Dhalinta somaaliyeed qaarkood Warehouse ama shaqo caadi ma ka shaqayn karaan shaqii ragu lahaa inta ka carareen ayay door teen ayay tii durka aadeen oo waa maxay waa war ruufi yaanimo in qof laga masayro ragii somaaliyeed qaarkood waxay media ha ku hayaan shaqdii dumarka waraa ninkaas waa walaalkay somaaliyeed aniga waxaan idin leeyahay dhamaantiin Shame On All of you What a wasted people
Cabdicasiis Really ayaa ayaa howshaan ku fiican 😂😂 waxaan dhan sidii cabtooy uwada hadlaya 😂😂
maxamed buskud wiil 2 jir maad lahadlaysa. Gurigaaga kashidantahay.
Tan hadhamaato ilhana waa laysaga iman
Allhu akbar daarot xassan farey qaaranday ka aruur sadan ninkaas ooraxweynka ah
@@سليمان-ه8و 🤣🤣🤣🤣
Bismillaah yaab
D.n a in laga qaado muxuu udiidaya ama ay udiidan yihiin reerka sheegtay
ARINKAA. WAA SAX.HALAGUXALIYO
Wiilkaan daarood iyo MJ midna maahan,wajigiisa waa reer koonfur
@@رحمه-ذ1ح Nacaam
@MORAAL-MEDIA yes
Rayigayga iyo rayigaaguba dad iskulamormaya waankudhalay iyo imaad dhalin waxba kama badalayso lakin waxanku arkay uun comment doon uun waanankusoqoray barnaamujyadaada waxaan kalosocdaa magalada borama
Garac baan aabihii qaran keeni krina
Waa walashi
😂😂😂😂😂
Bismilaahi waar
Hooyada DNA. Uga qaada
Mawacal baa.
Maamada. Raxaweeyinta ah jaamac geelle miyuuu kadhalay illeen Ina.Jaamac Gele habarta miyuu. Qababey ileen Aabihii. Waa. Lagartaye
Taa hada wali lama soo sheeg qaadin
Sheeka badana qasab miyaa in waalidku soo fariisto koley qof is hubaa miidiyo uma baahna laakiin maamadaas wiilkeeda Allaha u sahlo laakiin isagu muxuu haduu ogyahay ineey hooyadii tahay u inkirayaa mj iyo daarood maxaad ka Rabtaan ood ugu sasantihiin danbiga waa asaga inuu hooyadaas qanciyo waana nin weyn oo caruur maaha
Mj waa loo dhaxaaye looma dhasho horaa looyiri
Walaalaha majeerteen uma eka wajigaaga indhaha maamadaan buu u egyahay
Aj-Family wuu is Qaldayaaa
@@MORAAL-MEDIAwuu khalkhalsan yahay
@@رحمه-ذ1ح waliba Zaa'id Allaha Soo Hanuuniyo
@@MORAAL-MEDIA haa wallah waa hooyadii aniga reerka uu sheeganayo baa idhalay abtiriska uu sheegayo waa khalad aniga oo aan aabahay Somali ahayn baa abtiriska ka badiya markaa sidee qof Somali labadiisa waalid yihiin abtiriskiisa u garan waayey sababtoo ah somalida qabiilku waa, address
@@رحمه-ذ1ح Haa wlhi qof Address kiisi Karan La'a Ayuu Noqday
Majeerteenadumaraka waaciseya
Sxb ninkaan hooyadiis ma rabo
Aniga waxay ilatahay inanku hooyadii ayuu ka khashaafayaa islaantaa runsheegaysa luuqada majeerteenka malaha meelwalba caruur waa kuluntay dadkii dhalay naftooda la carareen.
Wasiirkaa ba ninkaan qabiil baa wada waxaa lagu ka haraa waa Dn bas
Hooyadaa waz wuxuu leeyahay hoyadii iyo aabihii makeenaayo ayuu kuleeyahay nacala kudhalay
Islaantaa runshaygaysa.
Madaxa iyoweejiga
Daaroda xita ma aha
😂😂😂😂 somali wax lobilaway
Wiilkiisaweeyn duqduu u egyahay
ee faraha ka qaada
maxamed busku aduu iskatali. DNA cidna kuma qasbikartid. jooska asagaa iskaleh
Ilmo 2bo jira ayaad moodaa inay isku haystaan
@@nuuraabdalla5927 🤣🤣🤣🤣Isagaa Meesha is dhigay
Dadka uu la joogay majeerteen ma aheen ee waa dhulbahante
Waar ilaahey kacabsadoo
NiNkaas waa cadaadey
Ee hooyadii siiya
Beenta maxaad kufaleysan
Hooydii. IneytaheyWaa la arkaya. DNA dadka
Magarc baa hadii hooyadii
Loodiidey
Dhalinta somaaliyeed qaarkood Warehouse ama shaqo caadi ma ka shaqayn karaan shaqii ragu lahaa inta ka carareen ayay door teen ayay tii durka aadeen oo waa maxay waa war ruufi yaanimo in qof laga masayro ragii somaaliyeed qaarkood waxay media ha ku hayaan shaqdii dumarka waraa ninkaas waa walaalkay somaaliyeed aniga waxaan idin leeyahay dhamaantiin Shame On All of you What a wasted people
Ragii somaaliyeed qaarkood waxay hayaan shaqadii dumarka Shame on all of you
Unsubscribe 😂SALAAMA 😂HORGAL 😂HAWIYE 😂SSLAAMA😂
Hawiye haku wasan mj oil ninka iska dhiiba