  • @zakiali7585
    @zakiali7585 3 роки тому +26

    Hadii aadan xasid ahayn ck liketa isaar waxan ahayn dawade ck walina ilama hadlin i garisiiya fadlan

  • @abdalehasan4046
    @abdalehasan4046 3 роки тому +47

    Waxad moda in ay aniga igu sabsantahy qisadan inta sidayda oo kale ay tabanyso heeatan caw is mojie😔

  • @suusuuseytuni2383
    @suusuuseytuni2383 3 роки тому +49

    Hees murugteda la socoto wlh xanuun wayo qofti ku dhacday anaba xanun daremay tlh😧😪😪

  • @bocoreey1029
    @bocoreey1029 3 роки тому +28

    Ck waan kaxumahay anigoo sawir kulagalin baa nagatagtay calaf ma eheen niyada kaa jeclahay my brother keep going

    • @Kingceyda.4
      @Kingceyda.4 3 роки тому +2

      IILLAHAY DARTIS SUBSCRIBE IGUSAR LINKAN WALAL MCN ua-cam.com/video/K9Jf61E8URo/v-deo.html

    • @ginihassan1660
      @ginihassan1660 3 роки тому

      Haaa wlhi

  • @hamzemohamett2987
    @hamzemohamett2987 3 роки тому +96

    Another level. King ck is came back we miss his reaction

    • @Kingceyda.4
      @Kingceyda.4 3 роки тому +2

      IILLAHAY DARTIS SUBSCRIBE IGUSAR LINKAN WALAL MCN ua-cam.com/video/K9Jf61E8URo/v-deo.html

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 роки тому +2

      Hamze ua-cam.com/video/shsau32wcMA/v-deo.html

  • @salmaankuluu813
    @salmaankuluu813 3 роки тому +29

    Hees taan dhawaan qisadeeda aniga ayeey igu dhici rabtaa runtii
    Qof kii coman tigeyga arkay like yu ila dhaafin

    • @shaaficifaysal5530
      @shaaficifaysal5530 3 роки тому +2

      Muxuu kuu taraa like hadii naag lagaa guursanaayo🤔🤔

    • @rayanmohmed5366
      @rayanmohmed5366 3 роки тому +1

      @@shaaficifaysal5530 waydiii pl🙂😂

  • @diyaarsheofficial5654
    @diyaarsheofficial5654 3 роки тому +24

    Nio mntu like isaara wligy like ma arkine😪

  • @xamseaxmed5710
    @xamseaxmed5710 3 роки тому +75

    Ck pro ma wakhti ayad sLand kusoo nolayd kalmado fara bdn ayad ka garanasa wand lahjad fahmasaaye

    • @Kingceyda.4
      @Kingceyda.4 3 роки тому +1

      IILLAHAY DARTIS SUBSCRIBE IGUSAR LINKAN WALAL MCN ua-cam.com/video/K9Jf61E8URo/v-deo.html

    • @apdiaziizjama2601
      @apdiaziizjama2601 3 роки тому +2

      Haa 3 sano ayuu soo joogay

  • @user-he3hk3sb5v
    @user-he3hk3sb5v 3 роки тому +27

    Really we Miss you Pro Intad maqnayd Heesba ma Dawan😂

  • @Theliondessert5
    @Theliondessert5 3 роки тому +20

    Meeshu waa buroco caasimadda labaad ee somaliland qisadu qayb labaad bay leedahay oo inantaa la soo furin bisha soo socotay soo bixin idam alle ,

  • @anazabdirazak5662
    @anazabdirazak5662 3 роки тому +44

    hit reaction wan sugayy legend 🚀💖

    • @kingcabdinho1channel612
      @kingcabdinho1channel612 3 роки тому

      isoo booqo plz subscribes isaar

    • @Kingceyda.4
      @Kingceyda.4 3 роки тому

      IILLAHAY DARTIS SUBSCRIBE IGUSAR LINKAN WALAL MCN ua-cam.com/video/K9Jf61E8URo/v-deo.html

