this is what happens to people markay ilahay wadadiisa kalexdaan, wa hawlihii reer illuminati waxasay dadka kubajiyaan , somalida wa reer badiyo wax ayaan aqoon intay dabashaan kadiib bay cabadaan
Could this be a persecutory delusions which are part of schizophrenia?? Or this is substance- induced psychosis??? Waayo qofkan qoof waalan ayu iila eeg yahay???
Anaga ayaad naga dhacidineysaan qof walaan ayaa sidan live u soo galaya.
Soomaliy u ducey in u illaha cafimad siyo aamin aamin yarabi
Omaar wuukalhadlayaa illaah cafiyo❤
Ninkan wa xanuunsanayahay hooyaday sas u xanuunsan dadka uu roon bay waxay uu arki cadow iyo bahalo wa laydilaya bay dhihi😢
Waa runta
Afkiisana waa qaleel, wax cad kamuuqda……tolow Muxuu cuney 🤔 (videoga hore ee u soo duubey….afkiisa waa qaleel oo cad ah, Muxuu cuney 🤔 ayaa suaal ah ?
Dadka intii jecel, ayu caynkara…..xumaan ka ma ahan ee waa xagga maskaxda.
allaha. Cafiyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ayaaneey allaa kaa weyn aakhiraana kaa danbeeyso ,xasbunallaaaah
Adi maa og waxas ma iska hadlee ninkan waa xanunsnyhy allh caafiyo waxaa laga yaabaa in ey thy wax ow asiga is tusinaayo
So sorry sorry 😭😭😭allaah ku xafiido oo allaah ku cafiiyo amiin ya rabi ❤️❤️🥰🥰🌹🌹♥️♥️😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭
wll Omar ilahay haku cafiyo 😢
Amiin
Ilaahay haku caafiyo amiin amiin
Oo wiilka fanaan soomaaliyeed weeye soomaalidii mee
Badhaaxiye badhaaciye dhalay weeye. Anaa aqaana waa faaruq
Bleu ga ku saran waa calanka ee adiga iyo calanka Allah bad baadsho.
QUR’AAN saara, oo dakhtarka ha aado
Waa xagga maskaxda.
Hadalka ka yereeya fadlan, waa qof hurdo ubaahan.
Mahadsanidiin
Rabbi Haku caafiyo adiga iyo wixii muslimiina ee xanuun sanayaba aamiin aamiin aamiin yaa rabbi
Amin
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Omaar alla haa cafiyo waa sixir bilisse Quran haa laguaqriyo
Kkkkkkkkkk
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Alah ha caafiyo omar😢😢
abayo quran aqriiso ku dhaha
Hey Somaliyey, please 🙏 please ninkan hawalina, pleasure ayu daremaya nasiino ayu ubahanahy, somali xasidnimada dhaafa STOP BAD COMMENTS PLEASE.
Allah ha ku cafiyo oomaarow waad waalataye
Alllw anika ada muruk iheyso walhi calosha uihuriyay allw cafi amin deh
Kaska kuku kacay soudacanayo kawarn maskin kan allw ukrkar bahdi waye😢😢😢
Isoo dhoweya❤❤❤❤❤❤
😂😂😂😂😂 qeyb wan aragney marshucii jahwareerinta
Media ayaaba lagu waashaa ee ninkaan meel halagu xirxiro oo qur,aanka halasaaro
Ilaaheyow wiilka caafi yaarabi
2pack somali😮
Riwaayad ka qosol badan waligeey ma,arag 😅😅😅😅
Wlh waxba helay qurnku didaya wuxu leyahey mugdiga tahy ana nurka io iftinka ahey
this is what happens to people markay ilahay wadadiisa kalexdaan, wa hawlihii reer illuminati waxasay dadka kubajiyaan , somalida wa reer badiyo wax ayaan aqoon intay dabashaan kadiib bay cabadaan
Hhh ayaaney soo dag 😂😂😂
WAr wiilkan miyanu ahayn fanaan
Haa Omaar barbar
Allah ha caafiyo
Alla omaar ok maha sory❤
😢😢😢😢😢 help him 😭😭😭😭
OOMAAR BF BAA KU HAYSA UGANDHA WIXII KU QABSN JIREY WEEYE IRBADII BAAD UBAAHAN TAHAY TOLKAA WAA J EY DHAQTAR AFRIKAN AH WAA IN LAGUU HELAA
Allah Haa casino inankas❤
War hadii uu xanusan yahay aaway reeking oo kadhashay meeye
Isha'uu qabanay sida,qolyihii maxay tahay, mistake,dhahaya Nuurka,iyo Iftiinka,ayn ahay qol yihii miya wax gaarsiiyey
Ilaahay ha laga baqo oo wiilkan ha loo gargaaro
Ninkaan waxkale mahayaan diinla,aan baahaysa,ilaahaybuu kucaasiyey, fasahaad badan buu faafiyey,ee ilaahay hawnoqdo wuu caafimaafine
Wll muxuu sameeyey ?
