Shirkadaha mobile soosaara sida loo isticmaalayo ayaga ayaa looga dambeeyaa, lkn gaaladu ma ogola in Allaah oo ah abuurihii banii aadamka in eekaga dambeeyaan abuurkiisa
Diinta mahan waxa ee dadka donayan, ee wa waxa diinta kedahay, islaamkana ma ogolo in shacab la laayo. Qarixa aad shegsana, dadka ku faraxsan arinsoyassded darteda ayey ugu farxayan lkn wa wax din aan ku sabsanen.
@@maadmaad8866 inta aanka ogahay, nimanka lee la laaye oo wagaas qabilada askar gooni ma lahaheen ee nimanka badankod dagaalka ayey gali jireen, caruur iyo dumarka ayaa shicib aha ee keen meel uu ku laaye. Mida labaad meel kale inta la gaarin, quraanka aya si cad u didayo in shacab la laayo.
Doodan wakhti badan ayaa nagaga baxee fadlan like & share 😁😁😁
Shukran sxb sida aad noogu soo gudbiso waxaa jira muuqaalo dad diinta islaamka soo galay fadlan ayagana noo soo gudbi
Ilaahay kheyr haku siiyo sxb
Madsanid wll waqtiga aad ino hurtey
9 Sano kahor ayay ahayd doodani
Maanta mehdi hasan wuu ciraysatay oo siyaasi caan ah weeyaan
Allah haidinka abaal mariyo waxtarka Iyo cilmiga aad noo soo gudbisaan waad ku mahadsan tihiin.
dadkeennu niikada iyo caydaba way daawadaan eh, dadka dhiiri galinta u baahan sidiina in ay garab istaagaan ayaa wacan. hambalyo
Waad soo celisay doodihiii loo bahnaaa, waad mahadstahay wll
51:36 😄 europe iyo jamacada daniel.
wlle waxbuu tusay mashaallah
Ma ognahay
Jazaakallahul khaYr
Allah ha idinka abaal mariyo tirjumida aad noosooturjunteen
waan ogaay inaad maalin uun boorka nagajafeesit thnks u bro wan jeclhy doodaan
Anigu cashir ka qaadan maayo waxna ka dhagaysan maayo qof Kiristan ah, oo raba inuu difaaco sharafta qaraada oo kunool yahay oo horay udishay 6 million oo Yuhuuda, #Adam_Deen I'm proud of you
Masha allh sxpyaal allha idinka abaal mariyo no so badiya sxpaal
mashaa allaah tabaaraka laah alloow ku xafid
Nooso dhamestira doodga 👍
mashaa allaah thaks
Allah akpar diin aan islaam ahayn majirto
Masha Allah sxb mahadsanid sida fiican oo aad noogu soo turjuntay
Wall waad ficantahay ee soo badii wan kaa faidayna wall qali
Asc, Mahadsanidiin nabad galyo korkiinna Allaha yeello
Doodan english ayan ku daawaday wana muhiim horena linkiga comment ayan kaga codsaday inad nooso turjunto wad mahadsan tahay
Sida aad u turjuto ma iga caawin kartaa yacni vedio ah English to Somali wll thanks
Hadaan isku magaalo joogno si fudud ayan kuu caawindoonaa Insha alh
@@himiloamin1985 halkan iga sheeg wll
@@saafimedia4578 😂😂
@@saafimedia4578 hadad isku fiicantihiin luuqada ingishka isku day inad Warqad iyo qalin qadato marka horena aad sifiican udhagaysato kadibna aad u badasho luqadii aad rabtay ood ku luuqayso simlple
@@SadeMoha magaldee joogtaa ?
Application la isticmalo oo codadka lagu hagaajiyo na way jiraan
Masha alshwll nuusobadi barnamijkan
Mashllh wll ilahey xikmad hakuu ziyaadiyo
Mansha allah walaal qaayr alle ha ku siiyo
Maansha allah dood diimeedka waan jeclahay
qaabkee u boqdaa waxaan donayaa inaan xisabta iyo englishka isbaro bro ilasoo xariir fadlan ina soo jawaab insha alaah
WhatsApp kan nagala soo xidhiidh wll
+252633283454
Maashaa allaah wll waa dood qiimo badan
Mashallah allah akbar allahu Sallah calleh waslam Sallah calleh waslam Sallah calleh waslam Sallah calleh waslam Sallah calleh waslam Sallah calleh waslam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw
Mhdsnid wllo si fiican ayaad u turjunteen doodaan... Beri horaan daawadey anigu iyadoo af Ingiriiskeeda ah.
