Meesha Somaliya ladhaho waxa Ku raaxaysta umada intii ugu xumaayd ha ubaadnadaan Hawiye iyo Daarod. Konfur dadka Ku nool Hawiye iyo in yar Oo Daarod mahane dadka inta kale WA adoomo TOOS lo adoonsado. Isaaq waxa laga Raba in aay dadka ugurmadaan oo gojacade laga baxo Oo Hartiga la heshiiyo .kadibna Dadka konfurta Lagu adoonsado laga badbaadiyo dulmiga Hawiye iyo fasaadkooda
Horto qalad waa dhici karaa lkn sida aduunyada kale bangiyadooda u shaqryan sidee ku suurta gashsy in ay dadka customer ka ah maqlan miyanan meshuu laheyn xafiisyo gaar ah oo arimaha lagu soo xaliyo inta aan customerka lala hor imaanin
Wax xil umadeed loo hamiyo qofkii diintisa u baqayo maahan lkn mar hadaan tala ugu sareyso qaban lahaa wlh inaan xireen hal mid oo bangi dhacay ama xoolaha dadweynaha xadayo wlh blh tlh dal jirka dahsoon baan saari laha gacan iyo lug is dhaafa intaan ka jaro dawoo la aan dhaqtar la aan biyo biyo isago leh naftunhaka dhacdee kii qabyaalad ugu dooda kaasan xabad ku dili lahaa waa gafane dhiiga masaakiinta tubo surtay oo dhuuqaya cadawgana noo loogaya
Gudoomiyaha iyo ku xigeenku way is Ogaayeen Qasnajiga waayo Isla maalintaa ayaa laysku jebin lahaa, siduu u shaqaynkaraa 12 beri ayaad sheegtaye one day ma shaqeeyeen.
Somali iyo tuugnimo Maxa kala haysta. Tuugnimadii ayaa kayaaban somali oo leh war dad Islam ah ayaad tihiine maad iska kay daysaan. Tuugnimo sharciyaysan Amxaradu tuugtaa ayaa tuugay qabtaan yiraa ante leebaaa kkkkkk
Sooamaali dadka xilka loo dhiibo waa dad wada tuuga ah mana la jaclo kuwa daacada ah war ilaah baan kuuga dhaarshay ninkaan maxay tahay sababta looga hanjabaayo kali maxaad runta u sheegtay waaya
ADEER MAAD MADAXWEYNE U FAA'IIDAYN ISAGAA BERIGAABA KA DAMBEEYAYE WAAR XASAN SHEEKH MARWALBA MEELAHA HANTIDA QARANKU TAALO ISAGAA GAYSTA TUUGADA WAANA TAN HAATAN LAGU WAREERSAN YAHAY EARLY, BERIGAANA DOORASHADA AYAA SOO DHAWAYD OO QASNADAHA AYAA LASII FAARUQINAAYEY, DAWLADII FARMAAJO WAATAY LAWAREEGTAY IYADOO DAWLADA LAGU LEEYAHAY 5,000,000 FIVE MILIONS DAYN AH.
Nacasow hadii ey doorashada soo dhaweyd sow farmaajo ma joogin maxaa u eedeneysaa xasan sheekh. Mise ma arkin beele wasiirkii maaliyada oo dhahayo sagxada ayan joognaa,farmaajo iyo group kiiska ayaa faarujiyay bangiga maxaa beenta u sheegeysaa 😮😮😮😮 2018kii sow ma eheyn 21 million oo laga baxay bangiga sow farmaajo sow ma joogin wixii markaas la baxay sow mahan waxa hada la soo qabanaayo tuug waaxid farmaajo ayaa difaaceysaa miyaa.!!! 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Maraxow farmajo iyo wixii la shaqeyn jiray baa xaday lacagta wasiir Beele ayaana cadeeyay ee indha adeega aad ku taageereyso farmaajo ayan la yaabanahay mise waa adeerkaada
Being a whistleblower in Somalia 🇸🇴 is dangerous. May Allah protect this guy and his family.