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 3 роки тому

      Anaz ua-cam.com/video/shsau32wcMA/v-deo.html

  • @qaasimqalbi6747
    @qaasimqalbi6747 3 роки тому +6

    Wlhi si really ah aan ugu ilmeeyay this song wll king ck 😭😭😭😥😥😢😢🙏🙏🙏

  • @abdishakuradan6066
    @abdishakuradan6066 3 роки тому +10

    Best promoter in East Africa 🌍 one and only king CK 🙌 👏 ❤ we missed you brother welcome back 🙏 💙 ❤

  • @delhusni9171
    @delhusni9171 3 роки тому +8

    Waw the best bro amazing reaction and I think it's the first time am commenting on your video's performances 👍👍👍👍👍

  • @abdulqadirismailomar7307
    @abdulqadirismailomar7307 3 роки тому +35

    Heesta cusub marwaan waa iga codsi
    Inta igu raacsan like saara

  • @abshirinhoofficial6065
    @abshirinhoofficial6065 3 роки тому +27

    Waa marki igu horeysay ee an comment so qoro talow meeqa like heli donaa

  • @nuunkanuunk9300
    @nuunkanuunk9300 3 роки тому +129

    Waligey 5 like masarin like iisara qofkii ugu horeyay ee comtiga sooqoro ahy

    • @vilahofficial
      @vilahofficial 3 роки тому

      SUBSCRIBE ISAAR WALL QALI MANTA

    • @indhadeeqa8594
      @indhadeeqa8594 3 роки тому +1

      Shan kabadan xaaa usiineysiin marka 5leee rabay wiilkE😂

  • @juusto.cadeeymohamed6308
    @juusto.cadeeymohamed6308 3 роки тому +8

    heesta waxaa dareemikaro qofjaceel soomaray runtii waaku taabaneeysaa yaa iladareemay👌👍🙏♥️😭✅🥰

  • @Abdalla1
    @Abdalla1 3 роки тому +16

    King ck best reactions of UA-camrs SOMAALIYED 💯💯💯❤💯❤

  • @amiiratiitaofficial6054
    @amiiratiitaofficial6054 3 роки тому +50

    king ck zxp markad Hargies Timaadid waqal Hees iga duub dHeH😅

    • @Kingceyda.4
      @Kingceyda.4 3 роки тому +1

      IILLAHAY DARTIS SUBSCRIBE IGUSAR LINKAN WALAL MCN ua-cam.com/video/K9Jf61E8URo/v-deo.html

    • @samsamabdi2176
      @samsamabdi2176 3 роки тому +2

      Lo

  • @kingbuuleofficial5654
    @kingbuuleofficial5654 3 роки тому +12

    The legend ck wnkuwataa brotherkey
    Pin iguqabo 💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏

  • @nimcokayseoontira7614
    @nimcokayseoontira7614 3 роки тому +2

    Kiliga zhaaha wuu kaa godhay wlhi wan nidhaahna ayaa ku baray ck 😅😅

  • @adnanmodelofficial8242
    @adnanmodelofficial8242 3 роки тому +22

    Sxbkay keep going🥰

  • @zakosmoneymaker1793
    @zakosmoneymaker1793 3 роки тому +6

    Adeero ninba talentigisa ha donto , This is game is for CK 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @yacquubisinka2345
    @yacquubisinka2345 3 роки тому +13

    Poqorka reaction king ck we are ck family

  • @Ahmed_bullaale
    @Ahmed_bullaale 3 роки тому +12

    Your'e the only UA-camr who is my role model doesn't mean i only watch you watch many but they are not the same as you they use UA-cam to make money only but you here because you need to show us or motivate us that you can be here in and do your own things i wish to meet you or contact you my brother #KingCk☑

  • @azenzioofficial2589
    @azenzioofficial2589 3 роки тому +17

    Waa HarGEiza cadaY BrO 😍💉💊👏

    • @afendibrochannel9944
      @afendibrochannel9944 3 роки тому

      Maahaee uu fiirso waa BURCO gobalka raga zxb

    • @abdiaziizmohamed5116
      @abdiaziizmohamed5116 3 роки тому

      Burco iyo hargaysaba way ku jiraan zahipayal muuqaalka kii labadaba arkay uunba kala garanaya

