Deg Deg: Banaanbaxyo Xoogan oo Muqdisho ka socda Shacabka oo iska diiday Lacago Baad..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

КОМЕНТАРІ • 70

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Місяць тому +7

    VIVA Daauus media❤

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan Місяць тому +2

    Bismilah dhalinyarada waxey rabaan haloosameeyo adinkana heyska burburinina nabadda yar oo aad heysataa ❤😂🎉😊

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 Місяць тому +5

    Madaale wadada buulaxubay hadactiro motaleyda waa ku dhibqabaan canshuurtana waa laga rabaa

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Місяць тому +2

    Allow. Dhibka kaqaad wiilasheena .

  • @warsamehwarsameh3732
    @warsamehwarsameh3732 Місяць тому

    Saxan shekh isaga bahan walahi

  • @ruqiyaalimohamed5009
    @ruqiyaalimohamed5009 Місяць тому

    Mashaa Allaaha si fiicaan ow u hadlay waa in wax laga qabtaa

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Місяць тому +3

    Aad baan uga xumahay dhibta haysata dhalinta soomaaliyeed waxaa loo qaybshay qaar badaha iyo wadamadz caalimka ku dhibaataysan iyo kuwa dhulkoodii hooyo ladu dulaystay oo lagu xasuuqYo

  • @user-wh5mq5ng2p
    @user-wh5mq5ng2p Місяць тому

    Shacbka Marna Qarxiiya Marna Shaqada ka Hor isdaaga😢😢 Allah u maqan

  • @rocky4066
    @rocky4066 Місяць тому

    XASAN MA ISTAAHILO INUU XUKUNKA SIIJOOGO WAA INUU ISCASILAA ISAGA IYO DOWLADDIISA

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Місяць тому

    ASC minister who against the selling the sea they cannot take a lawyer or bring to the motion Hassan Sheikh Thanks Walal, VIVA 5 Somaliya iyo K.D.S✊ keep going.👍💯❤👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @YusufMcabduli
    @YusufMcabduli 18 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ibrahim-ki1ue
    @Ibrahim-ki1ue Місяць тому

    Walaahi xuriyadu waafiicantahay

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc Місяць тому

    Subxaanallaah wallee somaali inkaar ayaa kudhacday

    • @Nadifo-gm4dr
      @Nadifo-gm4dr Місяць тому

      Nashaa alaah ilhow noo kaa dash wiikagii baan away wiilkasto soomaliteed waa wiilkaga waan oyey walahu hoyo macane alha ku xafido dhalinyarada ha loo naxos from butland hooyoda baan away dhalinyarooy alha idin gargaro mashaa alash

    • @Nadifo-gm4dr
      @Nadifo-gm4dr Місяць тому

      😢😢😮😮😮😮😮

  • @AyaanMuxumed-ci6un
    @AyaanMuxumed-ci6un 16 днів тому

    😢😢😢😢😢

  • @FowsiyoDd
    @FowsiyoDd Місяць тому

    Mudarada lakin dalka ha bur burinina dhalinyaro dalka qabsada duqoshinkan wada tugada ah wa wada Arsinal waxa dhimanayo wa idinka dhalin yaro mel walba ka kaca idinka wax bartay every year jamacadah & high school aa ka baxdin waxna ma heysan dhalin yaro a wax badasho adunka we need change yan qabil la idku socin wax maqla

  • @KayfIssa
    @KayfIssa Місяць тому

    Way waasheen dowladan walaahi shacabka dhiigooda inee cunaan ay caadeesteen

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Місяць тому

      Shacabkaa duli ah o wax walba qaaadanaya

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment Місяць тому

    Sxbyaal waa sanjabis iyo cabsi galin walahi ha’aamusina halaga dhiidhiyo yaan laga aamusin hadaynan joojin deerka haloogu daato siiba Xerada Xalane ayaa sharkan soo abaabusha walahi sxbyaal InshaAllah dhibtanna waa laga bixi bi’idnillah 🤲🏼

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk Місяць тому

    Ma Muqdisho Xasan Sheek sidaas ugale? Aah wallaahi waan ku noolaan jire Xiligii qaqabliyaasha, Jannad buu ahaan jirte Muqdisho.