Sax wll waa dood qiimo badan si Farah faahsan oo wanaagsan loo soo turjumay si fiicana waa loo dooday labada dhinacba jawi degan wll
Shirkadaha mobile soosaara sida loo isticmaalayo ayaga ayaa looga dambeeyaa, lkn gaaladu ma ogola in Allaah oo ah abuurihii banii aadamka in eekaga dambeeyaan abuurkiisa
Very good
Illahay ha iniga jasaa I siiyo juhdiga iyo dadalkad noo galiseen
runtii dodan aadbaan uladhacay ilahay haydinka abalmariyo
gabadha coayn naysa aadbaan usalamay salma jamaal cidkaga inuna igucusbayn ban gartay jigjiga sowma joogtid hno
waad mahadsantihine daaman walalayale
Hore u socda walalayal ❤️
Masha allah sobadi wallo
Dooda noocaan ah aad baan u jeclahay
Mahadsanidiin walaalayaal 100%
allaahu agbar
Waan jecelahay dooodahaa
Axfidulaah
Mashaa Allaah akhyaarta tarjuntay Doodan Ajir xisaabsada Allaha idinka ajirsiiyo. Meeshaa kasii wada. Aad iyo aad bey xujo ugu tahay Soomaalida gaaladda noqoneysa waliba Mulxidiinta ah ...Subxaanallaah. Waliba waxaan idinka codsanayaa inaad tarjuntaan dadka soo islaamaya. Maxaa kajira in Michel Jackson uu alifay hees kahadleysa Xaramka uu leeyahay:- "waxaan sugayaa in LA iiga yeero Xaramka". Allaha idinka xifdiyo fiddaarayn. Sabra waad liibaani doontan.
Dooda so kumanan guleysan mise wa galada cododka u baty ma ognhay answer me plz
Allahu akabar ilahow musliminata mide
Maxaa looo codeeyay doodii kadib?. Mahadsanid.
Islaamku waa diin dhamaystiran❤
Wlh thes. Man hoos uu
Verry good boy
Choukran all ❤
Doodan muslim cute ayaa jooga kuwan doodya xita dhaqan iyo astaan islaamba kama muuqato waa muslim ka uu marykan doonyo iyo reer yurub doonyan
Ma Wahaabidii garka dheereyd iyo Argagixisadii shabaab baad rabtey.... Dad nabadeed oo aqoon diineed iyo mid maadiba leh ayaa meesha yimid.
Allah mxan uu xisay dood
Ale hakudayo
Dood aan dawashadeeda ku raxestay
Galada waxay sameyan wax walbo oo ay diinta islamka ku dhawacayan
Ninka 3aad ee musliminta udoodya waa nin rag ah wlhi
Dood qiima badan
Wllow Ma dhamays Tirnee yaaa Guulaystay😁
Yu ya hay Hamd
Hasi
Anu ma aaminsani inu jiro qof muslima oo ka xumady weerarki Sarah’a ma taanaha haduse jiro waa uun Mid isku dhiiby gaalda walaagisana ka dhigty marykan sida xukumadaha dimuqradiyada gaalda ugu yihiin adoomo mana ficna islamka in gaalda lagu raali galiyo diintan alla leh allana ilaalinya fidinayana
Wll ha ilaawin inay ku baabe een dad badan oo maatiya oon waxba galabsan
@@himiloamin1985 kkkk imisa maatiya ayaa isaga nagaga maqan ilahy wuxu dhahy ugu xad gudba gaalda siday idinku xad gudub too inta ay inaga jaren in aan leekayn oo kaba yar ayaynu u gaysany
Diinta mahan waxa ee dadka donayan, ee wa waxa diinta kedahay, islaamkana ma ogolo in shacab la laayo. Qarixa aad shegsana, dadka ku faraxsan arinsoyassded darteda ayey ugu farxayan lkn wa wax din aan ku sabsanen.
@@fartunhaaji haye nabigu scw yuhuudi reer bani qurayda muxu marka ay heshiiska uga baxeen xitaa shicibkoodi u laayay??
@@maadmaad8866 inta aanka ogahay, nimanka lee la laaye oo wagaas qabilada askar gooni ma lahaheen ee nimanka badankod dagaalka ayey gali jireen, caruur iyo dumarka ayaa shicib aha ee keen meel uu ku laaye. Mida labaad meel kale inta la gaarin, quraanka aya si cad u didayo in shacab la laayo.
Legenow intey joogta
Somalia umalena lakin mahuba
Saxiib muslimiinta nucan ufikara ma ahan sax
Waxaad soo gudbisay walaaha mawduco aad u wanagsma
Mehdi hasan q2
P
Xuriyad hadal miyaa galbeed ka jirto, hhhhh marekan muxu u xira dadka, siyasadisa xun so badhiga? Kuwan xuriyad waxe u yaqanan wixi diin logu so horjedo.
Wll codayntii meeday
Waxaan sugayey ma Haa baa loo codayn mise maya!
Goormay ahayd doodan
Wax ku haddeyss wax sax maha gabdhana ma lama gasbo fah
Jaahiliin baa dood loo qabanayaa diinta islamka ku sabsan gaalo iyo aqoon yahan wax lagu sheegay isla markaana dooda weey ka aradan tahay istidlaalki usuulka iyo quraanka islamku waa diin nabada jecel bogaadisa kobcisa isla markaana waa diin dagaal iyo wax iska dhicinta ku boorisa muslimiinta labadaba diintena suuban ayaa qabta markaasa la inkiraya qeebtii wax iska dhicinta ahayd saxabadu dagaalbey ku furteen caalamko dhan islam cute wax la dhaho ma jiraan😂
#AbdiMajidTeamgo4wrd
Scw
Scw