  • @mariaabdimaria3577
    @mariaabdimaria3577 3 роки тому +8

    Inte dhimatey shalay alle ha u naxariisto dhamaantoda ehelad ka baxeen samir alle subxana watacal ha ka siyo inte ku dhawacante alle ha u boga dhayo wadankena alle nawad ha noga dhigo ameen yaa rabi we love Somalia Maxahamed ana walashe ama hooyadina ah channelkega so boqo thank you oll of you

  • @naymaabdirashid
    @naymaabdirashid 3 роки тому +18

    Best reaction somali youtuber king ck my walalkay iga yar horo usocoo🤴😍

  • @cabdikariindhagayare1178
    @cabdikariindhagayare1178 3 роки тому +15

    Legend king Ck waan sugaayey Reaction kaan Waa Burco Meeshu lagu duubay heestan waa Burco walhy Saba Too ah Haragysa Tigta ama Bajaaj ma Ka shaqayso

    • @moham3tzhooqih49
      @moham3tzhooqih49 3 роки тому +1

      𝙽𝚒𝚘 𝚚𝚊𝚢𝚙 𝚢𝚊𝚛 𝚘𝚘 𝚔𝚊𝚕𝚒𝚢𝚊 𝚊𝚢𝚊 𝚕𝚊𝚐𝚞 𝚍𝚞𝚞𝚋𝚊𝚢 𝚗𝚊𝚐𝚊𝚍𝚊 𝚍𝚎𝚑

    • @cabdikariindhagayare1178
      @cabdikariindhagayare1178 3 роки тому +5

      @@moham3tzhooqih49 Walahy Bro Horta Aniga Burco Imika Ma Joogo oo Waxaan joogaa Austria ostari lkn Fanaanku waa reer Burco Haragysa Ma Ahan Anaa Taa Ku idhi Bro Ma heesbaa labo magaalo Lagu kala Dubaa Intaana Qalad Ha ii Fahmin Ok

    • @abdifataxanshax141
      @abdifataxanshax141 3 роки тому +1

      @@cabdikariindhagayare1178 zhp waa reer burco lknse hargaysa laguduupay

    • @moham3tzhooqih49
      @moham3tzhooqih49 3 роки тому +1

      @@cabdikariindhagayare1178 𝚣𝚑𝙿 𝙺𝚑𝚊𝚕𝚊𝚍 𝚖𝚊 𝚓𝚒𝚛𝚘 𝚕𝚔𝚗 𝚣𝚑𝚘𝚝𝚒𝚗 𝚋𝚊 𝚓𝚒𝚛𝚊 𝚍𝚑𝚘𝚠𝚛 𝚖𝚎𝚎𝚕 𝚋𝚊 𝚕𝚊𝚐𝚞 𝚍𝚞𝚞𝚋𝚊 𝚍𝚑𝚘𝚠𝚛 𝚡𝚊𝚏𝚊𝚍𝚘𝚍 𝚠𝚊 𝚕𝚊𝚐𝚞 𝚍𝚞𝚞𝚋𝚢 𝚕𝚔𝚗 𝚣𝚑𝚘𝚞𝚝𝚒𝚗𝚔𝚊 𝚚𝚊𝚢𝚙𝚝𝚊 𝚝𝚒𝚐𝚝𝚊 𝚋𝚞𝚛𝚌𝚘 𝚠𝚎𝚢𝚎 𝚝𝚊𝚣𝚒 𝚣𝚊𝚋𝚊𝚋𝚝𝚘 𝚊𝙷 𝚑𝚊𝚝𝚐𝚢𝚣𝚊 𝚝𝚒𝚐 𝚔𝚊𝚖𝚊 𝚉𝚑𝚊𝚚𝚎𝚢𝙾