Dawladii xiligaasi waa ta hada wadanka maamusha walaahay Somalia Alloow maqan
Waa nin caqli badan Ma Sha Allah.
GUDOOMIYE Bashiir Ciise hala xiro 👮♂️ ⚖
Umma somaliyed oo dhan xasan ayay u haystaan xoolaahas iyo kuwa ay hada boobayaaan😢😢
Wa niin caqli badan... May Allah protect him
Waxan dawlad mahan maxad igu hyseen farmajo hadhoco 🤔
2016 yaa joogeyna Horta ?
Dilaa buu ahaa Cid uu dhaafay ma jirin.
Isaga iyo asxaabtiisii. Kolley iyaga dil ayey sugayaan. Inshallah
Still qaybti 2aaad baaan sugayna Iyo tan Sadexaaad Meeshan xog badan baa Ku jirta 🤟🏻✅
Italiano mafiyo in Somalia 🇸🇴 maanta😮
Or worse brother
Subxaanallah ceebeey tacaal soomaaliya waxba kama soo soccer ilaahoow masaakiinta u gargaar
Xasan corruption
Soomalia Allah ayaa u maqan, Allah waxaan ka bareyay kuwaas hantidayada dhacaya inuu calaamad Allah ka muujiyo ameen.
It’s hear breaking Somalia is a resource filled country , when will proper institutions without corruption be created
Dhicida bangiyada dhexe waa wax intabadan dhaca oo qofka dhaqaalaha barta wuu ogyahay oo majiro bangi dhexe oo caalamkaa ee dhacdooyinkaan ookale eysan kadhicin kumana xirna dalweyn ama midyar lkn talaabooyinka laga qaado ayaa kala adag. RABBI ha badbaadiyo hantida umada soomaaliyeed
¹
Gudoomiye Bashiir Ciise in arintan wax ka qabto bay ahayd laakiin isagaaba noqday Tuug la og dhicida hantida dadwaynaha
Subxanalaah somali dadka baaa madax ka ah tuug naagtaaa... nin miskin baa la xirey taasa iga xanaajisey
Caku ciil badanaa , maalin waliba wxn lumineynaa dad sida qoslaye okle ah , Allah ha inoo keeno kuwo sidhab ah Alle kacabsi iyo xaq iyo xilkana dhowra.
Waligeed taas somalia kamadhaceyso
SOMALI CIDKALE MAAHA EE WAA LABADIINA HALKAN KA CALAACALAYA BALSE AAN TALAABO QAADI KARAYN IYO ANIGA OO IDINKA IDIN SII CANAANANAYA🤣
Adeerkaa farmaajo waaye waxa umada hantidooda ku bixiyay cbb. Maraxow waaba sii hadleysaa miyaa cbb ayuu mushaar u qoray haye yaa sameeyay midaas sow adeerkaa farmaajo sow mahan maraxow waaba sii indha adag tahay miyaa. Kuwa hada la xir xiray iyo kuwii fakaday lacagaha lagu heysto sow mahan hantidii ey qaateen 2018. Ninkaadan weyn ee bilaa caqliga ah Indha adeega meesha kala tag. Adeerkaa farmaajo iyo group kiisa hal hal baa loo so xiraayaa waxba ha munaafaqadeynin 😮
Wiilkan Soomaaliyeed waa wadani. Wadanigu qabiil kasta waa ku jiraa. Tuugguna qabiil kastana waa ku jiraa. Wiilkan ha la badbaadiyo Soomaaliyeey haddii dawlad rabno ino hirgasha.
