SU AALO IYO JAWAABO CAJIIB AH OO DUMARKA AH || ShDr Maxamuud Shibli

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 13

  • @axmedppppppppppaxmed8813
    @axmedppppppppppaxmed8813 Рік тому +1

    Ilaahy hakubarakeyo adiga iyo ehelkaaga iyo waaridkaaba

  • @somaliking706
    @somaliking706 Рік тому +2

    Masha allaah Ilahaye culimada Haa barakeyo

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan7583 Рік тому

    Sax jzkllh sh shipli

  • @samlinabdirahman
    @samlinabdirahman Рік тому +1

    Mashaa llah😢😢❤❤❤

  • @yaxyefarxan4159
    @yaxyefarxan4159 Рік тому

    Sababta Waa Muhiim ...see more

  • @nimcocabdi6390
    @nimcocabdi6390 Рік тому

    2015 gabar caano geel keeni jirtay ayaan caag qajacle caano ah ka qaatay qiyaas ahaan 13 ama 15 kunoo shilinka Uganda ah ayuu joogay,
    Anigu waan ka tagay meeshi anoo hilmaansan muddo ka dib ayaan xasuustay meel aan kala xiriirana ma aqoon oo caanaha hay wareerin ayay ku keeni jirtay gabadhaas ilmo agoon ah bay lahayd magaceedina inuu Fardowsa ahaa ayaan filaa lacagtaas iyadoo labalaaban ayaan u sadaqeeyay masjid la dhisayay ayaana ku daray balse mar walba waan xasuustaa.
    Gabar kaloo lacag igu lahayd wey jirtay balse iyada waan u diray oo qof aan aqiin ayaa wakiil iiga ahaa.
    Gabadhaas hadday nooshahay oo ay farriintan maalin uun aragto inay ila soo xiriirto ayaan ka codsanayaa xaafaddi aan degganaa Kisenye Guri oday Soomaali ah lahaa magaciisi aanan xasuusan ayaan degganaa gabar Fardowsa la yiraa oo ilmo yar haysatay ayaana isku guri degganayn❤️‍🩹

  • @AbdiraHmanSufi
    @AbdiraHmanSufi Рік тому

    Sheikh su,al ma la waydiinkaraa halkan

  • @som1
    @som1 Рік тому +1

    Subhanallah waa sax

  • @SafiyaAbdi-o3j
    @SafiyaAbdi-o3j Рік тому

    Asc sheeq su aisha waxay tahay bokolkon ayaan diibayaa bilwalbo waxaan kafaaiidayaa 25000 ama 24000 sidanalaguyirina lacagta waxay kasha qaynaysaa sarf ma banaantahay mise ribaa ku jirto

  • @somaliking706
    @somaliking706 Рік тому

    Haa waa been Sheekh waa runtii laguma dhoofi karo diiniyan

  • @shariifamahamedaadan2937
    @shariifamahamedaadan2937 Рік тому

    Hhhh shiiqa mama naxaayo hhh iska Guurso waa 😅😅😅

  • @Cadar49
    @Cadar49 Рік тому

    Shiiqa kadareey badanaa 100 kiisa 99.9 too much Shiiq waan dhaanaa sidaas dhib waa jiraa lakiin faaidadaa badan