    • @cabdikariindhagayare1178
      @cabdikariindhagayare1178 3 роки тому +1

      @@abdifataxanshax141 Ha lagu duubo lkn Marka Uu Ck leeyahy Ay ay Qurux weeye Intaasi Waa Burco Oo Waad argtaa Inay Magaalo yartay xitaa Dee burco Sidaas uma Sii Qurux badan ee Cameradana badhbaa Lagu daray Calorka

  • @shalveyofficial164
    @shalveyofficial164 3 роки тому +7

    Best reaction King CK

  • @royalabro809
    @royalabro809 3 роки тому +3

    Ck sidaad reactinonka heesta uga bixisay waa another level
    Keep going bro

  • @btsforever3415
    @btsforever3415 3 роки тому +9

    Somaliland Nambarkad la Haday uu xidhan yahay iyo Lacag ku shubo inta maalin walba ila maqasha LiKe

  • @somaliofficial4240
    @somaliofficial4240 3 роки тому +1

    Ck Lahjadaha waad fahmaysaa si fiican brother.Hor usoco kanaalkaga waa number one youth platform.💙❤

  • @farduusabdiomar7698
    @farduusabdiomar7698 3 роки тому +4

    Ck boqortooyo socota maansha allaah wnk racaystaa reaction kaaga maraa waaxid l from hargaysa one love king ck

  • @ibrah8307
    @ibrah8307 3 роки тому +11

    9:44“Ninkalaa gudoonsadayo gil gishoo (luxay/luxday) oo mudhihii cunay”*

  • @bigbuuleofficial7640
    @bigbuuleofficial7640 3 роки тому +10

    King of reaction +command wnkuwataa brotherkey keep going

    • @Kingceyda.4
      @Kingceyda.4 3 роки тому

      IILLAHAY DARTIS SUBSCRIBE IGUSAR LINKAN WALAL MCN ua-cam.com/video/K9Jf61E8URo/v-deo.html

  • @puresomalilander3248
    @puresomalilander3248 3 роки тому +12

    Heestan iyo tii cali saki jacaylkaygii horayy way isku so egyihiin😋🤔

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 3 роки тому +5

    Reactionkagii wlhi waa looo xiisay Cid kaaa reaction fiican ma hyno bro
    somalida kale waan iska dawanaa uun wlhi from Casimada Somaliland Hargeisa

  • @maankacabdifanax7029
    @maankacabdifanax7029 3 роки тому +2

    Wwww
    King ck wa qofka kaliya
    Ee naga ciil bixiya
    ajanibta🥰🥰🥰
    Ck family ismujiya❣❣❣❣🌼🌻

  • @haniali8718
    @haniali8718 3 роки тому +4

    Heestan wa True history yaado la fuuray aya so socota be continue weyan heestan

  • @hodomahamed3766
    @hodomahamed3766 3 роки тому +5

    Ck reactionka gu tob walhi hore usoco wll from hargysa ✌💚

  • @maanoh_qoslayeh
    @maanoh_qoslayeh 3 роки тому +6

    King ck best somali youtube keep going wllkei❤️😊

    • @Kingceyda.4
      @Kingceyda.4 3 роки тому +1

      IILLAHAY DARTIS SUBSCRIBE IGUSAR LINKAN WALAL MCN ua-cam.com/video/K9Jf61E8URo/v-deo.html

  • @shakuuracabdalla3124
    @shakuuracabdalla3124 3 роки тому +6

    Wlhi heestan markn dhgstay wan iska ooyay xasuuso bdan o anigygan isoo maray ixasusinysa 😢😢😢

  • @tffhulk7725
    @tffhulk7725 3 роки тому +9

    King of reaction 👑👑👑🦁🦁🦁

  • @abdirahmanhassan3139
    @abdirahmanhassan3139 3 роки тому +7

    Hargeisa city of legends my home.

