MUNA MELEK NATİJADA SCHOOLKA SO QADATAY{HOOYO IYO CARUURTEEDA BASHAAL TIME} 👨‍👩‍👧‍👦♥️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 65

  • @meysaabdi1751
    @meysaabdi1751 8 місяців тому +16

    2022 10 ayaa asxabtada iso duceyen uur aa laah waxa leydhhy wadno garc malhn alxm wey iga dilmen kadib tuwens allh igu irzaaqy 🤲allh no barkeyo caruuta aby mcn adna intaa uurka mujihid leheed walhi waku duceyey familkeyga duco ku weydin jiray xita sald waku dukadey lkn manta gortada ow ku ordoyaa alxm yarpi video ga wakufarxa sbbto ah waqti adg allh na badbadiyey hada bbeyashey 5bilod ey jiran 1sano ow kaweyahy mujahid cde dharka kayaradi nosodhib qof xamr so aadayo 😅wllo waye ciyalka wllshey mcn mahdsanid malintas video duco ka codsadey comments bin iigu qabaty 200qof iso duceyen shukrn

  • @Drjihanhashi
    @Drjihanhashi 8 місяців тому +6

    Nimey somali rer abti u ah maa cabsi ka sugee😂😂
    Allah ku xifdiyo mujaahid yare habo mcaan ❤

  • @Zahruja-e3v
    @Zahruja-e3v 8 місяців тому +5

    Abaayo gabdha yaar xijabka baar dharka gabaan kaa dhaaf Allah haku barakeeyo asxabtadana haa iso duceyan inu allah uwalaad i siyo

    • @raxmafeysal2544
      @raxmafeysal2544 8 місяців тому +1

      Will wey yartey waa caadi faceda sida loogu la bisa loogu la bisa waa iska ilmo

    • @pivotgang7
      @pivotgang7 7 місяців тому

      Waa ilmo yar oo saqiir ah, waa caadi, hadiikale haddhow markey weynaata bay sida hablaha somalida kolna xijaab gashan kolna iska tuuri.

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 8 місяців тому +10

    9 qof oo kaliya ayaa iiga dhiman 1k ilaahey dartiis iigu soo booqo 🙏

  • @nasrocumar603
    @nasrocumar603 8 місяців тому +2

    Asc salaan kadib abaayo hani moolka aad tagteen magaciisa noso sheeg please shukran.

  • @awohassan
    @awohassan 8 місяців тому +7

    maasha allaah alle,awlaada haynoo xafido🤲❤

  • @fply3303
    @fply3303 8 місяців тому +4

    Haniyeey walal routine ❤😊
    Walal cuntada ayan ku dawada videos kaga routine ka ahe noso badi😅 cuntadu ima dhadhanto hadanan routine kaga ku dawan ❤

  • @mshallahgah6442
    @mshallahgah6442 8 місяців тому +1

    Hani yeey baryahan wad naga kibirtay intana wa. Kaftan sister love you

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 8 місяців тому +2

    Gacmahaga ilaahey hakuu barakeyo hadad isoo booqato wll😢

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 8 місяців тому +1

    Cabsi xagee imaaneysaa turkey +somali

  • @rinaalabdallaali5064
    @rinaalabdallaali5064 8 місяців тому

    Masha allh masha allh ❤️ ♥️ illh haku xifdiyo abyo mcn

  • @simanmoha6064
    @simanmoha6064 8 місяців тому +3

    Masha alah alle haydin barakeeyo mujaahid yare ii dhunko❤

  • @Anab-up9bb
    @Anab-up9bb 8 місяців тому +1

    Mujaahid abyo cadadis badan hasaarin tartiib u ilaali m.a ilhy haku fudeediyo mcntoo❤❤

  • @ayaannor7797
    @ayaannor7797 8 місяців тому

    Masha allah

  • @samiromaxamed8639
    @samiromaxamed8639 8 місяців тому +2

    Abaayo gabadha istur

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 8 місяців тому +1

    Hooyo masuuliyad adag haysa baad tahay allaha kula garab galo sister❤❤❤❤❤

  • @foosshiikh9711
    @foosshiikh9711 8 місяців тому +1

    Abayo lkn muno malaak tinta u astur oo u qari xijaabka ha baratee❤

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 8 місяців тому

    Is amaan afkaaga amaani kaagama horeysee allaw hay qaadin dheh

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 8 місяців тому +3

    Maashaa Allah tabaarakallaah 🎉❤

  • @sacdiyomaxamud3990
    @sacdiyomaxamud3990 8 місяців тому +2

    Masha Allah enjoy hanna qurux you and your kids ❤❤❤

  • @meymunhassan2944
    @meymunhassan2944 8 місяців тому

    Hani hooyo mujaahid haley dhaafo wiilkayga qaaliga maashaa alaahu alaha ii dhaafo dhamaan maashaa alaahu