Meesha Somaliya ladhaho waxa Ku raaxaysta umada intii ugu xumaayd ha ubaadnadaan Hawiye iyo Daarod. Konfur dadka Ku nool Hawiye iyo in yar Oo Daarod mahane dadka inta kale WA adoomo TOOS lo adoonsado. Isaaq waxa laga Raba in aay dadka ugurmadaan oo gojacade laga baxo Oo Hartiga la heshiiyo .kadibna Dadka konfurta Lagu adoonsado laga badbaadiyo dulmiga Hawiye iyo fasaadkooda
war bahashu qaabil ma'ahan lknse dad tira yar(siyasiyiin ah) baa magac qabiil umada ku dhacaysa waa in hal meel looga soo wada jeedsada.
Riya ku jirta adiga iyo qawilkagaba isa soo raca ee kalay hawiye far kuso fiiqa warya qawil ayaa kugu dhax nole yawaye dadka lagumesto yase gumesta ii sheg doqonomadada hadeyba intas mareyso wlh doqon ayad tahay qawil waxba ku tari mayo inaad iska sarto isku day qawil waa qurun adigana qurun ayad tahay adiga cml ayaa dowlada iyo bulshada xumeynaya
Farmajo waa mareexaan maxaa ka dambeey 🤣🤣🤣🤣
Lacagtii dowlada ma aragtay may adi ma aragtay 😂
Tuug tuugiisa ayuu ahaa.
Xiligaa xasan sheikh jgy farmaaja maxaa ka rabtaa reer musuqow
@@MohamedBarrrow-mh5ggwaa xilligii xasan sheekh jaahilow
Kkkkkkk
Dollars⚠️🇸🇴📶📳📴💲💲💲💲💲
Waa qof dadkiisa io dalkiisa daacad u ah lkn ma dhamaystirna taariikhdu
Aaqiro baa sugaysa iyo xisaab Allah swt hortiisa. Caruurtoodana sun buu siiyay xaaraan ah.
Horto qalad waa dhici karaa lkn sida aduunyada kale bangiyadooda u shaqryan sidee ku suurta gashsy in ay dadka customer ka ah maqlan miyanan meshuu laheyn xafiisyo gaar ah oo arimaha lagu soo xaliyo inta aan customerka lala hor imaanin
Xogta dhammaystira
Full information
Asc war marka hore qofka aad waraysanayso dheh Kusoo dhawow warbaahinta......... Abdulaahi waa kuma daawadayaasha u sharax
Bal naag taas iyo kuwa lashaqaysanaayoo ayaa Muslim isku sheegaysa?
CID siday Ubaadhi Kartaa bank ama money Coreption hanti Dhawrkii Guud muuna jirin how that can possible
Where's part 2
Somalia mafiyada filmanta aan ka daawan jiray ayaa ka socoto wllhi cid noo maqan oo alle aheen majirto
Oo bankiga dhexe camera maleh miya, iyo alarm.
Meshu mel caadi ah maha
Parts 2 soo daa wll
2017 farmaaja joogay😊
Been hasheegin 2016 bisha sideedaad 17keeda.
Wax hubso marka hore
Farmaajo sanadkii ka danbeeyay ayaa ladoortay
Farmaajo January ayuu xilka lago wareej
@@HassanAhmed-og3yc feb 8 ayuu Madaxweyne noqday...
Somaliyey wa hoognay ninkasto masuuliyad io damiir ku jiro ma hortena aya lagu jiidayaa
Waa kow waa sheeko cajiib ah ma is tiri #macalinenglish
Qof daacad ah lama shaqeyn karo dadkaas Wadanka iyo Umadda Soomaaliyeed u tashaday, iney dhacaan.
Hawiye iyo Darood wadankaan hadaan laga qaban, wadan ma jiraayo. Waa dad ineey wax booban iyo wax dumiyaan mooye wax kale aan aqoon
Soomaaliya waa wadan ubaahan in loo ilaaliyo Cadaaladda iyo dhaqaalaha bas.
Doolarka meenta ah waxaa Lagu sameeyaan suuqa Bakaaraha.