  • @caaliyaaddow7087
    @caaliyaaddow7087 Місяць тому

    Dhalinyarooy managa xureykartaan dowladdaan dadaka iyo dalka bobaysa, oo manoqonkarnaa sidii dadaka reer Bangladesh maasha allaah, lakiin ma'gaari karno sababtoo ah khabiil ma'yaqanaan waa dhaliyaro nafiif ah aan khabiil shuqul ku la'hayn, muddo dhibkaan waa kujireysaan 2024 iyo khabiil iyo reer hebel

  • @hanadofficiallychannel2263
    @hanadofficiallychannel2263 Місяць тому

    Qabyadii buu dhameystiraa soo tii lalaahaaa maxaa qaldeen hadaaa🎉cabaad maa ka danbeeeyey 🎉nin qabiil lagu taageereey 🎉 oon aqoon dowlad nimo aqoon dhibaatadaas beey lee dahay 🎉soomaaliyeeey ninkaa dooraneeysaaan aqoon karti ku doorta Qabyaalada idinla dagteey aaan ka Gudubnooo 🎉😢😢😢

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 Місяць тому

    Waraa reer banaadir muqdisho xaafadiina dhista xoolo 😡🤬

  • @Slma-y3w
    @Slma-y3w Місяць тому

    War askartaan tuugadaa yaa shacabka kaqabta dadka masaakiinta waxba mahaystane

  • @miskiAhmed-q2h
    @miskiAhmed-q2h Місяць тому

    W
    aa
    Sax

  • @abdirashidw.....1531
    @abdirashidw.....1531 Місяць тому

    Shacabkaan meel u roon ma jirto, meel walba dhiig miirato ayaa joogta, shacaboow aan alle u noqono si alle nooga dulqaado, dhibaatadan.

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs Місяць тому

    😰😭😭😭😭💔💔😭

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Місяць тому

    Waa ninka dadka dhameeyey

  • @samiyajama4943
    @samiyajama4943 Місяць тому

    Hhhh somaliayadii lahayd wan necbahy Ethiopia ayaa so dhaweynayse lakiin may kafikirin waxyaabaha ay kala kulmayan Ethiopia dalkina ayaa Ayan dhow yeelanaysa Ethiopia waa la ina cunidona waa laga caqli badiyay xasan sheekh 😂😂😊.

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Місяць тому

    Guur guurte waa gaalo raac dalka waala iibiyay

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 Місяць тому

    Allo hassan tuug umada ka qabo

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc Місяць тому

    Dowlad maha kama jirto xasan umada Allaha ka qabto

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 Місяць тому +1

    Kan shaatiga Buluuga wato hala xiro foudo ayuu wadaa

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Місяць тому +1

    Canshueta halayareyo 15 wa qax vadan subxanaallah waa euntood dhalinyarada 300 intay ka kenayaan 30 ka dhiga dolarkan jooya shilin soo celiya

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Місяць тому

    Dowlada waa in aysan lacagaha ku kordhinin shacabka laakiin kala wareeg waxaa uu asd u soo caab baxay waqtigii Farmaajo.

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Місяць тому

    Cadaalad daro ayaa soomaali halkaas dhigtay allow noo maciin

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Місяць тому

    Shacabkoow kaca awalba waad dhimanayseene

  • @elmih80
    @elmih80 Місяць тому

    Aduunka Waa $40

  • @mohammeddoule8825
    @mohammeddoule8825 Місяць тому

    Diwlada qabiil intaad ku, taageereysaan meel magaareysaan

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Місяць тому

    Kkkreer muqdisho waa fulayo waa maxay cabasho ay la socoto duco iyo mahadnaq kkk

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud Місяць тому

    Iimaan ka rabbi idin kaqaad dawlad maahan 180$ laysan ku markii hore ayuu qaali ku ahaa ingiriis kama joogo.

  • @user-ls7xr6xd9y
    @user-ls7xr6xd9y Місяць тому

    Elaay beydhabo u Celina xira kuwa an waa kuwa badan gadanayo atoom u shaqeeyaa xira

  • @dualehissak1536
    @dualehissak1536 Місяць тому

    👏🏿👏🏿👏🏿

  • @NejlaMohmeth
    @NejlaMohmeth Місяць тому

    Hello Aabo farmaajo wadanki xasan tuur ba xarashey 😂😂😂😂

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Місяць тому

    Maxay rabaan waa cawaan Maalinta cashuurta kor loogu qaado ayay kacaan ma rabaan inay dawladdan dalka xaraashaysa ee mooryaanta ah ay iska tuuraan

  • @mohammeddoule8825
    @mohammeddoule8825 Місяць тому

    Dowlada, mataagersiniidee Madaxweyne qabiilees xun oo hawiye ahaan aad, ku, doorateen baad ku qaldanteen walee, hawiye ilaahey, ugu ma, talo galin inay wax hogaamiyaan