  • @meymunhassan2944
    @meymunhassan2944 8 місяців тому

    Asc maasha alaahu

  • @batulamohamed1631
    @batulamohamed1631 8 місяців тому

    Maashaa alaah muna malig waxan leeyahy soo barbaar Haniyey bar ilmaha afka hooyo❤❤❤

  • @BahjaAhmed-o6h
    @BahjaAhmed-o6h 8 місяців тому

    Alah manta ani baby kursiga aw iga fuulay wuna dhacay madaxa jeegada dhulka kudhuftay wuna mataqay manta waxa jira wadankena independence day ilahay ii barta igu soduceya il il madhawrto walhi waan murugsahay ilhay awlada hano dhawro amiin

  • @yasminali74
    @yasminali74 8 місяців тому

    Mashallah hooyo qiimo badan aya tahay qaali Allaha idin xafido ❤

  • @XANAANFEYSAL
    @XANAANFEYSAL 8 місяців тому +1

    Masha Allah ❤

  • @foosshiikh9711
    @foosshiikh9711 8 місяців тому

    M.a allaha koriyo oo xifdiyo muno yar habo mcn love

  • @Nia3040
    @Nia3040 8 місяців тому +2

    Mashallah family qurux badan allahuma baarik 🥰❤️🫶🏻

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734 8 місяців тому

    Masha allah allah ha idin xifdiyo

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 8 місяців тому +1

    Màsha Allaha❤

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 8 місяців тому

    Aamiin yaarabi 🤲❤

  • @batulamohamed1631
    @batulamohamed1631 8 місяців тому

    Maashaa alaah alaha ha idiin xafdiyo

  • @khadramohamed1818
    @khadramohamed1818 8 місяців тому

    Ilahay caruutada hakuxifdiyo

  • @hiboyousuf4614
    @hiboyousuf4614 8 місяців тому

    M.a family aan jeclahy walaasheey horay u soco❤❤❤❤😊

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 8 місяців тому

    Manshaallah af somali bar intey yar rahay 😊😍

  • @نهالمحمد-د6ذ
    @نهالمحمد-د6ذ 8 місяців тому

    Masha allah❤❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 8 місяців тому

    Asc mashallh shukrn

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 8 місяців тому

    🎉mashaa Allaha baaraka 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 8 місяців тому

    MaanshaAllah 🌹🌹👏👏

  • @user-wo8cu8xw8v
    @user-wo8cu8xw8v 8 місяців тому

    MashaAllah abayo ❤️💕

  • @LuulXaji-yw7pj
    @LuulXaji-yw7pj 8 місяців тому

    Mashallha

  • @RumaadAli
    @RumaadAli 8 місяців тому

    Mashallah ❤

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 8 місяців тому

    Masha Allah tabaarakalah 🌹❤️❤️❤️😍👍👑

  • @xamdiali4488
    @xamdiali4488 8 місяців тому

    Mash aallh ❤❤

  • @ikranabdulahi2758
    @ikranabdulahi2758 8 місяців тому

    mash allah abyo ❤❤❤❤

  • @SafaAxmed-tw9rv
    @SafaAxmed-tw9rv 8 місяців тому +2

    Lakin anaga khamiis noo tahay maxa somaliland jooga❤

  • @Gachaishereforyou
    @Gachaishereforyou 8 місяців тому +1

  • @KaltounBdl
    @KaltounBdl 8 місяців тому

    Maan sha allah mujahid copy gii abihii waaye

  • @FardowsaAbdul-i7n
    @FardowsaAbdul-i7n 8 місяців тому

    Dayax gacmeed

  • @QaaliAbdullhi
    @QaaliAbdullhi 8 місяців тому

    Xafidulah❤

  • @nasramohamud2549
    @nasramohamud2549 8 місяців тому

    Abayo cllas keee waaye gabadhaada waxaa u malenayaaa wiilkeyga gabadhaada waa isku fac

  • @zayanabinyuusuf7713
    @zayanabinyuusuf7713 8 місяців тому

    Waxaa la dhahaa meerayaal😮

  • @hayatali4756
    @hayatali4756 8 місяців тому

    Asc xbbti surwaal ka dhaf

  • @ruun565y
    @ruun565y 8 місяців тому

    Makala horena abyo anaga jimco wali nome sogaline abyo

  • @LudiaOmar-vg5ot
    @LudiaOmar-vg5ot 8 місяців тому

    M.a❤❤

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 8 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @Samirafeisal-t9v
    @Samirafeisal-t9v 8 місяців тому

    Masha Allah

  • @mariaali2422
    @mariaali2422 8 місяців тому

    Masha allah 💕❤

  • @khadramohamed1818
    @khadramohamed1818 8 місяців тому

    Mashaalah

  • @ramla8285
    @ramla8285 8 місяців тому

    Masha Allah❤

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 8 місяців тому

  • @marwo1162
    @marwo1162 8 місяців тому

    Masha alllah❤❤❤