Soomaali qof daacad ah wuu ku dulmanyahay
August 17 2016 - Xassan sheikh ayaa joogay. Farmaajo wuxuu yimid February 16 2017
Mum Ilaahay haku xafido Aduun iyo Aakhiraba waxaad tahay wiil yar oo geesiya ah waxaanad tahay ilama Xalaal waalid Fiican ayaa ku dhalay. Siyaad waxas ayuu dalka ka ilaalinay waa Wada Tuug Ilaahay ilaw san waxaan odhan karnaa waa muslim waa maya.
Ninkan wuxu shegaayo hadey run tahy wlhi arina ku dhacday
Cajiib bal sodaa nurow lkn waxan kaheley adigaa kamasula wixii kayi mada halkaa wad is barax dey shaq siyan mahad sanid
😂😂😂😂😂 Full information oo cad
Qeeb miyuu lee yahay wareeysigaan goormeesa soo deyneysaan
Least tears audition
Adeer Sidee laguu Abaal marin iyagaad Torch kuhaysaaye.
😂😂😂
Qoslaayo Cidna umanaxayo Waayo Waa Dulsaar Ciil Kuloray, Waana lagaranayaa Marka Haddii Dadka Aysan Iskaqaban Ayagey udaranyahay, Waxa uu Lashaqeystaa Kuwa Mafiya ah . Qoslaayo Asal Ma-ahan!
Adi kuwa tuugada uu sheegayo miyaa walaalo thn😂
Adeerkaa farmaajo lacagtii uu musuq maasuqay baa laga hadlayaa indha adeega waxaa u tahay cbb. Tuug aan farmaajo eheyn iyo fahad miyaa jira. Xiliga laga hadlaayo waa xiligii farmaajo maxaa ku hadli doontaa marka jaahil yahow 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
17 August 2016 soo ogow cida xukunka jgty taariikhda iyada ayaa ku baraysa cashirka oogu fcn.
Ma dowlad ba mise wa mafiyo bangiyada dhacda
Ninkan odayga ah aqoon baa ka muuqata ee qaybta 2aad IGA sii daa
Arrintas waa Qaran duumin weyn.. waa arrin addunka ka ah dambiyadda cumri xadheg ah ama life sentence .
Yaa huba wuxuu sheegaayo in ay run tahay iyo in kale
😁😂😁 meelbalbe taala sheekadaan jaahilow
niyahow waxba ma waraysanayside hana daalin, suaalihii ugu muhiimsanaa ayaadanba waydiinayn.
Xassan sh habenkii la doortay 2 maalin baa naxdin la jiiftay wlh
2016 yaa madaxweyne ka ahaa waddanka???
Xassan sheekh
Hassan Sheikh Mohamud ayaa ka ahaa... Farmaajo waxaa la doortay 8 February 2017
Adeerkaa farmaajo lacagta uu musuq maasuqay sow mahan mida maanta loo soo xir xiraayo masuuliyiintii kuwana waa fakadeen kuwana waa la haayaa adeerkaa farmaajo iyo group kiiska waa la soo wada xir xiraayaa idinka cbb ayaad tihiin 😂😂😂😂😂😂
@@kalatuuraaye.7106xasan ba madaxweyna ahaa
Gurguurte
Sxb ilaahaybaa kubadbaadiyay kuna badbaadindoona, lkn waad isbiimaysay, meeshaas hororbaa jooga ee isubadnow, mise laandhere ayaadtahayoo cidlagabaqaad kadhalatay
Qaybta labaad sodaa sxbow no soodhaqso
Wax xil umadeed loo hamiyo qofkii diintisa u baqayo maahan lkn mar hadaan tala ugu sareyso qaban lahaa wlh inaan xireen hal mid oo bangi dhacay ama xoolaha dadweynaha xadayo wlh blh tlh dal jirka dahsoon baan saari laha gacan iyo lug is dhaafa intaan ka jaro dawoo la aan dhaqtar la aan biyo biyo isago leh naftunhaka dhacdee kii qabyaalad ugu dooda kaasan xabad ku dili lahaa waa gafane dhiiga masaakiinta tubo surtay oo dhuuqaya cadawgana noo loogaya
Lacagta dakada bosaso ka so warama tan xamar kaliya ma ahane wadanka o dhan
anba abaal marin layso diary lakiin man helin ila imka
Kan iyo talye raamole maxay isku yihiin😂
Wilku wuxuu ka hadlaya waxba kama fahmin qayanada meeshas ka socotaa badnideda Maryam maxay haysataa
Gudoomiyaha iyo ku xigeenku way is Ogaayeen Qasnajiga waayo Isla maalintaa ayaa laysku jebin lahaa, siduu u shaqaynkaraa 12 beri ayaad sheegtaye one day ma shaqeeyeen.