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Місяць тому

    MOORYANTII HAA ISS XAAGXAGTAN MARKII WAXABA WAYAN IS RAMSADA HAWIYE FUUTO MADOBE

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Місяць тому

    Xasan waa ku dayay

  • @Fadumo123-x4q
    @Fadumo123-x4q Місяць тому

    Masha allahu dhanyarada allah nodayo❤❤❤❤

  • @Maankapoi27
    @Maankapoi27 Місяць тому

    😢😢😢

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w Місяць тому

    nin rageed diyaar umanihin walee waan wataa nin kaa

  • @mohammeddoule8825
    @mohammeddoule8825 Місяць тому

    In ilaahey uu nacey xasan, tuugsade bal fiiri waa la, nacey xaxawaankuu baa, nacet bani aadamkii baa macey dhirtii baa, nacdey ilaahey nacaladiisa, kugu dhacdey xasan tuug uraaye uff

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Місяць тому

    😂😂😂😂

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 Місяць тому +1

    😂😂VILA FAMILY CALI GAAF VILA MORYAN BILILIQO DHUL BOOB LACAG BOOB QABRI BOOB IMARAD WAZIIR TIKTOK XAMZA XASSAN SH ISKA QABTA WAA DIIRATO BILILIQO MORYAN AH TUUG TUUG DHALAY

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 Місяць тому

    Waxay moodayaan in ay dawlad haystaan . Yaab

  • @samiyajama4943
    @samiyajama4943 Місяць тому

    Tusaalo ku qaata palestine iyo isreal palestine ayaa dalka lahayd isreal ayaa lawreegtay inikana sidas ayaa la iniga wareegaya😂😂😂😂

  • @Hasanali-kt2xh
    @Hasanali-kt2xh Місяць тому

    Badiini baa itoobiya loo saxiixaya ee tuugyahay Xassan dalka ka qabta oo dila Allaha dilee.

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Місяць тому

    Farmaajo dibaddu wax ka shaqshaqan jiray kuwaan dadweynaha marba saliingo suranaayan ma dhimanaayaan miyaa , xisaab masugayso miyaa .

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Місяць тому

    Motoyinkoda ha lo sameyo laysanks 30dolar ka dhig canshuta sannad ba la qadaa maxay tahay canshue maalin walba ah sucudiga xita sida ma aha sanadkii canshueta 50 waa lacag badan lamiga lagu hagajin karo

  • @mohammeddoule8825
    @mohammeddoule8825 Місяць тому

    War kan wiilashaadaa nahay ma yaqaanee dagaalama oo wadanka dhalinta ha qabtaan, oo, qabiil waa, laxnade ladagaalama

  • @user-ol9mk3zy2t
    @user-ol9mk3zy2t Місяць тому

    Sorry

  • @raghejama5125
    @raghejama5125 Місяць тому

    Hassan Gur Guurte waakaas

  • @MaxamuudAweys-yf7tc
    @MaxamuudAweys-yf7tc Місяць тому

    Bulshada masakiinta xaq allah u keeno

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 Місяць тому +1

    Moooryaaantii mogadisho waa isqalanaysaa xasan duufle xabaal baa ku duntay maaansha allah

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Місяць тому

    Yaahuu way kibreen

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 Місяць тому

    Ishiis laga arkaa ushiisa lagu tumaa yaa idiin yiri maalin dhaaf u shaqeeya maxaa la idiinkugu bedelay isii lee maa lagu jiraa maalin dhaaf maxaa ku hesheen ,iska dhiiba lacagta 200dlr adinkaa markii hore ogolaadey waxaan macquul aheyn ,jid cadayaashana iyo wadooyinkana idiinka xiran yhn reer muqdisho xaar iyo kaadi sorry.

  • @abdullahisaid4162
    @abdullahisaid4162 Місяць тому

    Asc dhalinyaradu wamustaqbalki wadznka in sidaa loola shaqmo machan
    Madaxda wadanka naxariis malaha
    Dhalinyaradu xaqbay u leeyihiin in aybananbaxan

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 Місяць тому +1

    😂😂ILAAHOOW BADBADI DHALINTA XAMAR HAWIYE QARAX BIREYN DIL SHIRQOL GALEYSIIN MADAX JABIS UMUL XASSANI ROOBOW CALI DHEERE KARATAY WAJIIS BASHIR SALAD IDIRSI XISBU SHEYDAN ALSHABAB 😂😂