Maxamed Kaahin oo Si Sarbeeb ah u Weeraray Madaxweynaha La Doortay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 69

  • @MouniraARAHMAN-ng9zn
    @MouniraARAHMAN-ng9zn День тому +10

    durbaba isku dirbaad bilawdeen
    munaafiqiinbad tihiin

  • @AmiraHassan-g8i
    @AmiraHassan-g8i День тому +3

    Awoowe waan ku salaamayaa waxaanse rabaa inaan kuu sheego waxa kulmiye Riday waa H jeclo waxaana sabab u ahaa sidii foosha xumaa eed ula dhaqanteen wadanka adiguna dadkaagii ayaad la colowday baga waligaana soo noqonmaysid InshAllah

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 День тому +2

    Maxan ku idhaahdayey waxn ku faraxsanahay kulmiye oo mucarida
    😂😂😂😂😂😂😂

  • @DjAbdirahiin
    @DjAbdirahiin День тому +1

    Kuligeen dhaba dhilif ethopia ayaa tihiin waxba isma dhaamtiin viva somali my country 🇸🇴👉🇸🇴👉🇸🇴👉🇸🇴

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 День тому +12

    Muusebixi ayaa ugu dambeeyey SNM danbe oo wadanka madaxweyne ka noqda Isaaqisim and SNM is no longer valid Welcome on board inclusive somaliland society.

    • @Haibe571
      @Haibe571 День тому

      Absolutely insha ALLAH that chapter is closed

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 День тому

      Dhashii SNM aya imikana la wareegaysa dhaxalka dalkan iyaga leh waligood, you forgot who they are.

    • @aishamuuse3003
      @aishamuuse3003 День тому

      @@Haibe571 ogow waxaad ku faanayso waa raggii suura geliyay ilaahay ka sokow in nin markii dadkiisa lalaynayay fadhiyay moskow uu maanta madaxweyne ka noqdo xishood oo hus

    • @hamzamuse6393
      @hamzamuse6393 День тому

      Snm isaaq iyo waqooyi way xoreeyeen laakin ee nasta adeeryaal isaaqism will goo somalilandism is here beel walba is garab taagan laakin siyasada qiyara no problem

    • @ahmedyusuf1185
      @ahmedyusuf1185 День тому

      SNM long live.Its respect all S/L anders

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan День тому +7

    Maxamed Kaahinow miyaanad xishoonayn miyaanad khajilayn in aad shacabka ka dhuumato ayay ahayd ma qaran iyo dowlad Somaliland ah ayaa jirta ma ciidan qaran ayaa jira adiga,Saleebaan Gaal iyo Muuse Biixi waxaad mudantihiin in suuqa la idinku toogto

    • @axmedyusuf8192
      @axmedyusuf8192 День тому +2

      Cirro ayaa cunay ciidankiinnii ciilbuu aabay cuudna dhaafsaday

    • @saadmohamud8787
      @saadmohamud8787 День тому

      Xishooda aflagaado dawladii hore ama tan dambe midna ma gayo. I was muse supporter but now my president is cirro. That’s it

    • @user-ji3jy5wg4v
      @user-ji3jy5wg4v День тому

      kulmiye wuu soo laabanayaa waayo waddani nidaamka kuma jabin karo 5 sano gudahood. kaah waa lumin doonaa guusha

    • @osmaanmunasar
      @osmaanmunasar День тому +1

      ciro dhab dacawo ayuu ku fadhiyaa us hurdaaye muxuu qaban dhaadhaanka qoslaya

    • @HassanMuuse-j1x
      @HassanMuuse-j1x День тому

      Xaqiiq​@@user-ji3jy5wg4v

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 День тому +2

    Inaalilaaah geenya shaaximan wuu naxsan yahay

  • @AmiraHassan-g8i
    @AmiraHassan-g8i День тому +2

    Shaqadaad umada u haysay waxaad ugu badeshay in ninkii H jeclo ee madaxa la soo kacaba aad madaxa ka garaacaysay H jeclana maanta waji kuma haysatid

  • @cagawaynemediachannel4413
    @cagawaynemediachannel4413 День тому

    ❤❤ guul Somaliland ❤❤ Mujaahid mohamed kahin af lagaado ma gayo.
    Mansha allah

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 День тому

    Geerida iyo nolosha waxba uma dhexeeyaan oo dhextaal malahan.
    Adigoon zilkii wareejin miyaad mucaaradnimo bilowday?