Akhkaar Aqriso dheh
Kkkkkkk waxba haygu akhrin waa waali caadi ah
oo qofka ka duubaaya kamarada waa ayo?
Isagaa leyf kujira
This guy needs a rest. He looks traumatized.
Cocaine side effects 😮😮😮😮😮
Cafimad degdeg alle hasiyo
Bar barow meqa ayad horey uso dishay qof horey dhig uso dadshay kuwi ad xaqa ka geshay ba xaqodi ba laga jaraya kuwa dembi dhaf weydiso
Wll dad miyoo dilay😊
Hospital hala geeyo
Daroogu Qaatay , geeya rehabilitation center.( smoked crack with pipe ) .. anybody uses crack cocain would be behaving like this.
ayan shakdin ayan Allaaha kacbso
Darood iyo qabil lokal tag wa koga walin iyo koga miyarka qabab wu wayashy
Could this be a persecutory delusions which are part of schizophrenia?? Or this is substance- induced psychosis???
Waayo qofkan qoof waalan ayu iila eeg yahay???
Alawcaafi
Alow wiilka caawi oo cadowga ka fur fur
Wax akhrinta iga daaya mar haduu leeyahy cilaaj ayuu ubaahanyahy
Caloosha markuu banaynayo wuxuu dareemaa baahi 2 bari inusan wax cunin balagayabaa haraad bakamuqda wuxuu amino uucuno buwayay
Subxaanalaah......am really sorry
War anagacidagala ah ooku cawinayna wiilsomaliyed oodhibataysan
Kani ma washtay mise walagu so socda qalbigis ayu raracaya
Sory alahakucafiyo😊
War kani markii horeba ma fayoobayn
Waar ninkani ma waaælan yahay,haduu xanuusanayo hallo duceeyo
Miskiin walLo haloduceyo
Gajadaa kamuqata ah
Ninkan maxaaa ka qadan
Waar inankas qurcanka sara
Dhagxaanta cadcad ayuu cuntay(cocaine)
Waaa cabsanyhy ninkani
Cabow ka weyn waxani
😂😂😂lacag raadis ayaaa been dadka lagu beer gooynaya aniga waaan aqaan qof waalan takeefan ayaaaa sheegaysaaaye dharkiisa ayuu ka carari lahaaa umada beenta halaga daayo
Sory bisnka
❤❤❤❤❤
😅😅❤ 15:12 😅
😂❤❤❤🎉🎉
Ilahey hacafiyo walalken
Jin aamuu kusodagay jinku dadka saan wakadhigaa.
Allow cafi
Ninkan darogo ayuu cabay
Shishada logudaray.
Ilaahay
He caafiyo
Ninkan darooga la.siiyay
Mautagiin
Ugu danben sheeq rushey uteg
Allah ku cadabe..judan ma ahan waxkale aya ka dhex shanqaraya
Duce ha habarin please 😢😢😢
Sorry oomaar 🥹🥹
Iska yeelyeel waaye! Si run ah ayaad u waalan doondaa
Quf is waa layo majirto mana aha iska yeelyeel wll alle kabaq
Balwad io hurdo la aanba ka muqata io gabadh uu jecelyaahay tuu ayaan leeyahay wuu jecla😂
Ayaan waa la qaba baa la yiri😄
Ninkan muu waashey mise wa film
Somali dhamtood wey xanon sinihin
GABADHAA CIISE MUUSE AYAA DAWAYNAYSA 😂😂😂😂
Prank
War ciyaarta ka daa dadka iyo beeenta