Waxaan sugidoonaa qeybta 2aad anigoo dhararayo ama sugi la,an
. Xitaa tuuga baxsaday, gudoonkii bangiga, Muudeey, xeer ilaaliyaha sawiradooda in baraha bulshada la keeno oo la ceebeeyo baa loo baahan yahay.
Gudoomiye kuxigeenka Maryan umada in laga qabto oo xabsi ladhigo subxaana laah
Qaybtii 2baad soo gudbiya.
Sidee lagu dahayaa nin fiyow oo muslim ah oo xaaraan cu naynin ayaa tahay!!
Waar way is ogaayeen Kan aad u tegteen iyo Qasnajigu.
Somali iyo tuugnimo Maxa kala haysta.
Tuugnimadii ayaa kayaaban somali oo leh war dad Islam ah ayaad tihiine maad iska kay daysaan.
Tuugnimo sharciyaysan
Amxaradu tuugtaa ayaa tuugay qabtaan yiraa ante leebaaa kkkkkk
Mar walba dadka sidan u fiican ayaan dhuminaa markaas ayaan keensanaa kuwo kale oo tuugo ah.
Waraysigan ma intaas ayaad kujoojiseen mise qayb labaad ayaad soo wadaa? SSTV waraysigan noo dhamaystira fadlan.
kan wariye maaha in loo waromo waa khasaare
Tuug weeyaan
Waa kee
Beenale mar hore maxad uu sheegii waday ma dawlad hassan ayaad waxa walba laa suugtan
Madaxweyne Hasan asaga Aya wadanka waqtigas madaxweyne ka aha farmaajo waxu imaday 2017 8th February 😅
Sooamaali dadka xilka loo dhiibo waa dad wada tuuga ah mana la jaclo kuwa daacada ah war ilaah baan kuuga dhaarshay ninkaan maxay tahay sababta looga hanjabaayo kali maxaad runta u sheegtay waaya
Hassan munaafaq awalba mooryaanimo mahane wax kale kama shaqeeyo.
Waxa laga hadlayo waa adeerkaa farmaajo lacagtii uu musuq maasuqay maxaa lasoo indha adag tahay adeerkaa farmaajo wuxuu sameeyay baa laga hadlayaa maxaa xasan sheekh meesha keenay 😮
@@kalatuuraaye.7106
Qisadaan waxay dhacday 2016.
Waxa madaxwayne ahaa Hassan Shiikh. Madaxwaynaha hada jooga.
Farmaajo wuxuu madaxwayne noqday 2017.
Saxiib cuqdad farmaajo aya kuhaysa. Isa soo sax.