  • @MohamedAbdi-b9z
    @MohamedAbdi-b9z 23 години тому

    Ninkii aad argagixiso ku tilmaantay ayaa maanta kaa badiyay

  • @UFIIRSADE
    @UFIIRSADE День тому

    Welldone 👏👏waxan yaacaya ee 3 xisbi iska dhigayaaba Waa Xisbigii kulmiye.

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 День тому +1

    Mansha allah

  • @HassanMuuse-j1x
    @HassanMuuse-j1x День тому

    Waa masuula Somaliland xaqwayn ku leh

  • @yuusufosman7162
    @yuusufosman7162 День тому

    JOOJI xaasidnimada. U HAMBALYeey madax weyne CIRO

  • @AadanAxmed-h4h
    @AadanAxmed-h4h День тому

    Ma macaaradbaa maanta adeerkay ina kaahin subxaanalaah 😂😂😂

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 День тому +1

    HAYAAY HAYAAY UCID AYAA LAGAA DHIGAY AAMO AAMU. AAMU. HABAR JECLO KU NACDAY..

  • @fardousaali8771
    @fardousaali8771 День тому +1

    Wuu kaa guulaysto ina cirihii aad lahayd reer xamar buu wataa by by ader

  • @MohamedAbdirahmanMaria
    @MohamedAbdirahmanMaria День тому

    Adigu Flower Ayaa tahay waayo Madaxwayne Ciri waad xaasiday inaad u hambalyayso Cirro.

  • @MohamedAbdi-b9z
    @MohamedAbdi-b9z 23 години тому

    Way u muuqatay in laga badinyo muuse biixi

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w День тому

    WAAR ODAYGANI WAA NACAS MEESHA DHAAF HALKII UCID BAAD GASHAY

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 День тому

    Yaaaaaaaa geenyo shaaximan Munaafaq

  • @omargass-o5y
    @omargass-o5y День тому

    Dastuurkaa aad sheegayso ayuu baalmaray xizbigaagu gariimana waad gasheen bal kawarran haddii dastuurkaa xeerkiisa ciqaabta laydinkuqaado?

  • @Sara-dr8mx
    @Sara-dr8mx День тому

    Geesii! Dun Xariira iyo Dhiig Saafiya iyo Qalbi Nuurayaa ayaa hadley. Daalimiintunaa Muuminkaa weey nacebyihiin! Too bad. Soo sad.

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 День тому

    Ware waa mugta ee hanbalye madaxwene usub

  • @MohamedAbdirahmanMaria
    @MohamedAbdirahmanMaria День тому

    Kaahin waad gabawday xisbiga wareeji.

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv День тому

    QOFKAN WALI MA CAMPAIGN AYUU KU JIRAA ADEER WAX AYAAN KU ODHAN LAHAABA REER GOBA OO HJ LA YIDHAA AYAAD KA DHALATAY . Kaambaynkii wuu dhamaaday dalkan aad baabiiseen ee difaac iyo dhaqaalaba burburay inta wax laga qabanayo wajigiina naga yara qariya korneeladow.

  • @fuaadaadan9646
    @fuaadaadan9646 22 години тому

    Aleyleh bagaa muuse qamuunyo iyo kaahin kaligood SNM SAAXADA LOOGA SAARAY MAANTA AYAA UGU DANBEYSA SOMALILAND MUNAAFAQAD KALA QAYIBINTA DADKEEDA, BOOB MUSUQMAASUQ KAADHKII MUJAAHID BAAAN AHAY,

  • @AsadCali-o3v
    @AsadCali-o3v День тому

    Waa markayagii maxamed reeking ayaa noo saxeexee iimaanso adiga iyo afxumadaadiina diidee

  • @aaa66677t
    @aaa66677t День тому

    Maxaan ku idhaahdaayeey ka xishooda ina kaahin.