  • @zuhailahani6126
    @zuhailahani6126 3 роки тому +3

    Video Sidaan usugayey daqiiqad kasta waan eegayey CK hore usoco oo hasoo laaban

  • @shakirfilmsvlogs6261
    @shakirfilmsvlogs6261 3 роки тому +4

    Heestan wxey leedahy part 2 gabartaas oo nin kla karacday waa lasofuraa Heesta part 2 weysosocotaa ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @husseinnunow3116
    @husseinnunow3116 3 роки тому +6

    Much respect from Canada CK

  • @xiiscade350
    @xiiscade350 3 роки тому +2

    King ck ninkaan waa fanaan rer burco ah heeso badan uu qaday
    Lkncome back u sameyay viva magacaga hajiro ck wan qatey heestan💕💕🎤🎤🎤

  • @mulkimohamedahmed6427
    @mulkimohamedahmed6427 3 роки тому +6

    King ck wllhi kal iyo laab kugu xiisyny wxn ka xumahy adigo xamar imaady anigana aanan ku arag😢

  • @abdisalamismael9541
    @abdisalamismael9541 3 роки тому +5

    Wlhi hees iyo murti laguma gaadho reer Somaliland 😂❤️

  • @amiiraabdulahi6055
    @amiiraabdulahi6055 3 роки тому +4

    Nin aan uxiisay c.k keep going wllkey mcn

  • @dholayare1525
    @dholayare1525 3 роки тому +12

    MUZTAFE DOLLAR WUU KU FARAYARAYSTAY HEESTAN WLLHI

  • @nasraahmed6718
    @nasraahmed6718 3 роки тому +9

    Heesta madernty Ck adon kugu dhicin qisdan like saar🥺

  • @awnourtech769
    @awnourtech769 3 роки тому +2

    Positive reactions in muqal reactions laga bixyo maha wax la barto ee hibo king Reactions king CK we love ck family 🥰🥰

  • @mahdikhaleeji
    @mahdikhaleeji 3 роки тому +4

    Inta Ila Aragtay Inuu CK Qiiroooday Liketa Dhac Iigu Siii👍🏽

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 3 роки тому +1

    Talo ck wll markad reaction bixineyso shaashada adiga uweyney videoga aad reactionka kabixineysid si aan sifiican ugu aragno waxa jira dad indhaha aan jag ka,ahayn thnks bro

  • @zulthanguleit2307
    @zulthanguleit2307 3 роки тому +5

    Ck king of reaction

  • @amaalaxmed1792
    @amaalaxmed1792 3 роки тому +1

    Ck wilkena wilka ugushidan somalida allh kadhowro indhaha bani adamka

  • @cimraancade6661
    @cimraancade6661 3 роки тому +4

    King of reaction ck i miss you legend

  • @Fogaan_Aragmedia
    @Fogaan_Aragmedia 3 роки тому +3

    Hebla waala soo furay AA
    Carmal fiican weeyan AA
    Fariin iyo dhambal udir AA
    Ka faaidayso jaaniska AA

  • @cabdicasiisabdulkadir111
    @cabdicasiisabdulkadir111 3 роки тому +5

    Run ahantii waxa tahay qof jacel dadkiisa mar walba daneeya waxa rabaa tana waxa Aad ugu ledahay tagero farabadan

  • @ahmedmohamad1220
    @ahmedmohamad1220 3 роки тому +4

    Fanlagaayasha ayaad ku jirta ck yow
    Inta igu raacsan waliba kasoo jeeda deegaanka somali galbeed iyo waqooyiga like ta waa xagiina

  • @mananhaji8129
    @mananhaji8129 3 роки тому +6

    ma Ila aragteen manta inuu ck gabadha barafun uso qadan 😅😅

  • @hamzemarcoz1327
    @hamzemarcoz1327 3 роки тому +2

    Legend Ck nin La TabaY from Hargeiza🌍👑

  • @maandeeqali6523
    @maandeeqali6523 3 роки тому +6

    Wlhi wan arkau qisadan ayaado kala igu dhacday xaanuun wlhi😭😭😭

  • @nuurabdirahmanjelle474
    @nuurabdirahmanjelle474 3 роки тому +3

    Ck is back ku nax ama is dhaaf 💪💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤👌👌🙏🙏🙏🙏