@@saidhashi2856 adeer indha adeega igala kor tag waxa hada la maxkamadeenayo sow mahan wixii farmajo musuq maasuqay, anaa sheeko xasan sheekh oo aan waxba galabsanin la eedeenayaa, beele iyo farmaajo iyo fahad baa lacagtaas kumaqan iyo cbb-da. Xasan sheekh marka uu imaanayay doorashadii hada bankiga faaruq buu ahaa, mida kale farmajo isagoo faqiir ah ayuu madaxweyne nowday wuxuuna ka tagay isagoo hantidii umada qaatay asaga iyo fahad adeerkaa baa dhacay lacagtii hantida umada wana lasoo maxkamadenayaa. Mida kale fahad muxuu u cararay hadii uusan waxna isku ogeyn, cali yare cali muxuu u cararay iyo hebelkaa dheere wixii group ka farmajo ahaa iyo fahad wey wada carareen maxey u carareen ii sheeg? Xasan sheekh ayaa wax dhacay nin hawiya ah oo madaxweyne ah oo waligiis passport ajnabi ah aan qaadanin oo wadanka aan ka bixin ilaa dowladii siyaad bare ey dhaceysay oo hay,ado kasoo shaqeeyay oo nabadoon noqday oo jaamacad dhisay miyaa la soo shirtagtay ayaa wax dhacay waa caqliga cbb-da ee ijaafada ka daaya madaxweynaha. Sideedaba dadka qurbaha ka imaada oo wata passportyada ajnabiga ayaa wax dhaca marka ey hantida umada dhacaan oo xilkooda gabo gabo yahay wey ka cararaan wadanka. For example: ninka la dhoho Beele wuxuu daaro dhaa dheer ka dhistay boorame hadii aad ogtahay waa ok, fahadne wuxuu ka dhistay turkiga guryo, wax allaale wixi farmaajo iyo fahad la shaqeynaayay guryo ayey dhisteen mala socotaa mise waa soo indha adag tahay. Ninka daarood lacag ma dhoco haye caqligaas yaad ka gadeysaa mindhaa ninka hawiye ayaa wax dhaco haye yaa waxaas u sheegeysaa maraxow.! Kan la wareesanayo hadalkiisa waad aamintay haye. 50 million oo sucuudiga ugu deeqday somaliya waxaa lagu shubay bangi turkiga ku yaalo 2017 xitaa bangiga somaliya laguma shubin meeye lacagtas yaad waxaas u sheegeysaa, 21 million baa maqan meeye, 40 million ayaa maqan meeye, 80 million ayaa maqan meeye waxaas oo dhan waxey dhaceyn waagii farmaajo sow hanti umadeed sow mahan, Haa hadalkaada waxa weeye farmaajo iyo fahad waxba ma dhicin xasan sheekh ayaa wax dhacay caqliga daarood ahaa caqli xumadaas cbb-da lacagihii loo qoray oo farmaajo u qoray miyeysan eheyn hanti umadeed waraa isaga tag meesha nin waliba waa ninkiisa. Xasan sheekh waxba ka qaadi meysiin qabiil adag buu ka dhashtay calaacalka meelahas la aada.
ADEER MAAD MADAXWEYNE U FAA'IIDAYN ISAGAA BERIGAABA KA DAMBEEYAYE WAAR XASAN SHEEKH MARWALBA MEELAHA HANTIDA QARANKU TAALO ISAGAA GAYSTA TUUGADA WAANA TAN HAATAN LAGU WAREERSAN YAHAY EARLY, BERIGAANA DOORASHADA AYAA SOO DHAWAYD OO QASNADAHA AYAA LASII FAARUQINAAYEY, DAWLADII FARMAAJO WAATAY LAWAREEGTAY IYADOO DAWLADA LAGU LEEYAHAY 5,000,000 FIVE MILIONS DAYN AH.
Nacasow hadii ey doorashada soo dhaweyd sow farmaajo ma joogin maxaa u eedeneysaa xasan sheekh. Mise ma arkin beele wasiirkii maaliyada oo dhahayo sagxada ayan joognaa,farmaajo iyo group kiiska ayaa faarujiyay bangiga maxaa beenta u sheegeysaa 😮😮😮😮 2018kii sow ma eheyn 21 million oo laga baxay bangiga sow farmaajo sow ma joogin wixii markaas la baxay sow mahan waxa hada la soo qabanaayo tuug waaxid farmaajo ayaa difaaceysaa miyaa.!!! 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Maraxow farmajo iyo wixii la shaqeyn jiray baa xaday lacagta wasiir Beele ayaana cadeeyay ee indha adeega aad ku taageereyso farmaajo ayan la yaabanahay mise waa adeerkaada