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 9 годин тому

    Sowtaad laheyd ciro waa argagixiso

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 День тому +1

    Waa dugaag, ma xishoode ah. Danbiile baa tahay. Dhowr kun ciyaal iyo dumar dhulbahante ah baa kugu maqan.

  • @ibrahimhassan7669
    @ibrahimhassan7669 День тому

    Maxaan ku idhaahdeeyey,
    Adaa muuse la hadhay

  • @AsadCali-o3v
    @AsadCali-o3v День тому

    Waad kuqasbanaydeen inaad ogolaataan 200 ayaa lagaga badiayay kahinaw oohinta daa

  • @cabdiaadan2771
    @cabdiaadan2771 День тому

    Masha Allah afku kuma go,o

  • @user-ji3jy5wg4v
    @user-ji3jy5wg4v День тому

    kulmiye wuu soo laabanayaa waayo waddani nidaamka kuma jabin karo 5 sano gudahood. kaah wuu lumin doonaa guusha

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 День тому

    Ina kaahinow waxaad SIYAASAD ka taqaanaa ma jirto waxaad dib u dhigtay Somaaliland oo dhan gaar ahaan degaankaagii waxaad umadii dib ugu celisay kala qaybsanaan iyo tafaraaruq dil dhac iyo Iimaan la’aan dagaalkii SNM waxuu dhamaaday 1990 laakiin markii la idin saamaxay 1995 holkaad umadii isku keeni lahaydeen waxaad ku talo jirteen inaad ummada kala qaybisaan.
    1-Abdirahman Tuur
    2-ina Cigaal
    3-ina Riyaale
    4-Siinlaanyo
    5-Muuse biixi iyo ina Kaahin waxay dib ugu celiyeen halkii SNM IYO ABDIRAHMAN TUUR XUKUNKA KAGA TAGEEN .

  • @KhadarMahamed-q3z
    @KhadarMahamed-q3z День тому

    Caa lax kir hush intaas waxaad ahayd haweenaay muuse qabo

  • @cabdinuurallaale6249
    @cabdinuurallaale6249 15 годин тому

    Calama kugu dhacday ma xishoode indho adag mucaarid noqotey eegnaa waxad gurto

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 День тому

    WAAR SOW NACA AYUU AHAA HANBALYO DHEH.DHEH .DHEH HAMBALYO..

  • @louganwolfe-ng1ss
    @louganwolfe-ng1ss 35 хвилин тому

    Laîche pot

  • @MaxamedAbdillahi-kw8ui
    @MaxamedAbdillahi-kw8ui День тому

    Waar dadka wasiirka caayayoow nio ninka kaxishooda mar waa mujaahid oodlkan wuxu usooqabtay waynu ogayn.mar waa waaiirkeenii arimaha gudaha.

  • @abdullahihurre9843
    @abdullahihurre9843 День тому

    Udiyaargarow maxkamada cadaali oo lagu saaro. Waa waxaa tahay mujrim diley dad badan oo masaakiina Alle horti iyo aakhirana walee war baa kuyaal kuwii aad dhibka u geysatayna waa kudaba socdaaan... Walee lagaa hadhimaayo nacaladi waji kaa fuushay

    • @UFIIRSADE
      @UFIIRSADE День тому

      Guddoomiye xisbi weeye Ninka aad u hanjabaysaa

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 День тому

    Waar looma baahna niic iyo hadal badan waad dhacdeen ee yaanay kaaga dhegin kulmiye e liq inaad dhacdeen kana daa munaafaqada aad wadid oo aakhiradiina cimrigaaga baad joogtaaye ilaahaaga da bi dhaaf waydiiso umada somaliland I caafiya dheh looma baahna inaad nacasnimadaada isku cadaysid

  • @khaalidmaxamed4518
    @khaalidmaxamed4518 День тому

    Iska naso adeer

  • @AadanAxmed-h4h
    @AadanAxmed-h4h День тому

    Hhh adeer berigii jeegaantaa kugu seefgaraysan

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 День тому

    🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k День тому

    Hodhodho hhhhh

  • @ugbaadabdirashid3531
    @ugbaadabdirashid3531 День тому

    Oky mudane mujaahid❤

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr День тому

    Maxaan ku iraahdaayeey Dhabaka ka jab Khaain

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr День тому

    Somali land SNM kama taliso