  • @mohamedmoalinisack8473
    @mohamedmoalinisack8473 3 роки тому +4

    Boqorka reactionka is back ck welcon with open handis ok

  • @cabdiwaxidmaxamed2653
    @cabdiwaxidmaxamed2653 3 роки тому +1

    Wiilka Garama cad waa indho jaceyl 😇😇😇

  • @luulaadan1164
    @luulaadan1164 3 роки тому +3

    Ck_somalia inuu Ku soo cadaade inta Ila aragte like🇸🇴👍

  • @dacwatabliiqmedia
    @dacwatabliiqmedia 3 роки тому

    Dad walaaleheena Ayaa dhinteeen Waxaa inoo tahay wacdi beri annagana waadhimaneena CK macaasida iyo xumaanta faafinteeda allah kaaso hanuuniyo Shaqo kale oo ka wangsan allah kuu sahlo Intaa dambaajisayna allah kaa caafiyo

  • @anababas3293
    @anababas3293 3 роки тому +3

    2009 qisadan cml igu dhacday wiil doris eheen oo jeclaa mana ushegan karin markaas ayaa ledhahay hebel cawa guursanaayo markaa arkay asoo faraxsan naagtiisa gacanta kuhesto walh xanuun dareemay qofkii qofkii jeclaa laga guursaday dareemikara

  • @sheeylong9946
    @sheeylong9946 3 роки тому +1

    Hargeysaaaaaa
    Xaramki Barbarta
    Love from kenya🥰😇

  • @abdiqanijalaato250
    @abdiqanijalaato250 3 роки тому +4

    Best reaction ck lkn heesta laxankeda waxa laga copyright Gareeyy heeska Saif Ali Khan ee La dhaho Hey shona

  • @suhayblyrics3829
    @suhayblyrics3829 3 роки тому

    CK zxb from togdheer markaad leedahay galbistay Mahee waa gilgishay micnaheeduna waxa weeye tusaale marka geedka laruxo midhaha kadaatana cunaya
    Legend waankaa helay saad inteeda kale ufahantay CK mala waa Kula kulmi

  • @barbariyechannel7812
    @barbariyechannel7812 3 роки тому +4

    Ck reactionkaga waan u xiisney

  • @hamzekeo
    @hamzekeo 3 роки тому +2

    inta ila aragtey King ck Inuu Heesta ku dhagan yaheY__🙋‍♂️🌍💯Jag baad ku TaheY__Pro__🌍💓

  • @yasminchannel6716
    @yasminchannel6716 3 роки тому +4

    jibsi ayuu samaynayaa wllo lkn hargaysa markad timado ayad arkii donta habeenkiiba wadoyinka xafada lagu sameya

  • @abdiali4171
    @abdiali4171 3 роки тому +1

    Ck i agree wid u in uu chorus kadhigto e eheed qeebta gaas iyo kibriid kushidaa

  • @qarwaye6262
    @qarwaye6262 3 роки тому +6

    wxa LaYaapanhY dadka quraNka ku raadinaYaN Like Ta iLLahaY miYadaN ka paqeYniN ... ma iLa qaPTaN ra'Yigaaas✌️

    • @habicabdi3130
      @habicabdi3130 3 роки тому +2

      Haa irsaaqad allah ha waydiistan

    • @mohamedQayaad
      @mohamedQayaad 3 роки тому +1

      @@habicabdi3130 please subscribe 🙏

    • @habicabdi3130
      @habicabdi3130 3 роки тому

      @@mohamedQayaad allha irsaaqad waasaca haku siiyo wll😭

    • @qarwaye6262
      @qarwaye6262 3 роки тому

      @@habicabdi3130 Aad & aad🙌🏻

  • @ahlaamqueen2687
    @ahlaamqueen2687 3 роки тому +1

    Heesta ano so dawaday aya marka Reaction ka ka bixinasid dareen gooni ah igu sii dhalisa wlhi keep going ck

  • @sirtaxogaha8600
    @sirtaxogaha8600 3 роки тому +4

    ck 😁😁😁😁😁

  • @axlaambintuabdirahmn3513
    @axlaambintuabdirahmn3513 3 роки тому +2

    King ck reactions waan jecllahy alleh haku dhawro wllo🤗